KABAN|Saado Cali Warsame - Liibaan Maleh Aduunoo Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 170

  • @muunaxaaji5833
    @muunaxaaji5833 5 หลายเดือนก่อน +7

    Hestan waxan ku dhagaysanaya magalada hargaysa .waa habeen bishu ay tahy 23/04/2024(12:15 am habenimo .illahay xusaasaha i dhibaya iga maydho❤ aamiin

    • @AxmedRuush-c4h
      @AxmedRuush-c4h หลายเดือนก่อน +1

      Sxb ana waxaan ku.dhageysanayaa magaalada mogadisho tarikh 28 8 2024❤❤

  • @cantar64
    @cantar64 2 ปีที่แล้ว +8

    Saado, Qurux, Cod, Qiimo iyo Qaayo, Karti iyo dabeecad iyo qof wadankeeda iyo dadkeeda jecel. iska naso Mama Saado. Illahow danbigeed dhaaf oo u naxariiso.

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 2 ปีที่แล้ว +14

    Eray bixin
    __________
    Liibaan = Guul
    Loox = geed ayaa laga qoraa .
    Linkax = maydhax
    Luxud = qabrig
    Ladaabta = Dharga
    Lahasho = Doonis
    Lurka = Dhibaato
    Layli = Tababar
    Loxos = Cusub
    Labanligdayn = Soo noqnoqosho
    Libdhid = Qarsoon
    Laac = wax meel fog yaalla
    Dhafaruur :waa midho La cuno
    Loogid = Casuumid
    Laandaarihii = Dhibtiisii
    Liita = Xanuun

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxna waad saxday qaar kalena waad khaladay waadse dadaashay, tusaale ahaan:
      Lingax = maydhax oo dhan ma aha ee waa midda haanta iyo hadhuubkeeda loo dhaxaysiiyo si aan waxa ku jiraa u daadan.
      Luxud = qabriga oo dhan ma aha ee waa waxa lagu daboolo iilka.
      Loog = marti qaad oo dhan ma aha ee waa marka martida neef loo qalo.
      Labaligdayn = waa marka qofka hurdaa intuu gami' waayo marba dhinac isu rogo. Is rog rogidaas ayaa la dhahaa labaligdood.
      Laac = wax tiigsi ka muuqda naftuna danaynayso
      Layli = awr/rati markaas uun la hogaan iyo rarid baray oo weli la qabsigii rarka ku jira.

    • @shariifkhaliif980
      @shariifkhaliif980 ปีที่แล้ว

      Aad ayaad u mahadsan tahay,eray bixintaada ,saado allaha u naxariisto

    • @abdinasiib5444
      @abdinasiib5444 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhagaruur waa maxay mise dhafaruur baad u jeeddda si kasta heesta miro la cuno meelna ugama jirto ku shalay lis iyo subag lag baruur la siin jiray ayaad u fahantay dhafaruur mahadsanid sxb

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 2 หลายเดือนก่อน

      Loogid: birayn.

  • @alihaji1200
    @alihaji1200 3 ปีที่แล้ว +17

    Erayadda: Aadan Tarabi Jaamac ( Tuug-tarabi ). Ibrahim Gadhle ( AUN ). iyo Xasan Ganay.
    Codka: Saado Cali Warsame. ( AUN ).
    Laxanka: Xasan Xuseen Sabrie ( Xasan-great ).
    Kabanka: Saalax Qaasim Naaji.
    Taariikhda qabashada: 30/12/1981.
    Liibaan ma leh aduunnoo.
    Looxiyo khadkiisuba
    Marbay kala lumaanoo
    Aan liilaafba lagu qorin,
    Haanta aad ku lulatana
    Lingax waad u weydaa,
    Adigoo ku leday nabad
    Kol- kol bay lugtaadani
    Luxudka kuu tilmaantaa.
    Ka xareed ladaabtaa
    Mar buu libiq cantuugaa
    Qofka leebka kugu muday,
    Kolbay libin u noqotaa
    Annaa lahashadaydii
    Ruux ruux kale lalabihii,
    Caashaqan lurkiisii
    Laandayrihiisii marna
    Kama ladnaanine
    Wali haa waan u liitaa.
    ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
    Waa layli waayuhuu
    Wuu laba ligdeeyaa
    Weligii ma loxos baxo
    Waa laydh qaboowoo,
    Kaa sii libdhaysiyoo
    Laac kuu hiraayee,
    Naftu ay u lahataa
    Ku shalay lis iyo subag
    Leg baruur leh siin jiray,
    Mar buu dib uga laadaa
    Mar buu kuu lug goyn jiray
    Ku daahaa labeenoo,
    Isna uu ku loogaa
    Anna lihashadaydii
    Ruux ruux kale lalabihii,
    Caashaqan lurkiisii
    Laandayrihiisii marna
    Kama ladnaanine
    Wali haa waan u liitaa.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +8

