Short Film - Adoo Jeeb Maran Marka Aad Saaxiibtaada Maqaaxi Gaysid.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @abdallamaxamad
    @abdallamaxamad 6 หลายเดือนก่อน +24

    Wixi aan bilowgii illahey raali galin marka danbe maraaligalsho.
    Xigasho. Jiil media

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 6 หลายเดือนก่อน +23

    1__ nin aan shaqaysan shaah waa ka xaaraan.
    2__ nin aan shaqay san shukaansi waaka xaaraan.
    ❤❤❤.raganimo. jiil madia

  • @fardousmuhammad403
    @fardousmuhammad403 6 หลายเดือนก่อน +43

    Goormaaan daawanay ma boqol jeer baa lagu celinayaa😂❤

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 6 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂😂😂

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 6 หลายเดือนก่อน +12

    War niyoo hadaan waa hore idin baran lahaa .cajiib masha Allah tihiin runtii. Lkn wll music 🎶 inaga dhaafa laga yaabab inaadan wax wayn u arag lkn danbi badan lagu qoray.

  • @AhmedAbdi-r5m
    @AhmedAbdi-r5m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤😂

  • @suusuyasir2020
    @suusuyasir2020 6 หลายเดือนก่อน +6

    gooee daawaday ku celis Miya micnaha😂😂❤

    • @Fartuun123-n6b
      @Fartuun123-n6b 5 หลายเดือนก่อน

      Ani xte yabahy😂😂

  • @kifahmohamed
    @kifahmohamed 6 หลายเดือนก่อน +7

    maxaa noogu soo celiseen hee😂😂

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om 6 หลายเดือนก่อน +1

    jiil media mahadsanidiiN 😂funny tihiiN dhammantiNaba qalbiGa❤

  • @LadanAxmed-ix9rj
    @LadanAxmed-ix9rj 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa ku soo celiseen hee 😂😂

    • @aishamohamud4583
      @aishamohamud4583 6 หลายเดือนก่อน

      Maya kii hore qabyuu ahaa nooh😂

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 6 หลายเดือนก่อน

      Xagee lasoo dhigy😅​@@aishamohamud4583

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kani sawnigi dawaanay maxa khaladan jiil Media 😂😂

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 6 หลายเดือนก่อน +2

    So anigii hada ka hor daawaday😂😂😂

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 6 หลายเดือนก่อน +2

    MARKA LAABAD KUSOO CELISEEN😂😂

    • @KhubaybCad
      @KhubaybCad 6 หลายเดือนก่อน

      Anakaa daawanee😂

  • @Bashiirxaaji1
    @Bashiirxaaji1 6 หลายเดือนก่อน

    Filimkileeba noosoo Celiseen

  • @BatuulaAxmed
    @BatuulaAxmed 6 หลายเดือนก่อน

    Ku soo celiska naga dhaafa

  • @cabdiraxmanabukar4388
    @cabdiraxmanabukar4388 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @sahalcabdirashiid2910
    @sahalcabdirashiid2910 6 หลายเดือนก่อน

    Hhh 😅😅 Ana is mooday

  • @Abdiiwali
    @Abdiiwali 6 หลายเดือนก่อน +3

    Repost, good joob @jiilmedia

  • @AhmedAbdi-r5m
    @AhmedAbdi-r5m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @MuscabmaxamedAfrax
    @MuscabmaxamedAfrax 16 วันที่ผ่านมา

    😅😅

  • @FadumoBashar
    @FadumoBashar 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @867GUD-manhimself
    @867GUD-manhimself 21 วันที่ผ่านมา

    Shiit😅

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarkii hore cunto in eey rag ku hor cunaan ama la’arko ayadoo wax raamsaneeyso ceeb ayay la’ahaan jirtay laakiin hada dumarka jiro qaarkood ice cream ama cambe basbaasleh ayay jidka dhexdiisa ku malabsanayaan hadii eey kaa soo hor baxaana xabadka ayay kugu qaadanayaan 2022 waxaan kusoo arkay islii rag dumarka ka leexanayo iyo dumar raga shafka ku qaadanayo waan yaabay ileen sidii dalkeenu u burburay ayuu dhaqan keenina uburburay.

