QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 427

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 3 ปีที่แล้ว +137

    Salka Dhigo Jacaylyahow
    Ha Igu Noqonin Sababtii
    Loo Seexshay Iilkiyo
    Boondheri Sidiisiii 🥰

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 6 หลายเดือนก่อน +241

    Inta markay tiktok ku aragtay soo raadisay like ha ila dhaafina😂😂❤

    • @MunaSulub
      @MunaSulub 6 หลายเดือนก่อน +3

      Same wllhu😂😊

    • @xasangurey1163
      @xasangurey1163 6 หลายเดือนก่อน +2

      Dhibka dhaaf😊

    • @mushtqmohamed
      @mushtqmohamed 6 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@xasangurey1163 haha mxa jira wll🙄

    • @xasangurey1163
      @xasangurey1163 6 หลายเดือนก่อน

      Dee ragga badi tiktok bey kaso raaceen heesta

    • @mushtqmohamed
      @mushtqmohamed 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@xasangurey1163 rag kaliya uun maahe qof walpa
      De sidasaban u leyahay.

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 6 หลายเดือนก่อน +60

    Layskama heeso reer sheekh isxaaq fanka waa loo cimaamaday alla yaacizak from galmudug state h.g gangs

    • @eidahmed5719
      @eidahmed5719 5 หลายเดือนก่อน +6

      We love you from Somaliland 🥰

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 21 วันที่ผ่านมา

      Waad qaldan tahay. Abwaano iyo fanaaniinba Waa laga badan yahay beesha isaaq. Somalia kuwa ugu codka macaan iyo abwaanada ugu caansan maaha isaaq. Xaga ragga xasan Aaden samatar fanaan gaara malaha. Cumar dhuule, Cumar Nuur cabddulle, mahamed saleebaan. Ayaa ugu horeeya.
      Xagga dumarkana Xaliimo khaliif magool gabar gaarta somali wali lama hayo.
      Abwaanada ugu heesaha iyo riwaayadaha badan Waa Abwaan Mahamed ali kaariye, abwaan sangub, abwaan Sagal macallin ciise. Maaha kuwaas isaaq. La soco.
      Laakiin beesha isaaq af iyo barabagaan ayey dadka dheer yihiin, iyo faan. Markaasaa la moodaa inay fanka somaliyeed ugu horeeyaan.

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 10 วันที่ผ่านมา +1

      Xaqiiq suugaanga waa loga haray cidaas from hg

  • @khaliil1407
    @khaliil1407 7 หลายเดือนก่อน +54

    18 ramadan ban dhagaysan waliba xilli qalbigayga ay ka dhax guuxayan wax yaalo badaney insha allah wax walba ilahay ha ino hogaamiyo 😢

    • @AyaanleAbdiAhmed-ko2ny
      @AyaanleAbdiAhmed-ko2ny 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ilaa ramadaanta ayaa lagu saaqayaaa😢😢

    • @RaniAli-h2o
      @RaniAli-h2o 6 หลายเดือนก่อน +2

      Mnta dhagysna same too qalbigyga wxyloo bdna kadhex guuxya😕

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 7 หลายเดือนก่อน +98

    Inta Tiktokdu Bartay 2024😂😂

    • @abdiqanianja2945
      @abdiqanianja2945 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ani hdanba kaso racay tiktikoga😂😂😊

    • @ramloqueen1184
      @ramloqueen1184 7 หลายเดือนก่อน +1

      Anab wlh😅

    • @Waddaag
      @Waddaag 6 หลายเดือนก่อน +1

      Saaaka Dhan Ban Radinayay Hees Cusub Bn Uqaby 😂

  • @Fardiyoss11
    @Fardiyoss11 7 หลายเดือนก่อน +157

    Inta Tiktok Ku aragtey 2024😅😂

    • @AbdifatahhusseinAzze
      @AbdifatahhusseinAzze 7 หลายเดือนก่อน +2

      Hadaan gaadhiga ka dhexdaartayba😂❤

    • @Amaaliidle
      @Amaaliidle 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂❤WLHI HLKAZAN KAZOORcyyy mcn

    • @AbdeqaderAhmed
      @AbdeqaderAhmed 7 หลายเดือนก่อน

      Halkaas kasoracey anygabo😂😂

    • @user-catoosh
      @user-catoosh 7 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh😂

