Baaq loo diray Culimada Somaliyed || Khutbah || Sh Maxamed Idriis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh maxamed idiris ❤ allaha Barakeyo ducadiisa allaha No.aqbalo 🤲🤲🤲

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +12

    Allaah haku barakayo shiikh maxamed idiris

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh Maxamed kheer Ilaahay ha siiyo wuxuu yahay MUWAADHIN DHAB AH OO SOOMAALIYEED oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel❤

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 ปีที่แล้ว

    Jazakumu Allah jannah Sheikh Mohamed

  • @aliaden7250
    @aliaden7250 ปีที่แล้ว +13

    اللهم آتينا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار

  • @hirsiegal6072
    @hirsiegal6072 ปีที่แล้ว

    Allaha noo xiftiyo Sheekh Muxamed idiris he is the best leader and best romp dale allaha phowro Sheekh Muxamed idiris ascww

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 ปีที่แล้ว +6

    JazakAllahu kheeyr sheikh Allah Mizanka xasanaadka Allah ha kuu saaro Amiin YaaRab 🤲

  • @kazial-qumeyri5938
    @kazial-qumeyri5938 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك. أمين

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +3

    Baraka Allah Tabaaraka Allah yaa sheekh Mohamed Idris 💯 ♥️ 🤲 🤲 🤲

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiinn sheekhena sharafta badan jazakalahu khayran

  • @mohamedkerow6115
    @mohamedkerow6115 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله شيخ محمد إدريس حفظك الله ورعاك الله شيخنا الفاضل 🥰🥰♥️

    • @mohamedkahin4544
      @mohamedkahin4544 ปีที่แล้ว +1

      May Allah (SWT) guide those who fuel tribal sentiments and restore our peace. Those sheikhs who preach ethnic and tribal sentiments must be challenged to stop this behaviour.

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 ปีที่แล้ว +6

    بارك الله فيك شيخنا الفاضل

  • @burhanhassan4832
    @burhanhassan4832 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah sheikh aad iyo aad ayuu u dhigay Illaahay na hanuu xafido Amiin ya Rabi.

  • @safiabdilahi3421
    @safiabdilahi3421 ปีที่แล้ว +2

    mashallah tabarakallah sheekh Allah kubarakeeyo zasakallah kheyr Allah no gargaaro dhamaantin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naasircabdiiimaan9780
    @naasircabdiiimaan9780 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh maxamad idiris xafidahullaahu

  • @maxamedali673
    @maxamedali673 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah ilhay shekhena nooxifdiyo amiin sh maxamed idiris oo kale alha noobadiyo amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedkhaiyr
    @Ahmedkhaiyr ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah khair Runbaat kasheektay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaah waa runtaa shiikh

  • @nooramohamed8875
    @nooramohamed8875 ปีที่แล้ว +2

    آمين آمين آمين ياشيخ انت بطل العلماء. الله يحفظك

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakallaahu khayraa allaahum Aamiin

  • @omarishirwa
    @omarishirwa ปีที่แล้ว +1

    Maanshallah maanshallah SHEEKHU QALBIGUU KA HADLAYAA DAACANIMO XAQIIQO WEEYAAN WAXAA U SHEEGAYAA WAANU KA DAMQADAA MARKASTA DHIBTAA SOMALI HAYSATA JIZZAKALLAHU KHAYR

  • @badr3628
    @badr3628 ปีที่แล้ว +1

    jazakalah kheyr

  • @hibosheikhhassan2075
    @hibosheikhhassan2075 ปีที่แล้ว +7

    Asalama calaykum waraxmutullahi wabarakat walaladey waxanunsanahay isoduceya qeyr Allah haidinsiye

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah haa ku barakeeya waa runtaa wax baa khaldan culumada xalka Soomaaliya qeeyb haa ka noqdaan

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤❤❤

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 ปีที่แล้ว

    Waa sax Sh Mohamed culumada sidaan wax haa kabadalaan

  • @tahasalah8315
    @tahasalah8315 ปีที่แล้ว

    ‏جزاك الله خير الجزاء غفر الله لك ولوالديك شيخ الدرس

  • @istahilfarah3841
    @istahilfarah3841 ปีที่แล้ว

    Amin amin

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 ปีที่แล้ว

    sheekh maxamed isa soo sharrax aan ku doorannee, si aad ummadda u hor kacdo oo hoggaamiso

