QISO JACAYL AH OO XANUUN BADAN OO KU DHACDAY WIIL CAAN AH!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 268

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  11 หลายเดือนก่อน +46

    FADLAN LIKE | SHARE AND SUBSCRIBE FOR MORE THANKS

    • @mohamudabdullahi263
      @mohamudabdullahi263 11 หลายเดือนก่อน +3

      Cabdixaafid saliidii timaha ban u baahnaa wll
      Nairobi ban jooga muuqaal aad soo gelisay waxa ka mid ah ahayd qofkii nairobi jooga Amiin ha doonto wax macluumaad ah kuma aadan darin sida numberkiisa ama meesha laga helayo magaceeda
      Numberkiisa ama magaca ba ma isiinkartaa?
      Mahadanid

  • @elmeastro
    @elmeastro 11 หลายเดือนก่อน +9

    Dhagaxbuur dhul hooyadey mcn kubarbaartey 😍 Rabi hakuu naxariisto hooyo mcn 🥹

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 11 หลายเดือนก่อน +4

    Aah alla cod mcaana Mashallaah Axmed Yusuf wll waan ku wataa❤❤❤🇳🇴🇳🇴🇳🇴💙♥️♥️❤️🌿

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wareysi wacan . From Reynosa, Mexico

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 11 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah wiilkan aad baan ugahelaa from Minnesota

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 หลายเดือนก่อน +10

    Mansha Allah, waa dhaanto qurux badan wiil murti badan. From Sweden ❤❤❤❤

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Yarku Laandheereysanaa cajiib,dhulkii dhantada ayuu kamiyid

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 9 หลายเดือนก่อน +2

    masha allaah waa wiil somaliyed waa nin cajaiba masha allaah wllo wallalkay cabdi xafidna waa salama axmed madani guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahonest4288
    @ibrahonest4288 11 หลายเดือนก่อน +8

    from muqdisho somalia Ustaad Halkaas baan Kaa dawanayaa 🙏🔥

  • @cabdiqaadircaamir2273
    @cabdiqaadircaamir2273 8 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorkii Dhaantooyinkii Asliga ahaa ❤❤❤ Guul iyo Gobanimo

  • @hodanabdi3543
    @hodanabdi3543 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah
    Kub sii ayaa wakhti igu qaadatay
    Dhantooyinkisuu waa
    Murti dhaxal qal
    Allah ha ku xafido
    Aamiin

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 11 หลายเดือนก่อน +5

    legend bay maalmahan naga badbadiyeen Legendka runta ah waa ninkaan waa Nin yar oo Abwaan ah fariid ah oo hadal wanaagsan oo akhyaar ah.
    Aad baan u taageeraa aniga Mr Axmed Yuusuf noolow bro👍👍👍

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 หลายเดือนก่อน

      Waa bahal XUN oo qabiilayste ah ee amaan uusan lahayn ha siinin mana qalmo amaan

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 11 หลายเดือนก่อน +1

      Qabyaalad waa dhaqan somaliyed allaha naga koriyo wiilkaana waa wiil somaliyed waana abwaan somaliyed

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allah wallahi siiqdii horree buu hayaa lagu qaadi jiray iyo codkii lagu gali jiray dhaantadii baadiyaha asalkii horeee

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waa wiikii laholinwaayey ee gabdhaha beerkooda ruxay ❤😊

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 9 หลายเดือนก่อน +1

    Msha alah salan sare. Hbaryar abdihafid waa sahra. From. OSLO 🇳🇴🔥🔥

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 11 หลายเดือนก่อน +4

    Maa shaallaah waxaan kaadaawaneynaa America 🇺🇸
    Abdixaafid Jama🌹🌹

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah cajiib

  • @asiyacadeey480
    @asiyacadeey480 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha Allah abwaan keen iyo wariyeheena

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan state boy legend

  • @abdiwahabtabe7042
    @abdiwahabtabe7042 11 หลายเดือนก่อน +4

    Legend only reer jarareed baa laga helaa ✌️✌️

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 11 หลายเดือนก่อน +1

    wan jeclhy wlhi dhantadiisa mashallh qurux waye marku horiyan.kubsi uu yiraahdo❤

  • @faadumoyaska3924
    @faadumoyaska3924 10 หลายเดือนก่อน +1

    from puntland garowe

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 11 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah ad ban oga helay willkan dhaantadisa Iyo eraydisa

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aadbaan barmamijyadada uga helaaa illaa universal can't wait adigoo 1million gaaray

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Brite Somali TV
    Abdilxaafid Salaan sare Adiga iyo Caruurtaba Aad baad u Mahadsanid barnaamijyada fiican eed noo soo days
    Waxan aad U salaamayaa Abwaan
    Ahmed iyo Dhaantadiisa qaaliga ah.

