Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2023
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

ความคิดเห็น • 201

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahaw aduun isii aan masaajidkaa qiimaha leh dib ugu dhisho aamiin dhaha

    • @sharmarkebarkhad4816
      @sharmarkebarkhad4816 ปีที่แล้ว

      Ammiin wllo wax fiican ayad ku fikiraysaa alaha ku aqbalo

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

      Ameen sas jeclaytso alaha xoola Xalay masjidkas kudhisno kuwa bdn ku dhisno hana siyo

    • @abduwasadayr621
      @abduwasadayr621 4 หลายเดือนก่อน

      Masajidka waa laa dhisay ee maxadku darsan wllo

  • @hodanhadalwanaag95
    @hodanhadalwanaag95 ปีที่แล้ว +18

    Waa nasiib daro inay cunaan 😢qasacad iyagoo badii saylca jooga😢

  • @omadada100
    @omadada100 ปีที่แล้ว +13

    Dadkaygow Illaahay barwaqo dhulkina ha iniga dhigo. Allaahuma amiin.

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay nimco waa ina siiyay lkn caqligiibaa inaga maqan, dadka kaluunkii daasadaha cunaya ka waran ee badiina agtooda tahay

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 ปีที่แล้ว +12

    100k coming soon Hereri Media congratulation 🎊 👏

  • @abdihamidmustafe7303
    @abdihamidmustafe7303 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah magaladaan ku dhashay

  • @hoppy123a
    @hoppy123a ปีที่แล้ว +2

    I have never see in saylac!
    Thanks for your reporting us-
    More about sailac information

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 ปีที่แล้ว +4

    Thank you adeer mahadsanid muuqaaladada aduunkiiba waan kuwada dalxiisay hargeisadeyda anoon kaba tagin

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 ปีที่แล้ว +5

    Maashalah Magalada Seylac Waa Qadiimi Taariikh Leh

  • @khadarcabdimohamed7185
    @khadarcabdimohamed7185 ปีที่แล้ว +1

    Kitaabkii uu lahaa qoraagii waynaa ee
    ابن بطوطه.
    Ee layiraahdo
    تُحفة النُّظار في غرائب الأمصار وعجائب الأسفار من أشهر كتب الرحلات في التاريخ.
    Kitaabkaas buu ku xusay xeebaha somaliya ee dheer. Wayna ku xusan tahay taariikhda dhulku maray xamar baa ku qoran iyo saylac.
    Mahadsanid Cabdisalam hereri.

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah nimcooyinka beesha samoroon alle siiyay allow saylac balaayo hareera mari

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 ปีที่แล้ว +3

    Salaan Cabdisalan ...Ilaahay haku xafido.. waxaad daahfurtay wax badan oo dhaxalgal ah....keep going.

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah mahadsanid Suxufi Cavdisalam Hereri wad ku sharfanan dontaa

  • @halganmedia5758
    @halganmedia5758 ปีที่แล้ว +1

    Legend Hereri : Aadbaad u mahadsan tahay taariikh qiimo badan weeyi hore u soco

  • @user-lk2yd3jl4t
    @user-lk2yd3jl4t ปีที่แล้ว +13

    شكرا ياخال على مجهودك الطيب والشرح الوافي والكامل لكل حلقاتك الشيقه
    حياك الله يا ابتي
    أنا من اليمن عدن من صوماليه وأب يمني ومشكلتي لأ اتحدت الصومالية ولكن عندما ااستمع لعروضك الجميلة اعرف بعص مايدور في كل حلقاتك
    وفقك الله

    • @Abuyahya274
      @Abuyahya274 ปีที่แล้ว

      بوركتم يا أخي

  • @40Durkiya
    @40Durkiya ปีที่แล้ว

    MashaAllah thanks maanta deegankaygii ayaad tagtay Abdisalan hereri Allaha ku xifdiyo 🤲🤲🤲

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 ปีที่แล้ว +5

    Siduu qoray Sir Richard Burton 1854 Sayalc Cismaaniyiinta iyaa haystay Saylac Deyr iyaana ku wareejisnaa Dibada hadaad uga baxdana Ciise iyaa ku dilaya ayuu ku qoray Buugiisa.

