Daawo manata Baarlamaanka Waxakadhacay ilaa Gudoomiyihii Cararo Laysu Farobaxsado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 2 หลายเดือนก่อน +5

    Shaqaaalaha xuquuqdooda waaa qasab.
    Shirkadaha shidaalka macdanta 8sgaarsiiinta bangiyada waa sax .dulan iyo shaqsi inuui dhididka iyo dhiiga masaakiinta Adoonsaso saasna kutaajiro.

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayo rabiyoow rax.maanow aadan iyo xasan iyo xamse hordhaafi umada soomaaliyed ugunabadal kuwo kawanaagsan yaarabi igaqbal war aamiin dhaha

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waalid ilaa 10 caruur dhaleen baa qar ayago qalin jabintoda tahay qarixi shamow lagu dilay😢😢
    Kuwo qarixi sobe😢😢 , midkale naasa habood ku dhintay 😢😢mid qaraxi liido ku dhintay😢😢 waalid kaa baa hadana ayagoo gablan ka dhigten baa carurtodi quburahooda sii faganesan melihi ay arzaqadoda ka radsanayen na waad ka barakicisen
    Alla aaqiro maxay xisab jirtaa allow noo gargaar😢😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉aadan sheydhaan munaafuq

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 หลายเดือนก่อน

    Aadan shaydaan isagaa qaadanaay lacagtii shaqaalaha

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 หลายเดือนก่อน

    Intey is dhex fadhiyaan naag qadaad weyn oo qaawan iyo caasha Idaha oo macalweyn oo qaawan inta madaxa shabag xun kusoo duubatey inta kale qaawantahay iyo ruugaaye docaha ka fadhiya oo naa is astur aan karayn
    Khayr iyo barako toona ma lihidine
    Waxaad tihiin daaquut lab iyo dhadig isu dugsanaays

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliya alay leedahay saa kuwanay wax ka sogaysaa 😢😢😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Aadan sheeydhaan asaa qaadanaa shaqaalaha lacagtii lasiinlahaa sheeydaan kaanaa bililiqeydanaa

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 2 หลายเดือนก่อน

    Dalkan waa in laga qabtaa tuugan caloosha weyn ee sheydaan madoobe waxuu dilay sharafki baarlamaanka

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 หลายเดือนก่อน

    Markay lacag ku darsi iyo hunguri maqlaan calaacalo weynaa
    Kuwaan dalka allaha ka qabto
    Wax ay taraayaan ma jirtee
    Nin xaaraan ruugaaya ducadiisa lama aqbalo ama buuqa ama haada

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน

    In la.asaga laftiisa la dilay ahayd

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dibira waynayaal inta Dibiradu -
    Le’egtahay! Maalinkii Neef Ari Ah -
    Miyey cunaan ? Dadkii Masaakiinta ‘Ahaana canshuur Anya Awoodin iyo Qarax !!!?

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน

    War anagaa uganda joogna saad sheegayso wax badan baa kabadan

    • @lll-nj4zy
      @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน

      Qof mushaar lagula heshiiyey wax walba lama siiyo.

    • @lll-nj4zy
      @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน

      Waa uganda

    • @lll-nj4zy
      @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน

      Kiro gaari iyo kiro guri khasab maahan in lasiiyo

  • @TheDayib
    @TheDayib 2 หลายเดือนก่อน

    Halkan ma waxaa isagu yimid dad ay 20 Maliyun o Somalia aytahay inay u shaqeyaan mise waaxa isagu yimid ILMAHA aan wali bilaabin Dugsiga Hose Galaskisa Kowaad , maxaytahay waxan aan adunyada kale nagula yaaben oo nalaku sheegay inaan nahay mujtamac Qurmay

  • @omarosmanmohamed8793
    @omarosmanmohamed8793 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqaaluu ka hadlaa amnigii fara laguma haayo shinbiryahow heesa

