gacayte | axmed gacayte sida laba cadaawaa | gacayte lama kala cadgooste | cadho kaaga maan tagin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • HEESTA: Lama Cadgoostee
    ERAYADA: Cabdi Qays
    LAXANKA: Axmed Gacayte Yuusuf
    LUUQDA : Axmed Gacayte Yuusuf
    KABANKA: C/naasir Macalin Caydiid
    DUBAANKA: Siciid Xuseen
    LYRICS : Dhugmaal Lyrics
    QORAALKA HEESTA
    ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
    Cadho Kaaga Maan Tegin
    Kulamana Colloobine
    Waa Geedka Cashaqaa
    Iyo Camalyadiisoo
    Caynkaa Iska Yeelee
    Hayeeshe Caqligaab
    Anna Caawa Hay Bidin
    Adna Camal Haweeniyo
    Yaanu Ciilku Kula Tagin
    Sida Laba Cadaawaa
    Lama Kala Cadgoostee
    ______________________
    Sida Cuudka Xoolaha
    Dadku Ugu Caweystaan
    Ii Tahay Cir Iyo Nabaad
    Cindigaygu Jacelyoo
    Kamaan Jarin Calooshee
    Hayeshee Caweys Tagey
    Midhkaan Cadhada Kugu Idhi
    Adiguna Colaad Iyo
    Ha U Qaadan Cudur Weyn
    Sida Laba Cadaawaa
    Lama Kala Cadgoostee
    _____________________________
    Haddii Uu Codkayguba
    Kugu Yahay Cadaab Kulul
    Carrabka Iyo Daankaa
    Iyaguba Isceliyoo
    Cuntada Isku Jiidhee
    Dadku Waa Colloobaa
    Marna Waa Is-Cisayaa
    Haddaan Caabaq Kugu Falay
    Adna Caabi Hays Odhan
    Sida Laba Cadaawaa
    Lama Kala Cadgoostee
    Adiguna Colaad Iyo
    Ha U Qaadan Cudur Weyn
    Sida Laba Cadaawaa
    Lama Kala Cadgoostee
    gacayte,
    gacayte qaraami,
    gacayte iyo aamina,
    gacayte iyo sahra halgan,
    gacayte iyo maandeeq,
    gacayte dulmiga caashaqa,
    gacayte adaan kuu duceeyo,
    gacayte orod orod,
    gacayte hees,
    gacayte dirirada,
    gacayte dhagar qabe,
    axmed gacayte,
    axmed gacayte iyo aamina abdullahi,
    axmed gacayte iyo sahra halgan,
    axmed gacayte dulmiga caashaqa kadaa,
    axmed gacayte inaan wali ku jeclahay,
    axmed gacayte dhagar qabe,
    axmed gacayte halbowlaha iyo beerka,
    axmed gacayte iyo haweeya biixi,
    axmed gacayte iyo maandeeq,
    axmed gacayte adaan kuu duceeyo,
    gacayte balan jaceyl,
    axmed gacayte bandidaa,
    axmed gacayte bal hadana qalbiga,
    axmed gacayte barkhad cas,
    axmed gacayte bal dhagaysi,
    hotel gacayte bosaso,
    axmed gacayte balan jacayl,
    axmed gacayte cadho,
    axmed gacayte cirka maalin,
    axmed gacayte collection,
    aamina cabdilaahi gacayte,
    cabdi wahaab axmed gacayte,
    amina cabdullaahi iyo gacayte,
    aamina cabdilaahi iyo gacayte,
    tijaabi codkaaga axmed gacayte,
    axmed gacayte iyo cadar,
    axmed gacayte durdurada,
    axmed gacayte duni wada halloween,