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam jisakalah khayr illaahow qatumada khayr nogu qatin Aamiin yaarabi 🎂🤲🤲🤲🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @littlecoolbreeze
    @littlecoolbreeze ปีที่แล้ว

    Amiin Amin Amin yaa Rabbi Calamiin ducadadaada Allah ha noo aqbalo

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 ปีที่แล้ว +5

    Ameen YaaRab 🤲

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 ปีที่แล้ว

    Amiin masha allah jazaakumulaah shiikha allaha ajirhakaasiiyo iyo kheyr badan

  • @zainababdallah5866
    @zainababdallah5866 ปีที่แล้ว

    alle hadarajeeyo labada daaroodba ustaadlan waan jeclahay❤❤❤❤❤❤

  • @zahrahassan7746
    @zahrahassan7746 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah sheekh

  • @maryamahassan9148
    @maryamahassan9148 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi jasaakumalaahu qeyr Shiiq Maxamad

  • @maxamedfarhanjaamax4429
    @maxamedfarhanjaamax4429 ปีที่แล้ว

    Alle haku zharfo

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 ปีที่แล้ว

    khayr ilaahay hasiiyo sheekh maxamed idiris culimada soomaliyeed wxuu kaga soocanyahay waa xoogaa somalinmo ah baa ku jirta

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville ปีที่แล้ว

    Mshlh

  • @jibrilkayembe5338
    @jibrilkayembe5338 ปีที่แล้ว

    Allh xiftiyo sheeekheena Allh Somali isjeclaysiiyo

  • @marjanmohamed701
    @marjanmohamed701 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 ปีที่แล้ว

    Sheekh maxamed shibile sheekh cadiim

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 ปีที่แล้ว

    Amiiin Amiiin Amiiin

  • @zr_nuux1629
    @zr_nuux1629 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤ wa jogay manta

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guuleysa waa sax

  • @mashallahroook7637
    @mashallahroook7637 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah ❤❤❤

  • @suadismail7881
    @suadismail7881 ปีที่แล้ว

    Subhaanallaah rabow xaga nagu dil
    Waxaa halkaa na dhigay maanta hadaan soomaali nahay waa INAAN RUNTA LAYSKU SHEEGIN OO AAN XAGA LAHA HADLIN RABOOW SOOMAALI KA DHIG KUWA XAGA ISUGU HIILIYA🤲🏼🤲🏼

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว

    Allahumma barik.

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    Jazakallaaah qayr

  • @cabdiwali4
    @cabdiwali4 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku barakeeyo sheekh.

  • @filsankahin4360
    @filsankahin4360 ปีที่แล้ว

    Amin badana adeerayaal maxanunsaten xiligaa somali noqotaan

  • @Ahmedibrahim-s2c
    @Ahmedibrahim-s2c ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك شيخنا شيخ ادريس واله كلامك صحيح لكن ايها المسلمون تفكرو هذه الخطبة

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว

    Yaa allah yaa waduud yaa dulcashri majiid qabiilka qalbiyada umada soomaaliyeed ka masax waa dad walaalaha oo isla dhashay qalbiyadena wanaaga ku camir allaha yoow aamiin

  • @aburayan9044
    @aburayan9044 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqoow walaalahaaga mj u sheeg

  • @hafsomahamudali280
    @hafsomahamudali280 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido shequna wllhi shiyuqda ayaa nadayacay

  • @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
    @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td ปีที่แล้ว

    Waarun sheikh🙏🙏🙏🙏

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว

    آللهم آمين

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 ปีที่แล้ว

    Ameen Yaa Rabb

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 ปีที่แล้ว

    Way😢😢😢😢 soomaali

  • @amf.ikhlas
    @amf.ikhlas ปีที่แล้ว +1

    Somali waxaa kharibay waa culimo... adigaana kow ka ah.. Allah hakusoo hanuniyo

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse ปีที่แล้ว

      Munafaq munafaq dhaley oo kaafir ah batahey calumada haka been aburan somalida adigo kalo miran ba qaribey oo qabyalad iyo qurun lagu so korey

    • @amf.ikhlas
      @amf.ikhlas ปีที่แล้ว

      @@Amir-Muse qabilkisaba ma aqaane muxu qabil igu kharibay hhhhh teda kale gaal bad igu tilmantaye miyad igu aragtay galnimo.... xadithki Nebiga SCW wuxu aha qofki walalkis gal ku tilmama ama asaga gaal ah ama walalkis ba gaalnimo ku dhacay oo wa runtis.... marka galnimo iguma aadan arkin ee labadena yaa galoobaya hadalkaaga kadib

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi.

