ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

QAMAR SUUGAANI IYO HERUT TEKLEHAYMANOT | NAFTEEYDA ADDAA KU DHEER | BEST SONG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2020
  • Thank you for watching !!!

ความคิดเห็น • 204

  • @salmaali7795
    @salmaali7795 3 ปีที่แล้ว +330

    Mattan Pro Mahadsanid sidaa ii sharaftay walaal TH-cam ka kaliyeen ku xidhanahay waa kaaga

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +31

      Waan isku leenahay walaashey

    • @salmaali7795
      @salmaali7795 3 ปีที่แล้ว +20

      @@MattanPro karaaman kuuyahayaa walaalkey

    • @heyleproduction
      @heyleproduction 3 ปีที่แล้ว +4

      salma ali anigane heestayda soo dalbo sidii aan kaga soo muuqdo mattan pro

    • @kcmohamed4172
      @kcmohamed4172 3 ปีที่แล้ว +3

      @mattan pro wxa ka helay rali galintada tageeRo buuxda zxp.

    • @bulshaawiofficial886
      @bulshaawiofficial886 3 ปีที่แล้ว +5

      Inaba Cadi mahan hestan
      Qamarka iyo fananada Re jigjiga hurud
      Ship iska dheh waxba lagama qaban karo

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว +13

    Gabadhan naag heesta oo cod ku gaadha lama hayo, hore u soco habaryar ileyn gabadh soomaaliyeed baa ku dhashaye oo habaryar baa laguu yahaye.😘👍

  • @lulahmedibrahim4841
    @lulahmedibrahim4841 ปีที่แล้ว +5

    Matan pro aad ayaad umahadsantahay😢😢😢 heestaa 2020 anigoo gobalka gado joogo ayaan malin safar kugalay xasuus wey ayey iguledahay lakin😢😢😢😢😊😊😊❤❤❤❤❤❤

    • @MattanPro
      @MattanPro  ปีที่แล้ว

      Thanks 🙏🏾

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 3 ปีที่แล้ว +21

    Aduunyadu waa dhambaal
    Dhaliil iyo waa amaan
    Dharaar iyo waa habeen
    Dheeraynaayoo tartama
    Qoraxda dhacaysee hadana
    Dhalanaysaa laga matalay
    Dhawrsooni adaa huwaday
    Naftayda adaa kudheere
    Dhibaatiyo hawl hamudan

  • @beabdirahman4815
    @beabdirahman4815 3 ปีที่แล้ว +33

    سبحان الله Fadlan Aynu Allah kaCabsano,Aduunka Sida lodhimanayo Waynu Aragna

  • @zamaarailkacaz9448
    @zamaarailkacaz9448 3 ปีที่แล้ว +9

    Qamar un uu ayahy mucjisada Fanka ma igu raacsan thy

  • @ismailcofle3912
    @ismailcofle3912 3 ปีที่แล้ว +7

    Mattan hada lagaa wada daba bilow lakin adigan kugu xusnaa lyrics quruxda badan big respect

  • @fatumaali7651
    @fatumaali7651 2 ปีที่แล้ว +4

    Woow amezing song 😭🥰🥰 ManshaAllah 💯 my husband send me this song 🥰🌍 proud to have you luve TNX for de song and also our favorite musician 🥰❤️💕💋🌎

  • @c.fataaxjacfar3634
    @c.fataaxjacfar3634 3 ปีที่แล้ว +90

    Qamar nIn TagaY inTa Qamar TaageerTa👆

  • @movie_clipsz
    @movie_clipsz 3 ปีที่แล้ว +5

    Jeclaan layn inaad Soo gudbisaan Heesta Ismaaciil danan iyo Ayanna wada qaadaan thanks Mattan pro

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +1

      Wan so galineynaa bro

  • @movie_clipsz
    @movie_clipsz 3 ปีที่แล้ว +5

    Mattan pro aad ayaad ugu mahadsantihiin sida cajiibka ee quruxda badan ee aad noogu soo gudbisaa marwalba

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks sxb

  • @abdiqani1996
    @abdiqani1996 3 ปีที่แล้ว +26

    Qamarka fanka xoreystay🔥

  • @hanadhassan8122
    @hanadhassan8122 3 ปีที่แล้ว +7

    _INAAN DHAYAHA KU SAARO MARUUN KU ARKO IGU DHEER_
    _MATTANKA LEGENDKII_ ✌️😍

  • @nourdennk1599
    @nourdennk1599 3 ปีที่แล้ว +4

    Mattan Wnkuwata sxp heesaha qamar zoyaaci💖🌎

  • @abdishakurqaasim9793
    @abdishakurqaasim9793 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going so beutyfull work

