DEGDEG MD Cirro Oo Baxaya Safarkii 2aad &Xogta Dalka Uu Tagayo,Dagaaladii Hiiraan Oo Socda &

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • ✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔
    Wixii Talo Iyo Tusaale ah Noogu Soo Hagaaji Whats up Namberka wa.me/+2526379...
    Hasamaato tv Media Network
    Hasamaato tv Wararka Caalamka
    Hasamaato tv Wararka Somalia.
    Hasamaato tv Warar Deg Deg
    Hasamaato tv Xogta Caalamka
    Hasamaato tv Dowladda Somalia.
    Hasamaato Somalia.
    Hasamaato Somali News
    Hasamaato Itoobiya.
    Hasamaato Telefishinka
    Hasamaato Warar Deg Deg ah.
    Hasamaato wararka maanta
    Hasamaato news today wararkii maanta
    Hasamaato tv wararka bariga dhexe
    Hasamaato tv madaxweynaha
    Hasamaato tv Arrimaha Soomaalida
    Hasamaato tv Somaliland
    Hasamaato tv Puntland.
    Hasamaato tv Muqdisho
    Hasamaato tv Nairobi, Kenya
    Hasamaato tv Arrimaha Soomaalida
    Hasamaato tv Soomaaliya
    Hasamaato tv Somaliland
    Hasamaato tv wararka somaliland
    Hasamaato tv aqoonsiga somaliland
    Hasamaato tv ictiraafka somaliland
    Hasamaato tv wararkii ugu danbeeyay ee somaliland
    HASAMAATO TV xiisaha iyo xulashada Bulshada
    Hadda Subscribe Saar fadlan channelka
    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
    30K.....SUBSCRIBERS
    40K.....SUBSCRIBERS
    50K.....SUBSCRIBERS
    60K.....SUBSCRIBERS
    70K.....SUBSCRIBERS
    80K....SUBSCRIBERS
    90K....SUBSCRIBERS

ความคิดเห็น • 15

  • @najaxmaxamed6759
    @najaxmaxamed6759 6 วันที่ผ่านมา +2

    Asc h c f soomaalilaana aleha karbala noqdo isha ala

  • @hassanhussein6776
    @hassanhussein6776 6 วันที่ผ่านมา

    masha allah codkii weriyayaasha asalka ah baad leedahaye hore usoco

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa madaxweyne cirro wuxuu raadinayaa waa lacagtii uu guryaha kaga dhisan lahaa dalkii uu ka soo tegay ee finland.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 6 วันที่ผ่านมา

    Haioraan jabuuti tegeeya hataago itobiya kuwasa walaal aah jabuuti iyo somalia waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland right move

  • @ibrahimcollow1789
    @ibrahimcollow1789 6 วันที่ผ่านมา

    Put him in GBS otherwise is going to disappear again 😅😅 because there Rubbish

  • @AhmedOmer-l7y
    @AhmedOmer-l7y 4 วันที่ผ่านมา

    🤲🤲💚❤🤍

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia tababarka ciidamada qaranka shaqo kuma laha.
    2.0. Waana daciifnimada haysata dawladda aan la aqoonsanin ee aan jirrin ee somaliland.
    3.0. Waana nasiib darrada inteeda leeg oo yaableh.
    4.0. Weligaaba orod orod sidii oday geelliisu ba'ay oo goblan iyo gaajo ay haysato.

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waa maxay waxan uu ka raadinayo dawladda xabashidu.
    2.0. Xabashidu aqoonsiga ay bixineyso xaggee lagu qaadhayaa.
    3.0. Ciidanka qaranka waxa masuul ka ah dawladda somaliland xabashiduna waxay shaqo ku leedahay ma jirto.
    4.0. Haddayna dawladda somaliland tababari karrin ciidankeeda waa maxay aqoonsiga somaliland ay raadineyso.
    5.0. Waxan uu doonayo madaxweyne cirro waa lacag isagoo bixinaya berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    6.0. Arrintaasi waa xaaraan maqdac ah oo aanu sharciga iyo distoorku aanu oggoleyn marnaba.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa madaxweynaha waxa loo doortey inuu somaliland horumar gaadhsiiyo.
    2.0. Haddaba waxan dhahayaa isagoon waxbaba qaban wuxuu ku taaganyahay labada suul.
    3.0. Waxan dhahayaa wuu degdegayaa madaxweynaha somaliland waana arrin aad loola yaabbo.
    4.0. Waxan uu raadinayo waa maxay waxan uu labada suul ugu taagan yahay maxay tahay.
    5.0. Waxan dhahayaa waa muamaraadka muuse biixi cabdi waana nasiib darrada inteeda leeg. 6.0. Wuxuu doonayaa inuu bixiyo bixiyo berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    7.0. Waa maxay aqoonsiga uu sheegayaa ay hayso dawladda guunka ah ee xabashidu.
    8.0. Aqoonsiga ay dawladda xabashidu bixineyso halkee lagu gaadhayaa.
    9.0. Mada weyne xirro wuxuu ku shaqaynayaa fikradda nuxuusta ah ee lagu gadanayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    10.0. Waxan dhahayaa waa sababtii muuse dameer iyo daahir rayaale kaahin uu uga daba tegay dawladda tuugada ah ee UAE/DP world.
    11.0. Waxana cad in loo sheegay 100.0 million ee doollars ee lagu gadanaye berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    12.0. Waxanu cabdiraxman cirro qaattey fikraddii muuse dameer biixi dameer ciyaya ee hungurigu qaattey ee hunguri lacag.
    13.0. Waxan dhahayaa cirro wuxuu raadinayaa waa lacag waxanu gadanayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac.

  • @CiiltirecagafDirshejacay-dy9xu
    @CiiltirecagafDirshejacay-dy9xu 6 วันที่ผ่านมา

    safar ku madhama kii hore

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 6 วันที่ผ่านมา

    Waar iska joog yaa yidhaa waa lagu badili doonaa hadduu itoobiya tago iyo hadduu jabuuti tago si sharaf leh laguuma soo dhawaynayo labada wadanba isagaana halkaa is dhigay

  • @XamdaCabdilaahi-u8f
    @XamdaCabdilaahi-u8f 6 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland❤❤❤❤ somaliya down😅😅😅😂

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 6 วันที่ผ่านมา

    *Guul iyo Gobonimo* *SOMALILAND*
    *Congrulation*