Xigmadahan ano dhageysanayey Igu daarayan She is from badiyo iyo caawo cajiinka ana kaa qasa adunow xal qaado Bal dhageyso heestan Iyo waxa hada Isbuc kasto Sobaxa ee hees ahan lodhageysanaayo
To the person who reading this, even though I don't know you,I wish you all the best of what live has to offer you, stay blessed and stay healthy for everyone🙏❤
taso kale uun dumar u ahay ayaan somaray qofka hadi aad jeshahy anu ku ogaayn waliba baah diil kugu daro ax ax dhiib badana hada isagi ayaa sidu i neecba ayaan u necebhy carur ayaan u dhalay lkin walahi caruurta ayaan ka tagi kari waye sidan ahay amaa u necay aniga ayaa og
Wlhii wata ihaysto mnta. 😰😰🙏😰😰😰gabdh an ad uu jecla Oo 2 labo sano la socuday ayaa ciidlo iga tagtay marka haben iyo malin wan oyaya 😰😰😰😰qlbi xanun iyo qalbi jab Ayan qaday. Gabdhaha. Maa Sida Oo dhan ba 😰😰😰 mxay Qalbiga noga jabiyan hadan nahay raga. Pls pls iso duceya waxan ku sugan ahay. Halis Inan is dilo waxba igamaan wlhi. 😰😰😰ciidi qorlkayga aragto pls iso duceya inu Ilahay qalbiga iqabojiyo 😰😰🙏🙏😰😰😰alllow wixi sidayda ah Ee qalbi jab ah. No so duceya pls 😰😰😰😰😰😰😰😰
Heestani waa heesaha uga caansan kuwa uu qaadi jiray yaasiin ahmed digfeer AHUN. Waxay ahaayeen heeso silsilada oo taariikhda galay. Heestan Yasin dib umuu soo qaadin. Heestan iyo heesta kale uu yidhaa hadaad baarka curubiyo...waa laga soo daba qaaday waliba fanaaniintii hore qaar ka tirsanaa ayaa ka soo daba qaaday. AHUN yaasiin was a legend of his own.
Wixii khalad xagga qoraalka ah fadlan nala saxa.
Ya salaam saaxib
Heestan Digfeer baa lahaa.. Garta yartaa garasho gaabta naagaha, haween gebi ahaantood.. Caadi maaha.. Yaraanteydi horaanti todaabatameeyihi baad ii celisay
Kama helin gar gaar samo, weeyi sxb.
@@davidwillium371,
Ereyga ah gabanna kama rabo.
Muxuu yahay micnihiisu thanks
@@umuraage2984 gaban=wiil. Gabano=wiilal. Gabano kama rabo, wiilal yeysan ii dhalin.
Amin abo mcn rabi haku naxaristo nasib ankugu arko mayelan lakin adunka meshan tago fadhiga leyga ka siciid digfeer inta leydho insha allah ilahay janadisa hanugu kulan siyo abo mcn 😢😢😢😢❤❤❤❤
Hestan hoyaday oo qaada maqli jiray waxayna igu tiri digfeer baa qaada
Qisada heestana waa nin curyaana oo inta badan hesaha digfer sameyay ninka gabar u jeclaa qabayna baa ku xumaatay iyada maysa jeclayn habenki way wareegi jirtay meshay doontay qaban jirtay markuu furay bu hesta sameyay digferna u dhiib
Heesuhuu ninka curyanka sameyay waxaa ka mida heesta saqda dhexe miyaa dumar suuqa soo mar mari jiray raguna sexan jiray meel
Way badan yihiin heesahah iyo qisada ninka curyankana caan bay ahaayen wakhtigaa waxa ka mida heesta maxa goble kagaa xiran ma geel baa kugu dhalay miraheeda ayadana ka mid yihiin
Abwaan Nuur jiis aya layirahdaa AUN
Mahadsanid .