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi waa ayaan darro dadkeena haysata in la isticmaalo kalluunka Thailand laga keenay oo waliba laga yaabo inuu yahay kii baddeena laga boobay.
    Innagoo haysana xeebta intaa leeg.

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 ปีที่แล้ว +3

    Somali hdaynu nahay Alle DaL iyo dhulpa waa ina siiyay Ee Alle Ha'ina siiyo garaad iyo caqli aynu kga faa'idysano😪👏

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Waa tariikh fac weyn oo ay tahay in la ilaasho. Cabdisalaan soo wada booqo wadanka oo dhan

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +2

    Aslaamu Alaykuma first one thanks

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 ปีที่แล้ว

    Fary good. Cabdisalaan herari waad mahadsantahay. Waliba aad 💙🤎🤎❤️🟢🟧🟤🌺🌺🟣🟡🟤🟢❤️💛🟨🟨🟩❤️❤️🌺🌺🌺🌺🖤🖤🟩🟩🟨

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 ปีที่แล้ว +33

    Zeila needs to be saved and the protection needs to come from the Somaliland government and the UNESCO world heritage organisation

  • @khadarqumanejabuuti4543
    @khadarqumanejabuuti4543 ปีที่แล้ว +1

    Hereri ALLAH kheyr badan ku siyee taariikhda sidaas noola wadaag. Mahadsanid.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah Magalada Seylac Waa Qadiimi Taariikh Leh👍😋😋👍😎💪😎💪👮🏼

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 ปีที่แล้ว +5

    Aad bad u mahadsantahy marba hadi ad somalida tustay inu Samaroonku laandheeraha Somaliyed yahy kana ilbaxsanyahy diintana so gadhsiyay Somalida kale

  • @user-im5ro6kk6z
    @user-im5ro6kk6z 3 หลายเดือนก่อน

    Isha allah anaa dhisidoona masjidkaa

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 ปีที่แล้ว +2

    Wa magalada ugu facwen somalia masha Allah

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 ปีที่แล้ว

    Asc mansha Allaah Tabarka Allaah waa barmamish fican o wanagsan 👍🌹👍🌹

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Alle hèri weye sodaa warka horey na usoco

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 ปีที่แล้ว

    Saylac is my town keep going abdisalan hereri

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah great city

  • @mdeeqow4923
    @mdeeqow4923 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi Salaam thanks for showing this, it's amazing ancient city.
    As Influential person (C.salaam) Could you get in touch with Local authorities regarding this. Even Somaliland Minstry of Tourism & Antiquities to protect & preserve this ancient city.
    Because it's amazing that local people actually saving the coins & Antiquities and protecting the mosque not the government.
    These ancient trading hubs(Zeylac & barbara ) will bring to the local community financial support if it's fixed. It'll bring 100s of Cultural tourism in the area that's results 1000s job apportunity for locals.
    All are needed to clear the debris (little presentation old derelict buildings) and build even little museum to put & showcase old coins and ancient stuff etc.
    If we don't protect our ancient history. No one will.

    • @HeeloMaal
      @HeeloMaal ปีที่แล้ว

      They Don’t Care About Us ! (We’re so behind it’s not even funny anymore) @M Deeqow , you should bring change! Anything is possible in Africa , you just gotta find an issue and correct the errors of ignorance in the region. Look at it this way, the Chinese , Arabs, Indians all have mining contracts with locals in a lot of places, but our people are so tough on them where if a foreign representative of whatever company with a double objective arrives (which most of them are here for), our people are quick to find out and immigration takes them to the hotels nearest to the airport. If you genuinely care about our people, you should approach it with a 100% BiClanism perception. You take part of all traditional and gov. laws as a Somali, but you also improve the standards in whatever industry you’re in being from the 1st world (your other clan). If I can do it, so can you ! #BelbelaZaani

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 ปีที่แล้ว

    Masha allah waan jeclahay meshaas

  • @mohamedismaaciil9379
    @mohamedismaaciil9379 ปีที่แล้ว

    halkaa waxaan ka akhristay dhibaatada ay leedahay in hal qolo oo isku midi ku noolaato meel ayna keenayn wax horumar ah saylac waad arkaysaan
    haloo kaco saylac siday u horumarilahayd

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว

    👋 Aad Bey U Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Ibraahim.

