ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ilaahay haw naxriisto Abwaan Maxamuud cabdullahi (sin-gub)Ahmed gacayte iyo Amina Abdullahi Aamiin Aamiin
Jeer uu suur dhawaaqo Maseegtada aan gaadhneeIska saxa qoraalka plz
3024 yaa joga meshan😢old is gold
Ani😢
Ereyga Sidig wxa laga wada neefka canug uusan dhalin oo hooya looga dhigoSacna waysha uu dhalo Sanka kalama roorooSidig kama jeclaadee
Waan kaa faiday Thanks pro meelan geeyo ayaan la aa eray gaas
Aad iyo Aad ✔️👍✅
Mahad sanid
Hestan so loma qadin NFD HESTAN MIDBA ISKU QABSANAY WAA JECEL IYO JACEYL MAHAN
Jaceyl ma ahan sxb NFD baa loo qaaday@@yasinshuceyb397
Salkuu dhigi ayaankuye samir aan lahaano. Rawaahu AUN Sangub
Wah wah waa aduun xasuus badanaa kala fogaa halkaan jooga iyohalkaan dhagaysan jiray gacaynye fanaan cod toolmoon ❤❤❤❤❤❤❤🤙🤙🤙🤙
Heeztan yaa dawanaya 2021
2022 wll
@@zempii6546 😢😢😢
😢2024
Abwan sangub allaha u naxaristo axmed gacayte iyo codkii amina cabdulahi
Heeso waa kuwii hore💯💯 ❤ 2024
Mirihii iyo laxankii sangub codka a.gaceeyte iyo aamina cabdilaahi
Ya ila daawanaya dec 2023😊
Erayadii AHU singub Waad isahayatoo kaa seexan waayee dhowr sano iyo googo,ecirka sare u eegoo soo jeed ku waarooku safaaday nolasheeein lagu su,aaloon kugu seego aakhiro waan ku la socdaayeekuma samaxayee jeer suur dhawaaqoonmaseegtada aan gaadhneehaduu samir wax tari lahaaama uu sad noqon laha mudan kaadhur sugayeeeadoon saca igu xidhin labo seebna igu wadin ama saydhin wacadkii ama sidaa igu qaado Sacna waysha uu dhalo sanka kalama rooro oo sidig kama jeclaadeesidaasaan ka dhiganahayoo isa sudhan waxaanahay sokeeyoo walaalaa sanadkaynu joognaa sideed guuro weeyaan sodontahay bishiisuyeewaa sahan danbiyo shalay sareedada aduunyadu sacad kala wareegtee saadi iyo inshaartii lay siiyay xalaybaa suurtoo biwaydeesalku dhigi ayaanku samir aan lahaano In aan kuu siloonahay sirtaydii ogaatoo caad kama saarneesanadanba waxaan ahaa nin jecelku sara dagay seedaha jidhkiiseesanbabadaa I qalanoo wadnaha isaranoo dhiiga saydhinaayeenaf la saaqay baan siday tahay dhalaan sabaalaynayaayeehaduu samir wax tari lahaa ama uu sad noqon laa mudan kaa dhur sugayee adoon saaca igu xidhinlabo seebna igu wadinama saydhin wacadkiiama sidaa igu qaado Haygu samir daraaninee adigoon salfuudaan oon salguugin waayahaanigu saq iyo waa sidaan kuugu go,ayaan sahankeed kumaqaneekuma seexan waligay sadex igu wallahiya siraan kugu dilaayeesahwiyoo jacaylkuna siduu adiga kugu yahay ayaan kula simaneesaadi iyo insharti la isii yay xalaybaa suurtoo biwaydeesalku dhigi ayaankuyee samir aan lahaano!
SU'AAL HESTAN MA JECEL BAA MISE WA MID LALA HADLAYEY WALALEHENA SOMALIDA KENYA KU NOOL NFD
@@yasinshuceyb397waa hees ka hadlaysa sadexda maqan. Jabuuti, galbeed iyo nfd.
Saar tiyo ishaar tii 😂😂😂😂❤❤🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊 walhy cabsi cabsi
Sareerad xaa laga wadaa😊😊😊
Waaw 😍😍😍🙆♂️🙆
adoon saaca igu xidhin laba seebna igu wadin
hees io badh xasuus wlhi 2015 haduu samir wax tarilaa ama uu sadnoqolaa muddan kaa dhul sugayee meeday qoftii.!!
Ab iyo ab waayo waayo gacayte
Heeso waa ku wii hore uun
Asc
Heesti xasan aadan markan da,da jiray 15 no so qor plz
Sareerada maxaa laga wadaa
💗💗💗💗💗💗💯💯💯👍👍👍
Murti cajiib qaraami
Hees xusuus mudan
Codkotha lee ayaan edeqi
Heeata hingasho maxamed saleeban uu qaado oo qoraal ah lagaa rabaa
Waaaw hore usoco
Aniguba saq iyo waa sidan kugu go ay ayan sahankeed ku maqanahay Isaga:sida na dheh😅
❤❤❤❤
Absolutely 🎤🌐🇸🇴❤️
Waxan ka codsanayaa heska dhahaa Sida labo isjecelo leydhsanayaa Adoo mahadsan isoo radi hunoo
Markuu cabdiqays heestii cabdiqays .noloshaadu caarcaar yey cidhib xumaan noqon.