    axmed gacayte dabaylaha,
    axmed gacayte dirirada,
    axmed gacayte duggan weheshada,
    dilkii axmed gacayte,
    heestii dabaylaha axmed gacayte,
    axmed gacayte waxay dani,
    ina gacayte,
    aun axmed gacayte,
    axmed gacayte soo fur,
    gacayte gocomada,
    gacayte galaydh,
    axmed gacayte gocomada,
    axmed gacayte gugii hore,
    axmed gacayte gayaankiyo,
    gaasira iyo gacayte,
    gacayte hees macaan,
    gacayte heeso,
    gacayte habshan,
    gacayte halacsi,
    gacayte hotel,
    heestii gacayte,
    axmed gacayte habshan,
    axmed gacayte heestii sabaalo,
    heestii axmed gacayte,
    heesaha axmed gacayte,
    hees gacayte,
    heestii gacayte iyo aamina,
    heeso qaraami axmed gacayte,
    heesaha gacayte,
    heeso qaraami gacayte,
    gacayte iyo tiriig xaashi,
    gacayte iyo,
    axmed gacayte inanyahay jaceylka,
    axmed gacayte iyo marwo maxamed,
    axmed gacayte isoo lagad,
    axmed gacayte milic iyo mahiigaan,
    jaabir gacayte,
    axmed gacayte jacayl,
    umalay jacayl gacayte,
    axmed gacayte sixir jaceyl,
    gacayte kaban,
    axmed gacayte kaban,
    axmed gacayte ku harsamay,
    axmed gacayte lama kala,
    axmed gacayte iyo khadra daahir,
    axmed gacayte leeg,
    axmed gacayte lyrics,
    aamina c/laahi iyo gacayte,
    axmed gacayte sida laba,
    axmed gacayte iyo aamina abdillahi lyrics,
    axmed gacayte sabaalo lyrics,
    gacayte midabsan,
    maxamed gacayte,
    maandeeq iyo gacayte,
    marwo maxamed iyo gacayte,
    axmed gacayte waan maaganee,
    axmed gacayte midabsan,
    axmed gacayte iyo magool,
    axmed gacayte heeso macaan,
    axmed gacayte iyo hibo nuura,
    suways gacayte iyo nuur,
    axmed gacayte orod,
    suways gacayte prank,
    gacayte qaaci,
    axmed gacayte qaraami,
    axmed gacayte qaad hlinka,
    axmed gacayte qaad hilinka,
    suways gacayte qosol,
    qaraami axmed gacayte,
    qaraami gacayte,
    axmed gacayte qaaci,
    gacayte sahra yar,
    gacayte sabaalo,
    suways gacayte,
    sahra halgan iyo axmed gacayte,
    sahra siyaad iyo axmed gacayte,
    taariikhda axmed gacayte,
    tiriig xaashi iyo axmed gacayte,
    gacayte umalay,
    axmed gacayte o'malley,
    axmed gacayte umalay,
    gacyte,
    axmed gacayte wardheer,
    axmed gacayte ahlan wa sahlan,
    gacayte xul ah,
    xasuustii gacayte,
    xasuustii axmed gacayte,
    axmed gacayte heeso xul ah,
    axmed gacayte yuusuf,
    axmed gacayte yaab,
    sahra yar iyo gacayte,
    ahmed gacyte,
    axmed gacayte iyo gaasira #dhugmaallyrics #hees #heestii
    #dhugmaal_lyrics #gacayte #axmedgacayte #dhugmaal #heeso #heesta

