Deg Deg Beesha Caalamka oo shirkii Fashilmay Cadaadiskiisa Xasan Sheekh ku Bilowday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b 30 นาทีที่ผ่านมา +1

    Maantawaaa jimce scw. Hadaye madahda gobolad dalka dani xhmad madoobe laftagaren waa sedexad aan kar kuxusayewaashirqool

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤😂😂😂😂 iiwad sheekada

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan tuug Hana dhafto waa tuug ilah aqoon Somali ma aha ilahow na dhafi aamin

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasan yu ku wasin

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@AbdiaziizIsse-w5r asc Qofkii shaqo fican Qabtaa ee Nabada ka shaqeyey ee lagu tegaayo gobolwalbo baabur ayaa tuug dhehee.Alle ka baq ee runta lee sheeg wayo Qabri baa ku sugaayo ee nacebka Qabyalada iska daa walaalo

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alle nakaa dhaafi, tuug yahow qaa, inkaa ee tuug nimada wax ku cuni jirey xiligii farmaajo.

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin beshacallamka iyo deni Axmed madowe laftagreen sharkooda Allah hanaga Qabto hadaan nahay umada somaliyeed ee ku nool dibada we need one vote one man .kormaa ka xurobeynaa besha caalamka iyo waxii la mid ah waxa isku diraayo umada somaliyeed oo u kala shekeynaayo waa besha calamka xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimin oo Qaska wado oo diidan dorasho Qof iyo cod Allah sharkooda xasidnimadooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi.please and please Axmed madobe iyo saciid deni lease la shaqeya dowlada si aan uga xurowno mesha caalamka waa musiibo is kukindireyso war kala Ronaada nimanyahow naga xishooda hadaan nahay umada somaliyeed Amiin yaa Rabi

    • @YusufCraxman-y1e
      @YusufCraxman-y1e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somalia ma waxad mooda only muqdisho,,,dawlada waxay katalisa villa wardhiigley,,kama taliso muqdisho jaahilbaa tahaye

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@YusufCraxman-y1e walalkiis waxaa ku haayo cudur iyo naceeb ee Allah ha ku caafiyo .mida kale adigaa jaahil ah oo warxumatashiil ah dowlada waxey ka talisaa wadanka oo dhan Adunka u Aqonsanyahay in ay dowlad jirto .adiga waxaan umaleynaa in aadan Ahen Somali oo aad tahay Etobian shame on you brother you stay you cauntery please.XasbunAllah wanicmalwakiil

    • @YusufCraxman-y1e
      @YusufCraxman-y1e ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abcbc4008 wadanka dawlad majirto waa mooryaan,,dawlad qaburihi kabaxa san weyday dadkii noola canshuureysa shacabkii labara kicinaayo qarax joogta ah. Dilku war maleh,,dawlad alshabaab ah ayaa muqdisho joogta,,balse somalia dawlad kama jirto

  • @YusufHassan-hf6jw
    @YusufHassan-hf6jw ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huu haa

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax kale Ad shegta mahaysid miya An Ka Aden Hassan sheikh ilaahey balaayo hakaga rido canràbkan beenta Ad Ku dal daleysid Ku dhimo waxan kaso galna idimka ilaahey

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@abdinoorosman-p5s acs xasbunAllah wanicmalwakii Qofka dhahaayo Carabka inkaareyso ma ogtahay ingaarta indho ma leh waxaa laga yabaa in ay adigu kugu dhecdo inkaarta.xasbunAllah wanicmalwakiil

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@abdinoorosman-p5s sharkaga iyo inkaartaada Allah Adiga dib Allah ha kugu celsho ingartaada waxaa ku dhibaayo Runta miyaa .Allah is suficient for us for everything in this world Amiin yaa Rab.