sheeko cajiiba weeye , nin taariikh haya baa tahay sxb 👍🏾👍🏾👍🏾
Thanks wll😍😘
Hmm waar ninka Hada erayada dhibaa kazoo martaY😁
Xigmadahan ano dhageysanayey Igu daarayan She is from badiyo iyo caawo cajiinka ana kaa qasa adunow xal qaado Bal dhageyso heestan Iyo waxa hada Isbuc kasto Sobaxa ee hees ahan lodhageysanaayo
😂😂😂😂Beenta maaha Wallahi
😂😂😂 Wale been kumadan shegin wll
sxb hadalkii murtida lahaa wuu dhamaaday waa aduun gaboobay
Hmmmm indhaHaad ka ridaY
Hees walbo wagti ayey ledahay iyo dad ku xeran oo xiiseya
Axmed yaasin digfeer allh u naxariisto
Markaan gabar aan haasaawo wadaagnahay
isku dhacno aan dhageestaa
Legend anba xiligaasaan dhagaystaa 😄
Waah-waah ! Kamnaas laabaas .. Heesaha waxan ugu jecelahay kuwa garnaqsiga ah ee duulka dumarka loogu gar-dhiganayo , heestan oo aan maanta bartay 10jeer baan ku ceshaday. Ahey Ah. Bi'i waa Cabdinuurow.
"WALLEE IMA GUHAADSHAAN,
WALLEE GABANNA KAMA RABO,
GOGOLNA IIMA FIDIYAAN!"
Raga gebi ahaantood
aabahay gadaashii
Kama helin gargaar kaloo
Hadana ha iga goosteen😁
Sheekadan hadder daganahay
30/1/2021.. 12:30 am habeenimo habeen jimco soo galayo ayay ii baxaysaa, 10 jeer in ku dhaw baan ku ceshtay walina waan wadaa ❤️❤️
ZXb mjcylba kuğu dhcy
30/9/2021 9:21 pm habeenimo jimce soo galayo ban dhagaysanayaa goobtu waa Sool
Inkaston marhore maqly ana caway si wacan igu bxysa18/08/2023 hben jimco so galayo. 1.53am
Hees rag maskax...lex ay qoreen...m.a.digfeer Alla haunaxaristo marwalba wandageystaa....qarami...murti iyo hikmat...dad waa dadkii hore....
To the person who reading this, even though I don't know you,I wish you all the best of what live has to offer you, stay blessed and stay healthy for everyone🙏❤
Waa
mk
M
Mim
❤
Walle dadkii Horay iskama heesine murti aanan lasoo kobin ayee inoo gatageen I love Somaliweyn 🇸🇴
Fuck 🖕🖕
Aad iyo aad
Guri ba'ay maxaan degay
Sidii geelaygi lala tegay.✔
Goobuu uunku wada nacay.✔
Shaafici haleelow ma halkan ayaad joogtaa waa ibrahim jama jahay 😂😂
@@runsheeg1xbet969 waar haaye jamaca nagusoo qabso oo subscriber saar.😀
@@iamhaleel waan saaray indr mar hore
Hbn isnin ah tariqda thy 19feb2023 Sacaduna Nairobi thy 00:00 wxn dhagesanaye hestan u digfeer qadey una sameyey abwan nuur jiis alla yaa raxma abwanka io fanankaba
Hadaa fiirsaneysid happy new year 2021 like i saar
Ciyaal qaraami
Aded386
Hesta hooyaday gadashed kamahelin garab hadana kama raboo lool
Shimbirtaan wada soconay ayaa caawa i buufisoo markaas ayan ciilkii halkan soo aaday 10/12/2021 allaw sahal amuuraha 🤟
😂😃
Marka walle nag maguursado mad ku niyad dhisan kk
@@Maryama-idil hadaa maxaan sameeya ciilka ayaan iskaga saarayaa itaalka walaal😂😂😅
😂😂😂😂
Alaha u naxariisto 2002 janaayo ayoow dhintey anoo saxaraha liibiya jooga BBC ka dhageeystey tacsidiisa
Ab-waan Nuur mise fanaan digfeer
@@nuurhassan4690 fanan digfeer
Isla waqtigan ayaan ku jiraan marxaladan 20/10/2020 maalin jimco ah
Walhi 😭😭
4 /1/2021 haben isnina
taso kale uun dumar u ahay ayaan somaray qofka hadi aad jeshahy anu ku ogaayn waliba baah diil kugu daro ax ax dhiib badana hada isagi ayaa sidu i neecba ayaan u necebhy carur ayaan u dhalay lkin walahi caruurta ayaan ka tagi kari waye sidan ahay amaa u necay aniga ayaa og