ความคิดเห็น • 75

  • @hanaqaadanimes9737
    @hanaqaadanimes9737 11 หลายเดือนก่อน +15

    4 October 2023 ayaanu xidhiidh bilawnay anago wali wada hadlayna waxay saaratay ninke provelka hada wax ii furan oon ka ahayn inan iska ilaawo maqan😢

    • @SharmaakeAhmettali
      @SharmaakeAhmettali 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry pro waliga qof ha isku xirin horay usoco ugaas sida labo cadaawaa lama kala cadgooste

    • @mohamedmiidoh5736
      @mohamedmiidoh5736 11 หลายเดือนก่อน +3

      adigu degdeg badanidaa qob aad bil wax yar is taqaaneen miyaad aaminaysaa yaddoo 2023😂 la marayo 😂

    • @abdinorkhalif3165
      @abdinorkhalif3165 9 หลายเดือนก่อน +1

      Zxp ha iswada dhiibin qof laguma deg dego hadaa xariir damacdaan lugi hakuu laabnaato waa iga tallo

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk​@@mohamedmiidoh5736

    • @sheekhmaxamadshaafi7563
      @sheekhmaxamadshaafi7563 3 หลายเดือนก่อน

      Dumar waa dhaalaan raad wayn waala sa sabaa zxbe msoo celisay dume ❤❤❤

  • @MohamedEbrahim-e3h
    @MohamedEbrahim-e3h 2 หลายเดือนก่อน +5

    Dadka Axmed gacayte dhagaysta,ee dhaawaca ah waa salaamaya.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +16

    Mahadsanid sxp codsigayga waan kaa hayaa legend gacayte ahn heestaan waan kuraaxaystaa

    • @dhugmaallyrics
      @dhugmaallyrics  2 ปีที่แล้ว +2

      Adaa mudan sxb

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +2

      @@dhugmaallyrics
      wllkay yow
      Kabanku wa cabdi qays
      sidaan jeclahay
      waxana
      Isku mar laduubay
      Sida ka muuqata
      Heesta cabdi qays ee
      shimbiryahay lalaysa
      marka mid ah
      duubitanada la duubay hestasi
      wa sidan jeclahay
      fikirkayga
      wax aan xaqiiq ka sheegayo maha lkn

    • @xiirmastuur5249
      @xiirmastuur5249 ปีที่แล้ว +1

      Heesihii snm sow maaha sarbeeb jacayl maaha

    • @xiirmastuur5249
      @xiirmastuur5249 ปีที่แล้ว

      Heesihii snm sow maaha sarbeeb jacayl maaha

  • @SuhaybCabdi-wt8qb
    @SuhaybCabdi-wt8qb 10 หลายเดือนก่อน +4

    Hees hees dhaftay iyo fanaan fanaan dhafay ahmed gacayte ilahay haa unaxariste wax kale ayu aaha😢

  • @aarkayogol1316
    @aarkayogol1316 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤waxani hees waa dhaaftay

  • @caligalaydh9716
    @caligalaydh9716 ปีที่แล้ว +5

    Alle haw naxariistee wuxu aha hobol ad ucod macaaan❤❤💯💯

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 15 วันที่ผ่านมา

    04-Oct-2024
    1:56 Am
    Walle hees bay ogashahy
    Alla maxaa nin rageed inoo heesay ❤ Haben Jimce ah ama hakis bila ah ❣🤗

  • @A.rahmanOthmanMohamud
    @A.rahmanOthmanMohamud 11 หลายเดือนก่อน +2

    Adiguna colaad iyo
    Ha u qaadan cudur wayn.
    Sida laba cadaawaa
    Lama kala cad goostee.
    ❤❤❤

  • @AbdiDaauud-wz3gb
    @AbdiDaauud-wz3gb ปีที่แล้ว +2

    Waa erayadii abwaanka dada yar mustafe koofiyad

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan arosyada kaqadi jiray 🥰

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet1873 2 หลายเดือนก่อน +6

    From Baabulahi 😂👋

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 ปีที่แล้ว +4

    Lgend ahmed gacayte ale hku naxristo
    🤲

    • @maxamedxidig1825
      @maxamedxidig1825 3 หลายเดือนก่อน

      calankan inte u wadaa mrka 😂

  • @garyaqaanqaalib592
    @garyaqaanqaalib592 หลายเดือนก่อน

    Waaw waaw waaw 00:45 saq dhexe ayay ii baxaysaa
    Habeen kamida habeenadayda quruxda badan
    Waaberi muqdisho- Somalia
    2024.

