HEREERI IYO SWEDEN PART 03

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @TusseTube
    @TusseTube 5 ปีที่แล้ว +16

    Hooyooyinkeen ilahay ajar ha siiyo mar walba ceebteena ayay Asturaan Ilahayow Hooyo la aan iyo Dumarka Somalida la aantood Hana Dhigin. Amiin

  • @makamedinachannel785
    @makamedinachannel785 5 ปีที่แล้ว +83

    Walaal hadada tahay qof salaadaha dayacdo ogow waxaad geeriyoonaysaa laba salaadood dhexdood jaaniska ha dayicin walaal ilaahay aynu u toobad keeno

  • @377abdirahman
    @377abdirahman 5 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo naxariis badaney Allaha idin xafido aduun oyo aaqiro ❤️❤️❤️❤️

  • @muusecabdi4443
    @muusecabdi4443 5 ปีที่แล้ว +2

    xafada inta daganiw ay dadale wayna uu guntadeen ubadka ilahay haa la garaab galo ragana haa garansiyo intaa ay dumarkh garteen amiin

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah shaqo wanagsen haysen Hoyoyaal❤❤❤❤❤💪☝👌👍

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah Mamo samaliyeed waa geesiyaal

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 ปีที่แล้ว +17

    Bal nimankii.maye nimankaa la rabey iney howshan hoyoyinka la qabtaan alloow no sahal somali hadaan nahay aloow no xafid ilmaha👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @bilana7028
      @bilana7028 5 ปีที่แล้ว

      Flower Fm
      Waa runtaa

    • @flowerfm472
      @flowerfm472 5 ปีที่แล้ว

      Jag bor stockholm också

    • @khaliifxirsi6668
      @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว

      Flower Fm wasmo ayuu soo dooni waa see xajiyo

    • @mplsridah
      @mplsridah 5 ปีที่แล้ว

      Nimankii way ceeriyeen, single mom inay iska noqdan oo ceer ku qatan bay rabaan

    • @Nabadoon1000
      @Nabadoon1000 5 ปีที่แล้ว

      Waa nasiib daaro illahow somalidaa uu gaargaar walibaa hoyoyikaa mashallah

  • @faysaltt4921
    @faysaltt4921 5 ปีที่แล้ว +3

    Anakana boorara dhag sanoonaa war shaqo nasiiya dadna guryaha maa lagu qaraacaaa 😢😢😢

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 4 ปีที่แล้ว

    Allah bless SOMALI HOYO
    Guulysta
    Proud of you.
    جزاكم الله خير

  • @maansheeye2021
    @maansheeye2021 3 ปีที่แล้ว

    Soomaalidu waxa ay dhaqan u leeyihiin in ay waqti badan ku lumiyaa gidaarada. Odayaasha ayaa ba ugu daran oo gidaaradaha iyo maqaaxiyaha k u lumiyaan waqtiga.

  • @faisala4218
    @faisala4218 5 ปีที่แล้ว +23

    13 jir markaan ahaa 200 oo geel horweyna, 20 tani dhashay, 10 na dhaqayo (30 irmaantahay) tahay, oo kaa doonaya in loo daaqsin geeyo buuro iyo kobbo anoo kabbo la'aan, ah, in maraq loo feedho, in la marro, in lasoo caraabiyo, iyo in la tiriyo ayaan kali ku ahaa marar badan siiba marka walalkay iga wayn baadi doon tago ama magaalo fog u sahay iyo biyo doon tago. Qurbahase, cuntada loosooguraa, qasalada dharka loogu guraa, aroorrtiina waaba latoosiya, subxaanaka yaacadiim! .. 😀😀.

