REER CABUDWAAQ OO LOO SOO BANDHIGAY IN AY QAATAAN WASIIRKA AMNIGA SOONA WAREEJIYAAN HUBKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 75

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 2 หลายเดือนก่อน +9

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh marxaan sade awoogen baa u duceeyay guul sade marexaan

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa riyo maalmeed mareexaan xil ugama baahna hasan sh Allaha xurmeeyo ugaaskeena kuumana soosocdo

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน +2

    Rer caabudwaaq waligood bay wax xukumi jireen raysalwaare xitaa hub kuma soo celinayaan wasiir caano let ah baa ka hadlaysaa

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aqlixumada Xassan weeye wasiir qaata kkkkkk barina xilkaan kaqaadayaa
    Horta reer caabudwaaq maxay uga baahan yihiin maanta xassan laaluush?
    Thanks Balwaan for your news and updates.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdulaahi soomaali guuleyso

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน +7

    Reer caabudwaq xil xasan sh maxay kufalayaan, xamze ba xilbuu hayaa Darood iyo Ogaadeen iyo naftiisa waxba uma tarikaro, marka mareexaan xil ma deeqee xurmaa deeqda.

  • @abdimahamud6165
    @abdimahamud6165 2 หลายเดือนก่อน

    Very very true Balwaan. Thanks for

  • @SahroMaxamed-w7q
    @SahroMaxamed-w7q 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye cabdilaahi balwaan guul guuleyso inshaa alaah wadani dhaba ah ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 หลายเดือนก่อน

    Hahey sidiad iskadhgtid aya lagula macamilaya Reer Caboodwaq hakale xanina wadadina❤️🤝❤️

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga & aderkaa xasan dameer intaad mr ka garaneysaan yaraa wasirka & lacagtaba hinda culosow ha siiyo

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 หลายเดือนก่อน

    Waamahadsantahay wariye Balwaan waxaas waxladhahaa daydream ama riyo maalmeed Hubkaas ragbaaqaatay waxaana lugu difaacayaa Caabudwaaq xaqbaana keenay meeshaas
    Wiilashii lugulaayay wali lagamasamrin Ugaaskuna dadkiisuu kugo aa waxaan hubaa inaan waxba lagaqaadeeyn reer Caabudwaaq Inshaallaah
    Guul dhamaan umada
    Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน +2

    XASAN HUBKAASI WAA DHAAFAY OO WAXAABA LASOO SIIYEY RAG PL IYO SSC AH.!!!!

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 หลายเดือนก่อน

    Usheega doqon xassn sheekh in aan maamul dhan laalush lagu wadi karin .Doqon dammmmin

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ugaaska waxaan kula talin lahaa, inaysan wasiir damac uusan ka gelin, koley wasiir waa magic keliya, laakin ma jiro wasiir shaqeeya, wasiiradoo dhan waa magac u yaal, Hubka gacantiina ku jiro ayaa toxgelinta keenay. Hubkaas gacantiina yuu ka bixin.

    • @bakarkulow6312
      @bakarkulow6312 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qoryahaas waxaa loo rabo waxaa la rabaa in lagu dilo madaxdii hore oo cabsida laga qabo.

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc kkk 😎😎😎khiyaanu hub markii horeba shacabaja lafa xaday oo xaqdaro lagu watey hadaay iska soo celiyaan waa liidnimo 😎😎😎😎

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 หลายเดือนก่อน

  • @Zeinab-q9l
    @Zeinab-q9l 2 หลายเดือนก่อน

    Mr allihii Abuuray ayaa cisi &sharafba siiyey madaxnimo haday macno ledahay waxaan filaya inay so arkeen wayo 21 ayey saqiir & madax ahayen
    Reer sade aqoon ayaa idiinku dhiman mareexan madax sare ❤❤❤

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 2 หลายเดือนก่อน +3

    Balwaanoow wasiirka ma wax xasan sheekh leeyahay baa? Haddiise nin mareexaan wasiir la siiuo ma marrewxaan dhan baa la siiyey? Wasiirka ma isagaa shaqeysanaya mise mareexaan buu shaqeynayaa. Xasan sheekh buu u shaqeynayaa iaagana wuu shaqeysanayaa. . Haddii qasiirka uu xasan sheekh wixii dadku ay lahaayeen uu wax ku bedelanayo. Iska heyso qaado adiga wasiirka

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 2 หลายเดือนก่อน

    Dilkiisaa.ladiyaarinayaa.xil.saaka.xasan.hayo.majirto.hubkaa.haduu.celiyana..waa.doqon

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 หลายเดือนก่อน

    Xitaa RW haddii la siiyo micno MA samaynaso 🎉

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน +3

    DAWLAD WAX LOOGU YEEDHO OO MAANTA MUQDISHO KA JIRTAA MA JIRTO.TAN KALE HUBKA XSM CODKIISA IN LA HELO SOW MA OGSOONID ISAGOO QOOR-QOOR KU LEH FADLAN HA IGU DARIN KOOXDA HUBKA KEENTAY EE AAD LIISKOODA U GUDBINAYSO BEESHA CAALAMKA IYO SAFAARADA MARAYKANKA.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน

    Hubka yay Reer Caabuqwaaq siiyaan oo lahaa horta

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan waxba laga yeeli maayo. Gedo Caabud Waaq waa isku mid.

