gacayte | axmed gacayte dhagar qabe | gacayte anigoo dhalaano | gacayte heesta dhedo roob ma noqoto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 81

  • @awsalaad8567
    @awsalaad8567 ปีที่แล้ว +28

    "Taladaydii Dhacarantaye" weeye, ee maaha Dharantaye). Ee waa Dhacarasho, yacnii way fogaatey , (it's Very difficult to get solution. ).

    • @dhugmaallyrics
      @dhugmaallyrics  ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid walaal

    • @spacewater5866
      @spacewater5866 ปีที่แล้ว +1

      Thanks bruv.
      We 'Say Walahi' Somalis rely on you full somali speakers

    • @HoodHodon
      @HoodHodon 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

    • @mubarikahmed1194
      @mubarikahmed1194 หลายเดือนก่อน

      Beydka ku xigaana ma aha “curdin ma isku dhaliyoo” ee waa “Curdin ma isku dhadhiyoo”, yacnii yaraan ma isku halligay amma ma is saqiir suujiyay.

  • @caynaasheshow2961
    @caynaasheshow2961 หลายเดือนก่อน +3

    Eryadii abwaan jaamac cabdi seed jaamac daad alle hawnaxariisto isaga iyo axmed gacaytee

  • @Cabdiwahaabyuusuf
    @Cabdiwahaabyuusuf ปีที่แล้ว +14

    alle haw naxariisto axmed gacayte yuusuf gabobe wa fanintii ruug cadaga aha ee garxajis gaar ahan h.yoonis isaxaaq care

  • @Mustafe-o4y
    @Mustafe-o4y 8 วันที่ผ่านมา +4

    Erayda abwan jaamac cabdi seed jamac maad A h u n nin wayno sacd yonis bu aha

    • @caynaasheshow2961
      @caynaasheshow2961 วันที่ผ่านมา

      Waa run heeso badan iyo riwaaydo ayu laha abwaanku heesahii inu so geliyo Ayan ka codsanaya inanka TH-camka

  • @AhmedAbdi-q8i
    @AhmedAbdi-q8i 11 หลายเดือนก่อน +6

    Gacayte alle hawanaxriisto wuxu ahaa boqorka codka
    Heesihiisuna way dareen hadlayaan❤

  • @XamseIsmacil-gy1md
    @XamseIsmacil-gy1md 9 หลายเดือนก่อน +6

    Waa raga manta lagu huurdo dhigodi ay u shuuben dhulka g36

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 5 หลายเดือนก่อน +3

    Alle Ha U Naxariisto Adeerkay Axmed Gacayte Yuusuf Allahuma Amiin 🤲🤲

  • @daudgoala
    @daudgoala 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xariiqyahay qoraalka ihi, qalinkuna qoraal dhigay,xasiloona qalbigu yidhi, xaadiri dareenkoo,xamdi qalanjo u wargee, xumad inaan la deris ahay, uxaree dareenkoo, marxabayga gaadhsii

  • @axmedc.raxman7778
    @axmedc.raxman7778 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dhuumo maaha zxb ee waa Dhoomo(dhoomo oo ah haamihii ay biyaha ku dhaansan jireen somalidii reer guuraga ahayd) 🙏

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 ปีที่แล้ว +7

    Nimay taladu dhaaftiyo
    Nin lafdheer ka kala jabay
    Labaduba dhantaalmee
    Axyaa erayo iyo laxaan
    Sidaas ayaa loo heesa
    Aama waa layska dayaaa❤❤

  • @munamostaphe9485
    @munamostaphe9485 ปีที่แล้ว +5

    Adeerkay axmed gacayte yusuf adeer alleh ha ku naxaristo😭🤲

  • @muqtarjamaegal6071
    @muqtarjamaegal6071 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa ereyadii jaamac daad oo reer cerigabo ah dhalay macalinka caanka ah qaasim jaamac daad

    • @Mustafe-o4y
      @Mustafe-o4y 8 วันที่ผ่านมา

      abwan jamac dada

  • @UpdiasiisJama-yz8bo
    @UpdiasiisJama-yz8bo ปีที่แล้ว +3

    Waar heestu macaanaa Axyaa laxanka codka 🥺💙

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 ปีที่แล้ว +4

    Waa erayadii abwaan jaamac daad Aun

  • @MustafCumar-uu7xo
    @MustafCumar-uu7xo 2 หลายเดือนก่อน +1

    alhuu naxaristo janada ale haka earabsho❤

  • @samelag6599
    @samelag6599 2 หลายเดือนก่อน +1

    taladaydii dhacarantaye, macanaha fogaataye weeye baytkaasi walaal.