    • @abdiwho4992
      @abdiwho4992 5 ปีที่แล้ว

      Nio luuqadan aad Kula hadlayso ma fahmayaan reer xamar ku xitaa r.ceerigaabo😂we are hrgayza nigga

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 ปีที่แล้ว

      @@abdiwho4992 anaaba fahmin hhhh

    • @shantasoomaliyeed7575
      @shantasoomaliyeed7575 4 ปีที่แล้ว

      Wa nolol an so marry kk ku fhmy sxp si fcn

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +2

    Aabayaal ma jiraan. Caruurta soomaalidu bani'aadamkaas ayay ka midyihiin. Laakiin wax wax u sheega mahaystaan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +2

    Haaye haaye

  • @Aya-cy9qg
    @Aya-cy9qg 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh shaqo fcn ayaad maamoyin haysan aad ayad umahadsanthn dhalintu wey idiin bahanthy runtii jazaakalah

  • @burhanali8310
    @burhanali8310 5 ปีที่แล้ว +17

    19 jir caruur ah qurbo ayaa laga helaa

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +1

      burhan ilaa 40 jirka waa caruur qurbaa 19 waa bby

    • @rooblez9005
      @rooblez9005 4 ปีที่แล้ว

      30 Jahlil iyo caruur ah Africa ayaa laga helaa

  • @siciidjamaalsalafi2252
    @siciidjamaalsalafi2252 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hooyooyin alla haydin barakeeyo

  • @siciidjamaalsalafi2252
    @siciidjamaalsalafi2252 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah way jibaanyihiin

  • @dii-1055
    @dii-1055 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalis one love in Nl &BE

  • @deeqoxaashi6958
    @deeqoxaashi6958 5 ปีที่แล้ว +4

    Ala mashalaah uk ayee kufeecne lahayeee

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 5 ปีที่แล้ว +9

    Sweden guriga cayrta lagboxiyo kunsano hadadjogtid hoyada xaj kamgaynkrtid hada wakunsano marekan astrlia Canada haka ahadan wadan

  • @shamsaabdi5718
    @shamsaabdi5718 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Rinkeby torget

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว +2

    Hareri sxb nolow sanadka xiga nopel nin aan adiga ahayn calfan maayo sxb dhul mareen saxafi somaliyed

  • @sherifelsawy6039
    @sherifelsawy6039 5 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله 😻😍😘❣️💟💞💝👍😻

  • @abdiwalifarah757
    @abdiwalifarah757 5 ปีที่แล้ว +2

    Anigu barnamijka hereri iyo America ayan xiiseynjirey hada kuma jiro hadad katimi

  • @goddanegarmaqaate6687
    @goddanegarmaqaate6687 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah allah haydinbarakeeyo hooyooyin caruurtooda ilaalinaya

  • @raxmoaxmed9211
    @raxmoaxmed9211 5 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkkk masha allah

  • @hafsacumar3477
    @hafsacumar3477 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla dumarka somalidu xilkas weyan

  • @mussabmohamed7844
    @mussabmohamed7844 5 ปีที่แล้ว +4

    12:00 _ 12:20 odoyaashii dhulka ayaa lala jaray😂

  • @TheHaaruun1
    @TheHaaruun1 5 ปีที่แล้ว +2

    27.53 "Magalada Istanbul ee rinkby kulahaa dofaar kan😆😆🤣

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah hareri waa dhul mareen qaaliya

  • @abdiwalifarah757
    @abdiwalifarah757 5 ปีที่แล้ว +2

    Hareri maraykan wakategeyba miyan lays odhanahayn kkk

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 ปีที่แล้ว +1

    15-16-18-19jirka africa waa uu xoogsadaa halka 15-16-17-18-19 halka kuwa yurubana la ilaalinaaya

  • @abdullahiabdi8977
    @abdullahiabdi8977 5 ปีที่แล้ว +7

    Vem bor i Rinkeby 😁👂

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 5 ปีที่แล้ว

    Waa Arin aad Uwanaagsan Oo Looga Warheynayo Da'yarta, Aadbaan Ugu Amaanayaa Hooyooyinka & Qofwalba oo Iskii Isku Xilqaamay Isaga Oo Doonaya inuu Bulshadiisa Horumarkeeda Ku Dadaalo, Hooyadu waa Lama Huraan .. Gobanimo Noqda kuwii Waalidkood Wanaaga Ay Ladoonayaan oo ay Ulugeynayaan Habeenkii Wax Kuqaata Oo Noqda Baariyaal Edeb & Diin leh Dhaliyarta Maanta Waa Odayaasha Beri Waan idinku Dadaalaynaa Si Aad Beri Marka aad Weynaataan aad Ubadkiina Ugu Dadaashaan Caruureey..

