Heestii Shimbir iyo Fanaankii Cabdalla Yuusuf hanuuniye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Shinbiryhow dabaylaha daruurah dhexmarya
    Arag Channel: Waxaad Kala Socon Kartaa
    ✓Qosol ✓Suugan ✓Riwaayado
    Subscribe Like Iyo Share dheh
    / aragchannel
    Wixii talo iyo codsi ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
    Cabdiraxmaan800@gmail.com
    Facebook.com/aragmediaproduction

ความคิดเห็น • 125

  • @Aragchannel
    @Aragchannel  2 หลายเดือนก่อน +13

    Farsamadu waa suxufi Cabdiraxmaan Rashiid Dalmar

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 3 หลายเดือนก่อน +11

    2010 ayaan ka dhagaysan jiray record Aabahay Lahaa Ilaahay ha u raxmado dambigiisana ha dhaafe.
    Xasuusn baan galay❤😢

  • @MukhtaarDaahir-cc8bl
    @MukhtaarDaahir-cc8bl 9 หลายเดือนก่อน +7

    2013❤mlin jimco ah 12,January 2024 xasuus wacan ❤

  • @Abdisalanmohamoudahmedilkacase
    @Abdisalanmohamoudahmedilkacase ปีที่แล้ว +10

    Allh cimriga hakuu barekeeyo Abdallah yuusuf hanooniye

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +15

    Waayo waayihii wacnaa, Alloow mar kale na sii Aamiin

  • @HurreGaleyr
    @HurreGaleyr 23 วันที่ผ่านมา +1

    Listened 1978 as kid in MUQDISHO. NOW UNUKAA LEH CITY.

  • @AbdiazizMaalim-u9u
    @AbdiazizMaalim-u9u ปีที่แล้ว +40

    I am not somalia but listening to this music always

    • @Aragchannel
      @Aragchannel  ปีที่แล้ว +5

      You are wellcome

    • @Aragchannel
      @Aragchannel  ปีที่แล้ว +3

      Where are you from dear

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 9 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks wallkom whit openness hands to listening Somali mmusiic

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Aragchannelyes my home is Mogadishu part Jamar Jajah destrik.

    • @Happane
      @Happane 8 หลายเดือนก่อน +1

      Somalia u mean Somali

  • @yuusufabdiomar608
    @yuusufabdiomar608 3 ปีที่แล้ว +19

    Wwww wayo wayo walee wn xasuusta anigo geel laa joga 2000 markay tarikhdu ahayd inta ilaa midka ahii is mujiya

  • @cabdicasiis-zulthan
    @cabdicasiis-zulthan 5 หลายเดือนก่อน +4

    Warqadan daboolane dusha sawirku kaga yaaal dawadii Qalbiga deg deg iiga gaadhsii 😢

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +9

    الذكريات مثل الطيور لاتستطيع ان تمسكها ولكن يمكنك الاستمتاع بها وهي تمرامامك .... حفظك الله الاسطوره عبدالله يوسف هنونيه

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak 2 หลายเดือนก่อน +1

    80’s-ki ban dhageysan jirey. Waayo waayo

  • @zackjunior8562
    @zackjunior8562 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan waxan ku xasuusta 2007 xili aan canjalad ka dhagaysan jiray Tuulada aan joogay waliba habaryartay oo Gabar yar ahayd ahayd baa dhagaysan jirtay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa mid ka mid ah heesaha aadka u mcn
    Raxmaanku haw naxariisto marxuumka🤲

    • @hassanhabbad2028
      @hassanhabbad2028 2 ปีที่แล้ว +1

      Wali wuu nool yahay ustaad

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

      Mar waliba naxariista Alle waa loo baahan yahay, ee Alloow Soomaalida u naxariiso, Aamiin

  • @macalinkaxisaabta3868
    @macalinkaxisaabta3868 2 ปีที่แล้ว +6

    Hala yaa hala 23/5/2022 9:35 pm at arabsiyo district

  • @xamsecismaan6334
    @xamsecismaan6334 3 ปีที่แล้ว +10

    Best song xusuus iyo maalmo tagy
    Waa intii fanku dihinaa
    Faniinta danbe maxaa lagula yaabi waxay odhan waa layidhi