    • @deeqa8896
      @deeqa8896 7 หลายเดือนก่อน

      Ani calal😂

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 6 หลายเดือนก่อน +41

    tiktok ciduu soo tilmaamay Like me heestan waaba waxkale😮

  • @hoodohashi1749
    @hoodohashi1749 7 หลายเดือนก่อน +89

    Salka dhigoo jacaylyahoow 2024 who is watching 😢

  • @QalbiNuuraInaCumarSamater
    @QalbiNuuraInaCumarSamater 7 หลายเดือนก่อน +27

    fanku wa qamar iyo in yaroo lagu qurxiyey😢❤

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 5 หลายเดือนก่อน +19

    Heestani waxay igu leedahay xasuus weyn. Marwalba oo aan dhagaysto waxaan dareemaa farxad walow qofkii aan jeclaa waqti xaadirkan aanan wada joogin😊

  • @sonkorofficial3301
    @sonkorofficial3301 6 หลายเดือนก่อน +18

    Qamar sugaaani Maxaa samay Naysaaa Anoo soman Xataa waan Ku dhagay sanayaaa 😢 big LegNs Big Voice Big Fanaaan RasuuuLkii Iyo Goatkii Fanka 😮

    • @Salmancade-
      @Salmancade- 6 หลายเดือนก่อน +2

      Rasuul Nabi muxamed waye hauggafin ereyga rasuul

    • @SahroMohamuud-i7l
      @SahroMohamuud-i7l 3 หลายเดือนก่อน

      Yaahu astaqfurullah dheh

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 7 หลายเดือนก่อน +17

    Qamar suugaani iyo mustafe karama markeey is helaan dhagoolku xitaa waa maqlaa❤💤

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 7 หลายเดือนก่อน +15

    Hargaysa to Berbera inta U Socday 10 jeer ka badan intaan ku Cel Ceeshaday Fankuba Waa Qamar iyo In yer Oo Lagu Qurxoyay❤Jawi Dagan💝🌎❤❤❤

    • @MaxamudMahamad
      @MaxamudMahamad 5 หลายเดือนก่อน +3

      Xitaa markii aan sii seexan jirey wan dhagaysan jirey😢

    • @mukhtaar2391
      @mukhtaar2391 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@MaxamudMahamadWaa Faleeboba Waxani hees Waa Dhaafty❤🎉❤

  • @inAsultaN
    @inAsultaN 6 หลายเดือนก่อน +7

    From TikTok 😂😂💔

  • @Poqorad
    @Poqorad 6 หลายเดือนก่อน +20

    Salka dhigo jacaylyahoww 😭❤️haben talado sogalyso ramadan 23 xanun said daremaya maxa kaxun qofkagii od isfahmi la dihin

    • @DARMAANMEDIA
      @DARMAANMEDIA 6 หลายเดือนก่อน +3

      Ka waran adiga xaaskayga oo meel cidlo ah kaga tag wakhti duruuuf adag ku qabsatay wax walba oo Hanti ah aad wayday wax la,aan darteeda kaga caraartay 😢😢😢😢

    • @quruxwanaag4337
      @quruxwanaag4337 6 หลายเดือนก่อน

      @@DARMAANMEDIAbadal wangsan 😢

    • @Araweelo110
      @Araweelo110 6 หลายเดือนก่อน

      @@DARMAANMEDIAwaa xanuun wllo alle qalbiga hakuu qaboojiyo samir

    • @AmalMohamed-um8yi
      @AmalMohamed-um8yi 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@DARMAANMEDIAax wanka xumahy wll😭💔

    • @Refanibrahimadan
      @Refanibrahimadan 5 หลายเดือนก่อน +2

      Kawrn waa haben sabti ah oo sacaduna ayy thy 3:30kii anoo lii dhihin waa sexdey laiga sexdey talkana laiga xirteyy mxaa ka xanuun badan Ala caawa xanuun anoo iheyy 🩸xanuun laigu dareyy Ala ilahayow jecelaa😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @azhrafadnaan8139
    @azhrafadnaan8139 22 วันที่ผ่านมา +7

    Taarikhdu waa 4/10/2024.
    Sacadu waa 3:02pm casar.
    Waa jawi dagan oo roob da'ayo waxan kaligay jooga qolkayga waxan dhagaysanaya codka macaan ee qamar sugani iyo laxankiisa mucjisada Alla muxu fanan yahay Cajiib❤ hadad iga dambayso like hayla dhaafin

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 21 วันที่ผ่านมา

      Jacayl ma qabtid miyaa, kaligaa maxaa ku dhigay?