@@ifrahmuze3593 iska dulqaado hadda maisqabtaan
@@c.raxmaandaahir361 haa wllky lkin qalbi jabay diib u solaban mayo
Yaa salam hees iyo badh weeyaan markaa dheelmanayso hbeenkuna badh tagay laydha macaan iyo guuxaa gaadhiga wadaato iyo heeskuna islaa haystan safarkadu inuu sahal ku taga lagu dhaweeyaa inta sidaydo kale safaray ah waan slmayaa saqdhex baan dhagaysanaya 👂
Sxp ana kula mida heeskan markad dhagysanyso guuxa gadhiga iyo kabankuna kgu socdan inad safar tahay wad ilaway saba aadban ku salamy sxp❤
Waxba hayla garab galin
Haygu gubaabin caashaqa
Waxba gacalo hay odhan
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Haween gabi ahaantood
Hooyadey gadasheed
kama helin gargaarsamo
Hadana hayga gostaan
💔💔💔💔
May Allah have mercy on his soul🙏🏾
Goobtu waa Minneapolis 😊
waligay iyadoo fanaan qaadayo ma dhagaysan hada ka hor, heestana waan wada xafidsanaa ilaa caruurnimadaydii, waxaanan ku bartay qof qaadaya ayaan afkiisa ka xifdiyay, waan raadin jiray mudaba caawana waa anigaa dhagaystay mahadsanid awoowe.
Wlhi 14 sano kabadan raadinaayay
Wlhii wata ihaysto mnta. 😰😰🙏😰😰😰gabdh an ad uu jecla Oo 2 labo sano la socuday ayaa ciidlo iga tagtay marka haben iyo malin wan oyaya 😰😰😰😰qlbi xanun iyo qalbi jab Ayan qaday. Gabdhaha. Maa Sida Oo dhan ba 😰😰😰 mxay Qalbiga noga jabiyan hadan nahay raga. Pls pls iso duceya waxan ku sugan ahay. Halis Inan is dilo waxba igamaan wlhi. 😰😰😰ciidi qorlkayga aragto pls iso duceya inu Ilahay qalbiga iqabojiyo 😰😰🙏🙏😰😰😰alllow wixi sidayda ah Ee qalbi jab ah. No so duceya pls 😰😰😰😰😰😰😰😰
Allla bisinka wll qalbiga allaha ku qabojiyo qofaaad jeceshahy sida lo naco ana aqane maku bara
Anaa kulamida wll hadaan qalbiga ka jabnahay 😭😭😭😭😭
@@maymayasu5556
Haa ibar. Isheg 😰💪
Sxb qisadada heestan ma khusayso eee waxaad dhagaysataaa heesta Cawale Adan ee Hagardaamo!!!! Iyadaaa kaa hadlayseee tan waa nin guur soomaray heestiisa mahadsanid. Qalbigana rabbigu hakuu dajiyo anigaaa og jacaylka xanuunkiisee jaaaw!!!
Soory wll isdaji haaajojin nooloshada hooray uwado midkawanagsan ayad heeli wakhtigede hays xasusin hooray usooco wll from quurbaha
Aun digfeer hees cajiiba mahadsanid Maadeys zxp waxbaan doonayaye inaan ku waydiiyee xageen kaala soo xidhiidhaa
Allaha unaxariisto
Heeskan xaqiiq buu ka hadlaYaaa😭
Inta TikTok kaso aragtay o so radisay farta tag 😍
Ticktok iyo heestan maxa iska galay barimadki 2003 Aan dhageesan jiray Xamar wabari
Aniga ka mida
Heeeskan ilaa berigaan yaraa wan maqli jiray ayadoo cejelad ah
Digfeer ayaan ku aqaanay, Waligey ma arkin cabdi baadil oo qaadaya dad baa leh cabdi baadil baa kaga horreyay kagana wacan , bal hadde marka baadil qaadayo nala wadaaga aan aragnee
saxib wa been cabdi badil aya kudanbeyay
Cabdi Baadil maaha ee waa Ibraahim Baadil ninka qaaday yaan laysku qaldin, waxayna u egtahay tuu qaaday mid ku jirta Channelka Rageedii, sidoo kale Fannaan kale ayaa la sheegaa inuu qaaday oo Recordska Kaydadka heesaha ku diiwaan gashanyahay balse Digfeer ayaa ugu macquulsan Originalka inuu qaaday sababtoo ah Abwaan Nuur Jiis badanaa isagaa qaaday heesihiisa.
