BARNAAMIJKA WARSHADA SIBIDHKA EE BMAGAALADA BERBERA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2014
  • DAAWO:-BARNAAMIJKA WARSHADA SIBIDHKA EE MAGAALADA BERBERA IYO SIYAABIHII AY U SHAQEYN JIRTAYA WAKHTIYADDII HORE

ความคิดเห็น • 30

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 7 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha daayo Engineer Ali waa nin qaaliya oo aan haysan dowlad iyo dadtoon

  • @mohamedgrat9286
    @mohamedgrat9286 7 ปีที่แล้ว +5

    engineering Ali waa somali dhabah waana waadane

  • @badarguray4700
    @badarguray4700 4 ปีที่แล้ว

    Eng Ali ibraahin Alle waxan kaga baryaya cimri dheer caafimaad cibaad taama

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว

    qabiil bay warshadaasi u xayirantahay dahabshiil baa yiri waan samayn markaasay diideen

  • @guledfaransiis8231
    @guledfaransiis8231 4 ปีที่แล้ว

    Maashalah Eng.Ali Hala Faaidaysto Waa Lin Qaaliya Eng.Ali

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว

    Insha allah wey dhaqaaqaysaa wershadani iyada iyo tukaluunba

  • @jaamackhadar6085
    @jaamackhadar6085 8 ปีที่แล้ว +1

    ilahay inama garansiinin quluubteenu waa reer hebel reer hebel

  • @hanadgigis8049
    @hanadgigis8049 6 ปีที่แล้ว

    Waa magaladan ku stashed lakin kuman barbarin lakiin hargaysan ku barbaray bar baradi dhemanka ahayd ayan ugu yeedha goba ku nool walhi

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey halkaa qabiil laguma gadhine qaranimaa lagu gadhay

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 7 หลายเดือนก่อน

    Cali alle hay noodayo waa in.jiineer qaliiya

  • @nasirsancawi2416
    @nasirsancawi2416 6 ปีที่แล้ว

    Wa halka kaliya ee aynu kaga bixi karno shaqo LA alanta ,lkn nasib xumo wayxa aya udabrantahay siyasiyinta dalka manta ,in sha alah wa ay ka caysaa warshadu ,inana aynu gacmaha is qabsano ,yeyna wax ka sugin siyasiyinta dalka .

  • @MOALI886
    @MOALI886 4 ปีที่แล้ว

    ninkaas intuu noolyahay halaga faaidaysto5

  • @mawliidhassan8348
    @mawliidhassan8348 8 ปีที่แล้ว +2

    wadan dayacmay cidina umaqnayn ceelna uqodnayn . Midkastoo xilka imadana intuu wuxuu karaayo ka qaato ayuu iskaga tagaa ...

  • @mohamedhassenyusuf275
    @mohamedhassenyusuf275 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha idiin danbi dhaafo jiilkii 90 shaneyadii meel xun bay noo hogamiyeen qabyalad iyo qurun

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

    Xaq u dirirkii buu leeyahay bal xaq u diriku hakuu kiciyo

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว

      Xaqu mar walba waa kii Guulaysta

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 3 ปีที่แล้ว

    Deganka ay ku taal haduyhy degan garxajis ana warshadas kicinayo lkn inta muse jogo xata Somaliland uma socdo😂

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว +1

      Reer Somaliland Hadaanad Ahayn Maxaaba Meesha Ka Yaala

  • @mohamedhussein6289
    @mohamedhussein6289 4 ปีที่แล้ว

    No more cement..
    Let them eat stones.

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว

      🖕🖕🖕

  • @somalilandvoice3118
    @somalilandvoice3118 4 ปีที่แล้ว

    I am surprised this project hasn’t been fixed and finished, it’s a multi million tax income for the government. I guess you can’t give people vision.

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 ปีที่แล้ว

    Reer somaliland warshadaasay samaysan kari waayeen

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    wershada sowtii yidhi dahab shiil aan dhiso ee loo diiday tijaartaa kicin lahayd

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว

      Waxani waa Xoolo Dawladeed Ood adiga iyo Aniguba Aanu leenahay Marka Uma Ogolqanayno Businessman

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว

      @@Masdille nacas war aduunka dadkooda lacagta haya horu mariyaa hadan bayacmushtar wadankan u daalin maxa kala socon laha dahabshil wa hero of somaliland walahay wa ninka u gurmaday ee islan walba u ducayso wadankana siduu u caawinayo waad aragtay ee dadkeenu weligoodba horumarka way diidan ingriis baa ka quustay sida manta kenya tahay ayaay noqon lahayeen schoolada marki loo dhisayay kulaha wuu na galanaya dahabshiilna ma ogolaanayan iyaga uwada shaqeeya lakin qabiil bay hadan eegayan lakiin ma ogtatay qofka lacag haysta auunka dhan buu wax ka qabsan karaa haday diidan africaba wuu ka dhisi kara ama gobolka sanag ayyuu ka samyn ama saxiil laftiisa wa muwadin u dhashay dalkiiisa jahilnimada somalida weeye waxasi walahy lakiin marka ay u gaadho isaga soo iibsan meeshu doonana ka dhisi biraha yaalana halkasay ku madhan oo ku daxalaysan

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว

      @@sidrasirad9475 Iga Raali ahow waxanoo dhan wllhi ma Akhri karo sorry.

    • @ii-rpgbeachaw6295
      @ii-rpgbeachaw6295 6 หลายเดือนก่อน

      ⁠@@Masdilledowladaha awooda badan o dhan businessmans kooday ku dhisan tahy. Adigu xag shaqale nimo bad u le dahy dowladuna cashur wacan bey ka qadi lahayd lkn dowladii ma jirto

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 4 ปีที่แล้ว

    Umad meel laga haysto weeye somaliland