    • @sumayarashid3049
      @sumayarashid3049 9 วันที่ผ่านมา

      @@xoxo-yg6gb hhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂

  • @MustafeAhmed-yc2mt
    @MustafeAhmed-yc2mt หลายเดือนก่อน +3

    Qamar wlhy wa fanaan buuxa alleh ha xiftiyee

  • @Don_Mohamed_khadar
    @Don_Mohamed_khadar 9 หลายเดือนก่อน +13

    HeestN Miisaanka Culus Un ba Fahmi Kara Dadka waweyn iyo xiliyada Kala miiranka❤

  • @maxamedmusehassan2079
    @maxamedmusehassan2079 7 หลายเดือนก่อน +27

    Heestan inta tik tok ku soo aragtay like 👍 ani waa ka helay ❤

  • @mohamudabdihakinmohamed2005
    @mohamudabdihakinmohamed2005 3 ปีที่แล้ว +9

    Mohamed Wardi fanka adi ayaaa iska lih waxad rabto ku Samiii
    Meelna kagama harno anagana 1Love bro

  • @abokorabdi174
    @abokorabdi174 3 ปีที่แล้ว +71

    WLLO..NABIGA IGULA SALI SCW SCW SCW

  • @ahmedgacmo8735
    @ahmedgacmo8735 6 หลายเดือนก่อน +12

    2024/3 /31 waa Habeen Ay Ramadan tahy 22 soomaney waxa ku jira wakhti adaG dhawr wax ayaa Qalpigeyga ku wareegya Inshllh waxan Rajeenaya in wax walpa kheyr igu soo dhamato
    Heestan important comment ugu soo direy wax weeyw jacyylka I haya ayaa Qalpiga ku leeyay salka dhigo jaceylyohow sbabtii ha igu noqon 😢 f.c.h.d.d.f.d😢

  • @abdiwaahidmohamuud3638
    @abdiwaahidmohamuud3638 3 ปีที่แล้ว +33

    Intii heestan sugeesay Love isaar 🤣

  • @AhmedFanax77
    @AhmedFanax77 7 หลายเดือนก่อน +14

    2024 Heestii ugu shidneyd bn siyyy heestaaan Qamarka Hirgly.🖐

    • @MustalifoMustalifo
      @MustalifoMustalifo 7 หลายเดือนก่อน

      2021 bu qady

    • @AhmedFanax77
      @AhmedFanax77 7 หลายเดือนก่อน

      Xly baa igu horeysy 😂

    • @ramloqueen1184
      @ramloqueen1184 7 หลายเดือนก่อน

      ​@Mustalifno oMustalifo no 3yrs ago ayu qaday waba ujedaa

    • @AhmedFanax77
      @AhmedFanax77 7 หลายเดือนก่อน

      @@ramloqueen1184 heestaba dhowaan bn arkye igu qaata.kkk

  • @SuHaybDeeqyuusuf
    @SuHaybDeeqyuusuf 6 หลายเดือนก่อน +3

    Fanku waa Qamar iyo qaraami❤😂

  • @RuunRuun-ei6jk
    @RuunRuun-ei6jk 6 หลายเดือนก่อน +10

    2020 dhamed kedi aya wiil is baranay jcyl badan io farxad badan ka dib wiilki waxa ka daremay kab kabsi wn yabay waxey sidi hado bo aso sidi eh o ka kabsi ku jiro ayo dhamadki 2021 arin guur iso ban dhigtay wn is fahmi weynay markas ani hadalo xun xun dhahay ma aqan qof qalpika ka gubaneso ahaa waxu waqti socdo ani wle wn jeclahay asi u iska dalestay xiriro kle ayo iska samestey ana wllhi wle asi lee cad qof kle ma rabi 3sno Io bar asi lee raba jcyl xad dhaf eh aya u qaday haben ayo iku dhahay wllshei aya thy ani xirir kle aya le yahay kheyr ku rajina 😢😢 wllhi aduunka aya iku adkaaday ma aqan waxa sameyo salka dhigo jacaylyahow amma igu siin kaan rabay amma iga fur seetada sidatani xal maahee 😢💔😔