AHU naxriistee digfeer hees uu qaaday fanaankastaa haduu ka daba qaadi digfeer cidina hees kuma gaadhayso fanaan Aan la helayn buu ahaa
Hees qeymo badna waxay lugu isku kay saranyihiin oo aan muqalkaan ku dhagaysanaa Hotel Ramaada muqisho soomaaliya
Heestaan markii iigu horreysay waxaan ka bartay jilaa Sooraan, oo qaadaya.
Wlhi isku mid baan nhay sxp
Allah u naxariisto sooraan
Alle how naxaristo
Waxay ka hadlaysaa xaalada aan ku sugnahay wakhti xaadirka hooyaday gadaasheed kamaan helin gargaaar talo😢❤🎉
2013 aya gabar 2 sano wada soconey abehed abtiged aderaded hoyaded ehelkedi odhan ayaan bartay kadib wan donay wa laysiyey hotelki meherka ayan soqabsaday lcgti wan bixiyey waraqihi wan qaybiyey habeynki ayan hadiyad qali ah ugeyey waxan ku iri xbb beri jimcada duhurki aya meherkenu dhacaya cawa iyo beri gelinka hore aya inaga xigta sawiradi xaflada meherka wan so sameyey oo sxbday uqaybiyey si beri marka meherkenu dhoco naloku hambalyeyo lkn wax walba habeynki 11:00 Pm aya wax walba isbedelen waxa ilaso hadlay walalked oo aha weliga gbdha wuxu yiri meherka dib udhiga abe aya yiri ana imanaya walayadina wu lanoqday waxan ku iri wllo lcagti hotelka wan bixinay xafladina wa ladiyarin wuxu yiri Maya jojiya hotelki aya wacay wu iga qaban wayen madaba waqti dame ahayd aroorti hore ayan kukalahay xafladi wa lajoojiyey dib ayan udhignay malin walba odaygi gbdha abehed wuxu leyahay wan sosocda 20 cisho markay kaso waregtey aya reerkaygi wllhay hoyo dhaman idhehen gbdha iskada wan iskadayey runti ano hoyo taladeda fulinaya lcgti ayan hotelki udontay madaba xafladi meherka baqatay mermerin dheer kadib wan helay lacagti gbdhi sidi ayan isku weyney dib waxan ka ogadeyn in ina abtiged lalarabo debeda kayimi wuna guursadey madaba anigu wadanka jogo wilyaro wax buran haysana aan ahay malinkas ayan go.aansaday inaan qurbaha uboxo dedal iyo socod dheer kadib qurbaha ayan saldhigtay calafkaygina qurbaha ayu noqday
jacaylkeeni subagiyo
sixinta iyo malabkii
sonkortiyo macankii
ubax suurad wacaniyo
midabkiisu suurado
wax sifeynayaa jirin
sikasto ahaa beri
isaseegnay dabaded
sirtu waa xagiinoo
daacad baan silonayn
ana samir gudoonsadey
socod laabta geliyoo
surin weliba soomaray
saanta dhigay halkaan rabey
adiguna samiiroy samo eebe kaayeel
Dhalinyaro codkan waa Ahun.Yaasiin Axmed Degfeer aamiiiiiiiiiin.
Ish calaa hees rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri❤
Heestaan 10 sano kabadan raadinaayay waad mahadsantahay.... Albumka GEELJIRE
Qisso wax ku ol ah ayey ehed allha unaxristo axmed Yasin
Caleek caleek best song. I really love it, Allah yarxamu digfeer Inaba caadi ma aha heestaan
AUN🥲🙏
Alle haw naxariisto Ahmed yasin digfeer heesihiisu wada top ayay ahaayeen
❤❤❤rest in peace ahmed yassin digfeer❤❤❤best song qalbigayga tabatay
Are u serious 🤩🤩
Aad iyo aad indr@@Africanboy130
@@Africanboy130aad iyo aad gabar tan ugu jecla iga dhimatay 😢😢
Wahwah hesihii tariiqda galay wan ka helaa heesaha dumarka iyo garnaqsiga iyo jawabaha xaqiiqdooyinka tabanaayo
Horaa looyidhi Nin naag Aminay nin sii Aaminay ha Aaminin
Yaabay..