    "Adigoo ku laday nabad
    Kol kol bay lugtaadani
    Luxudka kuu tilmaamtaa"....AUN Saado 😢

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +6

    Walley San ka been shegin
    Adigoo ku laday nabad
    Kol kol bay lugtaadani
    Luxudka kuu tilmaanta.
    Hooyo sadi Ali naxariis waarta allaha ku siiyo 😢 rabbi qabriga ha u waasiciyo amen.

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 3 ปีที่แล้ว +4

    Hes taariq 📝✍🏽
    Allah haw naxaristo marxumada Saada cali .
    Adigoo ku laday nabad kolbay
    Lugtaadani luxudka kuu tilmaantaa...
    Waa layli waYuhuu
    Wuu laba lagdeeyaa
    Waligii ma laxos baxoo
    Waa laydh qaboowoo 👌🏾

  • @salebanomar4603
    @salebanomar4603 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees aad iigu dheer waxaan ku xusuustaa standrd eight kaygii imtixaankii ugu danbayay anagoo sugayna ayaan dhegaysan jiray heestaan 1980 kii.
    Aad ayaad u mahadsan tihiin

    • @shafieabdi9728
      @shafieabdi9728 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haw naxariisto saado cali warsame gacan kaxaq daran baa dishay ilaahay dambigeeda hadhaafo marxuumada malin teedii bay dhimatay

  • @haaaahaaaa5775
    @haaaahaaaa5775 3 ปีที่แล้ว +7

    Saado eebbe hakuu raaxeeyo sidaad ifka talo iyo toosin raaxo wata aad noogu raaxaysay

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaah waaah Liiban maleh aduunyo wlhi Waa run 3:30am Ayan kaligey fadhiga ku dhagesanaya 🖤 codka mcn ee saado Cali AUN sidana lo Heesa ama waala iska daaya hees oo dhan ba
    Momma Saado Cali warsame allah ya raxma, Aamin. August 18 2022💙❤️

  • @abdirashidelmi9693
    @abdirashidelmi9693 8 หลายเดือนก่อน +2

    Lugta luxudka tilmameysan ka baqa hees dhimasho iyo qabri qabri ka hadla cabsi cabsi ❤❤

  • @dahirali8471
    @dahirali8471 3 ปีที่แล้ว +21

    Kuu shalay lis iyo subag
    leg baruur leh siin jiray
    kolbuu dib uga laadaa!
    Mar buu kuu lu'goyn jiray
    ku daahaa labeenoo isna uu u loogaa!
    *** *** *** ****** *****
    Lis= Caano daray ah oo dhawaan la soo lisay
    Leg= hilibka sakaarka
    Lu'goyn= hagar daamayn
    Labeen = caanaha cream kooda
    loogid = wax siin, martisoor ama xoolo u qalid (martida)

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +7

    قمة الجمال والروعة ..... لك الرحمه والمغفره المبدعة ساذو علي ورسمه

    • @cabdirahamantimohindi74
      @cabdirahamantimohindi74 3 ปีที่แล้ว +1

      Mr looyaanoow, ciyaal qaraamka haloo sameeyo whts app group, ay ku wadaagaan ( the philosophy and beautiful arts of our late singers, poets,poems,musicians,dramatists, lute players etc) si aan fankii hore iyo miidi cabriyiintii hore usoo noolayno