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 หลายเดือนก่อน +1

    HASHA DHABARKU. DAALYAYE GOORMAY. DAREEMI DOONAAN DUJLKAAN HABOWSANI

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 หลายเดือนก่อน

    In Banu Aadam in la noqdo waxaa ka horeeya horta in la is Dhaahiriyo , in la is Dhaahiriyana waxaa ka horeya in daacadnimo iyo niyad saafi ah lala yimaaddo .
    Xildhibaan waa inuu naftiisi u sheegaa inuu yahay shaqaale u shaqeeya shacabka ; Barlamaanna xildhibaan uma furna inuu asaga ku shaqeesto ee waa goob shacabku iska leeyihiin oo magacooda lagu hadlo ; war Allaah maa laga baqo oo umaddaan masaakinta ah maa loo turo..... Wllhi. haddii sidaan lagu sii socdo oo jeebabka keliya lagu xisaabtamo musiibo aan loo adkeeysan karin ayaa soo socotaa .

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 2 หลายเดือนก่อน

    Anfac waxaad soo qortay sax ma aha waligaa beentu waa xaraan gudoomiye cararay maanu aragno walow uu kaasi kufiicanyahay inuu cararo meeshana laga cayriyo gudoomiye wanaagsan ma aha lknn adigu waxaad qortaa waxa saxdaaa hadii kale ciwaankaaga hadhow la danayn mayo waa la baal marin

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    mooryaan waa mooryaan uun hadana shaqaalaha lacagtoodaa loo soodhigtay

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 2 หลายเดือนก่อน

    YaabShacab aan nabad gelyo heysan oo dhiigoodu dhulka ku qulqulayo oo xuquuq howl gab loo raadinayo.Baarlamaan fashilan.
    Ka hadla sidee nabad waarta loo helaa.Xildhibaano fariista la leeyagay sidii ibtidaa'iga.Suuq miaa meesha yaab badanaa😳.

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 หลายเดือนก่อน

    Tacsiyo leedira ficilkiinii wuu shaqeyn waayey kista yar ee lacagta ee aad qaadataan ayad firsataan umadii aad meteleysen waad ilaawdeen

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 หลายเดือนก่อน

    Hana dambaajinina meesha mushahar ayaa loo xaadiraa cid shaqaysa lama arko Nairobi ayeey dhoobanyihiin.

  • @SadaKabada
    @SadaKabada 2 หลายเดือนก่อน

    Your new is good

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    Madobe waa tuug indhihiisa laga garanaya 😂

  • @aamina1247
    @aamina1247 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqa Wasiirada Xaqa Xildhibaanada Hadana Xaqa Shaqaalaha Dowlada iyo Shaqaalaha Shirkadaha Waa Sharciyeysateen. Aaway Xaqa Shacabka Soomaaliyeed ee Aad u Dhaarateen oo leh Agoon, Naafo, Bukaan Danyar oo aan Haysan Hoy, oo Buush Degan Hu' Wax ay Dabka Saartaan , Taqtar Waxbarasho Midnaba.

  • @Aadanbocor
    @Aadanbocor 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Guuled Af wayne nenale tug ah o her badiye tulo shaha ka shubi jiray ayad tahay o magalo kenay jamac galad

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 หลายเดือนก่อน +1

    Baarugiina maanta ee baarlamaanka ogaada inaanay gudoomiyahan bahalka madow ah iyo xasan dhiiqo ama xasan horhor iyo taybalka xamse marxuun

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk wax led ansixisiin ee waxba ma hagajisan

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน

    Maagtaan Naaleeye la leeyahay ?
    Yey u hadlaysa? Naa Aamus!!

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Jesow Qomo lud xun o iman lawe ah weye

  • @sacdiyaxuseen-cb1oe
    @sacdiyaxuseen-cb1oe 2 หลายเดือนก่อน

    Barlamakow dadkasomaliyed blah ugabaq

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye maaha waa sheydaan

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 หลายเดือนก่อน

    Baarlamaankiinan meesha fadhiya markii hore idinkaa saas ugalay dalka oo keenay xasan dhiiqo maanta oo maraaruteena waxba idnka qori maayo

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 2 หลายเดือนก่อน

    Is dhameya nacala idin dhale tugayey tuga dhashy waxa dalkan bobka u hor sedy waa idinka waayo waxad kuxumen uso doraten nin aan garaneynin waxay thy dowlad nimada kaliya yaqano sida wax loo bobo qaburaha loo fagto