  • @momarhirsi7729
    @momarhirsi7729 3 ปีที่แล้ว +2

    Runti waa heesta aad iyo aad u culus....dhiigane dhagajineysa ereyada

  • @abagaweynofficial8295
    @abagaweynofficial8295 3 ปีที่แล้ว +7

    Nice song boqortooyo walal matan pro🤚

  • @isirawil8053
    @isirawil8053 3 ปีที่แล้ว +6

    Herut ayaan heesta u daawanaya anuu she nailed it

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 3 ปีที่แล้ว +15

    Nin Halkuu TaLaap0 Dhig0
    Aan Lagaadhayn
    Mohamed Abdi abdilahi Bulxan

  • @janojano6380
    @janojano6380 2 ปีที่แล้ว +6

    Mataan production another ___________________level 🤗🤗🤗

  • @gacmoofficiall1383
    @gacmoofficiall1383 3 ปีที่แล้ว +6

    Woow wll hees iyo badhe

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 3 ปีที่แล้ว +7

    intii xidid dhiiga qaada
    Dhuuxiyo wadnihiyo halbawle
    Dhaqaaqa intii samaysa
    Adaa caashaqa dhansiiyay
    Kudhigay qalbigan kudhigay
    Xubiga aan dhalan rognayne
    Dhabeelyahay maanku raacay
    Dhigaa adigaan kudoortay
    Hablaha kale kaadhawaystay
    Laabtaan gogol kuudhigee
    Aan dheelitirnee jacaylka
    Dhamaystir intaan tabaayo

  • @mooali8204
    @mooali8204 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdho badan oo fanaaniin isku sheeg ah markey xabadan dhageesteen waxaan filaa iney risaaladu gaadhay

  • @abokorqoor6319
    @abokorqoor6319 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax Yaa jecaYL whli heestani wx padaN ka turjumazaa Yaa qamar had IY0 jeer j00G00 faraxd iiGu N0L0w 🥰🥰😍😍😋😋

  • @zakariaabdullah4499
    @zakariaabdullah4499 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaw 💯💯💯❤❤❤wx kle weeye run ahantii

  • @khalidblodh2433
    @khalidblodh2433 3 ปีที่แล้ว +5

    Mattan waxan ka codsaday inantii comentiga kuugu soo qortay lyrics ahaan heesta noogu soo geli ayan zxp ubaahanay

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +4

      Ma aniga garanaya cidey tahay sxb commentuga unbay ii so qortay 😂

    • @khalidblodh2433
      @khalidblodh2433 2 ปีที่แล้ว +3

      Haye zxp thanks

    • @MohamoudGees
      @MohamoudGees 9 หลายเดือนก่อน

      Khalid waad heli zxp qoftaa aad ka heshay

    • @ClaahiMaxed-pp4fh
      @ClaahiMaxed-pp4fh 9 หลายเดือนก่อน

      Gabadha numberkeeda sii zxp kolay wuu ka helaye mattanow wax fahan niyow wuxu waa jacayl cusube

  • @ciisegaaciye10gaaciye30
    @ciisegaaciye10gaaciye30 2 ปีที่แล้ว +4

    The voice of the woman it's out of the world!! What a voice!!

  • @nazriinapdirahman6027
    @nazriinapdirahman6027 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin adag taheY wlhI cidina inaneY ku gadheeN
    QamarI wa miD💪💪💪💪💪

  • @hibohashi7429
    @hibohashi7429 3 ปีที่แล้ว +4

    Pro mattan keep going 💪👍

  • @eyupkeeyow2543
    @eyupkeeyow2543 3 ปีที่แล้ว +3

    Kaptanka fanka✌

  • @abdikadirisack3977
    @abdikadirisack3977 4 หลายเดือนก่อน +1

    Imagine amhara girl speak Somali language fluently congratulations hirut

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 ปีที่แล้ว +5

    QAMAR QARAN ❤🇸🇴💯

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +6

    Hore u soco king💪

  • @mohamedabdikadir3358
    @mohamedabdikadir3358 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going mattan pro

  • @najmaqueen9043
    @najmaqueen9043 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow m.a qamar sugani nin an tagero keep going

  • @yuusufabdiomar608
    @yuusufabdiomar608 11 หลายเดือนก่อน

    Woow gabadhu cod macana talaw ma miid bari hore iga luntaayba codka aniga ayay iga raacday lool 😂😂 wan idin salamay somali maxamadeeey

  • @inacawlofficial7952
    @inacawlofficial7952 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @Abadir1001
    @Abadir1001 3 ปีที่แล้ว +7

    this reminds me the love song of Ed Sheeran "thinking out loud ".Great Qamaar ,Hirut

    • @highflyer215
      @highflyer215 3 ปีที่แล้ว

      Because of the dance or what?