  • @aarbaritogdheer3403
    @aarbaritogdheer3403 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow waa heestaan ugu jecelahay alle naxariistii jano hakawaraabiyo aay qaado saado cali warsame

  • @maalinj.2
    @maalinj.2 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks rageedi heestan oo kaban ah muddaan raadinaayey

  • @ubahyusuf9454
    @ubahyusuf9454 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariistiiso jana fardawsana haka warabiyo Saado Cali qof qaali ah bay ahayd AAMIIN

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha yaa Raxma
    Saado cali warsame
    Waa Heesta Aan ugu jeclahay Heesaheeda Runtii ❤️💯

  • @zundusmaxamed7556
    @zundusmaxamed7556 3 ปีที่แล้ว +3

    Illahay Saado Ali haw naxariisto aameen yaa rabbi 🤲

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allah u naxariisto mar la arag bey ahed wlhi

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 6 หลายเดือนก่อน

    What a amazing song.!😮
    AHUN Boqoradii codka Saado Cali warsame.
    Still listining 29/03/2024.
    18/Ramadaan/1445.

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 ปีที่แล้ว +2

    Qurux iyo codbaa alle isugu daray alle naxariistii jano haka warabiyo

  • @ahmedyusuf2337
    @ahmedyusuf2337 3 ปีที่แล้ว +3

    waa heestaan waxaan xasuustaa anigoo galab ku dhegeysanayo deegaan ardo kana mid ah dhul weynaha hawiyelanders in badan ayay qalbi geyga ku jirtaa xagee ka heshaa

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว +3

    Saalax Qaasim gacan macaanle kama dhargo kabankiisa

  • @cabdixariir2130
    @cabdixariir2130 2 ปีที่แล้ว +2

    Halkan waxan kasalamaya xerta khamiis layda
    Heesta ciyaalku waxba ka fahmimayane alle haw naxariisto saado cali warsame

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 3 ปีที่แล้ว +6

    Very emotional song and beautiful voice

  • @yahyerooble9359
    @yahyerooble9359 7 หลายเดือนก่อน +6

    2024 best song ❤

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว +2

    Wah wah kabanka aqaaniyo Saalax Qaasim naaji

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allow ku naxariiso saado cali

  • @mohameddeq5330
    @mohameddeq5330 3 ปีที่แล้ว +2

    Heetaan mudo dhan ayan raadinayey iyadoo kaban ah in kastoon arkay iyada oo dib ka qaaday wad mahad santahay
    Wll sida aad u dadaashay

  • @ahmednuur6019
    @ahmednuur6019 3 ปีที่แล้ว +1

    ninka kabanka garaacaayo waa salaax qaasim wuxuu ka mid yahay raga ugu gacan macan asaga iyo jiim shiikh muumin

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

    marbay kala lumanoo sax
    marbay kaa lumano no
    Rageedii🙏✔️👋🤝👏🙋‍♂️

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว +7

    Erayadii aabihii jacaylka maxamed cali kaariye noolow rageedii album kaasoo dhan heersare ahaa zxb

  • @Caduur27
    @Caduur27 ปีที่แล้ว +1

    ❤heestan waxy i❤❤❤leedahy xasuus gar ah waxay ahayd 2010 ano yar waxa dhagysan jiry my big bro on hada salmayo wakhti galbtii roob day saxan saxo udgoon dhacaysa gobta hargeisa ❤❤ balse barigii waxan jeclaa kabnka lkn hada midhaha ayan dhuxaya anigo is badly akxmlhd yaraantu waa dahab balse markad waynaato waxa kusoo food saraya culaysyo faro badan kana mid tahay jacaylka sida ka muuqato midha hesta sado cali aun
    Waa layli waayuhu ❤❤❤xasuusu qorkan waxn kuso laban dona isha anigoo dhamaystay waxaybaaha hada qabyada iga ah isha date 16/3/23❤❤ asxbta see you again

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay hau naxariisto saado cali
    waa erayadii Abwaan aadan tarabi

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว +3

    Saado 😢 cali warsame Aun rabbi🤲🤲 janooyinkiisa hakugu macsuumo idimka alle 🎧🎤🎸🎺🎻🪕🥁🎷🎸