    • @sowdacabdimanogto123
      @sowdacabdimanogto123 6 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo ina iska ilowdid isku day waxd u qalanta farxd 🎉❤😢

    • @RuunRuun-ei6jk
      @RuunRuun-ei6jk 6 หลายเดือนก่อน

      thanks mcney hye wn iku Daya inta tabartryda ah lkn ma awodo naf wax jcyl ahay 😢​@@sowdacabdimanogto123

    • @fuadabdi2137
      @fuadabdi2137 หลายเดือนก่อน

      😢 waad ka kaban doontaa InshaAllh 😢

    • @UsaameMnuur
      @UsaameMnuur หลายเดือนก่อน

      Waad is mudan doontaan maalin uun Ana ku idhi iso raadi markaad is heshaan

    • @hanihuseen830
      @hanihuseen830 หลายเดือนก่อน

      Hda sethy jirkaygii😢

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 3 ปีที่แล้ว +15

    QAMAR SUUGAANI 🥰❤💥
    MATTAN PRO WYNKAA🤴💚

  • @Zhaakir123
    @Zhaakir123 7 หลายเดือนก่อน +7

    2024 Yaa soo dontay hesatan 😩🥺😓

  • @NasraHani
    @NasraHani 6 หลายเดือนก่อน +2

    Tiktok kusoo arkay vidoga dhalinta sanaag joogtaa waan ka helay wlahi🎉❤

  • @alidahirshidane6647
    @alidahirshidane6647 6 หลายเดือนก่อน +5

    Fanku waa qamar iyo in yar oo lagu qurxiyay 👋

    • @abdirahmanali8644
      @abdirahmanali8644 5 หลายเดือนก่อน +1

      Nin wax fahmaayo waa sax

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 21 วันที่ผ่านมา

      Fanaaniinta somaliyeed ha u gaffin, rag ka cod macaan ayaa buuxa

  • @fayfeyora6083
    @fayfeyora6083 3 ปีที่แล้ว +9

    Wow what a song💙🔥Legend my favourite singer🙌🏾

  • @UgbaadCabdiraxman
    @UgbaadCabdiraxman 2 หลายเดือนก่อน +8

    3 yers ago caawa markii aan tabay qof aan si dhaba u jecla balse aan ogahy inanu isagu kala jeclayn maqnshahyga iyo tabidayda midnaba waxan wali is waydiiya Halka aya iga hoos martay inan ku war helo qofkii aan jecla oo qofkale jecel Ala xanuun badana😭 Alxamdulilah wan ku qanacsnahy mar walba qadarta Ale heestan ayaan darenkayga kuso cabirtay caawa 1Agus/8/2024 1:57 .

    • @ikraanmahamed1533
      @ikraanmahamed1533 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry huno iska samir Adna xiriro kale sameso wll farxad warto ban ku rajen 🥰

    • @hanihuseen830
      @hanihuseen830 หลายเดือนก่อน

      Be strong qlbiyeey wad kabxysa xnunka mana lagu waarayo asaga ayey ku danbeyn

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 21 วันที่ผ่านมา

      Waa xanuun, laakiin ha is raacin qof aan u tabayn. Waad heli mid jacaylka Kula qabta. Horaa Loo arkay!

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 7 หลายเดือนก่อน +8

    Waxni wuu goat dhafay wllhi❤

  • @hamzzyxubbo8365
    @hamzzyxubbo8365 3 ปีที่แล้ว +6

    Qamarka HeesTu Dareen gaarey wadaTaa
    Halla yaa Halla🔥

  • @Mutaseyyy
    @Mutaseyyy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Salka dhigo jcylyahoww
    Haygu noqonin sababtii
    loo seexshay ilkiyo boodhari sidiisi🥺❤

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 3 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan si gooniya ayay dareenkayga u taabata mana aqaan sababta.🎉❤

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 ปีที่แล้ว +17

    "Salka dhigo jacayl yahow
    Ha silsilin naftaydoo
    Hanka sare hagaagixin
    Sadrigana ha dhaawicin"

    • @falstiinyusufaxmed3702
      @falstiinyusufaxmed3702 ปีที่แล้ว +1

      Salka dhigo jacayl yahow ha silsilin naaftaydoo hanka sare hagagixin sadrigana haa dhawicin

    • @IsmaaciilCalidalmar
      @IsmaaciilCalidalmar 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

