KABAN|Saado Cali Warsame - Waaceensi lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Follow us on Facebook:
    / rageediimusic
    Lyrics by: C.kaaafi cabdi cusmaan

ความคิดเห็น • 99

  • @maxamedibraahingoonledhacs7488
    @maxamedibraahingoonledhacs7488 3 ปีที่แล้ว +15

    Xididada Wareegiyo
    Halbowlaha Waraabshiyo
    Carab keenu wariyaa
    Waa Sida Sxp 😍

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid sxb waa runtaa.

    • @maxamedibraahingoonledhacs7488
      @maxamedibraahingoonledhacs7488 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii Adaa mudan Jaale 😍

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว

      Sxb codka saado maraaryo ayuu leeyahay yacni halka ugu dambeydo magaareydo ereyga markii laqoraa waa lagu dhibtooda ereyada qaar mahadsind sxb

    • @shiilalle
      @shiilalle 3 ปีที่แล้ว

      CARAB mise CARRAB

    • @abdiboodhari9944
      @abdiboodhari9944 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii waah waah
      cajiib cajiib waaya waayo
      waa mirqaan
      sare kkkkl

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees macaan waxay ixasuusisay magalada diridhabe iyo berisamaadki.alaha u naxaristo maamo saado cali warsame waxay ahayd legend fanka taariikh kule.ilahay qabriga ha u waasiciyo.amin amin

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +13

    Naxariis waarta allayow sii maamo saado Ali Warsame 😍😍

  • @clkhaaliqahmed6873
    @clkhaaliqahmed6873 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan aad ayaan u jeclahay mahadsanidiin. Bahda Raggeedii.
    Maanta waxa ay ku beegantahay maalinkii ay shahiidey oo ay dunida ka tagtey Maamo saado Cali warsame 23/7/2014 maantana waa 23/7/2022 allaw kuu naxariiso oo ku jannee waadba janneysantahey

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 6 หลายเดือนก่อน

    Aun Saado Cali Warsame ❤😢
    Kabankii Gacan Dahable Saalax Qaasim Naaji ❤

  • @saalaxsoona2250
    @saalaxsoona2250 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw masha allh rageedii lkin soo badi heesaha saado cali allh ha unaxariiste waliba kowa kaban ah

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 3 ปีที่แล้ว +2

    Saado naxariista janno allaha ka waraabiyo aamiin

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad 3 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah
    Rageedii Halkaa nooga wad
    Heestii Hanuuniye
    Gebi Gebi Ku Dumay Soo Geli Sxb

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 ปีที่แล้ว +3

    Adiguna sidii weli ( maaha wad)
    Dhana iima aadan wadin
    Markaan kugu wareeree. Waa hees macaan oo aanan mudo dheer maqal. Aun Saado iyo intii dhimatay. Thanks Rageedi

  • @MuseArisak
    @MuseArisak 3 ปีที่แล้ว

    Xusuusbaan galayba. Radio Hargeisa ayaan ka dhegeysan jirey Heeskan anigoo yar. Allah yarxamuhaa Saado

  • @abwaanchadraawi9175
    @abwaanchadraawi9175 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaaah zxb
    Lkn heeska ay wada qaadaan cabdinuur allaale iyo nimco jaamac ee ahaa HORAAN KUU RAYGALEE,ADIGU IGA RAALLINOQO zxb heeskaa innoo soo raadi

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLLAH YA RAXMA MAAMO SAADO CAJIIIB WAACEENSI ✋✋✋✋

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 ปีที่แล้ว

    Ax yaa Qaraami saado cali warsame Wadni Qarn Allow kuuu Naxariiso

  • @MohamedAli-rd9pk
    @MohamedAli-rd9pk 7 หลายเดือนก่อน

    Golden vice saado cali
    Alle hakuu Naxariisto

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah Saalax Qaasim macaanle 😘😘🥰🥰🥰🥰

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku raxmado mamo saado cali warsame😥🤲

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 3 ปีที่แล้ว

    Alla maxan inbadan baadi gobay heskan mhadsanid rageedi

  • @abdirahmanabdullahi6282
    @abdirahmanabdullahi6282 3 ปีที่แล้ว

    Rageedii sxb waad ka baxsatay horey u soco.salan gobeed.