Digfeeraw boowe waxba bakh yidhi...
Allahyarxamaraaximiin
Axmed yaasiin digfeer alle ha u naxariisto
Magaca uun baa yara is dhaafsan
Sida saxda ah waa yaasiin axmed digfeer bal waaya araga soo waydii sxb
@@maadeys waa sidaaad sheegtay walal magacu wuxuu sax ku yahay *yaasin Axmed digfeeer*
Waa nin dumaroo dhan isku soo.daray
Intuu kanreebay hooyadii
Hanjabiyeen kuna hungoobay
Heesahaan digfeer AUN isagaa lagu yaqiin
Inta badana waxay ku saleysnaayeen
Abwaankiisii Xeer ilaaliyaha ahaa AUN
Qaarna isageyba qabsatay
Waana silsilad heesahii kale ayay daba yaalaan
Mahadsanid
MAADEYS
Heestaan waxaa kaga horeeye Ibraahkm baadil saaxib mise anigaa qaldan🤔
masul heestan sababti looqaday haddad taqano nala.wadaag
@@abdirahmaanhassan5481 Ma aqaani aniga balse dad aqaano lama waynaayo
@@Ehel_Caashaq1 Dad aqaano lama weynaauo afkeenna kuma jirto sxb
@@axmedcsalaan6005 kkkkkkk hee waa afkee hadaba😂😂😂😂
❤❤❤AXMED YASIIN DIGFEER EEBBE HAKUU NAXARIISTO FANAANKAYGIYOOW.❤❤❤
Walle wiil ma cashaqo
Walle nin ma gursado
Walle guri ee le yihiin
Fooda ma galiyo
😂😂😂 hestan wiil gabadh ku dadisay laga sameye habadalin
رحم الله الفنان الراحل المقيم الأستاد الرائع ياسين احمد ديجفير
😘😘Si gaar ah bay ii Taabee Heestaan Iyo kabankaan wax badana waan raadiyey Mhdnsd 😘😘👈🏿allH u Naxariisto
😿😿😿 alle ha u naxariisto
Digfeer 😒😒😒
Amein wll
Ameira
That emoji tho😂😂😂😂😂 walle naag marabi anigu😢😂😂😂😂😂
@@IbrahimMohamed-ti1nx waayo wll aad u rabin😟🙊🥺
@@amiiraadan3017 dumarku wey dhib badin yahin huno😂😂😂 lkn kaftan lee waye okay??❤❤😂😂
Allah haw naxaristo digfer waxan ahayn dhalin yaradi nasibka u yeeshay riiwayadi 2002 u dhiigay inaay kaa qaybgalan
Xageebuu ku dhigay huuno ma jebutibaa
mayaa hargaysa garon tima cade laa dhaho
haa masha alaah abaayo
what is apka iga so qabo
+251915444101
Walle naag ma guursado
Walle gabadh ma caashaqo
Walle naag ma guursado
Walle Guri aan leeyahay
Fooda sooma galiyaan
😂✌️✌🏿
😅😅😅talow saaca ma gursty
@@asma_ilwaad8705 4 ii jogto alx 😅
@@abdifatahcarvalho2818 dumarku waa lma huran🥰
@@asma_ilwaad8705 aad iyo aad 😻
"Wale ima guhadshaan
Wale gabana kama rabo
Gogolna ima fidiyaan"
Digfeer AUN Wuxu kamid ahaa kooxdi horseed ee ciidamada qalabka Sida
Taarikhaha heesa uu qadayna 2 ayay ubasnaayeen
1. Qisooyin dhab ah oo isaga kudhacay
2. Nin zxpkis ah oo ciidanka qabka sida Hiran u joogay Hirani uu lahaa qisadooda.
Alle haku naxariisto
Heestan dad Ibrahim baadil iyo qalinle ku sheegaya ayaan inbadan arkay bal fanaanka asalkeedi lahaa nala wadaaga sxbayal hadaad igu dhaantaan.