  • @omaribrahinm1724
    @omaribrahinm1724 ปีที่แล้ว +7

    Waa mid kamid ah fanaaniinta rugcadaayaasha isku darsaday laxan samayn iyo cod macaan ku luuqayn

  • @ogunthan
    @ogunthan 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxaristo. Funka Somaliyeed meel sare ayuu uga jiraa

  • @abdirizaknouh3477
    @abdirizaknouh3477 7 หลายเดือนก่อน +7

    Dawladnimadii Somaliland 26 june 1960 sidii loo la lumay iyo wixii fajac dhacay
    Fahma qisada heweesta.

  • @Mohamed.kaise99
    @Mohamed.kaise99 ปีที่แล้ว +7

    Inugoo dhallaanoo
    Qalbigana ka dhimano
    Dhayaha waxka arkayn
    Arladaba dhamaanted
    Dhalanteed igaga igajiro
    Dhaxalki adoogeey
    Inta an dharaar qubay
    Dhaydii haraatiyey
    Mow dhibay dumaroo
    Taladeyda la dhacantaye
    Curdin ma isku dhaliyoo
    Meel xun anigu ma is dhigey
    Dhedo roob manoqoto
    Biyo lagama dhanshoo
    Dhuuma lagama buuxshee
    Nimey talladu dhaaftiyo
    Nin lafdheer ka kala jabay
    Labaduba dhantaalmee
    Anniga ka dhiganoo
    Dhinacayga talaaa
    Dheg xumiyo ceebiyo
    Curdin maysku dhaliyo
    Melxun anigu mays dhigay

    • @abusalman1242
      @abusalman1242 5 หลายเดือนก่อน

      "Curdin maysku dhadhiyo." ayay sax ku tahay

  • @cabdiismail-ju1qh
    @cabdiismail-ju1qh 7 หลายเดือนก่อน +2

    ale haw naxariato axmed gacayte yusuf

  • @sekeriyephilosopher7218
    @sekeriyephilosopher7218 19 วันที่ผ่านมา +1

    Old is super gold for ever❤

  • @Tahliil-ot4lg4cg4t
    @Tahliil-ot4lg4cg4t 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaan waxaa logula jeeday maxamed siyaad barre oo dumarka yiri raga ayay ku xaquuq yihiin 😢

  • @samriyebubaal5366
    @samriyebubaal5366 8 หลายเดือนก่อน +5

    Nimay taladu dhaaftiyo
    Nin lafdheer ka kala jabay
    Labaduba dhantaalmee😕
    Axmed gacayte yusuf Ahn.

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nb 4 หลายเดือนก่อน

    Ahmed gacayte ilahay haku Naxatriistooo😢😢😢

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +5

    Taladaydii dhacrantaye✅

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale hawnaxariisto codka axmed gacayte abwaankii lahaa midhaha maxamed cumar huryo

    • @Mustafe-o4y
      @Mustafe-o4y 8 วันที่ผ่านมา

      Maha erayada waxa le abwan jamac daad

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 2 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed gacayte yuusuf AHUN

  • @ShucaybAbdi-h1v
    @ShucaybAbdi-h1v วันที่ผ่านมา +1

    Isiil watching 😢

  • @abdisamedabdilahi8494
    @abdisamedabdilahi8494 11 หลายเดือนก่อน +2

    Erayadii Ahn jaamac cabdi seed (j.daad)

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    WAL ARLA FARASHNAHA

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +2

    25/09/2023
    Time 09:40pm
    caawa waxey iga qabatey heesaha Axmed Gaceyte Yuusuf cod waa ku dhamaadey ninkaan AUN wuxuu ku dhex noolaan doonaa qalbiyadeena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaliyo ma aha sxb

  • @KadarDirie-d4d
    @KadarDirie-d4d ปีที่แล้ว +3

    Only Legend's Can Understand This Song Real Meaning 🙃🚬.