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 ปีที่แล้ว +2

    Waqalkii dihnaaye
    Dhibicdiisa waayoow
    Wahan igu abuurtee😥😥😭 xasuuso mug weyn

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      abooto caadi ma tihid

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii soow taad dib noo celisay maandhoow😎

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      taariikhda waa muhiim in la xusaa

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 3 ปีที่แล้ว

      Haa lkn marmar beey qalbi xanuun yar leedahay🧐

    • @khadaraadan4076
      @khadaraadan4076 3 ปีที่แล้ว +1

      Baayo qof jaceyl ayaad tahy glso

  • @maxamuudshxasan3050
    @maxamuudshxasan3050 3 ปีที่แล้ว

    saado cali warsame allaha unaxariisto

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow wow wow
    Wallee xasuus ayaan galay, 2003dii ayaa iigu dambaysay heestaan. Waa heestii iigu horraysay ee aan ebid dhagaystay hhhh

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 3 ปีที่แล้ว +1

      Maantaa iigu horeyso aniguna ka sheekee

    • @shiilalle
      @shiilalle 3 ปีที่แล้ว

      @@warfaalifeshow7584
      Isku if kuma aanan noollayn waagaas hhhhh

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 3 ปีที่แล้ว

      @@shiilalle waan ku nooleyne wax yar baan kala il baxsaneen

    • @shiilalle
      @shiilalle 3 ปีที่แล้ว

      @@warfaalifeshow7584
      Haa, iyaduna suurtogal waaye

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shiilalle dugsi quraan bn dhiganayay markasi.

  • @bilansharaf779
    @bilansharaf779 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha u nahariisto saado

  • @abokormaahir9845
    @abokormaahir9845 3 ปีที่แล้ว +2

    KABANKU WAA SAALAX QAASIM NAAJI %%%%🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @halaneahmedofficial822
    @halaneahmedofficial822 3 ปีที่แล้ว

    Waan waan la gaariyoo waaceensi ma,ii haray💘❤😛

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว

    Wah wah caadi ma ahan Saalax Qaasim macaanle bongaha waa goobe 🥰🥰🥰

  • @mustafafrah37
    @mustafafrah37 2 ปีที่แล้ว

    Alle yaa raxma maama saado cali

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว +1

    allah yaraxma saado cali

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus mudanaan leh alyaacizk rageedii sxb

  • @aimarolol6812
    @aimarolol6812 3 ปีที่แล้ว

    Heestan Markii iigu Horraysay Waxan Ku Maqlay Barnaamij la Odhan Jirey Cawayska VOA Oo Saado Marti Ku Ahayd 2010 Caasha Cuud iyo Cali Xaraare Ayaa Wada Jir U Tabinayay. Heestu lkn Sidan Way Ka Clearsanayd Xagga Maqalka. Alle Haw Naxariisto Saado Cali Waxay Ahayd Heegadii Fanka

  • @cabdirashidxasanciise4586
    @cabdirashidxasanciise4586 2 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo wale mar iyo labo madhageeysan

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 3 ปีที่แล้ว

    Yaa sameeyay erayada heesta

  • @farahhassan4912
    @farahhassan4912 3 ปีที่แล้ว

    Aloow naxariistada kawarabi

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees xusuus mudan

  • @SiciidIsmaaciil-yw7rj
    @SiciidIsmaaciil-yw7rj 3 หลายเดือนก่อน

    7:08

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal hees Aun saado Cali qaday hore
    (Quruxdada qabri la galaya ) inday noolayd May qadin sababta wa fahmi wayay hees xagmo badan bo aha ila 34 sano heeska wa raadinayay Aun saado Ali plz heeska raadi

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      Waan raadineynaa i.a

  • @simonnangida1859
    @simonnangida1859 3 ปีที่แล้ว +4

    The best reminder of garissa 1987-92

    • @husseinabdi6951
      @husseinabdi6951 3 ปีที่แล้ว

      yaaac😹😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭old days

    • @thewajirnomad3746
      @thewajirnomad3746 2 หลายเดือนก่อน

      Gsa iyo magaca noocaas waa maxay' sxb?

  • @maxamedcumar6636
    @maxamedcumar6636 3 ปีที่แล้ว +1

    Adiguna sidii wad
    Dhana iima aad wadin
    Markii aan kugu wareeree

  • @mohameddeq5330
    @mohameddeq5330 3 ปีที่แล้ว

    Rageedi aad iyo aad sxb
    lkn hadii aad heli karto cida miraha iyo laxanka iyo waliba kabanka nala wataag cida iska leh

    • @muktarali2311
      @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว

      Bro Saalax Qaasim naaji bongaha waa goobe

  • @SadaanSheekhcarab
    @SadaanSheekhcarab 2 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @madaxmaguursatada3921
    @madaxmaguursatada3921 3 ปีที่แล้ว

    Walaal hadaad heshaan soo geliya heestii hanuuniye reyadeedii waxaan ka xasuustaa ubax midabadiisiyo
    Kaymaha mankoodaay marwadii haweenkaay masalihii jacaylkiyo xusuus meell kuwaartaay fadlan heestaa meel iigu sheega

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      Hadda ma hayno balse waa la soo helayaa haduu Alle idmo.