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh ปีที่แล้ว +2

    Darafyada Somaliland, Ilaahay baa umaqan.

  • @AyanAli-kf8hn
    @AyanAli-kf8hn ปีที่แล้ว +10

    Jahilnimada ina haysata yay kamidtahay. Adoo nimco agfadhiya hadana kagajaysan. Kaluun thailand kayimid in aan cuno inago bada inta la,eg haysana.😭😭😭

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First ปีที่แล้ว

      Waliba lama hubo inuu kalluun caadiya yahay! Mararka qaar waxaan is idhaa malaha hilib dad ayaad cunaysaa😥.

  • @jirdecabdi610
    @jirdecabdi610 ปีที่แล้ว +3

    Zeylac hadii qarnigii 5-naad ay caasimad ganacsi ( commercial hub city) eheed, masajid qadiim ah ne ay laheeyd xiligaas waa caajib. waliba waxaa uu odeygaas tariqda qoray uu xusay in qad ganacsi uu ka jiray halkaasi yacni (Trans- Zeylac-Atharia Trade, 🇪🇹). Zeylac waxaay mudan tahay waxa ay ku naalonaayaan waqtigaan, magaloyinka sida Lamu,Kilifi, Mombasa, Zanzibar & Pembe oo ah in aay heleen keeyd taariqeed la aqoonsan yahay, ( World UNESCO heritage preservation of historical sites) marka waxaan ku boorin lahaa Somaliland & Somalia ba in wasaradahooda dhaqanka & dalxiiska in ay iska kaashadaan dib u soo nooleynta magalada taariqda magalda qadiimiga ah ee Zeylac.

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y ปีที่แล้ว +3

    HERARI LEGEND 😇🥰

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @user-uh9nx5ye8l
    @user-uh9nx5ye8l 8 หลายเดือนก่อน

    Asw mr runtii waan jeclahay barnamijydada wax tarka leh lakin hesata naga daa Shukran

  • @xamseofficial4111
    @xamseofficial4111 ปีที่แล้ว +7

    nasiib darana dadkaygu😢

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah
    Lkn reer saylac waxaa haysata dayacaad dhanka dawladaa
    Oo ahayd in dadkaa laga caawiyo
    Siday u kaluumaysan lahaayeen
    Wax soo saarbadana u samayn lahaayeeen
    Waxaan leeyahay alle haydiin gargaaro

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +13

    Legendary always legendary keeps goings c/salan hareeri 100k coming soon insha allah congratulations histrionics saylac 👍😋😋👍😎💪😎💪

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy ปีที่แล้ว

      Hareeri ma ahan ee waa Hereri. Magacu herer ayuu ka yimid.

  • @gorgor3995
    @gorgor3995 ปีที่แล้ว +2

    #SAYLAC 🥰🥰🥰

  • @Badeed.B
    @Badeed.B ปีที่แล้ว +5

    Maxamed Case Wey Gabeeen Dhulkaasi 😥😥😥😥

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      Walahi beentaa maaha lkn gadabuursi kale halagu soo dhawaeeyo meesha

    • @moussaali1031
      @moussaali1031 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk zeylac waa deegan ciise haa ku riiyon
      Mayirka waa ciise

    • @reyan9071
      @reyan9071 11 หลายเดือนก่อน

      Ado hurdaa riyooo adeer saylac ciise ayaaa leh gobolka salal odhaan

    • @user-rr1kg5hz3k
      @user-rr1kg5hz3k หลายเดือนก่อน

      Waa runta Wan dayacney😢

    • @user-rr1kg5hz3k
      @user-rr1kg5hz3k หลายเดือนก่อน

      ​@@moussaali1031Adu meel kasti been la tagnow

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +1

    Saylac masha allah magaala taariikhi ah

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 ปีที่แล้ว

    HAAYE HAAYE HAAYE😁
    Hereri waa reer Magaal.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Waa qaddiimi