  • @fatumaabdullahi4345
    @fatumaabdullahi4345 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @misshkiinmisshkiin3278
    @misshkiinmisshkiin3278 ปีที่แล้ว

    Aaamiin yaa Rabbi

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @babuuaden3615
    @babuuaden3615 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭 ALLAHUMA amiin ya RABB

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว +4

    Culimadaa somaliyed hadaay sheq idiris oracle ahaan lahaayeen meel baan garii leheen

  • @salehmahamud5518
    @salehmahamud5518 ปีที่แล้ว

    Asc sh mahamad
    Sheekhanaa allaha kubarakeeyo , iwadaadka maanta jooga qabiilka kama foga haduuyahay salafi, haduuyahay suufi, ama islaax , markeey isbadalaan umu Waa toosi.dacwada ayay wadaan caruurtana Waa kabiishaan. Hadii laqaxo Waa laqaxaan dadka .
    Xalku xagaa majiro ee doorasha Ha galaan Hana is garabsadaan Koleey israaci maayaan. Suldada ayaa aha meesha wax laga badalo.

  • @filsankahin4360
    @filsankahin4360 ปีที่แล้ว

    Walhi waa cajib shekhe hadal xuun ma ku qudho Ee rekaga ruunta uusheeg bila caleek

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

    JazaakAllahu qeyran Sheekh, , balse waxaa jiraan dad aniga ookale oo jecel qofka tartiib uhadlo, sidaas wax kufahma, qaylo iyo dhaqdhaqaaqa badan ee marba dhinac loojeeda to waa lagafiicanyahay.
    Marba dhinac ujeesata kaameraha dhinece kaajira? Concentrate maleh maanta.
    Hadal tartiib ah wax lagu fahma.
    Diinta saxda ah, waa qof iyo Allah kacabsigiisa (niyadda qofka) diinta istus tus ma ahan ee qofwalba Allah hakabaqo markasta, oo ha kalasaaro wixii saxda ah iyo wixii QALADKA ah….
    Aniga sidaas ayaanqaba.
    Midakale qabyaalada iyo jaahilnimada ayaa soomaalida kubadan, xitaa haddiii ugaaro jaamacada aduunka ugu sareyso, waxaad arkeysa isago leh, yaatahay iyo yuuyahay….qabyaalada iyo qurinkiisa kataga, haddikale naarta jaxiimo idinka horeeya ogaada.
    Mahadsanidiin

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 ปีที่แล้ว

    Sheekh waa inaad samaysaan jabhad ama xisbi dalkan xoreeya

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 ปีที่แล้ว

    Gu umarko in ay jiraan culuumo somali ee waxa jiraka dhaqan carbeed fafiya

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Qalbiyada dadkeena soomaaliyeed
    Daacad maahan way kale tag sanyihiin

  • @littlecoolbreeze
    @littlecoolbreeze ปีที่แล้ว +1

    Somali waa hal Cid kala taqaano ma laha
    Dhibka waxaa wada hogamiyayaasha Allah ha naga qabto

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 ปีที่แล้ว

    Culimada waan tijaabinay sidaan u tijaabinay Afaare-qabiilistayaasha .. Maxaakiinta.. Islaax-- Alshabaab--iwm waan aragnay waxay soo kordhiyeen.. ..waxaan soo gaarnay markt labadaba qashinka lagu dari lahaa...

  • @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
    @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td ปีที่แล้ว

    Walhi

  • @abdulaziz124officials9
    @abdulaziz124officials9 ปีที่แล้ว

  • @RahmaAli-wl1zu
    @RahmaAli-wl1zu ปีที่แล้ว

    Ameen illahow umada no islaaxi wlhi it's too late lkn Wali halga gaadho dadkaas dhintaysan e qaxaya

  • @amina1273
    @amina1273 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 ปีที่แล้ว

    Waxaa nahaysta in qaarkeen qabyaaladda lugu baray guryaha kahor intaana lagaynin dugsi Quran.
    Qaarkeen inta somali kale wax noqon lahaa waxey kaxigaan in lugu kalatago ama shisheeye iyo Gaalo nahaysato.