    • @IsmaaciilCalidalmar
      @IsmaaciilCalidalmar 6 หลายเดือนก่อน

      Waxan barta qof ad o qimabadan lkn waxey inirey waxa itahey wallakeyga bal sa imana qon kartid qof ak tada kawadh waxan ku dha hey wa iga cudsi balis ha igadidin iga aqbal waa cud si an ka cudsanayo qrxy ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sulthanhassanali
    @Sulthanhassanali 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha uu qamar qaado heestiisa ugu dhagaysiga macaan weeye heestani❤

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid 7 หลายเดือนก่อน +5

    Salka dhigoojacaylyahoow
    Hasilsilin nafteeydoooo
    Hankasarehagaagbixin
    Sadriganaa hadhaawicin❤

  • @shacni557
    @shacni557 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaawici iga soo gaaray jecel 2019 ila haddan ka niyad jabsan nahay xariir dhan ILAHAY qalbigeyaga ii daji 🤲🥺💔

    • @somalilyrics6418
      @somalilyrics6418 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay ha ku qabojiyo niyda wll 😢

    • @somalilyrics6418
      @somalilyrics6418 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay ha ku qabojiyo niyda wll 😢

    • @MarwoZamiya
      @MarwoZamiya หลายเดือนก่อน +1

      Qlbiga Allah ku qaboojiyo🤲🥹

  • @abagaweynofficial8295
    @abagaweynofficial8295 3 ปีที่แล้ว +6

    Best song boqortooyo walal mattan pro 🤚🇰🇪

  • @zaajiabdi
    @zaajiabdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Anigoo sooman ayaan tiktok ka arkay heestan anigoo qaadaya is arkay goat qamar

  • @awaledahir2587
    @awaledahir2587 3 ปีที่แล้ว +5

    Qamarka Keep Going , Musicga Ninka Garaacaya Kolay Waa Mustafe Karaama Waayo La Base Maaha Musicga Ay Garaacan Musishanka Kale . Bal Mattan Pro Bal Arinka Ii soo Xaqiiji . 👏👌

  • @inAsultaN
    @inAsultaN 6 หลายเดือนก่อน +1

    From TikTok 😂😂💔 2

  • @istaahilaadam7536
    @istaahilaadam7536 7 หลายเดือนก่อน +13

    Salka dhigo jaceylyahoow
    Ama igu sin kaaan rabay
    Ama iga fur seetada
    Sida tani xal ma aheee
    Meel kale usahay raro😢😢😢

  • @MustalifoMustalifo
    @MustalifoMustalifo 7 หลายเดือนก่อน +5

    Dadka tiktok hada ka so racy ba laybnhy 😂😂

  • @mohamedheykal5837
    @mohamedheykal5837 หลายเดือนก่อน

    Su aalahaan jawaabahooda way so dhawyihin inshallah

  • @shugriabdi7525
    @shugriabdi7525 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ha igu noqonin sababtii😢😢😢

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 ปีที่แล้ว +3

    Qamarka fanka noo shida😍😍❤❣

  • @DUCOQABE
    @DUCOQABE 3 ปีที่แล้ว +4

    Best lyrics Mattan pro pin igu qabo pro

  • @iqramohamedabdi6395
    @iqramohamedabdi6395 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan si baan ujeclahay😂❤

  • @HafsaAhmed-be2iv
    @HafsaAhmed-be2iv 3 หลายเดือนก่อน +7

    Salka dhigo jacaylyahow
    Ama igu sin kaan rabay
    Ama igu fur seetada
    Sida tani xal maahee
    Meel kale u sahan rogo
    Ma ogi in uu jacayl jiro iyo inkale lkn heestani dareen aanan suurayn karin bay igu keentay.
    Monday, July 15 2024

    • @khalidyare5992
      @khalidyare5992 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ogatay jcyl ka ?