  • @kaftanqurux9919
    @kaftanqurux9919 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi wiil TH-camr ah oo shacabkiisa sharfaayo oo codsigoda tixgalinaayo adiga kaaa arkay m.a aad ayn kugu xeranahay wllkey Mattan pro keep going🙏🙏🙏

  • @napiiljuniorofficial1957
    @napiiljuniorofficial1957 3 ปีที่แล้ว +20

    Aad Ayaan ugu farx sanaHaY Tix Galinta CodsiYada Asxpta idin ku xiran channelka

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks sxb

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 3 ปีที่แล้ว +7

    The One And Only TH-camr ❤

  • @user-fz2py5vh8e
    @user-fz2py5vh8e 3 หลายเดือนก่อน

    Wow qamar Gotka fanka 🎸🎤🎹

  • @xamdajaamac375
    @xamdajaamac375 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 3 ปีที่แล้ว +2

    Ereyada heesTa ibraahim capdi ibraahim

  • @abdisalaanjamaal8420
    @abdisalaanjamaal8420 3 ปีที่แล้ว +13

    wllhi anaa ku dhihi rabay proh lkn no problem waa la iga hormaray wllh sit✌😂

  • @abwaanabdisalaanmohameth5858
    @abwaanabdisalaanmohameth5858 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamar waa laga haysta xagga codka
    hirut cod ba ku dhan masha allah

  • @zakriaapdikriim7609
    @zakriaapdikriim7609 3 ปีที่แล้ว +3

    NeYMarKa faNka _______👑❤🎵🎶

  • @SuhuurriyadSuhurriyad
    @SuhuurriyadSuhurriyad 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow wow👌👌

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 3 ปีที่แล้ว +1

    intii xidid dhiiga qaada
    Dhuuxiyo wadnihiyo halbawle
    Dhaqaaqa intii samaysa
    Adaa caashaqa dhansiiyay
    Kudhigay qalbigan kudhigay
    Xubiga aan dhalan rognayne
    Dhabeelyahay maanku raacay
    Dhigaa adigaan kudoortay
    Hablaha kale kaadhawaystay
    Laabtaan gogol kuudhigee
    Aan dheeli tirnee jacaylka
    Dhamaystir intaan tabaayo
    Aduunyadu waa dhambaal
    Dhaliil iyo waa amaan
    Dharaar iyo waa habeen
    Dheeraynaayoo tartama
    Qoraxda dhacaysee hadana
    Dhalanaysaa laga matalay
    Dhawrsooni adaa huwaday
    Naftayda adaa kudheere
    Dhibaatiyo hawl hamudan

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 3 ปีที่แล้ว +5

    Duni-Kale Wllky Mattan Pro_________Keep Going 💯

  • @updyazizali1477
    @updyazizali1477 3 ปีที่แล้ว +4

    Nice song

  • @faysaxasan1973
    @faysaxasan1973 3 ปีที่แล้ว +2

    Qamar suugaani sooghawo geeta cusub hayrud ku sooghawo somaliland

  • @hudadayib9355
    @hudadayib9355 3 ปีที่แล้ว +2

    Mattan keep goin wllo

  • @fayi8653
    @fayi8653 3 ปีที่แล้ว +2

    Great

  • @malvajr7909
    @malvajr7909 3 ปีที่แล้ว

    Mattan pro WaaD ku maHdzanTaHy ka jawaabizTa CodsiGa DaDka kuGu xiran👑

  • @djbaahozqulleh570
    @djbaahozqulleh570 3 ปีที่แล้ว +4

    Nice one mattan pro keep going bro

  • @zonkorbeey1360
    @zonkorbeey1360 3 ปีที่แล้ว

    NIN TAGAY QAMAR SUUGAANI

  • @salmaanindho4223
    @salmaanindho4223 3 ปีที่แล้ว +4

    Mattan pro gar iyo gardaro waan ku wataa qaapka u soo samayso hees Lyrics ka ah

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 3 ปีที่แล้ว +3

    nice song bro

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend olways legend

  • @abdifatahmohamed6565
    @abdifatahmohamed6565 2 ปีที่แล้ว +1

    The best song 🎵❤ Qamar sudaani

  • @saxafideeqsan1105
    @saxafideeqsan1105 3 ปีที่แล้ว +13

    Matan bro heesta ugbad aragsan e jacaylka dhexdena yaal lyrics ahban jeclan lahyn