Sxb QALINLE ma noqon karo balse waxaa jirta mid uu qaaday INA BAADIL.
Ninkani in uu DIGFEER yahay waa caddahay balse waxaan isweydiin mudan yaa ku horeeyay heesta.
@@shiilalle waan dareemay sxb midaa qalinle codkiisa mid is qariya maahan lkn asxaab ayaan isku qabanay oo idhahay ninkaas ayaa qadaya mahadsanid
Sxb hestan qalinlaa leh ilahay ha unaxaristo
Heesta originally waxaa leh axmed yaasiiin digfeer kadib ina baadil ayaa qaaday sidaas weeye
Heestani waa heesaha uga caansan kuwa uu qaadi jiray yaasiin ahmed digfeer AHUN. Waxay ahaayeen heeso silsilada oo taariikhda galay. Heestan Yasin dib umuu soo qaadin.
Heestan iyo heesta kale uu yidhaa hadaad baarka curubiyo...waa laga soo daba qaaday waliba fanaaniintii hore qaar ka tirsanaa ayaa ka soo daba qaaday. AHUN yaasiin was a legend of his own.
Cod macaan+kaman dananaya+miro ku damqaya waxbaa is biirsaday abwaan nuur iyo digfeer allaha uwada naxariisto.
Inta iga danbaysa like sara❤✌🏼
Was the best song i have ever hearing💜💜💜🎵🎶🎻
heestaan axmed yasiin digfeer ayaa qaadi jiray allaha u naxariistee waxana necbaa gabdhaha
Saaxib Ibraahim baadil ayaaba qaaday somahan🤔
Wlhi waa sida aan damacsanahy ama go'aankayga ah sababo igu dhacay awgood
Garta marka garashada fagaaraha haween gabi ahaantood hoyadeey gadaasheed kama helin gargaar kaloo hadana hayga goosteen ,,,,,😅Right .....hadal wadhamaade ...axmed yaasiin digfeer bes Song
Soft voice and greatest singer
Raganimo ku dhimo oo nacasta how jabin.
Dumar waa nacab eh.
Nacas😅
Yaa salaam yaa salaam
Heeso waa kuwii hore
Fanaaniituna waa intii hore u heesteyy
Mahadsanid ..MAADEYS...
Heeso kale oo wada murti ah. Ayaaa. Idinka sugeyna .....
Heestan waxay ledahay xasus habeen ayaan ka maqlay gabar qaadaysa weyna bedeshay intii kadambaysay waan raadin jirray
Alle ha unaxristo janadii fardawsana Alle haka wrabiyo Digfeer 😢
Yaasiin axmed DiGfeer alle Janada ha geeYo Faanan Qiimo MudaN ayuu ahaa
❤❤hawen gabi ahaantod
❤❤hoyadey gadashey
❤❤kama helin gargaar talo
❤❤hadane haiga gostaan😂😂
Ahmed yaasin digfeer
RABI HA JANEYO ASAGA&INTII
DHIMATYBA
OCTOPER 3-10-2023
WARSHADA DHIIGA SUUQA
XOOLAHA
SAY AMEEEEN DHAHA
ISMUUJIYA ASXAABTA
Who's listening 03/05 /2023 11:15 pm Nairobi Kenya 🎧🎶🎶🎶
08/08/2023,10:45 Am Galdogob mudug somalia🥰✌️
Hees iga dheh markan TH-cam ka galaba wan dhagaysata💯♥️♠️
Heesta waxa hal abuuray abwaan SALWIYE. Heesa badan oo digfeer qaadp ayuu lahaa.
Alla muxuu dumarka buufiyay Aun digfeer
Nice heestaan maanta ayaan dib usoo raadiyay
Waxbo ha dhihin way feecan thy dumar waxa uu kaa rabtaa dulqaat Hana nicin guurka
Ok
22 April 2023 1:30 habeenimo Iyo Murqaan
Ilahay haunaxaristo fanaankena weyna yasin Ahmed digfer
Walee fanaan kama dambeyn
Aabahey Galadashi kama helin gargaar kale hadana hayga gostaan
Waa kan DIGFEER balse marka heestu magac la'aanta tahay ninka qaadaya maahan DIGFEER
Duulku waa belo loo baahanyahay. keliya ninka u samra ayaa ka ilmo dhala.