Pest. Fanaan
Ilaahay haw naxriisto Abwaan Maxamuud cabdullahi (sin-gub)
Ahmed gacayte iyo Amina Abdullahi
Aamiin Aamiin
Jeer uu suur dhawaaqo
Maseegtada aan gaadhnee
Iska saxa qoraalka plz
3024 yaa joga meshan😢old is gold
Ani😢
Ereyga Sidig
wxa laga wada neefka canug uusan dhalin oo hooya looga dhigo
Sacna waysha uu dhalo
Sanka kalama rooroo
Sidig kama jeclaadee
Waan kaa faiday Thanks pro meelan geeyo ayaan la aa eray gaas
Aad iyo Aad ✔️👍✅
Mahad sanid
Hestan so loma qadin NFD
HESTAN MIDBA ISKU QABSANAY WAA JECEL IYO JACEYL MAHAN
Jaceyl ma ahan sxb NFD baa loo qaaday@@yasinshuceyb397
Salkuu dhigi ayaankuye samir aan lahaano. Rawaahu AUN Sangub
Wah wah waa aduun xasuus badanaa kala fogaa halkaan jooga iyohalkaan dhagaysan jiray gacaynye fanaan cod toolmoon ❤❤❤❤❤❤❤🤙🤙🤙🤙
Heeztan yaa dawanaya 2021
2022 wll
@@zempii6546 😢😢😢
😢2024
Abwan sangub allaha u naxaristo axmed gacayte iyo codkii amina cabdulahi
Heeso waa kuwii hore💯💯 ❤ 2024
Mirihii iyo laxankii sangub codka a.gaceeyte iyo aamina cabdilaahi
Ya ila daawanaya dec 2023😊
Erayadii AHU singub
Waad isahayatoo kaa seexan waayee dhowr sano iyo googo,e
cirka sare u eegoo soo jeed ku waaroo
ku safaaday nolasheee
in lagu su,aaloon kugu seego aakhiro waan ku la socdaayee
kuma samaxayee jeer suur dhawaaqoon
maseegtada aan gaadhnee
haduu samir wax tari lahaa
ama uu sad noqon laha mudan kaa
dhur sugayeee
adoon saca igu xidhin labo seebna igu wadin ama saydhin wacadkii ama sidaa igu qaado
Sacna waysha uu dhalo sanka kalama rooro oo sidig kama jeclaadee
sidaasaan ka dhiganahayoo isa sudhan waxaanahay sokeeyoo walaalaa
sanadkaynu joognaa sideed guuro weeyaan sodontahay bishiisuyee
waa sahan danbiyo shalay sareedada aduunyadu sacad kala wareegtee
saadi iyo inshaartii lay siiyay xalaybaa suurtoo biwaydee
salku dhigi ayaanku samir aan lahaano
In aan kuu siloonahay sirtaydii ogaatoo caad kama saarnee
sanadanba waxaan ahaa nin jecelku sara dagay seedaha jidhkiisee
sanbabadaa I qalanoo wadnaha isaranoo dhiiga saydhinaayee
naf la saaqay baan siday tahay dhalaan sabaalaynayaayee
haduu samir wax tari lahaa ama uu sad noqon laa mudan kaa dhur sugayee adoon saaca igu xidhin
labo seebna igu wadin
ama saydhin wacadkii
ama sidaa igu qaado
Haygu samir daraaninee adigoon salfuudaan oon salguugin waayaha
anigu saq iyo waa sidaan kuugu go,ayaan sahankeed kumaqanee
kuma seexan waligay sadex igu wallahiya siraan kugu dilaayee
sahwiyoo jacaylkuna siduu adiga kugu yahay ayaan kula simanee
saadi iyo insharti la isii yay xalaybaa suurtoo biwaydee
salku dhigi ayaankuyee samir aan lahaano!
SU'AAL HESTAN MA JECEL BAA MISE WA MID LALA HADLAYEY WALALEHENA SOMALIDA KENYA KU NOOL NFD
@@yasinshuceyb397waa hees ka hadlaysa sadexda maqan. Jabuuti, galbeed iyo nfd.
Saar tiyo ishaar tii 😂😂😂😂❤❤🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊 walhy cabsi cabsi
Sareerad xaa laga wadaa😊😊😊
Waaw 😍😍😍🙆♂️🙆
adoon saaca igu xidhin
laba seebna igu wadin
hees io badh xasuus wlhi 2015
haduu samir wax tarilaa ama uu sadnoqolaa muddan kaa dhul sugayee meeday qoftii.!!
Ab iyo ab waayo waayo gacayte
Heeso waa ku wii hore uun
Asc
Heesti xasan aadan markan da,da jiray 15 no so qor plz
Sareerada maxaa laga wadaa
💗💗💗💗💗💗💯💯💯👍👍👍
Murti cajiib qaraami
Hees xusuus mudan
Codkotha lee ayaan edeqi
Heeata hingasho maxamed saleeban uu qaado oo qoraal ah lagaa rabaa
Waaaw hore usoco
Aniguba saq iyo waa sidan kugu go ay ayan sahankeed ku maqanahay
Isaga:sida na dheh😅
❤❤❤❤
Absolutely 🎤🌐🇸🇴❤️
Waxan ka codsanayaa heska dhahaa
Sida labo isjecelo leydhsanayaa
Adoo mahadsan isoo radi hunoo
Markuu cabdiqays heestii cabdiqays .noloshaadu caarcaar yey cidhib xumaan noqon.
Pest. Fanaan