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +2

      Ok huuno

    • @saxafideeqsan1105
      @saxafideeqsan1105 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MattanPro alleh haku sharfo bro lagend

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +2

      @@saxafideeqsan1105 waan soo galiyay walaashey

  • @stamyare2337
    @stamyare2337 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamar jir ou jok sxb nice song 🇩🇯🇩🇯👏👏👍👍🤗❤❤

  • @cabdiqanimaxamedcabdi401
    @cabdiqanimaxamedcabdi401 3 ปีที่แล้ว

    Heesta qamar suugani ee laydhaa kaltuun iyana lyris nooga soo dhig pro

  • @mohamedapdirahman2143
    @mohamedapdirahman2143 3 ปีที่แล้ว +2

    waw salma cali keep going

  • @idirisali572
    @idirisali572 3 ปีที่แล้ว

    Qamar wuu ku baabiyay gabadha wlh

  • @mustafahassan4735
    @mustafahassan4735 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll mattan heesta qamar suugaani ee niciima soo gali please 🙏💙

  • @mubarikxuljano959
    @mubarikxuljano959 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofli ugu horeyay ee dawada LiKe mE

  • @tiger4437
    @tiger4437 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamars always talent.

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 3 ปีที่แล้ว +5

    barbaareey wan idin salaamee
    waa ceebe afka inoo hagaaja,ileen keena af ingiriisi qaldaba waata lagu qoslee
    afkeena maxaa qiimo riday.
    an idin saxee maaha :
    jidhaadhona xooga dhaale
    ee waa:
    jidhaanta rahoo ka dhaa le
    micnaa jidhaan=meel godoo biyaysan
    rahoo
    ka dhaa le=rahoo ka ciyaya
    rah=bahal yaroo laba lugood oo uu ku boodo leh oo biyaa ku dhex nool

    • @mawliidmahamoud4477
      @mawliidmahamoud4477 3 ปีที่แล้ว

      @@nagiibcolaad afka in la dhawro waajib weeye, si wanagsana wad ugu saxday dhalinta qaldaysay erayada ku jira heesta.

    • @munanoah5879
      @munanoah5879 3 ปีที่แล้ว

      Waan ba fahmi wayey intas si an u eego uso gly thanks bro

  • @zhakibmuse7817
    @zhakibmuse7817 3 ปีที่แล้ว

    Matan pro powe hesta qamar qadey oo ladhaho isii qalbigan jecldey mad no zii deyn krtaa👏 i am your fans in Madrid🤚

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb heesta magaceeda iso qor magaca ad so qortay wan ku wayay markan raadiyay

    • @zhakibmuse7817
      @zhakibmuse7817 3 ปีที่แล้ว

      @@MattanPro bowe Ma xazuuzto mageceda lakn erayadedan Haya “isii qalbigan jecladey “
      “Hasiin qofkale ibano”

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +1

      @@zhakibmuse7817 heesta ui shaadiya sharaf la qaado miyaaa?

    • @zhakibmuse7817
      @zhakibmuse7817 3 ปีที่แล้ว

      @@MattanPro Gracio haa boqor iYada waye

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว

      @@zhakibmuse7817 sxb heestaa copyright ayeey leedahay

  • @abdulqadermahmoud1055
    @abdulqadermahmoud1055 2 ปีที่แล้ว +1

    maxay millions u daawan waayeen heestan ilaa ahadda ?