    • @ayehahmed125
      @ayehahmed125 2 ปีที่แล้ว

      Shoppe

    • @ayehahmed125
      @ayehahmed125 2 ปีที่แล้ว

      Storage space

    • @DahaboNuur-qp9pe
      @DahaboNuur-qp9pe ปีที่แล้ว

      ​@@ayehahmed125 ❤❤❤❤❤❤❤

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaan la yaabay hada fan ma jiro laba erey oo bilaa xigmad ah bay qaadan oo lays walaaqayo weli somali waa qaran dubay oo dhismi waayey fankii xataa dawladii buu la dumay wele dhalinyararooy hawl baa idin taal iyo inaa maskaxdiina ka shaqaysiisaan oo odayada gaboobay oo qabyaalada oo xabaarsan oo xeryaha idin kala dhigay inta iska furfurtaan tashada oo u rashada dalkiina inta midowdaan waa talo gabar somaliyeed

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 ปีที่แล้ว +26

    Wxn dhegysan jiray 1999 ano ku nool duriuf adag aana hysan cid xita cunto la cuno wxbarsho cid iga bixisana warkeeda daa!!! 😢😢😢😢
    Lkn wxn ahay PhD holder in education from Malaysia IIUM.
    Nolosha adag ayaa dadka kala saarta!!
    Hda waa 28/02/2023. 10:39 pm anoo ku jira ayaano xasuus.
    06/02/2023 maalin xasuus weyn
    Listening in Mogadishu

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 ปีที่แล้ว +1

      😢😢 ❤❤ waad guulaysatay

    • @shakticade7256
      @shakticade7256 ปีที่แล้ว

      ❤9

    • @Aragchannel
      @Aragchannel  ปีที่แล้ว +2

      Hada meeqa Hanti ah ayaad haysta Ustaad

    • @cabdiqafaarmuxumed1
      @cabdiqafaarmuxumed1 8 หลายเดือนก่อน +3

      Ilahay ban kugu dhaarshye ninka dhalinyarada ah ee 2024 marayo meeshi aad 1999 maraysy, si uu xaal kuso gaaryba waa tii alle iminka jamacad wado noloshana hami weyn kaleh masuuliyad badana dushiisa saaranthy , adigoo ka tixraacayo sida aad adigu shaly uga galgalaty daruufihi adka e aad horumarkan ku gaarty ina adeerow wa iga codsiye maxaad kula talin lahyd.?🙏🙏🙏

    • @Khaliil123
      @Khaliil123 8 หลายเดือนก่อน

      @cabdiqafaarmuxumed1 5 arrimod
      1. Xiriirka Allah iyo adi ha ahaado mid adag/xooggan, Quraanka iyo saladda ha ahaadan Labada sxb ee kugu dhow
      2. Time is most valuable thing u have, make use of it. Every minute not an hour or a day, should count. 1ka daqiqo qimo ha kula lahaado.
      3. Waligaa bilaa qorshe ha noqon u jajaban weekly, monthly, quarterly, iyo annually.
      4. Get certified not educated. Shahaadooyinka certified ah ee skills bixiya ku dadaal not academic or university
      5. Yeelo dabeecad dad kasbasasho; interpersonal skills.

  • @munaosman6261
    @munaosman6261 8 หลายเดือนก่อน +1

    he just transformed my mood❤

  • @mustafemuhumedmustafemuhum1620
    @mustafemuhumedmustafemuhum1620 8 หลายเดือนก่อน +1

    Enjoying listening 29/1/2023

  • @CabdicasiisFaarax-ye5ks
    @CabdicasiisFaarax-ye5ks 8 หลายเดือนก่อน

    Waayo waayihii wacann allow mar na sii

  • @MouminAbti
    @MouminAbti หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha u naxaristu hanuniye tanka isaka nabaray

  • @ShucaybTimo
    @ShucaybTimo 24 วันที่ผ่านมา

    2014 ayan u qaday mid aan jecla oanan ilawin😢

  • @AbdiazizHaji-v4f
    @AbdiazizHaji-v4f 5 หลายเดือนก่อน +2

    I always love to listening to this song

  • @cabdiganacsade8647
    @cabdiganacsade8647 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdulahi yusuf hanuniye

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 ปีที่แล้ว +6

    Waxan dhageysan jiray 80s kii anigoo dugsiga H/ Dh dhigta. Waqtiyadaa waxa cusbaa Record ka oo dadka in badani aanay haysan. Waxa kale oo isagana la dhageysan jiray Qalinle....

