"Caqabaddaha hor yaala Madaxwaynaha cusub..."Cadami.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waxa laga midesan yahay somalilaan jitankeeda waa mid no more faqash No somali somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr ❤❤❤❤❤❤

  • @mohmetmuhtar3935
    @mohmetmuhtar3935 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hadal qiimo leh ayaad ku hadashay maanshaa allah

  • @abdit8270
    @abdit8270 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    God analys.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 นาทีที่ผ่านมา

    The top priority of this administration is inclusive somaliland and economy.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Reer wadani xilal sare ayey wada doonayaan kkkkkkk

  • @apdiaden6582
    @apdiaden6582 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abdi aden

  • @mohammedhirsi5371
    @mohammedhirsi5371 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kkkkk waar ka dareeer mesh

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 31 นาทีที่ผ่านมา

    😊😅😮😢😢😂❤

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mucaaridkii hore wuxuu samey jirey iyo cidii uu la shaqeyn jirey ayuunbey kuwa mucaaridka cusubi sameyndoonaan.

  • @AbcGeed
    @AbcGeed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Runta ayaad sheegtay mushkalada ina ragaadisay waa dad bahaloobey oon lahayn qiyam wadaninimo aan ka ahayn kii shalay uu u shaqaynayey intuu ka tagore kuna biiro kuu is yidhaa wuu soo bixi isagoo cay ugu biiray inuu xil ka helo madax dhaqameed iimaan la oon lahayn.hunguri xadba lehboo xishoonayn markay ka waayaana dad caama ah haysta oon waxba fahmeyn

  • @rashidhassan4647
    @rashidhassan4647 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job Ahamed kids

  • @caashacali6720
    @caashacali6720 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ragi hore waa caafimad qabey

  • @MubYus
    @MubYus 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    200 Suldaan ku sheeg ee cumaamadaha garabka wada saartay , halkee lacag looga keenayaa ? Yaaab.

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHIBKA JAMHUURIYADA IYO
    KHASAARAHA DIB U DHACA
    JAMHUURIYADA KUSOO KORDHAY
    AMA KU SOO SOCDAA
    MAAHA CIRRO OO M/WENE NOQDAY
    DHIBKA JAMHUURIYADA IYO KHASAARAHA
    DIB U DHACA JAMHUURIYADA KU SOO KORDHAY EE KU SOO SOCDA EE AANAY KA TALAABSAN DOONINI
    WAA MASASKA QOORTA KAGA MARAN CIRRO
    EE MADAXDA ICTISAAM XIRSI-HABAAR
    IYO INA XAASHI EE FAHAD IYO MUUQDILA
    KA AMAR QAATA
    1- IN AAN GACANTA LOO GELIN ICTISAAM
    DIPLOMAASIYADA IYO SIRDOONKA JAMHUURIYADA
    CIRRO JAMHUURIYADA UMA DAMAANAD QAADI KARO
    WAXAA LOO YAQAAN
    2- IS-DHEXGALKA IYO ISKU SOCODKA
    JAMHUURIYADA IYO CADAWGA JAMHUURIYADA
    MA XAKAMAYN KARO CIRRO
    MAXAA XAL AH?????

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siday wzdani samayn jirtay waa inaan la samayn si cadowgeenu u jabo

  • @XasanAyaanle-b2t
    @XasanAyaanle-b2t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani waa fataal nin xun oo qadh muun

  • @abdit8270
    @abdit8270 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin xil qaaday eed qaadyeey waar hooy! Ciro ma nin buu noqon ama maqaarsaar..

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kuwii muuse taageerayey baaba calanka somalia la soo baxay

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaanu ku falaynaa calanka soomaaliya oo uu noo kordhinayaa iyada qaawane tiktokar haka sheekayn dhari aanad garanay ayaad madaxa ku qaadee bal isku hagaaji hungriigi gadhka waynaa iyo 7milyan oo wax qabad u baahan bari ayay xagxagasho iyo cay u bilaabmaysaa miskiinka wadnaha baytariga ku sita sanad ayaanu idiin qabanayna ileyn reerkina dhan lagama waayin nin wax yaqaana oocaafimad qaba way buuxeene ragbaa idinku dulshaqaysan doona xirsi oo adeerkii akhiro udiray iyo xaashi oo isaguna u dhameeyay iyo tuugii boliska lacagtiisa cunay ismaaciil yare marka alla hawsahlo ciro waa nin miskiina oo afgaaban walaahi waan uducaynayaa saldiintina lacagii laga jaray way sugayaan ictisaamna intaa fursad bay eegayaa habar awal haku mashquuline nimanka gadhka waaweyn ee sheekh umal madaxda u yahay inaga eeg saaxiiboow

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ruug cadaagii soo rogaal celi waa siyaasigii Cadami sifaah faah San ayaad waraysiga ubixisay guuuuuul qaranka somaliland

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar wuuxadey Food ka Waa Luigi shubey

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxad muse kusamaysen sadex jibarkedanagasuga cadawgi aadlashaqayzen iyokuwokabadan ayanu soohogaminayna

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faqash naga dhex bax wasakh yahay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk
    Donald Trum maxaaa kaa khuseeya?
    Beentii miyaad siii wadaa?
    Donald Trump ayaa na aqoosaday kkkkk

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawladan waxaa laga arkayey 7dii sano ee ina dhaafay waxaan ahayn ninka ka filaa isagaa dhoorku daali

  • @MunaIssa-f3w
    @MunaIssa-f3w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siduu yeelay baa la yeelayaa Ciro iyo Xirsi tuug

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal inuu hal sano hayo aynu eegno Kulmiye iyo HABAR AWALNA loo aanayn maayee caloola wayntii iyo koofiyad baclayaashii iyo hunguriilayaashii baa ridi. Isagoo tacbaana Cirro kuwaasaa wadnaha jari

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Ciro Madaxwene Somaliland ah umma qalmo maxaayeelay waxaan ka baqayaa inuu aqoonsigii soo dhowaaday iyo rajadiiba inuu gubo. Anigu Ciro iyo itiim kiisa umma aqoonsani Madaxwenaha Somaliland.

  • @qoorc499
    @qoorc499 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaar. Wayne. Xaar. Weyne. Orodoo. Gaalada. Raac

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 25 นาทีที่ผ่านมา

    ODAY BUKO 👎

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DAWLADAHA. SHISHEEYE. EE. SOO. FARAGELIYAY WUXU U JEEDAA. SAMAROON IYO. HABAR JECLO.
    DOQONKAA DOQON. KA. WEYN. MIYAA WELI. DHEGEYSATEEN.

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maan gaab baad tahay qabyaaladi googoysey war dadka waaweyn Ee Aqoonyahanka ah isla markaana Dal ka iyo Dad ka lexejeclada ka leh Afkaaga qudhmuun ka jeedi

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 28 นาทีที่ผ่านมา

    Ex Democrats party did not recognising somaliland because Ilhan omer was against somaliland due to Ilhan omer opposing somaliland tribes Ilhan omer she have friendship with foreign affairs of Democrats party she was drived 😅😂