    • @HafsaAhmed-be2iv
      @HafsaAhmed-be2iv 2 หลายเดือนก่อน

      @@khalidyare5992 may wali 😂

  • @capdirahman1155
    @capdirahman1155 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid mabarik ❤

  • @AmiraSaid-u7j
    @AmiraSaid-u7j 8 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan wiil aan asaxab ahyn ayan baray mar walba oo an wada hadalnana wuu iqadi jiray lakin manta ma aqaan melu kusuganahay hadu nolyahay illhayow xifdi waan rajaynaya inan malin uun dib ku maqlo walal😭💔

  • @banyamiinholga
    @banyamiinholga 6 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan qisadeeda wllkey salax doonyale iga sheekey oo ah abwaanka heesta qisada heesta laga sameeyey ka sii xanuun badan erayda heesta😢

    • @abdinasirOmarali-ws7jc
      @abdinasirOmarali-ws7jc 5 หลายเดือนก่อน

      Abyo ani iiga shekee nh wa iga codsi😢🙏

    • @saciidcabdi9251
      @saciidcabdi9251 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mahadmaxamedabsher
    @mahadmaxamedabsher 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo Aad salka dhigo jecelyhy wax kle wan sugaa ebow ❤❤❤

  • @khalidSomali
    @khalidSomali 3 ปีที่แล้ว +3

    keep going pro A/fatah💯

  • @CarabHassan-t9p
    @CarabHassan-t9p 7 หลายเดือนก่อน +2

    riyo iyo qamar maxaa Kala heysta dadow🎉

  • @XuriyoXilkas
    @XuriyoXilkas 6 หลายเดือนก่อน +2

    Salka dhigo jcel yhoow😢

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 ปีที่แล้ว +3

    Salka dhigo jacaylyohow ama igu sinkaan rabay ama iga furseetada sida tani xalmaheee💘

  • @AnisoAhmed-oo7dk
    @AnisoAhmed-oo7dk 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hada lee inee so baxda u maleyay from 😂TikTok

  • @ayuubyare-oh2sq
    @ayuubyare-oh2sq 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qamarka hirgaley what a song 2024 dhageysanaya❤

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mashiinka Laxamada Qamarka 🐐

  • @MaxamudMahamad
    @MaxamudMahamad 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi tik tok baan kasoo raacay heestan❤❤❤

  • @AbdikarimFuad
    @AbdikarimFuad 6 หลายเดือนก่อน

    Inta tiktok ka soo racdy ini mee heee

  • @KingBiloowYare
    @KingBiloowYare 4 หลายเดือนก่อน +5

    Salka dhigo jacylahayoow habeen Nimo jimco ay sogaleyso ayaan dawanayaa heskan aad buu igu wenyahay Qalbigayga wax badan Buudaremaa Lkn Waan kunafisay hestani Markii aan dhagestay 31/05/2024 salka dhigo jacelyahoow Ama igu sin taa Rabay Ama iga fur sentada Sidantani XALMAHEEE😢

  • @maxamedadan-v7n
    @maxamedadan-v7n 7 หลายเดือนก่อน +2

    goatka fanka shida

  • @samiramohamed4577
    @samiramohamed4577 ปีที่แล้ว +1

    ala wll macn ku jecliya mattanow hees adan lyris garyn maba dhagysto 😢❤❤❤❤

  • @hibonura1321
    @hibonura1321 2 ปีที่แล้ว +2

    Salka dhigo jacayl yohow 😢 Wallahi hees Waa dhaaftay ❤️❤️❤️❤️

  • @ajibarmustafehussein9730
    @ajibarmustafehussein9730 7 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaaan daawanayaaaba habeen ramadaaana waliba tobankii dhexe 18kii ramadaan bishunatahay 28.3.2024 waana xasuuus qaaliya mar kaan xasuusto qofaaad jeceshay oobadana kuleh inakalareeeb adna aad doonayso heerad gaadhay inaaad isaga kafekerto awoodaad kula hadashana aanad hayn Sanadkani ama waa guuur jeeda ama geeri aakhiro

    • @rinna.0099
      @rinna.0099 7 หลายเดือนก่อน

      Wad heli wax kasto rabto qalbigs alha ku so dhaweeyo

    • @gaacuuro
      @gaacuuro 7 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

    • @maryanmohamudhassan2537
      @maryanmohamudhassan2537 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wa dhimani Lkn hai oran qof dartiisa u dhimanaa is xaji wll waxwalba wa qadar

  • @sayidcaliaaden1939
    @sayidcaliaaden1939 2 ปีที่แล้ว +3

    Wuxu hees waa dhaaftay ❤

  • @cabdisamadhaybe2191
    @cabdisamadhaybe2191 6 หลายเดือนก่อน +2

    Anoo safar ah dhagaysanyaa Xagardher ilaa Nairobi, safarka oo dhan mabba dareemin. 😳