    • @fuaadamaan2621
      @fuaadamaan2621 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa idaa aad.sheegtay baydka hore tarabi kadanbe ganey.laxanka xasan gireydh

  • @abdikiin3915
    @abdikiin3915 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta waa cajiib waa codkii sawtu raxma saado cali warsame iyo waxaa kabanka kaga hadlinaya saalax qaasim . Erayadii aadan tarabi , ibrahim gadhle iyo xasan ganay .
    Heesta waayaha aduunka ayay ka hadlaysaa iyo shahwaadka dunida

  • @faysalmohmed1519
    @faysalmohmed1519 ปีที่แล้ว

    Allaah yarxamu raaximiin saado cali warsame

  • @abdihakimyusuf5340
    @abdihakimyusuf5340 ปีที่แล้ว

    Waa halyayada wadaniyada oo soomaalida tusaysa in ay iska dayaan qabyaalad ay mid qura noqdaan ilaaahay janutul fardowsa ku geey.

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 3 ปีที่แล้ว +1

    Woooooooow hees looo baahnaaa Mahadsnid bro Aun Saado Cali Warsame

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      adigaa mudan sxbkeyga

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii Rijaal baad tahy zxp Halkaa Ka wad hawsha 🤙🤙🤙

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto saado cali warsame

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 ปีที่แล้ว +3

    KABANKII macaanaa ee saalax qaasin

    • @muktarali2311
      @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว

      Ma ila aragtay sxb caadi ma ahan runtii kabanka Saalax Qaasim u daaye

  • @guuuregeedi3581
    @guuuregeedi3581 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto Aamiin u so duceeyaa Asxaabta

  • @husseinabdi6951
    @husseinabdi6951 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Walahi waan radhiye in badhaan

  • @hodanmaxamed159
    @hodanmaxamed159 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto saado cali cod baxsan

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    ONE AND EVER FANAANADA DAAROOD EEN WALIGEEED BEESHEEDA QABIILKU TAAGEERIN AUN SAADO CALI WRSAME IIIIDOOOOR KHADRA DAAHIR OO CAAAAYAYSA SIYAAD BARRE ARAGNAY SAAADO REER WAQOOYI SAAAFIYA LAANDHEERANIMADU QAAAAALI

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Mohamed Abdile futadadaa usheeg doqonyow ogaadeen dhilaa ku dhashee orda Ethiopia iska xoreeya Zaado calina anagaa fanka ku darnee facyou Khadra daahirna waa laandheere isaaqa may ahey xaarood qaxoonti sagaal waalidka wase reer baadiye cagdheer ogaadeen

  • @britishboy53wiilboqortooyo33
    @britishboy53wiilboqortooyo33 3 ปีที่แล้ว +5

    Ragiidi wlhi waxaa xalaal lacagta TH-cam ka salesat wayo heeso mcn so galisa aad ayana u mahadsabtjy

  • @subeer1234
    @subeer1234 3 หลายเดือนก่อน

    Libaan male aduuno loox iyo khadkisuba marbay kala lumaano aan Li laahba lagu qorin 😢 heestan waxan kudhagaysanaya magaalada shululux OO hos tagta gobolka Sool

  • @foziarakotobe200
    @foziarakotobe200 3 ปีที่แล้ว +6

    Great song with single touch, thanks

  • @AaminaNuuh
    @AaminaNuuh 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha how naxaristo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +2

    أجمل واحلي اغاني علي مر الزمن القديم والحديث الا يرحمها ساذو على ورسمه

  • @abdifatahhassan1947
    @abdifatahhassan1947 ปีที่แล้ว +1

    Caawaba wan dhagysanayy Heesta
    Lkn waxba kama fahmin wllhi bal Erayaday ku Heesayso qaarkod waligay ma maqal

  • @cabdulahishuube1030
    @cabdulahishuube1030 2 ปีที่แล้ว +1

    waa 28 abril 2022 ramadaan 27keedii waxaan joogaa boosaaso aaga maaliyada waxaa socota doorashadii gudoomiyaha baarlamaanka illaahay dalka ha u dooro kii ay dani ugu jidho

