Aamiin aamiin i.a ana isu duceeeya hami ban leeyhy oo labtyda kujero enu alle eerumeeyo sandkaan inshllh waxa labtyda ka dhex guuxaya aniga iyo enta ela midka inshllh😢❤😢
Walal ❤ adiga amee ku qiyaameen madaama camerada iyo wax yaabaaha aa isticmaasho linki yadooda iyo habki loo heli lahaa aad mar walpa description ka muuqaalka noo soo saarto❤😢
Su aasha taagan waxay tahay Influencers ka ama TH-camrs ka markii hore malagula heshiiyay link ga ayaad wax ku leedahay mise one way deal ayuu wax ku xayaysiinayay.
Ma nooga sheegi kartaa mowduuca oo dhan oo af Soomaali ah adigoon Ingiriisi ku darin. Can you tell us about the whole topic in Somali language without adding English.!
th-cam.com/video/fOwLJhCe7h0/w-d-xo.html
Aamiin aamiin i.a ana isu duceeeya hami ban leeyhy oo labtyda kujero enu alle eerumeeyo sandkaan inshllh waxa labtyda ka dhex guuxaya aniga iyo enta ela midka inshllh😢❤😢
Waxaan si,gaar ah usalaamayaa inta iyaga oo luuqado kale yaqaana afkooda aaminsan oo kufaraxsan inay af somali kuhadlikaraan
Luuqada hooyaday ibartay marnaba kuma doorsanayo luuqad uu macalin ibaray alx soomali ayaa. Ahay
🤣😂
Welcome back legend 🎉
Farhiya allahaa unaxariisto 😢
Farxiyo 😢😢allaha unaxaristo
Aamiin 🎉🎉🎉❤❤❤
Balaayo idinku dhacday dheh, tuugsanaaa weliba waa kusii adkaysanayaan, aniga waxaanba la yaabay dadka dabakaca ku sameeyay ee soo fashiliyay. Waa in in qoladii soo fashilisay lasiiyaa billad sharaf.
Aadanaha dhamaaan Dhacdadaan waxaa noogu wada sugan casharooo aaaad ubadan runtii, oo muhiim ah,
Walaalkaa noo soo diyaariyay aad ayaad ugu mahadsan tahay,
Ma anasan yaabin waanba kuwayay🎉🎉
Welcome back Hosow pro 🙌🫡
Background qurux badan Masha allah
HOSOW PRO MAHASANID
Welcome back legend
Waan ku salaamay saxiib hosow
Waxan rabay inaa 1 noqndo lkn mid iga horeyyy😂😢
Meeqo sano ayaad jirtaa?
17 zxp 😂@@abdullahiyow
Wllkey waa lagu waye cafimaad majiraa
Soo noqod fiican 😊
Aamiin
Wanu ku xiisany wlhi ❤❤❤😊
Mafahmin sheekadaan
Ameen Ameen
20 Malmod. Hosow Pro 2025 masha allah
Anigaba way idhacday shirkadani waa tuugo wayn
Aamin
Amiin amiin
Waanu kuu xiisnay sxb hassow pro
Walal ❤ adiga amee ku qiyaameen madaama camerada iyo wax yaabaaha aa isticmaasho linki yadooda iyo habki loo heli lahaa aad mar walpa description ka muuqaalka noo soo saarto❤😢
Hossow pro👍
reply igu casuun ustaad
sheekadaan dhoor jeere igaso horbaxday asagoo Marques Brownlee sharaxaayo, mafahmin waqtina masiinin, lkn sida aad nooga daba geeday wixi dhacay waad kumahadsantahay
LAMBAR 👉1 wAn 👈😁😁😁😁
Anigu waxaan moodi jiray in mr beast uu leeyahayba sida feastable oo kale waayo muqaalo badan ayuu ku soo qaatay
Wow
We miss to hearing ur voice hosow pro❤😂
Meel kasta qiyaano kajirta
Dhaaf hadhacu. Galadaa
I want to reply 😂
Codka maxaa lagu edite gareeyaa wll hadii aad ka siii ila wadaaag
Wanka niyadjabi rabaa shaqadaas madama laikhiyaani karo subxanalah 😂
Josie
Su aasha taagan waxay tahay Influencers ka ama TH-camrs ka markii hore malagula heshiiyay link ga ayaad wax ku leedahay mise one way deal ayuu wax ku xayaysiinayay.
Maya walaal, waa hoos kasii 😀
Ma nooga sheegi kartaa mowduuca oo dhan oo af Soomaali ah adigoon Ingiriisi ku darin.
Can you tell us about the whole topic in Somali language without adding English.!
First person watched
aduunka aqli laysku dhaafay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan mafahmaayi😂
5th views
😂😂😂SHEEKADAN SOMALIDU FAHMI MAYSO NAGA DHAAF
th-cam.com/users/shortsOCky2-pxqS8?si=XmYljoFYKWDDXm_O
1😂