  • @ruqitv900
    @ruqitv900 2 ปีที่แล้ว

    Weweee
    Eesh calaa Qarami
    Sado cali Alh yarxam

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Yaaaaaa

  • @faytaanyusuf4264
    @faytaanyusuf4264 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalmedda "weecaansi" yaa igu caawiya macnaheeda oo ii tusaaleeya.

    • @ilhaambuuxo6695
      @ilhaambuuxo6695 3 ปีที่แล้ว

      1. Doonidda qof doonayo in uu aarsado. 2. waaceensasho.
      ...Aarsi...

    • @faytaanyusuf4264
      @faytaanyusuf4264 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ilhaambuuxo6695 halkaan armaysan sidaa ugu jirin, saado markaan iyadaa nabad raadinaysa aarsi uma socotee.
      Waan waan la gaariyo
      Weecaansi ma i haray.

    • @a-b9206
      @a-b9206 3 ปีที่แล้ว +2

      waaceensi= waanwaan ama ififaalo
      xaajadu waa igu waaceensantahay af somali lumay aan la isticmaalin weeye badanaa kabayaday ku jirtaa

    • @fartuuncabdi3580
      @fartuuncabdi3580 3 ปีที่แล้ว

      @@a-b9206 waxay ila tahay qof qofkuu xumeeyay leh wax wanaag ah oon isugu soo laabano manoo haray

  • @Misissqasim
    @Misissqasim 2 ปีที่แล้ว

    Waaceensi maxaa laga wadaa?

    • @abwaanmuuminabdi8839
      @abwaanmuuminabdi8839 7 หลายเดือนก่อน

      Waa ka xumahay inaa jawaab weyday lkn( waaceensi) waa kaalmaysi ama caawinaad .

  • @mahir6410
    @mahir6410 3 ปีที่แล้ว

    Ka kabanku wa goobe

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว +1

    🎻🎺

  • @abdilahimaxamedabdilahimax8035
    @abdilahimaxamedabdilahimax8035 3 ปีที่แล้ว

    wahwaah

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

    kabankii jiim shekh mumin

    • @olaadjokarr7408
      @olaadjokarr7408 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhh war naga aamu saalax qaasim goormuu jiim noqday

    • @muktarali2311
      @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว +2

      Jiim baa ku dhalay ka bax meesha hadaad gacanta ustaad saalax Qaasim garan wayday fanka waxba kama ogid

    • @olaadjokarr7408
      @olaadjokarr7408 3 ปีที่แล้ว +1

      @@muktarali2311 😜😜😆

    • @yassinmohamed9468
      @yassinmohamed9468 3 ปีที่แล้ว

      Dhamaantiin waad khaldan tihiin waa Goobe ninka tumaya ilaaahay haw u naxariisto dhamaantood

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      02:34
      Balse inuu saalax qaasim yahay kabanka ayaan weli ku dhaganahay

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 ปีที่แล้ว

    Iska waran bar kaga na ya isuu sheeg adigu wan matiide so raac nin ban ahay ba dunida aniga ba dila ifiso moye xabad un ban rida

  • @ceelowahmed2845
    @ceelowahmed2845 3 ปีที่แล้ว +2

    Rageedi waceensi kalmadaas maxay tahay micno ahaan

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +2

      Labo macnaba wey leedahay,
      Rabitaanka uu qof doonaayo inuu aarsado iyo qof inaad wehel ka dhigato.

    • @maxamedcumar6636
      @maxamedcumar6636 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii thanks

    • @khadaraadan4076
      @khadaraadan4076 3 ปีที่แล้ว

      Siday ila tahay yeedhmo

    • @khadaraadan4076
      @khadaraadan4076 3 ปีที่แล้ว +1

      Qof aad rabto kuuna soo jeedin

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama4000 3 ปีที่แล้ว

    keap going rageedii subscriebta ila ogow

  • @laago6274
    @laago6274 3 หลายเดือนก่อน

    23 Jun 2024. 01:36 Night
    M.C.I
    A.T
    J.G
    M.DH

  • @amuunapdirahman5473
    @amuunapdirahman5473 2 ปีที่แล้ว

    Saado.cali.baxsanowkakacalkiywarka