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaaa aaaalh Isha Doqontu kaa dadan hees macaan iga dheh

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 3 ปีที่แล้ว +4

    Labo sano ka hor ayaan kaa dalbaday heestan mahad sanid raggeedii maanta ayay isoo gaadhay aun Saado Cali

  • @mustafmohamedhashi
    @mustafmohamedhashi 3 ปีที่แล้ว

    Axsan Hees iyo Bar Aun Saado mirha 2Abwaan oo Somaliyed Ayaa ku Farayareysty

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว

    Wlhi hees wa dhafty old is gold🚬🥺💔🔥

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxriisto Al fanaan Saado Cali warsame

  • @saalaxsoona2250
    @saalaxsoona2250 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh rageedii soo raaci beedka kale saxibow

  • @hodanmaxamed159
    @hodanmaxamed159 ปีที่แล้ว

    Aadiyo aadbaad ugu mahadsantahay

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube 24 วันที่ผ่านมา

    Qofka qoray heesta Ereyo fara badan ayuu khalday sida:
    Lidiq
    Laandayrihiisii
    Waa sidaa ereyada saxda ahi

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxriisto Al fanaan saado Cali

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice ahn

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 ปีที่แล้ว +3

    Codkii tolmoonaa ee Saado Cali warsame aun.
    Xagga dumarka waa fanaanadda 1aad ee aan dhagaysto allow kuu dembi dhaaf

  • @Najiib-Habane
    @Najiib-Habane 3 ปีที่แล้ว

    Hasan ahmed xuseen Xasan dhako. Alle ha sharfe oo Kollay qaada ki haysta Dumbuluq total ayaa heestan ka dhagaysan jiray markaan schoolka ka imado darteed ayaan u qado seegi jirray🥰🥰🥰

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii aadan tarabi laxankii x.gareyd codkii saado cali warsame

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam Maama Saado AUN😥

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 3 ปีที่แล้ว

    Ku noqo erayada cida leh ragan aaad ku sheegtay ma hubtaa inay leeyihiin waliga waxanad aqoon haka hadlin Erayada waxaa lahaa alle ha naxariiste Ibraahin gadhle weydii xasan ganey

  • @olivaool9221
    @olivaool9221 ปีที่แล้ว +1

    SIXID:
    maaha LIBIQ
    waa LIDIQ
    Lidiq= Biyo Dhoobo ku milan tahay

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac9201 3 ปีที่แล้ว

    Yaa Sallaam🔥♥️
    Aaway Nageeye ku Soo xiji Heesta

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      madax sare nageeye meel ku sheeg xagagaa ayaan so egayaa

    • @cabdallahillaac9201
      @cabdallahillaac9201 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii Jaalle ninka kaliya kabanka looga hadhay ayaad tahay, nio Nageeye hesahiisa ayaan raadinaaya, Balse Sida loo helo way iska fudu tahay,👍

  • @hodanmaxamed159
    @hodanmaxamed159 ปีที่แล้ว

    Inanyahay hadaba iharaadisee hadal adagidaa kaalay halkan kaalay soodhigo hagoogtaa aan hagoogta tuurnee qaybta gabadha waxay odhanaysa geel hawd ukacay adigoon guduniyo hangool wadan mahanan kartide sxb qali adooraaliya bal ila raadi insha llh

  • @ahmedmohammed2050
    @ahmedmohammed2050 3 ปีที่แล้ว +2

    I Love old band saado ali music make me cry

  • @somaliofficial4240
    @somaliofficial4240 3 ปีที่แล้ว

    ILaahaw jannada kaa waaraabi.
    ❤️❤️❤️

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 7 หลายเดือนก่อน

    Kabanku ma saalax baa mse wa xasan garayt

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw zxb sare ✅

  • @ahmedmohammed2050
    @ahmedmohammed2050 3 ปีที่แล้ว

    Thank you congrats saado ali music libaan malee

  • @ahmedfareey4040
    @ahmedfareey4040 3 ปีที่แล้ว +2

    Raggeedi caawa waad nookala kicisay
    Waxbadan waa raadiyay heestaan
    Mahadsanid sxb