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 10 หลายเดือนก่อน +1

    Stetaboy waa abwaan gabyaya hesaha dhantada buuxa guulayso horay u soco wa walal qalita❤❤❤❤

  • @falisissahak
    @falisissahak 11 หลายเดือนก่อน +4

    ASC
    Cabdixafid aad baan kaaga mahad celinayaa
    Fanaanka waxan u baahanahay inaad iigu sheegto dhaanto dhalinyarta soomaliyed isku soo dhaweeya oo meel kaliya uga soo wada jeestan siday uga dhamaan lahayen qabiilka iyo wax alaale iyo wixii dadka iyo dalka iyo diintuba wax u dhimaaya inay ka fogaadan
    Wax soomaalinimada ka yar aysan isticmaalin oo u urayo oo dacar ah ayaan u baahanahay
    Guubaabo qalbiga taabanaysa oo qaranimada u macanayso
    Ha noo tiriyo abwaanka Cabdixafid naga gaarsi please maadama ay dhaliyaradu maantay ay 100/75 ay yihiin waa in lafahansiya waxa qaranimadu ay tahay

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alaah Rag culus bays helay thank you b❤ sidaad noo amaanteen waad KU mahadsan tihiin dumurku waa lag dhabrarka ReeRka Ragaunana was madax weynaha guriga ♥️ maashaa alaah keep going

  • @cabdinuurraage4619
    @cabdinuurraage4619 11 หลายเดือนก่อน +3

    Uma soomaaliyeed cabdi xaafidoow waa isku qalbi 100/90 waan soo dhaweynayaa weriyaha abwaanka iyo barnaamijka qaaligaa

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 11 หลายเดือนก่อน +2

    WOW WHAT A AMAZING DHANTO. THANKS A LOT GUYS.

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaani waa mar la arag guulayso inshaa ALLAAH

  • @bashirabdi4536
    @bashirabdi4536 11 หลายเดือนก่อน +2

    it was a legend interview , i thank you for it and the guest also Mr. Ahmed Yusuf ismail. I have to say keep going on this good carrier . best regards Bashir Abdi - Offenbach -Germany

  • @aliyowma
    @aliyowma 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ali Yowma from Baydhabo 🇦🇿 Abwanka waan salameyaa

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dhantadii asalka ahayd waye waxan jooga from Switzerland 🇨🇭 Zürich City

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 9 หลายเดือนก่อน

    Wow mshaaalh axmd stet

  • @safiyajama650
    @safiyajama650 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nin raggoo buuro ah guulayso❤

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 11 หลายเดือนก่อน +4

    masha allah thank you 🙏

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 11 หลายเดือนก่อน +3

    W000000000000w wiilkaan waaba rabey nin rageed wiilkaan hala siiyo like share comenty

  • @inpektore14
    @inpektore14 11 หลายเดือนก่อน +5

    Waa maanshalaah dhaantadan qaabkan ayay ku fiican tahay, Musik in la saaro Waa waxkale

  • @ahmeddahir2543
    @ahmeddahir2543 11 หลายเดือนก่อน +6

    Maxe nolashu taresa marba hadi ay dabar go’ayan dumarki dhuxusha ahaa💔😭😮

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 10 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wallahi abdi xaafidow nikaan waa bahal.qaangaaran

  • @ahmedyusuf2469
    @ahmedyusuf2469 9 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah samigayga waa dhaantadii asalka ahayd from Australia

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 11 หลายเดือนก่อน +7

    Reer Somali galbeed dhaanto waa looga hadhay Suugaanta heerka sare leh Waqooyi iyo somali galbeed baa laga helaa oo caan ku ahayd waligeed #From Hargeisa#

