REER HARGEYSA OO DOOKHOODA LA WAYDIIYAY ? BY SAGAL GUURE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2018
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 101

  • @khalilomar3962
    @khalilomar3962 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa barnaamij aan aad uga helay
    Waxaanan aad ugu farxay dhalinta hargeysa oo u batay haweenka diinta leh.
    maasha allah.

  • @saloqarbo3162
    @saloqarbo3162 5 ปีที่แล้ว +11

    gabadh waxaa lagu doortaa
    1.diinteeda
    2.dhaqankeeda
    3.quruxdeeda
    4.nasabkeeda
    that is all.

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m 5 ปีที่แล้ว +35

    Ragii waxay isku raacen
    Dhaqan iyo diin
    Marka dumarka isi soo qaawiyey
    Ama dhaqanka tuurey
    Suuq la idiima haya

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 5 ปีที่แล้ว +12

    EID ✋MUBARAK 💖ALL MUSLIM

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 ปีที่แล้ว +12

    Way mahadsan yihiin innamadu sida ay u doorteen hablaha maariinka ah ama madow dhiiri gelin bay u tahay hablaha diirka iska qaadaya

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 5 ปีที่แล้ว +18

    gabadha wariyadaa waa professional journalism ah
    yaaa ila arkay !

  • @queenriyaad1886
    @queenriyaad1886 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla show midabka marinka aad ayay raggu ujecl yihin waxn islhaa is cadee lkn hadi midabkaygi la amanyo waba asal wan daysanyaa best colour marin

  • @hamdaabdihassan5296
    @hamdaabdihassan5296 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @itz_Marwa456
    @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhhhh rer hargeisa😍😍😍😍

  • @ahmedhussein8683
    @ahmedhussein8683 5 ปีที่แล้ว +3

    Labad habloodba waan ku raacay sida fican ee ay ujawaaben

  • @omarmahmoudibraahim443
    @omarmahmoudibraahim443 5 ปีที่แล้ว +6

    8:15. Hhhhhhjh ninkaasbnu isku dookh nahay😋😋

  • @HmD-wn4in
    @HmD-wn4in 4 ปีที่แล้ว

    Amiiin saxaardiiid bashaaash😘😘😘😘

  • @Human-xr6lk
    @Human-xr6lk 5 ปีที่แล้ว +16

    Xijaabka waa ka kow dookha raga,

  • @khalidaxmed7113
    @khalidaxmed7113 5 ปีที่แล้ว +6

    Hargeisa meeshan ku dhashay big salaan from UK waan so socdaa hablaha reer Somaliland😎😜

  • @shaaficiali2867
    @shaaficiali2867 3 ปีที่แล้ว

    Hctv nice

  • @abdullahiabdisaxane8989
    @abdullahiabdisaxane8989 5 ปีที่แล้ว +23

    Hargeysa wa sidii wadamada calaamka ugu shidan cml lkn ani xamar baan ka imaday

  • @hamzekdhiico1540
    @hamzekdhiico1540 5 ปีที่แล้ว

    Salut from Germany

  • @hamzzyali3695
    @hamzzyali3695 5 ปีที่แล้ว

    Gabadh qayisha oo qurux badan waliba reer burco weeye waan LA jooga

  • @janeralhood8517
    @janeralhood8517 5 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubarik all muslims

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 5 ปีที่แล้ว +8

    hhhh wlhi naagahaa is qaawiy ama dharka isku dhajiya nina kuma fikiro inuu guursado ninkastaa wuxuu ku odhanayaa wan ku meel gadhayaa
    lkn 1 inan ee iska xijaabanba 10 nin baa ku hamiya

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 ปีที่แล้ว

      Horaa loo yidhi gabari waa hooyadeed! Hoyadeedna haday asturneed oo af gaabneed, xishoodna leheed, diina’leheed, dhaqanna’leheed, Gabdhdhey dhashana waxay ku korin dhaqan fiicnidaa iyada lagusoo tarbiyeeyay! marka gabadhaasi dhul u dhici’mayso oo 100baa saf usoo gali siday rabto ha u ekaato! Hadaytahayna naag dhaqan laheen oo isqaawiso oo khamri, sigaar, sheesha iyo bakhti miidhan isticmaaleysa waxay ku danbeen ajinabi barina wecel bay korin marka loogaga tago, nolosheedana xagaasay ugu dhamaatay iyo tafiirteedi: ilaahow xaqqa hanatuso Ameen yarab 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @salmaaliqorsef5415
    @salmaaliqorsef5415 5 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @intisarmohamed4141
    @intisarmohamed4141 5 ปีที่แล้ว +4

    Raga wan ka yaabay isagoo bararka habeenki KU caweeya ayuu ku leeyahay gabadh fcn ban raba oo diin leh , taas la heli maayo .

  • @iprahimina_axmed6895
    @iprahimina_axmed6895 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa suaal cajiib ah
    Mxd ku dooranlahayd dhabadha!!!!

  • @nourcarloz9999
    @nourcarloz9999 5 ปีที่แล้ว

    sagaleey inder telkaaga isoo dir wlhy Qoftaan jeclahy ayaan kaga waramie💞💞💞

  • @ahmedhussein8683
    @ahmedhussein8683 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku raacay gabadhaa dookheda

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib sagal guure fariid weeye

  • @abdirahimhusein3810
    @abdirahimhusein3810 5 ปีที่แล้ว +2

    qofku muxu hadliba ama fikirkiisa dhiiban ,waaba lagu yoomay , quruumo kle iga dheh ,

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 5 ปีที่แล้ว +3

    Aniga dookhaygu waa inay gabadhu ahaataa mid yar fudud

  • @abdullahiabdisaxane8989
    @abdullahiabdisaxane8989 5 ปีที่แล้ว +3

    Mid ila eg oo qurxan dheer oo san dher indho buurburan dhoola cadeen iyo bishimo qurxoon qabiilkeygane aheen kibir badan diina leh

  • @AhmedMohamed-ni9gx
    @AhmedMohamed-ni9gx 5 ปีที่แล้ว +5

    8:07 gabadh nayjeeriyad ah oo San ballaadhan! 😂😂😂

  • @adalealale5192
    @adalealale5192 5 ปีที่แล้ว +3

    SAGAL KHALID LAMA HAYO MAANTA

  • @JamaAWayel
    @JamaAWayel 4 ปีที่แล้ว

    Fantaxda waxy sxbow

  • @saleebaanmaxamed778
    @saleebaanmaxamed778 5 ปีที่แล้ว +1

    wlloh sagal soo xijaabo mrkaad meelaha pulicka ah joogto

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 5 ปีที่แล้ว +3

    Hahaha tolow hadaynu nahay aniga gabadh dheer 2 meter ah diin na leh ha laydoono. Wixii kaloo dhan waan ka tanaasulay .

  • @rashiidsaleban8019
    @rashiidsaleban8019 5 ปีที่แล้ว +3

    Meesha waa la isku arkee
    Dadbuu dhookhoogu wali laa'lan yahay kuwaasi god luck baan idin leeyahay!!!!

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 5 ปีที่แล้ว +2

    Habloow waad aragtaan dookhii ina rag ee isasoo saxa😂😂

  • @zhaakirxaazhi8459
    @zhaakirxaazhi8459 5 ปีที่แล้ว +1

    cisimada wale ragba kUnool
    zidY suaLaha uGu jawabayan ayan kahelYba

  • @maahirxaamudxassan3970
    @maahirxaamudxassan3970 5 ปีที่แล้ว

    13:18 eegaa kkkkk

  • @silvar1official307
    @silvar1official307 5 ปีที่แล้ว +2

    hhh funny wlhi sagal suaalbaan kuhayaa xaraabaa

    • @sagalomar4195
      @sagalomar4195 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll soo qor wll mahadsanid

    • @silvar1official307
      @silvar1official307 5 ปีที่แล้ว

      halkee kusoo diraa halkan way arkyaane😂😂

  • @gooddee366
    @gooddee366 5 ปีที่แล้ว +3

    Xijaabka iyo diintase horta ma isku si baynu u naqaan imisaa xun oo xijaaban😂😂

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      Waa run, kuwo qaarkood wey iska xijaaban yihiin lakin qaar aan xijaabneyn baa dhaama

  • @hassansuleiman2215
    @hassansuleiman2215 5 ปีที่แล้ว +1

    Toloow hablihii dharka dhajiska xidha maxaa u qorshaysan wd aragtaan go aanka raga aad isku qaawisaan e

  • @philosopherbarut273
    @philosopherbarut273 5 ปีที่แล้ว

    Mid Xijaaban HA noqotoH

  • @ahmedhussein8683
    @ahmedhussein8683 5 ปีที่แล้ว +1

    Dabeecadu diinta waa ka badh good girl

    • @ahmedhussein8683
      @ahmedhussein8683 5 ปีที่แล้ว

      Waa runta wan kugu racsanahay fikradadas. lkn sidee ayeynu isku heli kara? Good girl

    • @ahmedhussein8683
      @ahmedhussein8683 5 ปีที่แล้ว

      London

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 5 ปีที่แล้ว +7

    Gabadh quruxda xaliimo gobaad ka ah kulahaa hadana gabadh dhaqN fcn xagay iskaga imanayaan kaw 🤣

    • @asmalaki2528
      @asmalaki2528 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh😂😂wa runtah zhpoh

    • @caydaruusyare9458
      @caydaruusyare9458 5 ปีที่แล้ว

      @@asmalaki2528 muu yidhahdo mid qurxda asma laki ka ah kk

  • @hamdaabdihassan5296
    @hamdaabdihassan5296 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha warihahu wa inay is asdurtoo shalmada sifican ay u huuwatoo