  • @oskakastam1906
    @oskakastam1906 3 ปีที่แล้ว

    Mahad Sanid fadlan Qeybta Xigta Ayan Kasugeynaa Adigo Ku mahadsan

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว +1

    LAAANDHEERE BANAAN DAGAY INA CALI WARSAME FANAANADDII SIYAADBARRE HOR ISTAAGTAY ISAAQ OO DABADA UDHAQA

  • @cadaweali244
    @cadaweali244 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariisto

  • @abduldhacarbe8605
    @abduldhacarbe8605 3 ปีที่แล้ว

    MAR BUU KUU LUG-GOYN JIRAY KU DAAHAA LABEENOO ASNA UU KU LOOGAA.
    waa sidaa weeye.

  • @ciisedaahir9647
    @ciisedaahir9647 3 ปีที่แล้ว

    Erayada qaar iska sax sxb qoraalkoda

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    RAXIMALLAAH LEGEND SAADO CALI WARSAME

  • @hodanmaxamed159
    @hodanmaxamed159 ปีที่แล้ว

    Rageedii sidaad fanka usoo noolaysaybaan kuugu bahadnaaya

  • @siciidmaxamuud4569
    @siciidmaxamuud4569 7 หลายเดือนก่อน

    CaJiiB😒🙌

  • @cadanihirmoge6344
    @cadanihirmoge6344 3 ปีที่แล้ว

    Allaha yaa rama saado cali warsame

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว

    rageedii horey usoco masuul sare

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว

    ABTIYAASHAY IIDDOOR SAADO WAXAY KUNACEEN INAYNA DOORIN ASALKEEDA NAAG DARAAWIISHA KU ABTIRSATA SAYID MAXAMED CCLE XASSAN XOG OGAALA AHAYD

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Mohamed Abdile xayawaan ogaadeena cawaana tihiin Adigiyo dhulbahante kastuumo wasakh fankiina qabiileyay midakale fanka isaaqba bilaabey adeer gafuur culusyay fakcin baad tahee

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 2 ปีที่แล้ว

    Heesta marka dhaystay waxa ogeeday ina aff Somali aqoon

  • @zundusmaxamed7556
    @zundusmaxamed7556 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo🙏

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan wll

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 3 ปีที่แล้ว +2

    Hess xaus muthuun ninkii waax faah mikara umbaa fahmikaro

  • @issahaji4125
    @issahaji4125 3 หลายเดือนก่อน

    Aun. Xasus der waye

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxarista

  • @abshirsulub4927
    @abshirsulub4927 ปีที่แล้ว

    Liibaan maleh adduuno

  • @hodanmaxamed159
    @hodanmaxamed159 ปีที่แล้ว

    Heesta tidhaahda shimbir buli managadha lasheegaa markuu sheeda kaberydo hadaad helayso iiradi

  • @nuurtoosh1011
    @nuurtoosh1011 3 ปีที่แล้ว

    Rageedii 👍✔️

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 2 ปีที่แล้ว

    Qaybta danbe xabad kama fahmin plz qofki yaqaano noo so fasira waxa loola jeedo macnaha anigiyo inta ila midka ah uso fasirka yaaqee🙏

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว +1

    faysal cali waraabe oo hablahooda geeya madaxtooooyada iyagoon loo baahney ayay hor istaaagtay siyaad barre gobtu maliicdo

  • @abduldhacarbe8605
    @abduldhacarbe8605 3 ปีที่แล้ว

    CAASHAQA LURKIISII LAANDEYRIHIISII MARNA KAMA LADNAANINE WELI WAAN U LIITAA.
    waa sidaa weeye erayadu ee fadlan iska saxa.

  • @cabdiwahaabxasanceli4929
    @cabdiwahaabxasanceli4929 2 ปีที่แล้ว

    Erayada iska sax wax badan baa kaa qaldan

  • @hodanmaxamed159
    @hodanmaxamed159 ปีที่แล้ว

    Hees shankaroon qaado