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 หลายเดือนก่อน

      Subxaanalaah waa oogu dhaanto miyay dheelaan.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 11 หลายเดือนก่อน

      Mayee dhuuso darsi

  • @abdiali7775
    @abdiali7775 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waa legend dhaantada uu akhriyo waa mid mardhow Laga Tumi jiray somaali galbeed

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 11 หลายเดือนก่อน

      Isaga malaha rag kale ayaa leh waa copy waa soo xaday

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 11 หลายเดือนก่อน +5

    From abudwak salaam sare two legends 👑🙏

  • @fredy8321
    @fredy8321 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa laabaax libaax dhalay. Suu ugu luqeeyo baacajiibah

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah waa Abwaankii reer Ogaadenaiya from Australia Melbourne 🥰

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 11 หลายเดือนก่อน +2

    Beerka taboo bishaaro yar beegsaan lahaaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdixakiinxirsi5739
    @cabdixakiinxirsi5739 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah nin qaaliya marti ku ah barnaamijkaaan axmed

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarak Laah waa nin dhaqan iyo sharaf leh Allah ha xifdiyo

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 หลายเดือนก่อน

    Waa nin soomaalinimaddo ay ku dheer tahay alla ha ku dhowro

  • @khalishussein1111
    @khalishussein1111 11 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂 wlhy aniga xataa saas baan dhahaa waan jeclahay dhaantadiisa anigoo laqaadaayo unbaan arkaa ILaahay amrkii ❤❤

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 10 หลายเดือนก่อน

      kkkkkk kaligaa ma ahan runtii

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb
    Masha Allaah
    Ilaahay hayd wada xifdiyo
    Walaahi waa dhaanto iyo murti aad cajiib u ah
    Allaaahu ma barik ❤❤❤

  • @bashirmohamed274
    @bashirmohamed274 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah guleyso wall

  • @user-zm6dj1bi5f
    @user-zm6dj1bi5f 10 หลายเดือนก่อน

    Manshallaah cayaar tiisu waa guuxo doolo

  • @ashao6383
    @ashao6383 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abdihafiid shaqa wanaagsan ayaa noheysaa Maashaa alah

  • @user-zz6lu5ow1d
    @user-zz6lu5ow1d 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aad ayaan idiin salamayaa wllkey wariye abdixafid iyo wllkey abwaan Ahmed yuusuf ninkani waa nin dhaqanyahan ah waxan leeyahay sugaanta dhaqankeena soo badi wayo inaad dhaqankeena kor u qaadaa waa raganimo iyo sharaf guulayso zxp

  • @Jimcaalekp
    @Jimcaalekp 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah jimcaale xabiib jigjiga jooga

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 11 หลายเดือนก่อน +1

    Saabiriin from H/wadaag

  • @Abdinasir413
    @Abdinasir413 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaan ahmed yusuf waa legend

  • @user-ws8ek2ic8t
    @user-ws8ek2ic8t 11 หลายเดือนก่อน +4

    AXADKAN WAA NIN CAJIIIB AH.
    MUSIC MA LAHA WANA LA DHAGEYSAN KARAA SI WEYN 🌹

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 11 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ninkaan maxaan jeclahay soomaaliya iyo suugaantiisa waa kusalaamey ahmadow luuqadeydq ayaan aad u jeclahay

  • @abdirahmanmowlid2545
    @abdirahmanmowlid2545 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walee waa yaab waan ku qoslaa

  • @samawade6470
    @samawade6470 11 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely nin culus baad keentay 🫡

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 11 หลายเดือนก่อน +1

    From 🇫🇷

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 11 หลายเดือนก่อน +2

    Great job Somali horyalkeda weyaan

  • @naciimacalimaxamed8405
    @naciimacalimaxamed8405 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdi hafid waan ku salamay wll form Canada

  • @abdirahmanyusuf3443
    @abdirahmanyusuf3443 11 หลายเดือนก่อน

    Watching from south Africa.