  • @nuuxbeergel946
    @nuuxbeergel946 5 หลายเดือนก่อน

    Matan pro the goat youtubers❤

  • @xasancumaribrahim6950
    @xasancumaribrahim6950 6 หลายเดือนก่อน

    From tiktok ❤

  • @fatimaalia5999
    @fatimaalia5999 6 หลายเดือนก่อน

    From tiktok

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 7 หลายเดือนก่อน +3

    Got From Tiktok 2024😊😊

  • @IfraahAhmettcabdi-gk9nk
    @IfraahAhmettcabdi-gk9nk 14 วันที่ผ่านมา

    Meshu waa wax kale yaa salaam❤😂

  • @apdirahimadam3688
    @apdirahimadam3688 3 ปีที่แล้ว +5

    Qamar and belding🔥💯

  • @MOHAMMED_ADM
    @MOHAMMED_ADM 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jah waxani heeso wey dhaftayy runtii ❤🫀🥹😫🏷️😍🔥💋

  • @AbdikhafarAbdikhadir
    @AbdikhafarAbdikhadir 6 หลายเดือนก่อน

    Salka dhigo jaceyl yahoow😢😢

  • @Mooge890
    @Mooge890 6 หลายเดือนก่อน

    Salka dhigo jacayloo😢❤

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 6 หลายเดือนก่อน +1

    QAMAR🐐🐐

  • @abshirclaahi715
    @abshirclaahi715 หลายเดือนก่อน

    Ereyo🔥
    Laxan🔥

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 6 หลายเดือนก่อน

    Qamar halkeedi buu dhigay woof caleeek ❤

  • @xikmadpoi6419
    @xikmadpoi6419 ปีที่แล้ว +3

    the best fanan golden voice❤️

  • @farxaanxiddiga4321
    @farxaanxiddiga4321 3 ปีที่แล้ว +1

    MattaN zHaqO aDaG baaD HayzaaH proH 😊🍃

  • @AbasKamal-se7hh
    @AbasKamal-se7hh 6 หลายเดือนก่อน +2

    Salka dhigo jacylyahow 😢 hwenimo jimco ay sogalyso ayaan dawanya heskan aad bu igu weyn yahy qalbigyga waxba ka dhex guxayo waxyabo bdn lkn hestan mrkan dhagysto jawiga wu ii saxma inta ila mida 😮

  • @Abdallamahrez26
    @Abdallamahrez26 6 หลายเดือนก่อน +2

    Inta 2024 dib udhagaysaty isooraca

  • @riyaqfarah4958
    @riyaqfarah4958 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hesta saxbkeyga dartis uso radiyey asaga jecli 😂😢❤😂

  • @AminoMohamed-k9k
    @AminoMohamed-k9k 15 วันที่ผ่านมา

    Wow hees iga dhee

  • @Mostafe_shiine
    @Mostafe_shiine 3 ปีที่แล้ว +5

    Qamarka hirgaLaY♥️🤴

  • @aishaadan8407
    @aishaadan8407 3 ปีที่แล้ว +3

    Halla yaa Halla Salka dhigo jacaylyahow

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 3 ปีที่แล้ว +4

    "The Best of the qamar suugani
    ama iga fur seetada

  • @cabdixakiinaarka2495
    @cabdixakiinaarka2495 3 หลายเดือนก่อน

    Woow qamar waàd na walasaaa meelkale aan u sahan raro 2024=8/20

  • @Ayuuphogamiya
    @Ayuuphogamiya 7 หลายเดือนก่อน

    From TikTok

  • @sakariyecabdicaliaxmed6142
    @sakariyecabdicaliaxmed6142 ปีที่แล้ว +2

    Amazing song and great voice qamar❤

  • @rajianobwoy9553
    @rajianobwoy9553 7 หลายเดือนก่อน +1

    From Tiktok 2024 Ramadan Mubarak

  • @CarapYare-sw3yk
    @CarapYare-sw3yk 4 หลายเดือนก่อน

    Aad Aaad qamarow wan kuwataaa❤❤

  • @munoupdi4276
    @munoupdi4276 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saldhigo jaceylyahow
    Ama igu sin kaan rabay
    Ama iga fur sedata
    Sidatani xaal mahee meel kale u sahay raro🥹😭

  • @ladaniitamaxamed2973
    @ladaniitamaxamed2973 3 ปีที่แล้ว +3

    Kugu heestaah ✌🥰🥰🥰