  • @nucmaanqaalid4311
    @nucmaanqaalid4311 4 ปีที่แล้ว +1

    Odayashii boskan buuxin lahaa aawey ilen arintan rag ba kufiicn hadey kuwa kle ajanib ah dilaan maxa lasameynaa

  • @abdiqafaarahmed5986
    @abdiqafaarahmed5986 5 ปีที่แล้ว +3

    aaaaaaaaaaashaaaaallaaaaaah

  • @mustafaabdi6775
    @mustafaabdi6775 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah we need this all west countries

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว +2

    Baga ayaa dawladii idinka carartay wadankiinii ayaad soo gubteen. Caruurtiinii ayaad korsankari waydeen. Ma iyagaa dhalay. Meel walba dawaro ayaynu la taaganahay.

  • @HuseinRicemilionair-bt2uv
    @HuseinRicemilionair-bt2uv 11 หลายเดือนก่อน

    Horta waxa iga waydiinah somalidu marka ay dibada joogaan waysi jecelyihiin marka kalehna ee wadanka ways isnecebyihiin

  • @racwixasan4001
    @racwixasan4001 5 ปีที่แล้ว +3

    Ogan ayay uga rareen adeega bulshada markay soomaali KU arkeen,hada o ka hor ayay naag svenska ah igu tidhi wiilkaagu macalinka soomaaliga ah way isfahmaan sababtu waa maxay anigana isma fahano wiilkaaga hada qoliska ayaa hooyooyinkan ku yidhi maxaad isku fahantaan caruurta, doofaar weeye reer yurub caruurteenu waa cagabaruur markaa lama heshiin karo

  • @degan4
    @degan4 4 ปีที่แล้ว

    Goor may home work ka shaqaynayaa sow ma ahoo waqti lumis

  • @suberzamin6136
    @suberzamin6136 5 ปีที่แล้ว +2

    Hool fcn qabtaam

  • @silencerak1156
    @silencerak1156 5 ปีที่แล้ว +3

    👌👍👏

  • @blackboy949
    @blackboy949 5 ปีที่แล้ว +2

    19 LA ilaalinayo aduun rogmaday igadhe

    • @abdikadirmuhumed427
      @abdikadirmuhumed427 5 ปีที่แล้ว +2

      Muhiimadu maaha ilaalin ee ciyaalkii ayaa gangs noqday oo is dilaya oo istooriyaynaya taas ayaa loo ilaalinayaa.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ปีที่แล้ว +3

    Where are the somali men

    • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
      @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 5 ปีที่แล้ว +2

      Somali men been kicked out from the house so they can get welfare kkkk

    • @mhassan5374
      @mhassan5374 5 ปีที่แล้ว +1

      Idinkaa uu eryay cayr iyo hagbad darteeda, , hana waydiinin marka

  • @halimaomulfisoayaaliidhihi5847
    @halimaomulfisoayaaliidhihi5847 5 ปีที่แล้ว +4

    Ragii aaway kkkkkk haweenkii bay howshii kudaayeen ilaahay udin dulee ina ragoow

    • @Cukaashe.
      @Cukaashe. 5 ปีที่แล้ว

      Xattaaa aabahaa iyo walaaladaas iyo xaajigaaga miyaa wllo?

    • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
      @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 5 ปีที่แล้ว

      Ragii weey dhamaadeeyn

    • @abunabil9248
      @abunabil9248 5 ปีที่แล้ว +1

      Ragii idinka aya buriyey intaad Lacag aapo la,aan ku fikreesiin

    • @mhassan5374
      @mhassan5374 5 ปีที่แล้ว

      Idinkaa eryay ee hana waydiinin, cayrta aad iyo ayuutada aad kadoorateena ha idin tarto wax

    • @adenyare7575
      @adenyare7575 5 ปีที่แล้ว

      Halima Omulfiso ayaa lii dhihi jirey ani hahabaarin uducee ilaahayaw xaqa hatuso si ay

  • @zakyinternational5218
    @zakyinternational5218 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk walee gaaladii ayaa baratey dumarkii soomaaliyeed waayo waxa la ogaadey inay ragooda u shaqeeyaan iyaguna ay guriga ay joogaan dacwadooduna badatey ee halaga shaqeysiiyo nin shisheeyaba wey marka ay guursadaan u xamaalaan allow u gargaar

    • @zuzunuur8139
      @zuzunuur8139 5 ปีที่แล้ว

      Hooyada somalia markasta wey dhibantahay kii abiihiis noola iyo kii dhintey inta badan waa wada ogaan oo bayasha somalida waxaa Kama fagaraan💯/99 wey xunyihiin hooyada waxey danta ku qasbeysaa in ay ilmaheeda ka fagarto halka ay nin man ka ku mashqulsan yihiin naago iyo siyaasad Somaliya waxaa ka imaada nimanka ugu masuuliyada xun iyo gabdhaha ugu adag ugu karti iyo dadnimada badan hooyada somaliyeed marwal waxay u tagantahay ilmaheeda iyo nolasheeda waana hooyooyinka ugu dulqaadka badan aduunka Somalia sidoo kale nimankeeda masheeqeyaan ku wa ku nool waxa nin Somaliya oo shaqeya ugu Soo dhaw nimanka khaliijka ku nool

    • @mhassan5374
      @mhassan5374 5 ปีที่แล้ว

      @@zuzunuur8139 khayaaliga jooji yarey kkkkkkk

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 ปีที่แล้ว

    Hana weydiinina where somali men is.

  • @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa
    @diinumadluqadAmiirmidnimoWalaa 5 ปีที่แล้ว +3

    Ragii ayee eryeen si doowlada Sweden loo qanciyo oo ceedh loosiiyo

    • @khaliifxirsi6668
      @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว

      Xaalada Kawaran haa wlhi aniga waa tii 3aad ee i furta aniga min 3 caruur ah aya ii dhalen mid walbo kaarka ayay i marsaty wiilkii u wayna wakaa sawirka saaran meesha

    • @kafiyachannel3402
      @kafiyachannel3402 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi raga qaarkoodna ayagaa aqas ah oo dayaca reerahooda

    • @khaliifxirsi6668
      @khaliifxirsi6668 5 ปีที่แล้ว

      kafeya asc sharf adigu xage jogta ina is barano jeclahy

    • @filsanfarhan2654
      @filsanfarhan2654 5 ปีที่แล้ว

      @@khaliifxirsi6668 alle ha kuu sahlo ragana kama liitaan dumarkee iyaguba way dayacan

    • @amalali3171
      @amalali3171 5 ปีที่แล้ว +1

      aabo somali guriigiisa sidii hoteelka in uu udagenaado ayuu rabaa dal iyo debedba inyar mooyaane

  • @hanadcade1744
    @hanadcade1744 5 ปีที่แล้ว

    27:50 Magalada Istanbul ee Rinkeby kulahaa hhhh Hareeri see wax u wadaa hhhh

    • @walggo
      @walggo 5 ปีที่แล้ว

      Stockholm buu yidhi bro ee ku cesho

    • @hanadcade1744
      @hanadcade1744 5 ปีที่แล้ว

      bro adi ku cesho waan hubaa taas