  • @shukriyusuf9841
    @shukriyusuf9841 11 หลายเดือนก่อน +1

    From uk❤

  • @user-ws8ek2ic8t
    @user-ws8ek2ic8t 11 หลายเดือนก่อน +3

    MADAXA LA LU LA CADIMAHA NINKAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdixaafad iyo, abwaanka, Ina,adeerkayaba waan salaamayaa waxaana kula talinayaa, abwaanka, inuu waa abwaane, afxumada, iskadaayo, oo, uu dadka dhex u,ahaado sida, abwaanada kale.

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 10 หลายเดือนก่อน

    Waan tume jirey dhaantooyinka. Reer doolo baan ahaa for long time. From usa

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 10 หลายเดือนก่อน

    Wow caadi ma ahan wiilkan yar abdixaafidow

  • @shiine111
    @shiine111 11 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waa shine from USA

  • @Salugla
    @Salugla 11 หลายเดือนก่อน +1

    From Washington DC

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph 11 หลายเดือนก่อน

    Arimaha jacaylka iyo dareenka bulshadu wa mihiim

  • @boqran101
    @boqran101 11 หลายเดือนก่อน +2

    Axmed yusuf ciyaalkii dhagax buur isla ahan jiray

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 11 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah waa wiil yar ilaahay ha ku dhawro

  • @abdiazizfarahdaud
    @abdiazizfarahdaud 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ ahmadow horey usoc

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 11 หลายเดือนก่อน

    masha allah luuw macaana

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk sunka day waaa fariid sidaa uu surka kasiiyo ❤ horey usoco from 🇺🇸

  • @ashourabdulla6350
    @ashourabdulla6350 11 หลายเดือนก่อน

    Xadro madaxa ruxa aad baan udawadaa. Mahadsanid abdi hafid

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 10 หลายเดือนก่อน

    Waa macheal jockson of Somalia

  • @Nimcaynoor
    @Nimcaynoor 9 หลายเดือนก่อน

    Magacega wa Omar abdi waxan kalasocda barmashika Kenya garahan xududa Kenya iyo Tanzania
    Abdifatah wan kusama adi iyo asxabtada

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga wiilkan dhantadisa waan jecelahay musig waa necebahay dhaantana waan jecelahay

  • @bardacad
    @bardacad 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 11 หลายเดือนก่อน

    Ala wilkan wn jeclahy waaaw masha Allah

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakallah

  • @ayaanahmed1121
    @ayaanahmed1121 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allh
    Gobalka jarar jano❤❤❤

  • @Ahmedmohamed-eh9co
    @Ahmedmohamed-eh9co 10 หลายเดือนก่อน

    waan salamaya cabdi xaafid iyo axned yare,axmed aad iyo aad aya looga helay,waa nin fani ah,
    sgekadaas danbe oo jacalylka yaraanta ku helay axmed walahqy waqn qirooday oo aniga jacayl kaas oo kale aya ugu dhacay lkn aniga 25 sono aya xanuunkaasi ihayey,
    25 sano kadib ayaan inantii is maqalay,oon is waraysanay,oon u waramay in aan 25 jecla,way iigarawday,oo ii caqli celisay,
    xanuunkii 25 sano ihayeyna wanka bogsaday,

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 11 หลายเดือนก่อน

    From USA

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 หลายเดือนก่อน

    Waa qof cajiib ah ninkaan caawa magaciisa aan maqlay axmed

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah allaah ha Idina xafdiyo❤❤

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 11 หลายเดือนก่อน

    Aad baan idiin salaamey rag qaaliya dhaqanku waa ma dhaafaan

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sideedaba abwaanimadu waa aqoon. Ninkaan asagoo rer miyi ah oo da'yar buu sharaxayaa Bershianka, bollywoodka, rusianka iyo jaadad badan oo kala cayn ah ee dunida dafeheeda. Gulayso idamka alle

  • @bishaoali123
    @bishaoali123 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Suleiman2
    @Suleiman2 10 หลายเดือนก่อน

    Waan taageera wiilkan sxb mahadsanid

  • @abdimohamedahmed-jb7mw
    @abdimohamedahmed-jb7mw 11 หลายเดือนก่อน

    Verygood interview

  • @kheirahussein4410
    @kheirahussein4410 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyaha iyo anakaba dhanta nalagu salamay😂😍😍😍