  • @inabeed7691
    @inabeed7691 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed maxamuud yusuf gacayte axayaa fanaan
    25/8/24
    Hargeisa
    Mirqaan wangsan

  • @muhumedamiin4826
    @muhumedamiin4826 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah AUN GACAYTE.

  • @djkhalid7153
    @djkhalid7153 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta kahor fanankan mamaqlin best fanan heestan wax lo dhigo laheyn 13 July 2024 sida lapa cadawa lama kala cadgoosteh ❤🥺

    • @naciimomaxamuud3015
      @naciimomaxamuud3015 2 หลายเดือนก่อน

      29 July 2024 markii igu horeysa aan dhageyso Cape Town sea point

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adna camal haweeniyo
    Yaanu ciilku kula tagin
    Sida labo cadaawaa
    Lamakala cad goostee😢😢
    2022 is baranay anago wada socona ayey igu tri wxa raba inaa dalka ka tago oo guur kaba iska daayo lkn 3 bil ka dib wxey isku xirtay xariif kale oo ay isku deegaan ahaayeen👌 taasna waa qorshe haween

  • @laago6274
    @laago6274 หลายเดือนก่อน +1

    Mid kamida Heesaha Aan Waaberi badaN ku Findhicishay

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hbeen uuda.ayo roobyaroo tiix ahi da.ayo ayaan kukala dhaqaaq nay meel aniyo ex taydiii waxaana kula tagnay waxay igu aragtay gabar kale walow aan iyada jecalahau
    Adna camal haweeniyo yaanu ciilku kula tagin sida laba cadaawa ah lama kala cadgoosteee

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 29 วันที่ผ่านมา

    Dadku waa caloobaa
    marna ways ciseeyaa 2x100
    Naxariisti jano eebe haka waraabiyo.

  • @MoHAbdi-fx4uc
    @MoHAbdi-fx4uc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Geedka caashaqu waaba imtixaan💔

  • @waaguuhaybe7640
    @waaguuhaybe7640 หลายเดือนก่อน +1

    Fir sep 13 2024 dhagbur mirqan

  • @FUAAD-t4r
    @FUAAD-t4r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyadii cabdi qeys

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cindigeygaa ku sugayoo
    Kaama jarin calooshee
    Hayeeshee caways tagay
    Midhkaan cadhada kugu idhi
    Adiguna colaad iyo
    Ha u qaadan cudur wayn
    Oo camal haween iyo
    Yaanu ciilku kula tagin
    Sida laba cadaawaa
    Lama kala cad goostee🙇‍♂️
    Sasabada Boqoradeyda Mustaqbalka❤
    Fav singer Ahmed GaceyTe yuusuf gaboobe Allah yarxam🤲
    Wednesday night 12-6-2024 4:12 AM in Mogadishu✍

  • @Najuuyar
    @Najuuyar 10 หลายเดือนก่อน

    Casho kagaman tegin kulamana culobin ee waa gedka cashaqa🖐🏿💔

  • @DrKhadar-u2t
    @DrKhadar-u2t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ku xasuustaa habeen taariikhdu ahayd July 2016 oo aan Adis Ababa joogay gaar ahaan hotel ka hamet ee ku yaal boli oon ilaa 11 habeenimo ilaa 2 dii dhagaysanaynay. AHUN AHMED MUXUMED YUSUF GACAYTE😢❤

    • @AbdiArab-p1s
      @AbdiArab-p1s 21 วันที่ผ่านมา

      waad qaylaysay somahan sxb kkkkk

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน

    Laakiin afsoomaaliga Cuud waa la shittaa, cood waaye xooluhu

    • @faysalmohmed1519
      @faysalmohmed1519 หลายเดือนก่อน

      Cuud waxaa la dhahaa xoolaha la intifaacsado ader

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ legend gacayte

  • @fardhusismail1588
    @fardhusismail1588 ปีที่แล้ว +1

    Shay miracle

  • @moskow2989
    @moskow2989 2 หลายเดือนก่อน

    2010 ilaa hada eytahy 19/7 /2024 ban dhegeystaa axmad gaceyte legend allaha ya raxma