  • @yusufsahanshe6512
    @yusufsahanshe6512 ปีที่แล้ว

    cabdi salanoow walhi waan qoslay hadana waan qiiroday waaayo badaaa cagaha galiya hadana kaluun laga keenay taylan baaan ku cunaynaa xebaheena
    markaa wasidii Abwan Qariye illahay naxaristii jano haka waraabshe yidhi
    hadaan Gugii Kuu kordhaa Gabaw moyee Garaad Kuu kordhin Ileeen Geed Wax madhaantid 20 kabadan bay ku cunayaaan dhamaan xebaha somaliyeed kaluun taylan laga keenay iyo qaar kaloo badan ileeen geed wax madhanteee waa Somaliye

  • @Jaallle
    @Jaallle ปีที่แล้ว

    Barnamijkii South Africa .meeeh

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar ปีที่แล้ว

    First

  • @roooroo2148
    @roooroo2148 ปีที่แล้ว +3

    Dhulkii besha Cisse Weyn qurux badanaa

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      😂😂😂sidaa dhul laguma helo ciise baadiye

    • @roooroo2148
      @roooroo2148 ปีที่แล้ว

      @@josh4424 gudabuure

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      @@roooroo2148 ayaa kuu sheegay hhh ciise waraabe

    • @roooroo2148
      @roooroo2148 ปีที่แล้ว

      @@josh4424 guudabure gaajo

    • @moussaali1031
      @moussaali1031 ปีที่แล้ว

      @@josh4424 Riiyo ku nool zeylac waa deegan ciise
      Boon iyo baki ku noqoo 😂😂😂

  • @mubasharabdirahim7023
    @mubasharabdirahim7023 ปีที่แล้ว

    Masha alah wa magalo ciise dadkan wa laga hadhay

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว

    Salaamu calaykum

  • @mrshubaz5090
    @mrshubaz5090 ปีที่แล้ว +2

    Kusoo dhawaaaw hareri dhulkiii adal empire io dhashii axmed gurayba

  • @caesar2671
    @caesar2671 ปีที่แล้ว +2

    Channelka qaybta playlistiga u samee hereri

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 ปีที่แล้ว

    Cajiib cajiib

  • @40Durkiya
    @40Durkiya ปีที่แล้ว +5

    Gadabuursi baa gabay taariikhda 😢😢😢😢

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First ปีที่แล้ว

      Ciise maxaad uga tagtay bro?

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 ปีที่แล้ว

      @@Somaliland-First way ku jiraan wll walaalo baynu nahay intaanu magaalada isku haysanay magaalooyinkii kale way ka hadhay

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      @@mohameddeeq4482 inadeero ciisuhu jabuuti ayuu naga qaatay anaa reer jabuuti ciise wax la soo dhawaysto sheekada jilicsan inaga daa indr

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      @@Somaliland-First ciise cawaan jabuuti ayaad dhayal ku qaadateen inan layaal edab yeelo

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      Gadabuursi waa midgo nacalaa ku taal boorama isku ururiyeen

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 ปีที่แล้ว +1

    ASC, Ha qaldammin kun iyo lix boqol oo sanno way ka wayntahaye,
    Waayo boqorraddii la odhan jirray ARWA amma ARWA- BEELLO amma ARWA- WEELLO, Soommaalliddunna u taqaanno ARRAWEELLO, waxaa lagga jooggaa 1800 sannaddood,
    Oggoow! ARWA ayaa la odhan jirray,WEELLO na waxaa uggu darray gannacsataddii iyo ciiddammaddii boqortooyadda ROOMMAANKA ee diinta kirristanka, isla kolkay soo baxdayba,soo gaadhsiiyay saylace,
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia ปีที่แล้ว