Lool beentaa maahan
wlhi markan heestan rayyadeda maqlay wan iska ooyayey 😥😥 8/11/2019 aya dhawac aad iyo aad aaan oogu cadabme igu dhacay saxiibte ano adunka ogu jecel waxay igula dhaqantay sida cadow gedokale waxay imarsiisay ciqab aanan danbigedaba galin
inan hurdo sexan wayo cunada aanan kalajecln gajadu cado iinoqote ayey caadi iska aheed
wlhi mar Ayan isdhahy adubkan farxad laguguma talagalin qalbigayga oolalka kabaxaya cunto walagu karsan karay 😥😥
Sorry huuno😥😥
Ilaahay hakuu dhib yareeyo masuul...
Dunida dhib iyo dheefba aadanaa loo sameeyay ee ha niyad jabin guulayso walalka
Is adkeeey sxb waad kabixi insha Allaah.
Sxb soory dumar wa dhuurwa gadhka lahayee Samir iyo duulqad yeelo
Ahun digfeer like dhac wll
Abwan nuur jees inuu igahadlaayo bad moodaa hada maahmaahdii ahayd nin dumar dhawray kama dhalin kusocdaa lkn guri ba.ay baan daganahay allaw iigargaar
Raag wa ki horee wlhi iskadaf kuwan hada sidi hawenki dawada ismarinayan abtiiiyow
gabaygii guur aan ka la aado ayaan soo xasuustay
Alle ha u naxariisto boqorki fanka somaliyed💔😥
28/01/2021
Dadka heestan disliketa saarey suulka uga dhacey saan filaayo waayo kama ba mudna soo maaha.
Forjeenta digfaar waan jcly waa nin waxa badan og alla haw naxariiso
2023 ayaa heestan ku dhageysanayaa suuqa bakaraha.
Dad waa dadkii hore.
Ilaahey ha unaxariisto walaal key digger waxaa island shakheyney afar blood khof wanagsan but ahaa
Hawen gabi Ahantod Hooyadey gadashed kama helin gargaar kalo hadana hayga gosten😰😰💔
28 March 2023
9:00
Burco.
Mar fannaan kle qaadayo baa jirta oo iyaduna khatar ah
Heestaan aniga ayeey hada iga tarjumeysaa.
2021/07/11 in Mogadishu
Dumar yaaka maari karaaya
Damarku waa noloshi oo dhamaystiran
Haa laga marmi maayo wll lkn waa kuwooda caqliga guracan
Si hadaad u fiiriso Waa sax dumarka markooda garab in lasiiyo wey jecel yihiin balse markaad garab uga baahato waxad moodaa xasinimda amxaar iney la dagalamayaan
hhhhhh dumarku iskuma jiraan wll imisa rag arxan daran buuxa aduunka
Heestaa waxa hore uqaaday AUN Ibraahim Baadil🔥🔥🔥🔥
NEYMAR SOMALI Digfeer Aa kaga wacan Bro
@@ismaaciilarbache5244 Labadaba weey cod qurxoon yihiin saaaxib🔥🔥🔥
@@Ehel_Caashaq1 saxib hesta digfeer aya iska laha ilma baadil shaqokumale wey kadaba qadeen ta hala ogado
@@Ehel_Caashaq1
Waa runtaa Digfeer baa heesta iska leh...waxa kale waa copy waji xun style
@@nuur3272 Diyaar waaye brother waan gartay👀
Heesta so gali faadumo duur iyo cabdi tahliil ay wada qaadayan
Hooyadey gadasheed kama helin gargar sama waye ma ahan gargar kale
Waxba gacalo hay oran
Axsan hees💯💯💯
Heestan wey iqan cisay ad aya umahad san tihin maadeys heestan hasus ayey igu rebtay
Nag maguursado miyaad kuqanacday mese sida fanaanka adiguna fagaarta katahay haweenka
go aan ayuu ka qaatay wlh dumarkiiba hooyadi unbuu reebtay abwan nuur jiis aun
Aun A Yaasiin Digfeer walee runsheeg ayuu ahaa
Iga gadan heesta alla yaa raxmo digfeer
Alloow kuu raxmo 🤲