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 2 หลายเดือนก่อน

    Wayab. Dowld. Miyajirta. Ishajir

  • @somcana
    @somcana 2 หลายเดือนก่อน

    Waziir muxuu taraa. Xilnimankaas madaxyanimay soo mareen labo Mar.

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    asc

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaas wisiir ya ubaahan abdilaahi

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaasku tegi maayo Muqdisho sanadahan.

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaaska ma intuu shirqoolo buu rabaa xasan dhiiqo wasiir iyo rayi gaabani socon meysee

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirka amniga awal a ayagu ahaaye reergado haday ahaanlahaayeen fartaag wax buu kasoo qaado lahaa caabudwaaq habargidir baa taqaan inan ciyaarta wax looga qaadayn

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 หลายเดือนก่อน

    Kkk xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qaburihii ka baxsan Wayeen baa Niic Wada tankale Wasiir uu xassan diirato bixinayo Muxuu ugaaska iyo dadkiisa ku Soo kordhinayaa ?? Markiise danta laga leeyahey la gaaro Soow lama Ceyrinkaro ???????????????????

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Qabyo ayàa meel walba wasiir Ka ah Wax lagu aammini KARO MA jiraan

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkk xilkee waxaan madaawladbaa waa mooryaane adeer walaay katahay

  • @hodaney.getsmart
    @hodaney.getsmart 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaas maxamed xil iyo xoolo toona uma baahna sade ayuu ugaas u yahay share iyo karaama way u dhantahay.

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 2 หลายเดือนก่อน

    Balwaanoow marrewxaan waa wada askar, hadday soo weeraraan hub kadhigis baa lagu sameynayaa shan shan baa la isugu xiri. Soo dira hubk hor leh baa laga furan

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 หลายเดือนก่อน

    kaalay mareexaanka ma waxaad moodeen caruuur weli marxaanow haddii aad maqashaan xasan shiikh girigeiini baa bay

  • @daadax7081
    @daadax7081 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirku muxuu kaga duwanyahay Fartaag kkkkk

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน

    Reere caabudu waaqa uma baahanan xilika xasan dhiiqo hadaya kayeelana iyagaa is dibin daabayeeye wixii soo gaadha 😉

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 หลายเดือนก่อน

    Mala ineydilaanbayrabaan mahub baalaceliyaa lacag baanu uhaysaa xasanshiikh

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    XIL LAGU DILAYO MAXAY KU FALAYAAN? UGAASKU YAANU TEGIN MUQDISHO INTA XASAN XUKUMO.!!!!

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk oo xagee yaalaa Hubka la soo celinayo ama shuutar ha ahaadeen ama Nooc kale ha ahaadee

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka yaa leh horta Xasan sheekh noo sheeg. Iyaga soo qabo wasiirka ma isagaa leh mise dadka kuraastooda buu ka iibinayaa. Lafihii àsxaabul qubuurka ma ku deeqi waayeen?. Ha ku kadsoomona wixii uu xulanayo isaga ayay u taallaa gunnimo hadduu gibannimo ku doorsado isagay u taallaa.xazan sheekh ku dhaha qaado adiga wasiirka xasan shiikhoow.ha isku tegina dheh

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkii xasan ahaa calooljilicsanaa masa dhaleybaa isagaa badiya xiixda Marku weysha doonaayo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh haddii uu Madaxweyne yahay dhibaatadii Gedo ka dhacday ayuu wax kala qaban lahaa

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa danayste mafakare xagaabuku Ogaa reer Sade doowkatashadcadaawaha iskutalo,ahaad that’s right

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Hasan ma waalanyahay

  • @kaarshe141
    @kaarshe141 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @otheraalahsay8010
    @otheraalahsay8010 2 หลายเดือนก่อน

    Darajo walalkay kuma gorgortano

  • @daadax7081
    @daadax7081 2 หลายเดือนก่อน

    Reer caabudwaq caqligoda waa qaban haday soo celiyan qoryaha halista ah iyagaa meel fog lagasoo toganayaa

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweeynaha qaawan ee qaabka daran

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexaan waa dadqal dadqala looma dhurwaayeeyo xasan duufle mareexann soobaro

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 หลายเดือนก่อน

    Nin Wasiir laga dhigey oo mar walba la ceyrin karo mxu Mareexaan u taraya yaab

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    baarlamaanka intooda badan waxey la qeylinaayaan xilalkii uu u balan qaadey xasan waligiis balan uu qaadey ma fulnin

