3 Dumar iyo nin dayn ku laha, di*l gilgilay Masar 😱 Part 1 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 3 หลายเดือนก่อน +12

    Masar Layne meeshu waa bahlo galeen😢

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 3 หลายเดือนก่อน +2

      waligaa hatagin masar

    • @Zusan15
      @Zusan15 3 หลายเดือนก่อน +3

      Waa dadka qudhee iygo musliin sheeganay siiday isku dilaan gaalku iskuma dilan laacag darted waxay udiilayan waxa kasta 😢

    • @user-nz8xk7ql9q
      @user-nz8xk7ql9q 3 หลายเดือนก่อน +1

      R​@@Zusan15somali miyay ka daran yihiin oo xataa sharci xukumaa aanay jirin ee diyo iyo dad dhexdhexaadiya lagu xaliyo.

    • @Zusan15
      @Zusan15 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-nz8xk7ql9q kama darna lakiin somaliya lacg darteed iskuma babiiso wllo masridu badana lacag yaron waxba ahayn bay isku dhameyan

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa qisadii hargaisa ka dhacdey o kale aduunyada dad baa ku nool

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qisadii dahabka miyaa naagti ku dhax aastay gurigeeda

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wallahi waan xasuustaa islaantii gurigeeda ku dhex aastay

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dad masiibo ah lacag yar bey nafa dhan u gooyeen carbta inta badan wax yara bey dadka u dilaan waa dad bilaa naxariis ah

  • @user-cf5ms9tp4q
    @user-cf5ms9tp4q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah walee meeshan masar waa meel musiibo ah bal inta qiso ee aynu aragnay waxay isku dilaan waa lacag waliba aad u yar ma wada dad qalataa dadkoodu 😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน

    Subxana laah wale aduunka waxa yala yaab ,Allow na badbaade

  • @halimaali308
    @halimaali308 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa rabi 😢

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa shayadiinul innsi subxanallah

  • @user-zf1nr5jp8j
    @user-zf1nr5jp8j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah dilku lafududaa dumarkan 40000kun bey heysten markasey 200 darted udileen waaba bahalo

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 3 หลายเดือนก่อน

      Shaydaan baa u qurxinaya

    • @user-nz8xk7ql9q
      @user-nz8xk7ql9q 3 หลายเดือนก่อน

      Qinaacadda hadaa lagaa qaado
      Malaayiinban waxba kula noqonayn.

    • @user-nz8xk7ql9q
      @user-nz8xk7ql9q 3 หลายเดือนก่อน

      Asc walaashay fadima waan ku salaamay.
      Waa sheekadii jiifoo jaqdii hargaysa gabadha lagu dilay days ay ku lahayd.

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah masaari iyo lacag la ismatuso

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢subxanallh حسبي الله ونعم الوكيل

  • @AbduraqibHassan-gj2io
    @AbduraqibHassan-gj2io 3 หลายเดือนก่อน

    حسبن الله ونعمل وكيل

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masar meeel maha acudubillah waa dad xun

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay how naxariisto insha allaah wiilka miskiinka ah

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 หลายเดือนก่อน

    Masar waanku noolaa aadban uga baqan jiray waliba waagas xusnimubarik baa jogay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 3 หลายเดือนก่อน

    subhanallah ilahay ha unaxariisto 😢😢😢😢😢

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waku salamay walashay

  • @cashodervish
    @cashodervish 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wacalaykumu salaam,
    Salalaahu calayhi wasalam

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Cafwan Gabadha !Hargaysa Hagbada-
    Lagu Dilay Caasha, lama dhihi jirin -
    Fatima siciid Allaah yaa Arxam ‘

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 หลายเดือนก่อน

    iimaanka ayey la,ayihiin masaarida waxaan nahay daris subxaanalah

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Amiira ya rabbi

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka waa reer wada mujrimiina

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 2 หลายเดือนก่อน

    Aamin Aamin yarabi 🤲

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Saw scw scw

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Dhagarta Naagaha !! Aad Ayey u Daran
    Tahay!! Shaydhaanka Ayey ka Daran -
    Yihiin!! Reer dhan bay Albaabada u -
    Rogeen !!

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 หลายเดือนก่อน

    SubhaAllah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin

  • @bisharohassanali2671
    @bisharohassanali2671 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbunalaah wa nicmal wakiil

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa allaah iimaanka nagali ma agaygoo kumanan dolar heso ayee 200$bixin wayen waa dad xaraanta iyo dhiiga fudedeeatay subxanallaab😢

  • @halimaali308
    @halimaali308 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @halimaali308
    @halimaali308 3 หลายเดือนก่อน +1

    💔🥲🥲🥲

  • @ayuuushmaxamed4162
    @ayuuushmaxamed4162 3 หลายเดือนก่อน

    😢💔

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @wardaseth2002
    @wardaseth2002 3 หลายเดือนก่อน

    😭😭💔😪

  • @amalabdikarim1308
    @amalabdikarim1308 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbunall 😢😢😢

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 3 หลายเดือนก่อน

    Madar habar baa ku dhacay dad cun baa ka buuxa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN