Qaybtii Labaad Ee Tahriibayaasha Ayaa wadanka Somaliland Dib Ugu soo Laabtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2018

ความคิดเห็น • 139

  • @saeednoor5625
    @saeednoor5625 6 ปีที่แล้ว +32

    anigoo somaliland kaso jeedaa maaha ina ka abaalka dhaco dadka wllkay iso celiyey way mahdsanyihin dhaman umda ka qayb qaty uu ugu horeeyo madaxwayne farmaajo

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 5 ปีที่แล้ว

      Beenta iyo propoganda aad faafineyso meeshan loogama baahna shaqadan waxa qabatay qaranka somaliland marka hooyada iyo farmajaba was beenaale

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 5 ปีที่แล้ว

      Reer somaliland Haku qabaadhan af Casey waa lagu yaqaana.

    • @omarchannel1820
      @omarchannel1820 4 ปีที่แล้ว +1

      Thnx bro Viva Somalia

    • @user-rm4mw5tj8i
      @user-rm4mw5tj8i 4 ปีที่แล้ว +1

      Anaba jooga lipiye xilima farmajo wx celiyaa hayada lom ayaa socelisau

  • @munoabdullahi8493
    @munoabdullahi8493 6 ปีที่แล้ว +18

    waxan ahay rer soomaliland waxan mahad ucelinaya ilaahay kasoke madaxweynaha soomaliya farmaajo manta waxaan aaminay soomaliweyn guuleyso farmaaje muuse biix adero filimkaaga wu dhamaday

    • @Hooda36
      @Hooda36 6 ปีที่แล้ว

      Muno Abdullahi hadaad asal Somaliland tahay did uu all ready for gett wixii hore u dhacay iyo sidii cadowtinimo lainoo galay i don't thing so inaad xitaa tahay cidasn ku moodeyo hadasd imika somaliweyn aamin san tahay markii horeba faqashad baad ahayde pls noo nabad geli muuse biixi madaxweynaha jamhuriyada dimuqratiga ee Somaliland aflagadada ka jooji orodoo farmaaje u niiki😏

    • @Hooda36
      @Hooda36 6 ปีที่แล้ว

      Muno Abdullahi Somaliland matihide sheego merlaha kale

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 6 ปีที่แล้ว +2

      Hooda36 somalilander sland xagey jogta beenti wa les kaga daba yumid meesha caacda kala tag ina feysal faruqey somalia waa hal wali farmajo aya u madax ah madaxda dhan musa na mamul goboled ayu u madax yahay somaliland puntland jubaland hirshabele galmudug ki khatumana wu so socda marki sool laga saaaro fedaralka bad ka mid tahay

    • @user-gl9ic7gv4q
      @user-gl9ic7gv4q 6 ปีที่แล้ว

      just mariana Alaay naa doqonimada magaalka kala fadhiiso wax soomali wayn la yidhaa ma jirtee somaliland guul haysku kaaya qasbina horaan idiinka tashanee qudhunyoow

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk hadey ku waalataa anoo reer somaliland ah kkkkkkkk fikirkina dhiibta idinkoon is qarinayn looool

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 6 ปีที่แล้ว +3

    Thank you dowladeena dhaha😭😂❤🇸🇴 ha ka xishoonina somalia

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 ปีที่แล้ว +1

    Umahad celiya dowlada uma soomaliyed dowlda waa udub dhaxadka umada soomaliyed mel kasto an ku nolnahy ayada masuul naga ah ilahay ha barakeeyo dowladena amin amin amin

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +12

    Aaad baan ugu Mahadnaqaya dowlada somaliyed
    Sidas hoyoyinka uga farxisen alaha idinkaga farxiyo
    Viva Nabad&Nolol
    Somalia 🇸🇴 hanolato

  • @huckaherci
    @huckaherci 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid farmajo ma jirto miyaa reeer somaliland

  • @geenyorersomaliland2027
    @geenyorersomaliland2027 5 ปีที่แล้ว +3

    Viva farmaajo madax wayne aduunka laga aqoon sanahy dadkiisana u diirnaxaya 😍

  • @museadan2109
    @museadan2109 6 ปีที่แล้ว +34

    Anigo reer hargeysa Dowlda somaliwayn waykumahadsanyhiin

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 ปีที่แล้ว

      Muse Adan gob iyo xeelkeed

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 ปีที่แล้ว

      Hayada iom Aya wax soo celisa e farmajo waxba mu soceline

  • @kareemalborzscky3055
    @kareemalborzscky3055 6 ปีที่แล้ว +14

    Mahadsanid farmaaajo iyo kheyre nabad iyo nolol

  • @abdimalikomer2391
    @abdimalikomer2391 5 ปีที่แล้ว +2

    Dawlada soomaliya Kaliya maad umahadnaqdaan
    xaasodnimadu wa waxa hlkaa dhigay soomali
    Anaa Kamid ahaa dhalinyaradan

  • @abdinormohamedfarah2326
    @abdinormohamedfarah2326 4 ปีที่แล้ว +2

    "Horumrku wuxuu kujiraa oo adduunka ula macamili karnaa markaan wadajirno oo hal far oo qudhato noqono"
    "United we stand divided we fall"
    "Hadaan midowno Waan istaageynaa oo awoodeysaneynaa hadaan kala qeybsanahay Waan jabeynaa oo qeyrkeen ka hadheynaa"
    "Midnimadu waa awood kala taguna waa jab"

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 ปีที่แล้ว +1

    Ala farmajo kheyr badan allaha ku siiyo mashalah Hooyoo yin badan bad ka farxisay ilahay cadawgaga cakta hoostis hamar siiyo dadal kaga hori uwat
    جزاك الله خير الجزاء

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 ปีที่แล้ว +6

    maansha allaah wan jidhidhicooday runtii aaxx waa alxamdulillaah

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 6 ปีที่แล้ว +44

    Mashallah Waxaan Mahadnaq udiraa Dowlada Federalka Soomaaliya oo dhalintii somaliyeed si wacan uga soo badbaadisay gacantii Magafe oo si na bad ah hargeysa ku imaaday. Gulayso mudane Dowlada Nabad & Nolol

    • @MohamedAhmed-ej9tp
      @MohamedAhmed-ej9tp 6 ปีที่แล้ว

      Warfa Askar wax farmjo la yidhahdo o wax so celiyay ma jiro oim iyo somaliland ba iska kashaday dhaqalaha ku baxayna un ba bixisay ee jooji shegashada

    • @Mister-AP
      @Mister-AP 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ahmed 😕 adigoo kale hafaan kuqabto caalmkaan kasaari

    • @maxamuudmaxamedcabdi6829
      @maxamuudmaxamedcabdi6829 6 ปีที่แล้ว

      Warfa Askar
      Hooyadaa iyo fadaralka aad sheegaysaba was iyo qadaadwsytii ku dhashay ilmo sino ayaad tahay

    • @shukrishacni4407
      @shukrishacni4407 6 ปีที่แล้ว +1

      war hadaad xalaal tahay hooyo waxba haka sheegin

    • @hoododubad2921
      @hoododubad2921 6 ปีที่แล้ว

      Shukriyey zhp hooyo caydu dginac ka Galimayzo ee runtuu ka hadlay wiiilku varmajuhu sheegaya xaguu kuzoo daayay ee uu ku arkay nijaaztu iom hayad layidhaaba zoo dayzee

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @amalindho8338
    @amalindho8338 5 ปีที่แล้ว +1

    Mazha Allah way ku mahdsanty Dawlda somalia umada somaliyeed ey kaso furtay dhibaatada
    Taas macneheedu maha somalia waxay u egaysa qofkani somalia mayahay
    So s/land wainay umahad celiyaan Dawlada ayanu jaarka nahy Ee somalia somalinimaduna inaga dhaxayso

  • @aminaosman400
    @aminaosman400 6 ปีที่แล้ว +6

    Waxan umahad celinayna ilahy kadibna dowladad somaliya

  • @aminaosman400
    @aminaosman400 6 ปีที่แล้ว +1

    Ikhtiyaari kulaha alla reer somalilan mxay is indha treeen

  • @aishahani8767
    @aishahani8767 6 ปีที่แล้ว +13

    Waaan ilmeeyey. Markuu yidhi inanku waxaan ahay reer burco. Waxaan xasuusta. Tariikhdu markay ahayd 20012. Magaalada burco. Meel dad laga maro may lahayn. imikanaa. Waa cidlaa. Soodhowada. Ubixii burcow

  • @fiintonab5090
    @fiintonab5090 ปีที่แล้ว

    Aadan suldaan si fiican buy uhadlay 💞💖💟♥️♥️🍓💓🍎💋💋💙💋💓🍓💟💖💞💞💖♥️🍓🍓💓🍎🍎

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 6 ปีที่แล้ว +2

    ilahayow faramajo iyo kheyre noh dah wah daad aaruriyal

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 6 ปีที่แล้ว +5

    Ma Sha ALLAH .May ALLAH (S.W) Protect You all.

    • @Mister-AP
      @Mister-AP 6 ปีที่แล้ว

      ZAHRA AHMED 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 look who's here you ain't gonna thank farmaajo

    • @zahraahmed972
      @zahraahmed972 6 ปีที่แล้ว

      Somalia !!!!!!!, The woman in the news , Thanks you for what ????!!!, For consume our money all this time , We don't need those pile of poops ,tell Xaarmajo to utilised them as usually, Somaliland will Always Roooooooooooock .In Sha ALLAH.

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 6 ปีที่แล้ว +1

    هذبسبب رئيس الصومال👍👍

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilmahan ha lo fidiyo support mental health and shaqo iyo school

  • @asiamusa689
    @asiamusa689 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllo farxiya muuse wanku farax sanahay inuu maanta inoo soo nabad noqday inankeeni isagoo nool isaga iyo dhalin yarada kalaba alhmdulilah ilahay Ayaa mahad oo dhan usugnaatay

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว +3

    ilaahyow madaxweynah noo ilaali noolow madaxweyne ilaahyow dhalinyaarda noo soo hadee Amiin ilaahyow noo ilaali walaalhye

  • @abdinormohamedfarah2326
    @abdinormohamedfarah2326 4 ปีที่แล้ว +2

    Suubanaha SCW wuxuu yidhi:
    "Qofkii wanaag idiin sameeya ubeegtooma hadaydan ubeegtoomeyna uduceeya" SCW
    Sidaa daraadeed Waxaan u mahadcelineynaa Marka koowaad Allah subxana watacaala oo isgu nimco idil shukrigeed iska leh Marka labaad na madaxweynaha ruuxiga ah ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ahna Mandeelaha labaad ee Africa Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo Iyo Xukuumadiisa Ayatullah Xasan Ali khaire oo iyaga dalkan Iyo dadkan Soomaaliyeed dowlad uah oo kashaqeeyay sidii looga soo dayn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed oo diifta Iyo darxumada kuhaysatay jeelasha caalamka dalkoodi hooyo Ee Soomaaliyeed na dib loogu soo celin lahaa waalidkii hooyooyinkii iyo aabayaalkii oohintu kadhamaatayna looga laabqaboojin lahaa loona tusi lahaa inay dowlad leeyihiin oo ushaqeyneysa hadh Iyo habeen"
    Hooyooyin iyo aabayaal inana waanu idinla wadaageynaa farxadda Iyo reynreynta aad dareemeysaan
    -Dowladnimaa ina deeqda
    -Wax Soomaalinimo Iyo qaranimo lagu waayo kuheli meysid Qabiil Iyo qoloqolesi
    Guul Soomaaliweyn usoo hoyatay....

  • @awamuse546
    @awamuse546 6 ปีที่แล้ว +4

    Manshalla manshalla manshalla manshalla manshalla manshalla

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 6 ปีที่แล้ว +1

    Hey ad how mahad naqine marka kowaad alle baamahad leh marka xiga dowlada federaalkaa mahadleh ama diid ama qari

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq 6 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaalkan wax haloo qabto marxalado adag bay mareen lacagtiina laga shubaye damage ba so gaadhay haloo kaco caruurtena

  • @sharmanfaysal9763
    @sharmanfaysal9763 6 ปีที่แล้ว +1

    illaah umahad celiya kasokow dowlada somalia

  • @awamuse546
    @awamuse546 6 ปีที่แล้ว +26

    Fraajmo u dadalaya dhalinyardi somailda

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 5 ปีที่แล้ว

    Guul somaliland

  • @axmed1987
    @axmed1987 6 ปีที่แล้ว +1

    NABAD IYO NOLOL🙌🙌🙌
    HARGEYSA MAGAALA MADAXDA LABAAB EE UMMADDA SOOMAALIYEED WAA IN LAGA XOREEYO HABAARKA HAYSTA!!

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 6 ปีที่แล้ว

      eckha hhhhhh adeer hargaysa dadkoodi aya maamusha xamar ka quustay calaacalka jooji

  • @fatimaahmed228
    @fatimaahmed228 6 ปีที่แล้ว

    M.a cunuga hadlaya fananadiisa somalia aa. Ku qoran nimankan madaxda isku sheegaya ee thank u dowlada dhexe ka xishoonaya haday oganlahaayeen meeshaa dhibka kajira marhoray Oran lahaayeen thank u dowladeena gacmana wadajirbay wax kugooyaan somalia LA aanteed somalilandna waxbo maaha xaqiiqdii

  • @ahmedjunior9389
    @ahmedjunior9389 6 ปีที่แล้ว

    Wixi Reer Burco Salan Iga Geye 👏👏👋

  • @khadracali586
    @khadracali586 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashaallah mashaallah

  • @xaliimotooyaa870
    @xaliimotooyaa870 6 ปีที่แล้ว +2

    warwaxan doqon sanaa oo abaaldarana dowlada somalia wiilashii aay sodeysay miyuu sodayay muse biixe

  • @kareemalborzscky3055
    @kareemalborzscky3055 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah dowlada federaalka waxan uga mahadcelinaya siidaynta dhalinyaradaa waxan maamulka snm hausameyso shaqo abuuur

  • @sahrasalah3948
    @sahrasalah3948 6 ปีที่แล้ว

    Ku Soo dhawaada ku Lahaa

  • @mursalateye6094
    @mursalateye6094 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mundane madaxweyne muse bixi Abdi
    Sidaaa aad hoyoyinka uga farxisy ilhy ha kaga farxiyo
    Horaaa losocnyaaa

  • @khalidabukarahmed203
    @khalidabukarahmed203 6 ปีที่แล้ว +1

    Afkooda waa ka Ilaalinaayaan Dowlada Somalia in u mahad celiyaan Heyadne waa U mahad celaayaan Kaliya Ka shaqeeysan in eey Xamar illaa Hargeysa Ku caawiyaan.
    Cuqdad Aad Uweeyn ayaa Heeyso walaalaheeyb wa qooyi

  • @fadumomohamed1691
    @fadumomohamed1691 6 ปีที่แล้ว +3

    Dawlada somali afka lagala xishoonayaa sidaasaa laysu xaqerayaa kolkaa sidee ictiraaf lagu heli waan umahd celinayaa madaxweeyne farmaajo iyo khayre

    • @qalanjadrerahmed7873
      @qalanjadrerahmed7873 6 ปีที่แล้ว

      wll wa farxd no ah inay dhalinteni dhibka alle kaso sary intas an illahey uku shukurino

    • @xafsamudan222
      @xafsamudan222 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Said :

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 6 ปีที่แล้ว +1

    wadan somaliland ladhaho aniga magaranyo maamul gobaled somaliland ladhaha wn maqalay
    soomalia qaran la isku dhahana waan aqanaah

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha nodaayo madaxwey naha allow farmaajow ku dhor kheyre And farmaayo guleysto

  • @m.c.cgraphicdesigner7241
    @m.c.cgraphicdesigner7241 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo wuu mhdsanyhy

  • @babyfoodchannel6461
    @babyfoodchannel6461 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaab wllhi Somaliland xita wa mahadsantihin ma leh kuwa dhalay xitaa ilmaha lo so dayey wey dhibaysa kelimada mahadsanid qofkii aan dadka u mahad celin ilahayna ma u mahad celiyo 🙄caloshey timo ku leyihiin ha iso marinin🙄😞😟

  • @aomibrahim1502
    @aomibrahim1502 6 ปีที่แล้ว

    Jamhuriyadda Somalia un baa mahadnaq balaadhan leh!

  • @dolardaadiye8055
    @dolardaadiye8055 4 ปีที่แล้ว

    Anigoo qadad wayna waan ka xumahay isaaqa nool nool in laso celiyo

  • @hajers.h3969
    @hajers.h3969 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo hooyooyinkii ayuu ka farxiyay 😊😊😊

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 6 ปีที่แล้ว +20

    *muuse shaani mee waaka dagaal hurinta ayka raaacdee wakaa farmaajo maalin walba ciyaaalkiisa usoofurfurayee diyaaradaha usookiraynayee Dal 2ba madaxwayne mayeesho viva farmajo and somaliwayn*

    • @Hooda36
      @Hooda36 6 ปีที่แล้ว +1

      طوبى للغرباء dhalinyaradan calanka Somaliland beey yaqanaan calaka blue ga mayaqanan ee khasabka jooji xayeysiska futa maaje meel kale gee🤷‍♀️

    • @arimaheenaanimaheena6058
      @arimaheenaanimaheena6058 6 ปีที่แล้ว

      +Hooda36 somalilander maxaa qasab ah yaase ku qasbayo calanka buluga naa haduu calankoodu wax u tarayo kuwa kale ha u soo dayo calankoodu cuqdad ayaa idin dishay wlhi

    • @arimaheenaanimaheena6058
      @arimaheenaanimaheena6058 6 ปีที่แล้ว

      +Hooda36 somalilander farmaajo afkaga urayo waxba ha uga sheegin muuse shani wuu ka fiican thy mana gaartiin farmajo wasaq baa tihiin

    • @user-gl9ic7gv4q
      @user-gl9ic7gv4q 6 ปีที่แล้ว

      Suad nuur ibraahim naa hooyadaa farmaajaheedii wase muuse afka ka dhig iyo somalilandba sharmuutayeey

    • @user-te8uy3hk2l
      @user-te8uy3hk2l 6 ปีที่แล้ว

      فوزيه show
      Sharmuuto haday jirto laba ma ahee waa adiga akhas isaaqland cay iyo cuqdad❌🚫

  • @muscabkaysar4554
    @muscabkaysar4554 6 ปีที่แล้ว

    Aad baad u maadsantahay m muuse biixi dadaalkad u gashay sidii aad u soodaynlahayd dhalinyarada 🙏💪

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 6 ปีที่แล้ว

    بس وصومال مجاعة

  • @sihamali5528
    @sihamali5528 6 ปีที่แล้ว +1

    dowladi soo celisay xita uma mahad celi karan wayo wexey kabaqayan in laa xiro

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 ปีที่แล้ว +1

    Dowladda Nabad & Nolol. Walee Qabiilland wax tari waayay. Soomaliya hanoolaato.

  • @mahamadfarah8822
    @mahamadfarah8822 6 ปีที่แล้ว +1

    war hadalka sidee taha usheeg dadkaan ayaga iskoot uma soo laaba ee waa dad la soo bad baadiyey waxaana soo bad baadiyey waa madax weena hiina farmaajo ee waa in aat u duceeyaan amarkiisana qaada taan

    • @arimaheenaanimaheena6058
      @arimaheenaanimaheena6058 6 ปีที่แล้ว

      dadkan waa dad jaahil ah oo bilaa awaal ah caruurtoodii oo rafadsan ayaa loo soo daayay markas ayay leeyihiin anaga ayaa soo daysane

  • @asaldhalad5962
    @asaldhalad5962 6 ปีที่แล้ว +1

    Abaal maleh reer waqoyi dowlada dhexe ayaa ku so celisay wadanka ee is kama iman adeer

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohanjr
    @mohanjr 6 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 wadanka somaliland kuLahaa 😂😂😂😂 cideena gorme riYada katoosi doonaan 😬

  • @faha9585
    @faha9585 6 ปีที่แล้ว

    MAANSHAA ALAAH WAAR DHAKHTARKA LA OGAADA HAKUSIIDAYNINA WADANKA DOWLADU FADHIGA HAKAKACDO

  • @yesminmoha4316
    @yesminmoha4316 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi somaliland waa soo qulwulaysaa masha alah

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 6 ปีที่แล้ว +1

    waar waalidka ha dhibna hooyadas ilmaheeda ku dul oyday waa wax laga qiiroodo

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 6 ปีที่แล้ว

    Farmaajo guuuuuuul

  • @ashaabdullahi8731
    @ashaabdullahi8731 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay bad mahadle iyo kuwii udadaalay walaalayaal aamina wadankiina ilaahbaa idinku risaaqayee

  • @oo-cw9pj
    @oo-cw9pj 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo iyo kheyr cadawgiin hajabo

  • @sukhraismacil6981
    @sukhraismacil6981 6 ปีที่แล้ว

    adeero Somalia wxba maysoo dayn ee ILAHAY AYAA SOO DAYEY ILAHAY AYAANA MAHADA LE

  • @subayrcasayr346
    @subayrcasayr346 6 ปีที่แล้ว +3

    maalintii aysoo dagayeen diyaarad ayaa ladiiday inay madaarka soo fadhiisato illaa uu Yuri bayloodkii diyaarada shadaalka ayaan Ku filnay haddii ay hawad Ku sii jirtana wey gubanaysaa mxay tahay sababtu? mawxaa lagu xumaynaya muqdisho ayaad kadagteen

  • @nasracabdilaahi1047
    @nasracabdilaahi1047 6 ปีที่แล้ว

    wan ilmeyey allh mahadleh cidiidontaaba hashegato socelintodee

  • @yubedhicer6987
    @yubedhicer6987 6 ปีที่แล้ว

    Thanks to Somalia president farmaajo iyo khayre thank you very much Somaliland don't give fuck about Somaliland youths and don't have any feeling for them

  • @mahamedahmed7805
    @mahamedahmed7805 6 ปีที่แล้ว

    Ilahaow dhalita noobadbad every where day are amiiin. Hoyo somaliyeed . 😪😪😪

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarada Hayada Qaramada IOM Baa So Daysay iyo UNICEF Markaa Beenta Kooxda Nabar iyo Naxdin Saxafada la wareegayso Ee leh Anaga so Daynay ka Daaya

    • @abdimalikomar6224
      @abdimalikomar6224 5 ปีที่แล้ว +1

      War ilahay kabaq
      Anaa kamid ahaa dadka lasoo celiyay
      Waarun oo haayadu way kaqayb qaadanaysay
      Lkn Dawlada Somalia la'aanteeda waxba masuuro galeen
      Napad iyo nolol

  • @mohamedhashi2362
    @mohamedhashi2362 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 6 ปีที่แล้ว

    Madaxda somlndi waxey ku fanan anagu dawld nabad ah 27 years oo xora ilmahodina meel kuma oga xata makenin

    • @dahabomohamed8081
      @dahabomohamed8081 6 ปีที่แล้ว

      Asha Abukar maaaha fariid nimo iyo xoog edo inta dalkayga laictiraafayo waa qasab aaarmajo mahad looguma hayo

  • @munamohamed7683
    @munamohamed7683 6 ปีที่แล้ว

    Farmaajo haduu soo daayay saw isagu caalamkii na aqoonsan lahaa muu odhan anagay naga mid yihiin magacayagiina kuma hadlayo waa waajibkiisa ha guto viva Somaliland

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 6 ปีที่แล้ว

      Muna Mohamed ma qiratay inu farmajo madaxweynahaga madaxweyna hisa yahay mida kale suaal kama taagno iney tan wajibkisa tahay lkn kuwa ad u sacaba tunto wajibkoda maka so baxan ficil mahayan beeen iyo naceyb moye

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 5 ปีที่แล้ว

    Qof kii wax kuu gala waa loo Mahad celoyaaa hhhh

  • @fartman123451
    @fartman123451 3 ปีที่แล้ว

    Waar kuwaani falaada xaga hose ku qoraawaa kiwi faqashtu dhashay

  • @apdyaziizmuztafe492
    @apdyaziizmuztafe492 6 ปีที่แล้ว

    Apti afartan midh yanaYn idin muqane imisa hdada jeeLaLka ku jira

  • @munamohamed7683
    @munamohamed7683 6 ปีที่แล้ว

    Just Mariana Maya anagu abaal uga qabno kan aad farmajada haysid madaxweynahayagana maaha isaguna dadka Hanoo soo baryo waxba nagama galin

    • @arimaheenaanimaheena6058
      @arimaheenaanimaheena6058 6 ปีที่แล้ว

      aqas af xumo ayaa meel walbo la taagan tihiin war ordaha wax isku fala farmajo hadii aad ku riyootan xitaa madax wayne idin ma noqonayo odayga siduu baadiye u joogay mar dhaw magalada la keenay madax wayne ha nooga dhigina muuse aftaag uf sidaan aqoonsi laguma helo ee cagaha dhulka dhiga marqaankiina iska wata

  • @axmed1987
    @axmed1987 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂dowladee baa soo deysey?😂😂😂😂😂😂🙊

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 6 ปีที่แล้ว

    Ceebku dhiinta maxad kufarxi waa celisay

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว +1

    maskiini ilah bai disoo bad badiyee

  • @wegesacarfoon4191
    @wegesacarfoon4191 6 ปีที่แล้ว

    somalia soo deysay marag xaasid iskii u soolabtay wayel dadka libtooda sii iom ku yeh i o m beenta hala daayo dhalintan somalia masul ka aha somaliana wajib keedii bey gudatay

  • @boqorkayurub9361
    @boqorkayurub9361 6 ปีที่แล้ว

    Muusa bixi meshii uu ciyaalka fursad shaqo ugu radini la ahaa hada ayuu digaalka ka qeyb galinayaa tuug war ciyaalka wax u qabo oo ka daa qabyalada Somali diidka ah tuug baa tahee

    • @ahmedjunior9389
      @ahmedjunior9389 6 ปีที่แล้ว

      Nacas Nacas DhalaY Yaaku Yidhi Dagaalku GelinaYa wadigi Arkaayey Balanqaadyadi xukuumadu u fulisay Sida HablaHa haw Hadline zida Raga u Hadal ☝

  • @user-of3vw1ru4m
    @user-of3vw1ru4m 6 ปีที่แล้ว

    Dadka kufany farmAaja waxsodaydy farmAAAJO MUXUU SODAYNKraa isgiiba xabsikujire hayda barkacyaasha iyo somLind ayaasdaysay

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว +1

      عنيده وراسي يابس اشفيج مب صاحيه !!
      الحكومة الفيدرالية هي اللي وقفت مع هالشباب لولا الله ثم الحكومة الفيدرالية ربما كان هالشباب انتهى بهم الامر بالموت والنسيان .
      الكره اعمى قلبك و ضميرك

    • @axmed1987
      @axmed1987 6 ปีที่แล้ว +2

      Ina jeegaan idka aamus ee muuse saamiri iyo isxaaq baa maanta la ogaadey iney faaruq yihiin...ku biya cab inaad calanka bluuga hargeysa ku soo arkeysid..somaliland ruwaayad baa gabo gaboda ku soo dhow ee isu diyaari inaad soomalidaada sharaf ku dhex yeelatit...tolow qurux iyo nacasnimo wey isla socdaan😂😂😂

    • @user-of3vw1ru4m
      @user-of3vw1ru4m 6 ปีที่แล้ว

      *هناك منضمة تكفلت لسترجاع كل الشباب المهاجرات ليدعوا حدا التجارات البشرية وعودة زمن العبيد ولو كلامك او كلامكي صح هل هو الدي ارجع الشباب جبوتين والاثوبين من قبل اصلن مابيقدر حتي ان ينشر حكمه في كل منطقته واحنا نسميهم الدولة الضعيفة لا وربي ليس كرها انما الحقيقة بتوجع*

    • @axmed1987
      @axmed1987 6 ปีที่แล้ว

      عنيده وراسي يابس caraby ma aqaan ee soomaali ama ingriis ku soo daa abaayo macaan😩

    • @khalidmohamed5609
      @khalidmohamed5609 6 ปีที่แล้ว

      Aar now tan waa naag ee mxaad kala hadli aduun waxba kama ogaye waa iska caruur oo kale

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 6 ปีที่แล้ว

    Dawlada somaliland xilka ha saarto sidii dhalinyaradan camal loogu sameyn laheyn dhalintu waa xooga uu wadanleeyahy wadamadan yurub ee ay utahriibayan mustaqbalka wa qaar ay kadabar go'ayaan dhalintoodu sidey sheegan marka dhalinyartu waa hogamiyasha mustaqblka dalka ee ha la hawlgaliyo

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 ปีที่แล้ว +1

    farmaaje waxba muqaban ee Allah ugumahad naqa hadaan Allah uqorin ineey soo nabad noqdaan farmaajo waxba muu karikareen lakiin xaga rabbiga weeyn ee waaxidka beey kaqornayd Allaah baan ugu mahadnaqayaa Alxamdu lillaahi rabbil caalamiin Alloow waan kuugu magad naqaynaa caruurtayadii iyagoo nabad qaba wadankoodi Somaliland illahay nabadqab kusooceliye masha Allaah🤲

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 6 ปีที่แล้ว

      Hooda36 somalilander urto iska amu

    • @mohanjr
      @mohanjr 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 iLlahy kasokow soo dad uma dadaalin nacasyehey rer waqoyiga aqli daranaa

    • @arimaheenaanimaheena6058
      @arimaheenaanimaheena6058 6 ปีที่แล้ว +1

      hadii uu wax yar aqli niigu jiri lahaa aqoonsi ayaa heli leheeden lkn wax caqli aad qabtaan malahan waligiin somalia ayaa ag fadhineysaan oo aqoonsi ka sugaysaan

    • @HusseinMohamed-ko2hl
      @HusseinMohamed-ko2hl 6 ปีที่แล้ว

      Hooda36 somalilander waxad ogata inuu nabiga yiri scw qofki an umahad naqin dadka elahey uma mahad naqin duco waxa inaqu filan ilinta farxda leh ee hoyoyinka somaliyed kaqubanya adiga iyo Faisal cali warbe iska hadaqa

    • @user-gl9ic7gv4q
      @user-gl9ic7gv4q 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wallashay farmaajo iyo khayr laawe toona waxba may qaban Illahay ayaa noo soo celiyay dhalinyaradeena