    Waa taariikh u bahan in la ilaaliyo loo samayo tayactir badan

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +2

    Magalada malgashi ayey u bahantahy

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Jazirada sacadiin soo arag oo ka so weren iyadna hereriyow ha so dhafin

  • @josh4424
    @josh4424 ปีที่แล้ว

    Reer waa hore dhintay oo samaroon la yidhaahdo ayaa meeshan leh soomaali ha u gurmato

    • @user-qr6lv2pb1r
      @user-qr6lv2pb1r 3 หลายเดือนก่อน

      Ameeen boorama uunbay isku soo koobeen

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 ปีที่แล้ว +1

    Mr. Hereri aad baad Ugu xidhiidhsanahay sida tafaatiran ee ad u booqatay Masajidka qiblatein ka ah ee kuyaal magaalads Zeila. Hadaba dad badani oo anigu an ku jiro waxay isweydinayaan, ( Yaa dhisay Masajidkan 1600 oo sano ka hor Laga taagay Zeila)?

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว

    💯💯💯💯👍👍👍👍👍

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 ปีที่แล้ว +1

    Umadu diinta iyo masaajidada waabay iska ilaaween fusuqa iyo tiyaatarada ayaa la, dhisaa iminka laakiin culimada ayaa dayacay taariikhdan oo aan la, kaashan umada islamka iyo carabta Allah wax u dhiibay si ay u dhisaan

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 ปีที่แล้ว

    100/100

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 ปีที่แล้ว

    Xukumada dib ha u hbeyso

  • @reyan9071
    @reyan9071 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah lakiin ciise udayacay 😢

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal ปีที่แล้ว +2

    *SHILILNKA **#EAST_AFRICA** EE WALIBA **#KING_GOERGE_THE_SIXTH** KU QORANTAHAY 1931 ILA 1952 HADII UU **#BIYAHA** CASEYNAYO WAA **#2MILLIONS_DOLLAR** QIIMIHIISU*

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 ปีที่แล้ว

      Barri maan baxaa oon kasoo xadaa odayga dee😂😂😂 ama 100 USD baan kasoo siistaa

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal ปีที่แล้ว

      @@aqoonyahan4059 *DEE CABDISALAN HERERI WA **#EAST_AFRICA** UUNBUU YIDHI LAAKIN MIDKUU YAHAY MUU SHEEGIN EE OROD SOO HUBI INUU **#SHURUUDAHAAS** BUUXINAYO SHILLINKU KKK*

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 ปีที่แล้ว +1

      @@mrhoryaal nah bro, i was kidding i am not gonna do that. i have things to do.

  • @UpdiCabdilahi-uj4du
    @UpdiCabdilahi-uj4du ปีที่แล้ว

    Idiris Ninkaasi malinkaan saylac tagnay waa Ninkii lacagaha na kala barayay xasuus 01/01/2022 ❤

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy ปีที่แล้ว

    Sylac waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qadiimisan dalkeena.

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u 11 หลายเดือนก่อน

    Dhibta u gu Wayne ee Somali haysata qof wax tariikh ah qoraba waa ku yar yahay

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn ปีที่แล้ว +3

    Somaliland Wa inay dib masjid qiblatayn
    Wa in loo sameya garon diyaaraded si dalxiska loo dhirigaliyo jidka saylac ila boorama ama hargiesa Wa in la dhisa
    In sha Allah dhaqale wala hela lkn qorsho in la sameyo aya wanagsan

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture ปีที่แล้ว +2

    Abdisalan mahad sanid wll bal markad gaadho 100k is barbar dhig ka soo samee markad Tv ga u shaqayn jirtay iyo hada farqiga u dhexeya

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah2478 ปีที่แล้ว

    Waa magalada iga yaabisay iyadoo badle kaluunka dasadaha loogu cunid badan yahay

  • @moussaali1031
    @moussaali1031 ปีที่แล้ว

    Zeylac deeganka CIISE
    gudabuur haa ku riyoon.
    Mayirka waa ciise

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Thumbnail ka qurxi #Hereri si dad badan ay u daawadaan.