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 2 ปีที่แล้ว

    Another level

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 3 ปีที่แล้ว +3

    sanad ayaa kasoowareegtay heestan

  • @AlXaqiiqaTv
    @AlXaqiiqaTv 2 ปีที่แล้ว

    war hirut maha ethopian waa gabadh somalilader ah oo dhalada sida ula socda isaaqa ku nool somalia waxa ka badan isaaqa ku nool ithopia

  • @arhmey9673
    @arhmey9673 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp ufur downloadka heesta. Wa xirtee

  • @wellbackyassin2337
    @wellbackyassin2337 3 ปีที่แล้ว

    Mattaan pro heesta jawi doora ustareeliya nuugu soo sameee pro

  • @FAGAARESHOW
    @FAGAARESHOW 3 ปีที่แล้ว

    Legend mattan Bro

  • @abdallesheikhdon6955
    @abdallesheikhdon6955 3 ปีที่แล้ว +3

    Pro aad ban u tagera lyricskaaGa sho good future🥰

  • @hiboahmed6629
    @hiboahmed6629 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco qamar wll

  • @jocaroffical1824
    @jocaroffical1824 3 ปีที่แล้ว

    Miss you pro kuma hayo matan

  • @apthikamilmostaphaessa1763
    @apthikamilmostaphaessa1763 ปีที่แล้ว

    Hees wanagsan

  • @broazadka
    @broazadka 3 ปีที่แล้ว +2

    Ka dhisoo ZxbaYaaL Ugu Celiya

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว

      maxaad ula jeeda kala noqda?

    • @broazadka
      @broazadka 3 ปีที่แล้ว

      Wxad wday mid horoo qamry herout lasocoty miyaaaa

    • @broazadka
      @broazadka 3 ปีที่แล้ว

      Tellkaaga isii zxb

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว

      @@broazadka heesta inta anay bilaaban qoralka ku jira aqri inta anad iska so qorin waxaad doonto

    • @broazadka
      @broazadka 3 ปีที่แล้ว

      Ingunba zxb rago wxa isku jecele haw bixin weyja kaa hgaajiyee Wxaz hdaL ka raadinyee Numberkaaga isoo qor zxb

  • @saamiyacumar1742
    @saamiyacumar1742 3 ปีที่แล้ว

    Kep going mattan pro legen 👍👍👍

  • @nadayuusuf20
    @nadayuusuf20 2 ปีที่แล้ว

    Soo nadi maam kudhahaa macaanow

  • @israawil6921
    @israawil6921 3 ปีที่แล้ว

    Waw herut wlhi nag tgty she look like somalian go forward sister

  • @khadrafarah5155
    @khadrafarah5155 3 ปีที่แล้ว

    Eesh calaaa sawt yarta

  • @naimadayib3263
    @naimadayib3263 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhani waa khatar sandalada ciidagale moye cidkale lama heesto

  • @farxiyomaxammed3270
    @farxiyomaxammed3270 3 ปีที่แล้ว

    Shimee soo baxdey💥💥💥🔕

  • @mirewarsame6660
    @mirewarsame6660 2 ปีที่แล้ว

    Hirut is a gem.

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 3 ปีที่แล้ว

    Well edited bro Mataan

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 3 ปีที่แล้ว +5

    Videos kada Hesaha pr0 usoo samee background Qurux badan

    • @MattanPro
      @MattanPro  3 ปีที่แล้ว +1

      Kuwa hada wax miyaa ka qaldan?

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka raspaty full

  • @wondmagegnshumu3060
    @wondmagegnshumu3060 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhambaalkan waxaa loogu talagalay Hirut Teklehaimanot, waxaan si khushuuc leh uga codsaneynaa inay nala soo xiriirto, wax dadaal ah kuma bixin inay la xiriirto hooyadeed, oo wiilkeeda ku umushay 21 sano ka hor Bariga Hararge Chanakson Woreda, laakiin da 'daan fadlan nala soo xiriir kanaalka TH-cam ama farriin uga tag boggan

  • @xaajimuseinaxassan6070
    @xaajimuseinaxassan6070 3 ปีที่แล้ว +1

    My only fanan qamar sugani❤💋

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 3 ปีที่แล้ว

    Video qaawanimada dadk tusayza
    Danbigiiza akhira waa lagu way diin
    Waala DHIMANAYAAN taas ha ilobin nio

  • @fadxikaano6557
    @fadxikaano6557 3 ปีที่แล้ว

    Abk bay hit fadxi kaano

  • @mohamedrashiid4595
    @mohamedrashiid4595 3 ปีที่แล้ว +1

    Eshcalaa hees

  • @shukulaye6079
    @shukulaye6079 2 ปีที่แล้ว

    Dhiga adiganku doortay hablaha kale ka dhawaystay

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 2 ปีที่แล้ว

    Heestan oo original ah mani jirin