  • @cabdishakurniibsan5542
    @cabdishakurniibsan5542 5 ปีที่แล้ว +2

    Tu yurub iyo maraykan joogta😅

  • @zupeirx9179
    @zupeirx9179 5 ปีที่แล้ว

    jawaptuba waa dabeecad diin iyo qurux

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +2

    Sagal guure miyaa la dhaha tan waa tu yaro qurux badane

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 ปีที่แล้ว

    Gabadh dabeecad leh
    Qurux leh
    Diin leh
    Nasab ah
    Dhaqan wanaagsan leh
    Intaa tii lehey iso soo liisgaree

  • @mohamedkazzim4976
    @mohamedkazzim4976 5 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijka awowo gormad duubta malinte sabti mise axad

  • @najmamaxamed6531
    @najmamaxamed6531 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxa indin weydiye dadku af adaka ma uk beyjoogan

  • @engfatmasheikh1416
    @engfatmasheikh1416 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhh Alla ragu garacsana
    Beenta yo ragu waa walaalo
    Kulahaa xijaaban

  • @7up797
    @7up797 5 ปีที่แล้ว

    21:06 tht's ma nigga ragedi

  • @manopheztolyrics1822
    @manopheztolyrics1822 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha aan gursan lahaa waa inay lahaada dhaqan iyo din iyo qurux iyo dabeecad wng

  • @ym-ob1lx
    @ym-ob1lx 5 ปีที่แล้ว

    Ghbhd dinle

  • @lakiifrah9352
    @lakiifrah9352 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk kulhaa nayjeeriya sanbaldhan

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 5 ปีที่แล้ว +3

    Naag xamaalatoo, labbada cuntaba sariirta iigu keenta, cagaha iyo jidhkaba ii maydha. kolay somalida laga so helimaayo ajaanibka moyaaane

  • @gooddee366
    @gooddee366 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag somali ah baan guursanayaa iyo dhaqan wanaagsan isma geleyaan labadaasi malaha

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 5 ปีที่แล้ว +3

    Dookhu waa Cajiib Ayuu Yidhi Ninkasi Haduu Dasad Kaa Galana Waala Toos Toosiya Hhhhh Wllhida Uu Iga Gosliyey

  • @mustafeawliyo9924
    @mustafeawliyo9924 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkķkk

  • @zuuuahmet3424
    @zuuuahmet3424 5 ปีที่แล้ว

    Anaga manala dulminaya clourkaygu waaa kan u dhalanay sideen iska dhigna brown clour🙄🙄

  • @maahirxaamudxassan3970
    @maahirxaamudxassan3970 5 ปีที่แล้ว

    16 40 tayar way gaaday

  • @geeljire395
    @geeljire395 5 ปีที่แล้ว +2

    Horta adigu is astur oo xijaabo.

  • @farxaancawl8996
    @farxaancawl8996 5 ปีที่แล้ว +2

    Mid diyaano nafta iskaga saaratay ayaan rabaa

    • @7up797
      @7up797 5 ปีที่แล้ว

      Lol😂😂

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @hamzzyali3695
    @hamzzyali3695 5 ปีที่แล้ว

    Naa maxaa burco kaa haysta

  • @amalxussein8220
    @amalxussein8220 5 ปีที่แล้ว +1

    barmamujka dee dumarka kusoo badiya

  • @jecliyacalankabuluuga2036
    @jecliyacalankabuluuga2036 4 ปีที่แล้ว

    War ragii way washeen haday nagihi qurxon gurtan foolxumo ya umaqan dumarki wx qrux yiri malahee

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 5 ปีที่แล้ว +2

    Hargaysan waxan ku nacay babuurta badan iyo wadoyinka cidhiidhka

    • @arashidmoustapha8479
      @arashidmoustapha8479 5 ปีที่แล้ว

      Waa horumar ay gaadhay wll

    • @abdirisaktyga3782
      @abdirisaktyga3782 5 ปีที่แล้ว

      @@arashidmoustapha8479 hormarka ma wadoyinka cidhidhka ee burburay qashinku ka buxad u taqanaa

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 ปีที่แล้ว

      asma sharaf adu dadka cuqdada kala dhex bax

  • @jameahmed6881
    @jameahmed6881 5 ปีที่แล้ว

    Gabadh adiga kuu eeg kulahaaa sidaaada uqruxbadan xariifkas wuukahelay gabdha

  • @halahala4484
    @halahala4484 5 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij bilaa micno ah no creativity.

  • @buuqsiraate9281
    @buuqsiraate9281 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkeena maxaa kala duway waaba isku jinsiyee waar bal wajiyadan Ina eega mid sudani u eeg mid bangaladesh u eeg mid xabashi u eeg wlh somalidu waa mucjiso