  • @Xiireyflogs
    @Xiireyflogs 2 หลายเดือนก่อน +2

    30/07/2024 hapen salaso soo galayso nafta camal wayday aan gubayey wixii iga dambeya😅😅

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน +2

    SARGA ISKO. TIIRIYe LAMAHA. IILKA AH WAXO SARA U. EGAY. U SiDHA WAADAY

  • @Burcaawi8
    @Burcaawi8 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan iyo Hanuuniye ayaan muddo is barbar dhigay , ma kala dhacaan laakiin ninkani awood "Laxan" la idhaahdo ayuu sheegtay . Gacayte jinbaa la laxamayn jirey malaha !!

    • @ridwanabdirehman4489
      @ridwanabdirehman4489 หลายเดือนก่อน

      Walhi waa run maan weli arag fanantii waa beri fanan la laxana telelted ayuu ahaa ilaahay how naxariiste

  • @Muunaismialhassan-rq3ov
    @Muunaismialhassan-rq3ov 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii uu codkayguba kugu yahay cadab kulul
    Carabka iyo daan kaa iyaguba isceliyoo cuntada isku jiidhee dadku waa calobaa marna waa is ciseyaa 😢 hadan habuq kugu falay adna caabi hays odhan sida laba cadawaa lama kala cad gooste

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sida laba Cadaawaa💔😪

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 10 หลายเดือนก่อน +1

    AUN Gacayte

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir 3 หลายเดือนก่อน

    14/7/2024/10: 38yaa Salaam gacayte
    Anigoo Ah maxamed CabdulqDir Axmed nuur
    Yaa salaam waf caleek

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 หลายเดือนก่อน

    Washamso tajri. Limosta qarilaha

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 6 หลายเดือนก่อน

    Hadii codkaygu kugu yahay cadaab kulul, 😢😢😢

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan dawanaya 8,2024.

  • @SharmaakeAhmettali
    @SharmaakeAhmettali 11 หลายเดือนก่อน

    Naxariis iyo Jano Alle weyne hakawaraabiyo fanan Kena insha Allah

  • @MAar-yr5wf
    @MAar-yr5wf 2 หลายเดือนก่อน +2

    Baabullaahi maftuux oo ku luuqaynaya baa igu kalliftay inan so radiyo siiba
    Adna camal haweeniyo
    Yaanu ciilku kula tegin
    Sida laba cadaawa ah
    Lama kala cad goostee😂

  • @ahmednuurhonest1515
    @ahmednuurhonest1515 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 🎶

  • @ARashiidHero1
    @ARashiidHero1 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @MkfanprojMkfanproj-wh2wr
    @MkfanprojMkfanproj-wh2wr ปีที่แล้ว

    😢lamakala cadgoste

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    DAGALKO DOL. HARAyN
    DAA MAAHA. LACIBONTA

  • @HousseinDjama-c1d
    @HousseinDjama-c1d 7 หลายเดือนก่อน

    ❤ 143

  • @SuhaybAbdiraxmaan-jx8oj
    @SuhaybAbdiraxmaan-jx8oj 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @MkfanprojMkfanproj-wh2wr
    @MkfanprojMkfanproj-wh2wr ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nabihahanti8711
    @nabihahanti8711 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😮😢

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    7. YERIS

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    14

  • @samriyebubaal5366
    @samriyebubaal5366 6 หลายเดือนก่อน

    Adna camal haweeniyo
    Yaanu ciilku kula tagin
    Sida laba cadaawa ah
    Lama kala cadgoostee.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    CIiDANKA. COJAFIINTI