  • @NafisoNafisocali
    @NafisoNafisocali 3 หลายเดือนก่อน

    😅😅😊

  • @NafisoNafisocali
    @NafisoNafisocali 3 หลายเดือนก่อน

    😅😅😊

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 หลายเดือนก่อน

    Basabor beenale hadaa bidaqo lagulifaqin dalka waa xayubiyay guri waqtigan oonal lahen malaijarta dadweynaha kama baqan jebkoda meshi askariga uu karbuno kashito habeenki iyana nalal uukuxukumaa iney iridahoda ku xiraan shirkad ajanib ushaqey adigana kuushaqeyneyn dal dibad

  • @KhaLidQorane63
    @KhaLidQorane63 3 หลายเดือนก่อน

    JiiL media is the best😊❤

  • @Faisal_cade
    @Faisal_cade 4 หลายเดือนก่อน

    Bariis iyo sokor kulahaaa

  • @ShaficiMaxamed-fd8fk
    @ShaficiMaxamed-fd8fk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy wan kanaxy yarka hablow imankad la.adihin😂

    • @kaysecabdi1598
      @kaysecabdi1598 11 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @SaidAlifarah
    @SaidAlifarah 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naagahan raga cashada ku dawakhiyey way dhiben

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 หลายเดือนก่อน +2

    Talent ❤

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 5 หลายเดือนก่อน +1

    Team Jiil waan idin aamin sanahay

  • @cajiibyarechannel1835
    @cajiibyarechannel1835 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sharaf dhimatay sxbkaa bad ayaad gelisay kkk anigaa ismooday caloosha i hurtay kkk

  • @Naseexa-c9r
    @Naseexa-c9r 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagteena bir mee laheyd waaba yaabay bee

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 5 หลายเดือนก่อน +6

    Siduu uxaliyay markii pizza ay gabadhiisu aragtay caadi maaha.
    Legend

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 5 หลายเดือนก่อน

    Somalida waa isku sheeku dhaman kk

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 หลายเดือนก่อน +2

    Inaaalilaahi wainaa ilayhiraajicuuna alow nin xoolihiisa haycunsiin mid iqaba xataa saan umagaleen

    • @Fartuun123-n6b
      @Fartuun123-n6b 5 หลายเดือนก่อน +1

      Suuro🙄🤌🏻

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 หลายเดือนก่อน +1

    Markii aad leedahay saaxiib kaadhisikara jacayl ka shiidka ah saan buu kaaga bixin baxarka aad galilahyd kkka

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 หลายเดือนก่อน

    Nimaan shaqeysan shukaansi waaka xaaraan😭😂

  • @NaftamoalimDaud-dg6ji
    @NaftamoalimDaud-dg6ji 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry😢

  • @Nasro-mp9be
    @Nasro-mp9be 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan5281 5 หลายเดือนก่อน +3

    Shiid iyo shukaansi isma anfacaayo murti wayn waaye

  • @MukhtarhusseinGedi
    @MukhtarhusseinGedi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wax dhaco

  • @Sihaamhasan-u8y
    @Sihaamhasan-u8y 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka roob miyaa kaligiis kuda'ay xeetahy 😮😮😮😮 xishood kulaha war gabadha baahi ayaa haysey adne xagee aade😊😊😊 markaad maqaxi qoftaada u wadeysid waa inaad misharka aad qaadatay shanbilood kugeysaa maqaaxidda😂😂😂😂oo maqaaxidda carshi halkaa iyo carab ma ahyn

  • @TalabixisMedia-qw9et4
    @TalabixisMedia-qw9et4 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haraadiga maqqayada is xalin cajiib ah😢😢