  • @OHH2004
    @OHH2004 ปีที่แล้ว

    Save Zailla

  • @nimoibrahim4911
    @nimoibrahim4911 ปีที่แล้ว

    Inabti waa Amar ala

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 ปีที่แล้ว

    Waxba herariyoow waan maqlaa maba arag

  • @mohamedomer7262
    @mohamedomer7262 ปีที่แล้ว

    Aadbaan uga naxaa markaan arko saylac iyo xeebahena oo lagu cunayo kalluunka wasaacadaysan iyagoo heli kara ku fresh ah oo ay la soo baxi karaan

  • @maganXaad
    @maganXaad ปีที่แล้ว +2

    Saylac waxay jirtey 2 qarni ka hor Nebi Ciise

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

    SAYLAC Boqortooyadii U hystey Sharmarke.Mgalada Saylac wakhtigaas.Muuse care, 700 Sano kahor, Arta Hur Rambow..French Literature Qoragiiweyna Iskuullka Herer iyo
    Dira Dawa. Loogu magacdarey.Hubkana kalasoodegijirey basaasna u Ahaa fransiiska.Seylac iyo Herer buujeclaa
    Azxaabtaa u kuusheegey Ethiopia Ku aasanyiin 170km Adis abeba, Haaye Haaye Libaax Next couple days 100K.Courage bro

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

      Taariikhda ha khaldin xaji sharmarke waa shalay 1800_1900dii xiligii Cusmaniyiinta ayuu Gudoomiye ka ahaa Saylac 700sano kahor maaha

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 ปีที่แล้ว

    Samaroon illko dheereey waxyabaha qadiimka Waa la ilaashadaaye maad dhistaan

    • @josh4424
      @josh4424 ปีที่แล้ว

      Waa wax dhintay samaroon wlh

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 ปีที่แล้ว

    Cajiib iyo taariikh isla socda

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waa inay heshaa dowlad awood leh oo dalkoo dhan gacanta ku dhigi karto oo mooryanta gumaysigii xuduudkiisa rabto gacan bir ah ku qaban karto

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ปีที่แล้ว +1

    Waa Taarikh mala awaala waayo taariik runa lagama hayo meesha Sayøac ,hadde dowladdi somaliyed dayacday oo taarikhdeeda raadin wayday Dadka Somaliyedna dad wax qoraba maaha???????

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 ปีที่แล้ว

    Waa waxyaabaha aad logu baahan yahay In lagu baraarugo khayraadkeeni oo buuxa ayeynu hadana wax laso dhoofiyey ayey cunaa

  • @bignuurshe7802
    @bignuurshe7802 ปีที่แล้ว

    2

  • @mustafadaacad2368
    @mustafadaacad2368 ปีที่แล้ว

    Herari salaan
    Wariye sare
    Subscribers dhahay
    Somali na ha tidhaahdo✌

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 ปีที่แล้ว

    Umada aan taarikhdeda ilalinayn sidee ayey u jiraysa !!!waa in taariikhda la ilaliya

  • @HeeloMaal
    @HeeloMaal ปีที่แล้ว

    Do an episode of Boon

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Part two so same herariyow

  • @pHarHan_OcHmett
    @pHarHan_OcHmett ปีที่แล้ว

    Saylac

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    war hooy yuhuud hanoogu yeerina hadeeray Falastiiniyiin tu Khaati ka joogaanee

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    Maamulka Soomaliland waa inay wax ka qabtaan oo ay xafidaan taariikhdaan iyo Dhaxalka Soomaaliyeed. Lacag badana ku bixi mayso waxaana laga dhigi karaa magaalo dal xiis.

  • @hoodamuuse9163
    @hoodamuuse9163 ปีที่แล้ว

    Ala gadabuursigu xadaarad sanayeena

  • @fatima72268
    @fatima72268 ปีที่แล้ว

    Ilahy duul wa nasay lakin dawladda musuqmaasuqa ya dayacdy