  • @ilyasmuse2100
    @ilyasmuse2100 ปีที่แล้ว

    Rabi qofkastoo aqli leh isku fikir baan nahay lkn cid ayaa wax usheega

  • @ZamzamIsmail-vh5si
    @ZamzamIsmail-vh5si ปีที่แล้ว

    هكذا الحزبيون ما يعرفون الا السياسة

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Allaahu Akbar Takbiir 😢😢😢😢

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari ปีที่แล้ว

    Wahaabiyo

  • @faaraxweyrax4073
    @faaraxweyrax4073 ปีที่แล้ว

    Somali culimo(علماء سوء) ayay ka hagaagi la dahay

  • @maryanabdimohamed1334
    @maryanabdimohamed1334 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohameddubed217
    @mohameddubed217 ปีที่แล้ว

    Sheikh tell muse bixi and his people

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 ปีที่แล้ว

    HORTA ILAAHAAY NOO BARYA INUU MUWAAFAQADA NA SIIYO ARINKAAN HADA KA HORNA WAAD SOO JEEDISEY EE ILAAHAAY UMADA HASOO JEEDIYO QALBIYADOODA SOOMAALIDU WAA DAD ISJECEL WALAAHI ILAAHAAY BAAN BARYEYNAA INUU CULIMADA UU ALLE IDIIN SAHLI DOONO .

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Nin lasugayo oo wax sugaya waa yaab xaqiiq

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 ปีที่แล้ว

    Shaikhow marka hore ilaah haku narakeeyo , marka labaad bal dacwada waxa laga bilaabaa ehelka qaraabada bal kuwaa majeerteyn somalia lugaha haya munaafaqnimada weligood ladaba taagan bal kuwaas wacdiga iyo dardaaranka gaarsii , buntland iyo Wax aan loo joogin meelaha lawareega , dhulkii oodhanna Emirate ka iibiyey unasteexeey reerkaa uu dani bohol kuriday kdb somali kale usii gudbi

  • @Mohamedamiin23
    @Mohamedamiin23 ปีที่แล้ว

    Fy fean man

  • @idilcisman9782
    @idilcisman9782 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa ila fiican in culimadu u fucayso dadska soomaliyeed iyo wadanka iyo mafaxda inuu ilaahay ka dhigo madax wanaagsan oo caafila

  • @minhaj9543
    @minhaj9543 ปีที่แล้ว +1

    been ma ahan, dadka dunida ku nool somali unba noo yaqaan, meel walba joog somali unba tahay dadkale agtooda. Waxaan kale sheg sheegeyno laandeere laandeere qof kuu yaqaan malaha. Wa billaahi tawfiiq.

  • @mahadahmed1730
    @mahadahmed1730 ปีที่แล้ว +2

    Allah janada hanagu kulmiyo

  • @abdiwahabnuh5390
    @abdiwahabnuh5390 ปีที่แล้ว

    Shekh ha isdaalinin wadaad siyaasada soomaaliya saamayn kumalaha cidina wadaad waxba kamaqorto waaqica dalku kujiro waxaan isleeyahay waad kadhacsantahay hadaladaadiina waxaa kamid ahaa xog,ogaalbaan ahay waxaan kuleeyahay xog,ogaal matihid : sheekh dadka meel ufariiso oowaxbar intaasaa ku anfacaysa lkn war wadaadoow kaca xageed soo aragtay ood wadaadada ukicinaysaa mawaxaad rabtaa inlayiraahdo Argagaxisada sooqabta ugudanbayntii sheekh wakhtiga lagujiro faham wadaado waxba ma,ahan

  • @mohameddubed217
    @mohameddubed217 ปีที่แล้ว

    Asc shiekh I have a question; 1) why that there is no a single shiekh who tell the right or wrong person in Somali people. 2) there is blood shed for almost five months and many other destruction of wealthy, loss of innocent people, displacement of thousands of people from their own town. Why couldn’t you say either Garad jamac or muse bixi one of them is wrong, why do you become a neutral

    • @ibrahimhussein9021
      @ibrahimhussein9021 ปีที่แล้ว

      Sheikh umal talked about them and told them to stop fighting while fingerpointing the wrong doers.

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 ปีที่แล้ว

    Xukun ka noo qabta taas unbaa xalee culimooy

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 ปีที่แล้ว

    Qabyaalad weeye waxa na dhigay meesha ani rayigayga

  • @littlecoolbreeze
    @littlecoolbreeze ปีที่แล้ว

    Somali dinta kuma dhaqmaano afkooda iyo qulubtooda ma wada socdaano