@@MunocabdirashiidMunocabdirashi sas maka wado mashegan karaa wiika jeclahey ama aan rabo inuu nolol wadagno aniga ahaan mashegan karaa oo wiilkas ma ku dhihi karaa waa ku jeclahey 🥺
@@ruunhaaji7137 wll ma naftaada masa gabdhaha dhan dadka isku dabiicad ma aha marka kuwana waysheegtaan kuwana masheegtaàn waxaynna ku xiran tahay shakhsiyada gabadha iyo siday danteeda uga hadli karto mhsnd
@@ruunhaaji7137 maya bayo xishodka fcn aniga hada kula hadlayo anigo qof jecel xira hadan u dhimanayo uma sheganayo lkn wanku ducesta wayna igu dhacdey midas oo ah inan qof jeclado lkn. Uma shegan xita ima garaneynin asaga lkn in badan wanku ducestay alx allena wa ii aqbalay oo wu I hibeyay markah abayo alle bari dheh ilahow hadu qer I yahay isahal hadusan ii ahene qalbigeyga ka saar
Waalidkey wey igu dareen wiil qaraabda ah ano rabin waliiba lkn alxm kuma qasaarin oo dad is fahama noqoney
Alx walidiin sidaas ah maqabi🥰💯💯
M.a
Miskiin lacgta ka qeeyma badan gabdhaheen ilaahayow naga badbadi wix dhiba
Aamin
Aamiin
Aamin
Ma dhowr qof oo aad aragtay baad malayiin qof ku qiimaysaa qiimeentada waa ay saxan tahay maxaa yeelay wali caqligaaga iyo cadiifadaada waa mid hoosaysa
@@0name530 adi xaa ku guway waaba yaabee ... madaa lagaa hadle bisinka
Jiil media 🎉❤❤❤
First comment
Abti anaa kaa horeeye😂
😂😂😂
😢😢😢 xanun waye
Duco hh one😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 0:28 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 0:31 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 0:34 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 0:38 😂😂😂😂😂 0:39 0:39 😂😂😂😂😂 0:41 0:41 0:41 0:41 0:42 0:42 0:42 0:42 0:42 0:43 0:43 0:43 0:43 0:43 0:44 0:44 0:44 0:44 0:44 0:45 0:45 0:45 0:45 0:46 0:46 0:47 0:47
Argabarta hagadanina 😢
2
Ilaahay matkow kujecelyahay wa sidaa kkkkk
❤😢😢
gabadha waalidkeda inuu bixiyo wax kafiican majiro inte qof aysan garanayn walidka guurka macnihiisa buu fahamsanyahay
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
walahi inkastoo qof gayaankaa ah laguursado lacagtuna waa lama huran. ani jamacadan dhigtaa maanta naag maguursan karo because lacag laan. xaqiiqada laiskama indha tiro
Sax wye lkn wax ka daahayo maleh sanado yar kadib wa shaqeyne wana guursa karta
Wale dibkas bulshdha hysta
Mid fasalka ila dhigato aa waydiiyo macalinka tarbiyada far duco io habaar kadib kulahaa habaar maxaa waa ani qof nool aa u jeedaa😂
Oday ali gbdha 😂daaa
Gabdhaha jaceeelka mashegan karaan horta
Maya ama haaa😂 shakhsiyada gabadha ay ku xiran tahay
@@MunocabdirashiidMunocabdirashi sas maka wado mashegan karaa wiika jeclahey ama aan rabo inuu nolol wadagno aniga ahaan mashegan karaa oo wiilkas ma ku dhihi karaa waa ku jeclahey 🥺
@@ruunhaaji7137 wll ma naftaada masa gabdhaha dhan dadka isku dabiicad ma aha marka kuwana waysheegtaan kuwana masheegtaàn waxaynna ku xiran tahay shakhsiyada gabadha iyo siday danteeda uga hadli karto mhsnd
@@ruunhaaji7137 maya bayo xishodka fcn aniga hada kula hadlayo anigo qof jecel xira hadan u dhimanayo uma sheganayo lkn wanku ducesta wayna igu dhacdey midas oo ah inan qof jeclado lkn. Uma shegan xita ima garaneynin asaga lkn in badan wanku ducestay alx allena wa ii aqbalay oo wu I hibeyay markah abayo alle bari dheh ilahow hadu qer I yahay isahal hadusan ii ahene qalbigeyga ka saar
@@ruunhaaji7137haa maxa diday waushegan karta nabiga ayaba dhahay qof hadi aad jeclaato u sheego jacaylkaga