Cabdi Tahliil Heestii | Dadkan ila Hadlaayee ( Original Kaban ) | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @Duraan571
    @Duraan571 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa Ani ii Dana Ee Daninayaa
    inta ay dariq dher
    Deeqa iga maqan thy Yaaa Salaaam 🥰🥰💕💕

  • @ahmedibrahin7483
    @ahmedibrahin7483 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heeesta wxd qaladay dumin maayo reerkan hore ugu dadaalay weeyaaan zhp

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 9 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaa aniga ii dan ah
    Ee aan daninayaa
    Inta ay dariiq dheer
    Deeqa igaga maqantahay
    Layguma dirqiyayoo
    Dumin maayo reerkaan
    Horay ugu dadaalee
    Intaas inaga sax jaalle

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @oraahsameadanhassan2363
    @oraahsameadanhassan2363 หลายเดือนก่อน +1

    Dumin mayo rerkan hore ugu dadaalee iska sax lyrics

  • @MaxamedKhaliif-l5k
    @MaxamedKhaliif-l5k หลายเดือนก่อน

    Dumin maayo reerkan reerkan horey ugu dadaale

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta waan qurayaa malmo kadib bilo kadibna sanado kadib 10 sano kadib rubcu qarni kadib nusqarni kadibna qarni kadibna taarikh taxana ah aduunyo like saara

  • @mohamedhassanadan7150
    @mohamedhassanadan7150 5 หลายเดือนก่อน

    Layguma dirqiya iyo
    Dumi maayo Reerkaan
    Horay ugu dadaalee
    Lyrics iga sax ugaas Tumi maayo heestaan ma ahane

  • @maxamedahmed1259
    @maxamedahmed1259 4 หลายเดือนก่อน

    Hees aad umacaan iga dheh alle ha unaxariisto abdi tahliil

  • @HusseinHussein-sy9fk
    @HusseinHussein-sy9fk 2 หลายเดือนก่อน

    Hesta waa inta aay dariiq dheer deqa igaga maqantahay ❤

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 10 หลายเดือนก่อน

    Cabditahiil warsame AUN 🥺

  • @AbdullaahiRamos
    @AbdullaahiRamos 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdi tahliil warsame AUN 😢

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 8 หลายเดือนก่อน

    Aun Cabdi Tahliil Warsame ❤

  • @caamirabdirahmanali9178
    @caamirabdirahmanali9178 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waan jeclahay anigu xili walba waan dhagaystaa lkn ujeedkeeda ama sababta ay ku soo baxday waxaan u fahmay Nin la yiri naagtada iska fur

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน

    Cajaaib allow kuu naxariisto

  • @deeqomohamed7377
    @deeqomohamed7377 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heeska qoraalka kasoo sax during maayo reer kaan horay ugu dadaalay waxaa aniga ii Dana ee aan daniyaya inta ay dariiiq dheer deeqa igaga maqan tahay sidaaas u qor

  • @meymaabubakar6782
    @meymaabubakar6782 5 หลายเดือนก่อน

    Dumi maayo reerkan horey ugu dadaalo. Waye lyrics waa qalad❌️

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 7 หลายเดือนก่อน

    Alloow kuu raxmo 🤲

  • @mohamedhassanadan7150
    @mohamedhassanadan7150 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaa aniga ii Dana
    Ee aan daneeynayaaa
    Inta aay dariiq dheer
    Deeqa igaga maqantahay
    Lyrics ka ku rafatay ugaas

  • @hodanali6106
    @hodanali6106 9 หลายเดือนก่อน

    Waxa aniga ii dana ee aan daniyayaa inta ay dariiq dheer deeqa igaga maqantahahay

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 10 หลายเดือนก่อน

    R.i.p legend 😢💔🤲

  • @cosoble
    @cosoble 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nacabku weligiis buu jiray ileen 😂😂😂

    • @Duraan571
      @Duraan571 5 หลายเดือนก่อน +1

      Xaasidku waligii waa soo taagnaa mayla Aragtey Adkaatey 😂😂😂😂

  • @DrHajir-wr9wb
    @DrHajir-wr9wb 5 หลายเดือนก่อน

    What is a legend 😢😮

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 7 หลายเดือนก่อน

    Alloow kuu raxmo 🤲