XASAN SHEEKH XITAA UMA TACSIYEEN ASGARTII IYO ABWAANKII LAGU LAAYAY QARAXII ISKUUL BULUUSIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha u naxariisto Abwaan Sugaal Cabdille, wuxuu ahaa Abwaan leh Feker qaali ah,waddani ah.
    Dhammaantii dhamatay Allaha u wada naxariisto,inta dhaawac ahna Allaha caafiyo.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tacsi ma jirto
    Xasan waxaa shaqadisa ma aha ❤❤❤

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabiilkuguma ogin hadaanshacabka soomaliyeedanahay❤❤❤❤❤

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaan sare brother Balwaan,
    Ilaahoow u naxariiso booliskeenii
    Geeriyoodeey.
    Hassan Sheikh hadii ay ajnabi ahaan lahaayeen wuu tacsi yey lahaa laakiin waa ciidan looma ooyaan ah Oo Soomaali ah.
    Hassan Sheikh asagaa ka dambeeya Dilkaan ninkaan waa nin aad u xanuunsan.
    Waxaa ka liita in umad dhan Ninkaas Madax Wayne ka dhigtay.

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SOMAL Wey UDHAMATEY 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴SOMAL RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴 RIP

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tacasi ikadhaafee. Meeshalaguduugaya hadaanqabuurah lagasoosarin 😢😢😢

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan qaraxi ka dhacey school polica waxa laga so ababuley madaxtooyada villa damajid waxa ka dabey odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn horgalada sanbolshe sheikh cali wajiis asad diyano argixisada shbb dacish damajid wa xaqi lama taban sas ogo wlkn abdulahi balwan

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah Hawnaxareesto dadka aad hadlayso qabregaaba looga dabatagayaa dadka iyo dalkaba samer iyo eemaan dhah enta xasan iyo damujadeed jogaan

  • @shh56726
    @shh56726 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xassan ma naxristo

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan isagaa shacba laayay, wasyo ruuxii waqab karay isagaa ka arki waayay dantiisa.

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gurguurte waa madaxa argagaxisada umada dhiigedana wuu ku faraxsanyahay

  • @bby6
    @bby6 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Brother balwan Hassan asaga argagixisada xukuma marka wa cadadiis

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma waxada modaya inukanaxayo shacabaka somaliyeda xasandhiiqo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xassan duufle gurgurte munafaqa isaga Aya Ka dameeya xasuuqa ciidanka dalka war qofkan WA tuug labo wajiile ah sorry😮

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War heedhe balawaan walale somalidu waxaya taraahada nin kudilaya harakimageyo ee kanakudilay seekuku tacasiyan

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax tacsi ka sugaaya ma jirto