  • @attosh123
    @attosh123 2 ปีที่แล้ว +11

    "Dhoomo" weeye maaha "dhuumo" waxay la micne tahay "Haan-biyood"

  • @abdikadirali8273
    @abdikadirali8273 2 ปีที่แล้ว +9

    Curdin ma isku dhadhiyoo. Dhadhid waxa la dhahaa ubaxu marka uu yaryahay ee uu biyo waayo ama aanu si fiican u korin ayaa la dhahaa wuu dhadhay.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    Yaa. Ii dhhiisaya aniiga

  • @DaboleexsheCali
    @DaboleexsheCali ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dhegaysanay 2023 lakiin hooyaday ayaan ka maqlay ergyada qaybka mida iyda oo murtida ku jirta adegsanaysa

  • @ahmedsaeed4076
    @ahmedsaeed4076 ปีที่แล้ว +1

    Heer Sare

  • @mumtaasbaashe6024
    @mumtaasbaashe6024 ปีที่แล้ว +2

  • @Yahye.Gashin
    @Yahye.Gashin ปีที่แล้ว +2

    Inta an dhaydi qubay ma u dhibah harati one of the best songs

    • @axmedwarsame-c6o
      @axmedwarsame-c6o ปีที่แล้ว +1

      heestani waxay tilmaamaysa markii soomaaliland calanka qaadatay ee ay u gaysay koonfutii wixii dhib ka qabsatay

  • @Hafsahirsiali
    @Hafsahirsiali 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nimay taladu dhaftiyo nin lafdheer kakala jabaay labaduba dhantalme

  • @Xirkayoome
    @Xirkayoome ปีที่แล้ว

    Talo Nin wayn

  • @Cabdiwahaabyuusuf
    @Cabdiwahaabyuusuf ปีที่แล้ว +2

    zxp waxad so galisa alfanan aadan hurre ciise plse zxpo

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 หลายเดือนก่อน

    BIiSM aLAHI AL RAXMAN. AL RAXIIM. Al RN. CALAM

  • @xidig3833
    @xidig3833 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heezkan sanad ka hora igu dambese

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว +1

    Diyato mosalamaton AL Aqqsa

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    'famaxowna. Ayata laali
    Wa jacalna. Ayata. Nahaari. Mobsiratan

  • @MaxamedAamiin-jr7wu
    @MaxamedAamiin-jr7wu ปีที่แล้ว +2

    ma udhiibay dumaroo taladaydi dhacaran,taye sidaas weeye lasoco wixi mad madow kaagalo isoo,waydiisaaxib tii aad donto eed fahmi waydid

  • @MustafeJacayl
    @MustafeJacayl 5 หลายเดือนก่อน

    CURDIN MAYSKU DHDHIYOO
    MEEL XUN ANIGU MAYS DHIGAY

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 หลายเดือนก่อน

    WAL
    ..

  • @XusenXasan-b9l
    @XusenXasan-b9l ปีที่แล้ว +1

    T😊

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    Suma

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 ปีที่แล้ว +1

    Taladay dhacarantaye
    Curdin maysku dhadhiyo

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน

    Isaga. Jooji ismaco ismaco. ISMACO
    Iskood ayoha l' bidonil. ABKARIIss

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    Canihi.

  • @abdinorkhalif3165
    @abdinorkhalif3165 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan u fahmay dumarka inaa arin cakiran loodhiibin waayo way kasii darayaan marka cabasho laga cabanaayo wof dumara ayaan u arkaa

    • @khalidfaraskacad895
      @khalidfaraskacad895 11 หลายเดือนก่อน

      Ana wxan u fahmay talada ka xumaty inay tahy marki s.land soamlia raacday dumarkaas sii waalanyana ziyad barre. Wa fahankayga uun.

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@khalidfaraskacad895 indheergarad ayaad tahay suugaan yaqaan ah waa tabtaas indr

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 หลายเดือนก่อน

    Suratu

  • @wamowastemanagement6496
    @wamowastemanagement6496 ปีที่แล้ว +1

    26/10/2023

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน

    Iqra miis

  • @DalmarIsack
    @DalmarIsack ปีที่แล้ว

    Murti

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 หลายเดือนก่อน

    V8.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน

    BASMI alaahi RN. Rm
    ISMACO Wadko RABOKA. IDANASITA
    IQRA BIISSMI. RABIKA

  • @CabdirahmanMaxamednuur-ph1fn
    @CabdirahmanMaxamednuur-ph1fn ปีที่แล้ว

    assassin's

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wacala '. MILTE

  • @MahamedHussein-r6d
    @MahamedHussein-r6d 11 หลายเดือนก่อน