  • @SahraSara-tc3xk
    @SahraSara-tc3xk 6 หลายเดือนก่อน

    Atariishada war badanaa😂😂

  • @xamseshide8158
    @xamseshide8158 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf 6 หลายเดือนก่อน +1

    𝘄𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗮𝗻𝘆𝗲😂

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 6 หลายเดือนก่อน +14

    Ilaahow shiidka naga saaar xanuun waaye walahi

  • @IsmahaanAfrax
    @IsmahaanAfrax 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 6 หลายเดือนก่อน +10

    Jiil media waa kuheesta jilidoooda❤😊

  • @Ahmed-ut9bi
    @Ahmed-ut9bi 6 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @Ahmed-ut9bi
    @Ahmed-ut9bi 6 หลายเดือนก่อน

    Bby waakuu sheegay kabalyeeriga madaxa wayn in uu San ashahayn

  • @yuusufibraahim8339
    @yuusufibraahim8339 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 ruwaayadaan mararbadan kusoo ceshtay maba caajisaayi inaan daawado waa tabtaan aniga samayn rabo

  • @Sparkledance-c9p
    @Sparkledance-c9p 6 หลายเดือนก่อน +2

    Imisa jeer baanu daawaanaa 😂😂😂😂😂❤

  • @mohamedapdullahi48
    @mohamedapdullahi48 6 หลายเดือนก่อน +8

    Soobadiya short filmyada
    Jiil media waa nii wataaa horey usocda
    one love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ziadadawehmoktar4013
    @ziadadawehmoktar4013 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 6 หลายเดือนก่อน +3

    Filimkan waxbuu ixasuusiyay wlhi 😂😂😂

  • @HawoAdan-gg1hx
    @HawoAdan-gg1hx 6 หลายเดือนก่อน

    Waba dhawanne😂😂

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 6 หลายเดือนก่อน

    Bbe laga yaabe in haraadiga maqaayada in loo keenay dhalin yaradan 😅😅😅😅

  • @SumayaSaeed-p8s
    @SumayaSaeed-p8s 6 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkan dawan loso celshy ee edeb yesha

    • @Sacdush761
      @Sacdush761 6 หลายเดือนก่อน

      Usheegbo anaga oo kle

    • @a.rahmanmohamed2922
      @a.rahmanmohamed2922 5 หลายเดือนก่อน

      Anagaa kamid ah😅

  • @Ahmedabditahir
    @Ahmedabditahir 6 หลายเดือนก่อน +1

    War waa wax hore waxaan 😂😂

  • @cabdiyocali1009
    @cabdiyocali1009 6 หลายเดือนก่อน +2

    Part 2 noo soo boobsii

  • @Abdiganipodcast
    @Abdiganipodcast 6 หลายเดือนก่อน +2

    kucelis xasuusin dhanka maqaayada ah hhhhh xayeysiintiina waa mid maldahan yaan lamogaan camal maqayada hhhhh

  • @bashiirmohamedawjeele811
    @bashiirmohamedawjeele811 6 หลายเดือนก่อน +3

    Dulqaad badnaa Fiir ayaaba kala Hortage lahaa😂

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ugu horeyn ma jiraan wXa la yidhaahdo saxaiibtaada nio dad dhalinyaro ah oo muslimiin ah baa tihiin oo dadka waxa u soo gudbiya wllyaal iska daayaa dhaqankan reer galbeed iyo gaalo ee aad noo soo gudbinyesaan oo dadka wax caadi ah uga dhigeysaan in wiil gabadh ay saxiibi karaan taasina ma aha wax ku banaan diinteena . Alle halaga cabsado oo ha loo soo noqdo diinteenii iyo dhaqankeenii soomaaliyeed . Wiil iyo gabdh wax ka dhaxeyn karaa ma jiraan . Saxiibtinmo walaa in ay wax isla duubaan. Cidiii ku samowdana danabigooda idinkaa qadya

  • @bintukhayrhariir9724
    @bintukhayrhariir9724 6 หลายเดือนก่อน +6

    Sanadkiii hore ayan dawadee wx cusub nookena