  • @familjenstv
    @familjenstv 2 หลายเดือนก่อน

    Reer caabudwaaq u ma baahna wasiir aan macno laheyn oo ay markay doonaan damjadiid ay xilka ka qaadayso haduu joogana awoodiisa wax ku tari kari oo kursiga lagu haysto hubkoodana yeysan bixin kaasbaa waxtarayee Ugaaskana yuusan tagin waa shirqool loo dhigayo

  • @cabdirisaaqmaxamed5138
    @cabdirisaaqmaxamed5138 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaska waa laa sumanaya uuska

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba.lasiinmaayo.ee.waa.lakhayaanaynayaa.ugaaskuna.haduu.xamar.aado.waa.udhamaatay.saaka.xasan.wax.uu.hayo.maleh.

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be 2 หลายเดือนก่อน

      REER CAABUDWAAQ UGAASKA IYO WAXA GARADKA CULIMADA DHALINYARADA WAXAAN LEEYAHAY XASAN GUURGUURTE BALAN MA LEH

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 หลายเดือนก่อน

    War heedhe balawaan walale mariaxaan waxasi mabaqoro

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน

    Haduu hasan hubka asaga laheyn muxuu u daba socdaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    xasan aamin malaha haduu doono xamar ayuu ku dilayaa hadii kale xilkiisu aamin maleh week gudaheed ayuu kaa qaadayaa amniga caabuwaaq ayaan dagneyn dheh asagu ha kuu yimaado xilkuu hayo ayaa ka weyn waxaad sheegtey

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn
    @abdulkadiradedhussein-cg4vn 2 หลายเดือนก่อน

    Carruurta xataa ma aqbaleyso
    Hub ay isku difaacayaan ineey ku baddashaan wasiir aan waxba hayn lagana qaadi karo markii la doono 😂

  • @otheraalahsay8010
    @otheraalahsay8010 2 หลายเดือนก่อน

    Reer sade maa iska horkeenaysaa kkkkkk

  • @SkPk-jw4xd
    @SkPk-jw4xd 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa doqon dhiiqo ugaasku doqon maaha sidaada yaa tuug darwiish laa.cano

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa doontid miyaad ku hadashay adigu, Mareexaan jagooyin uma ciil qxabaan , wasiirka aminga xitaa ha ka tuugo jagada, hubkaas ayaa ka muhiimsan waxaas.

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 2 หลายเดือนก่อน

    DAWLADA qabiilesan oo tugadu jokto ya oga bahan

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 2 หลายเดือนก่อน

    Hanti xil ku bedelo ma dhaceyso.

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaaska mareexan uma socdo xamar sixir iyo sun ayay rabaan inaysiiyaan midakale there's no government xassan shiikh waa ganacsade waliba premature president who trust 😮

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlada Somaaliya , waa mid waaqaca ka fog.
    islaanku xagee ka keeni karaa , hubka la bililiqaystay. xataa dumarku gurteen.
    Ninka qori qiimihiisu gaadhayo
    $7, 000. qaadtay oo reer miyiga ah.
    xagee ka soo celinayaa , haddii somaaliya oo dhami isugu tagto.

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA 2 หลายเดือนก่อน

    CASAN GUURGUURTE WUXUU ISU ARKAA INUU DADKA KA CAQLI BADAN YAHAY OO KHIYAANI KARO. DARAJADA UGU WAYN LOO BALLAN QAADI KARO REER CAABUDWAAQ WAA WASIIR MARKA HUBKA AY SOO CELIYAANA WAA LAGA XAYUUNINAYAA DARAJADA WASIIRNIMO

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan reer cabudwaqa ugaas isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidanka jamarinta go an bey ka qaday wana diidan hubka an wareyjino wasirka shegasid daba iska gali madaxweyna xasan gorgurde familykisa marxun xamza wlkn abdulahi balwan ugaas isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidanka jamarinta waxey diyar u yihin dagal wlkn abdulahi balwan madaxweyna xasan gorgurde familykisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon argixisada madaxtooyada hef damajid shegadoda waxa werarena cabudwaqa shacabka ugaas isimada cuqasha waxgarad ciidanka jamarinta heegan buxo hala galo waqti kasta wa xaqi lama taban wlkn abdulahi balwan please farintas garsi reer cabudwaqa shacabka ugaas isimada cuqasha waxgarad ciidanka jamarinta heegan buxo hala galo waqti kasta wa xaqi lama taban werar ba nugu so socdo sas ogada

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirka amniga awal a ayagu ahaaye reergado haday ahaanlahaayeen fartaag wax buu kasoo qaado lahaa caabudwaaq habargidir baa taqaan inan ciyaarta wax looga qaadayn