    • @MouminAbti
      @MouminAbti หลายเดือนก่อน

      Masha allah

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xariir aan 9 sano waday ayaan hal habiin kusoo af jaray waana aniga sabateyda waxaan rajeynaa ina qaladkeeyga dib usaxo Waxaan rajeyna inaa nabad ku gaaro 2025 markaas asteysatay
    Hada waa 17/6/2024 I.a qofku wuxu ficanyahay marku is garto🙏

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan 2010 Baan Rikoodh abtigay lahaa Ka dhegaysan jiray xasuus

  • @waberibouh3978
    @waberibouh3978 ปีที่แล้ว +1

    Heesahaan anigu waxaan dhageestey 1985 wakhtiiga ayuu soo baxaay fanaanku maxamad mooge marku dhiintay kadiib waxaa lagu naaneysii jireey mooge dilee

    • @SafoHerbal
      @SafoHerbal 9 หลายเดือนก่อน +1

      Miyaadan Ogeen inay jiraan heeso baden iu ka hor 1980 sida
      1: Daallo arigtideeda
      2: shqbkqx
      3: samirkii ayuub
      4: iyo kuwa kaloo baden

  • @adannoor2283
    @adannoor2283 8 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah big accompishments

  • @omarosm8551
    @omarosm8551 27 วันที่ผ่านมา

    2015 Ayan dageysanjiray ❤❤

  • @ARashiidHero-l1d
    @ARashiidHero-l1d ปีที่แล้ว

    HALA Hala
    24/june/2023
    Sitee wabar District Awdal Somaliland ❤

  • @SaamiyaAbdirashiid-u3c
    @SaamiyaAbdirashiid-u3c 16 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxriato

  • @CabdiyareXuseen
    @CabdiyareXuseen ปีที่แล้ว +4

    Asc waa cabdi yare

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 4 หลายเดือนก่อน

    Warqadaan daboolanee
    Dusha sawirku kaga yaal
    Dawadii qalbiga aa aa
    Deg deg iiga gaadhsii 😭😭😭

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +3

    Afkaada caano lagu qabay 🌹🌹🇸🇴🇸🇴🎵✅🎵🎵🌺✅✅

  • @SadamMursal-w9k
    @SadamMursal-w9k 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024 malin sabti ah goobta jigjiga xasauus wacan

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil1406 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxan ku xasuustay nin aan sxb ahayn oo aan qol wada sexan jienay 2016ki oo saleban anis la odhan jirayayaa qaadi jiray cajiib
    Iminkna waa 10/5/2023 7sano ayaa kaso wareegtay
    Sxbkay hada mudo badan is maanu arag

    • @umalkhayrcismaan
      @umalkhayrcismaan 11 หลายเดือนก่อน +1

      Barbara ayuu joogaa zhp

    • @umalkhayrcismaan
      @umalkhayrcismaan 11 หลายเดือนก่อน +1

      Haduu yahay saleebaan aniis xaaji food

    • @engneerismaaciil1406
      @engneerismaaciil1406 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@umalkhayrcismaan saleban aniis cabdale aya ladhaha
      Lakin adigu tolow inan hargaysa joogta matahay umulkhayr cisman

  • @BarwaaqoMahamed-x7h
    @BarwaaqoMahamed-x7h 8 หลายเดือนก่อน

    Mac nadir nolshas❤😢😂😮😮🎉🎉😅😊😮😢🇧🇬❤️🫢💞💗👀🫢💞💗❤️‍🔥😔😒💕😭😍😊

  • @deeqaxmede7037
    @deeqaxmede7037 ปีที่แล้ว +15

    I lost my love but I can’t be the same 4?ever if you lose only the love one I lost my wife she dis more than 7 years but still miss it aaaaaaa❤❤❤❤

  • @MoXaaji-w2p
    @MoXaaji-w2p ปีที่แล้ว

    Mafahmin bah walal

  • @cumarsuudi8678
    @cumarsuudi8678 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc asxabta iguwehlesa salan badan Maisku lenahay

  • @abdallakaariye7169
    @abdallakaariye7169 ปีที่แล้ว +2

    Hees foolaadka fanka soomaaleeyd ah haanuuniye gacantiisii macaanayd inuugu tumaya

  • @Mohamettnour229
    @Mohamettnour229 9 หลายเดือนก่อน +2

    Enjoy Listening 16/01/2024
    Time 23:21🎸🎼🎧

  • @CabdicasiisFaarax-ye5ks
    @CabdicasiisFaarax-ye5ks 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa ku xasustay nin asn

  • @deeqaxmede7037
    @deeqaxmede7037 ปีที่แล้ว +1

    Love and love 4 ever

  • @khadarmuhumed4118
    @khadarmuhumed4118 4 หลายเดือนก่อน

    2024 hben khamis xasuuwacan

  • @AliHassan-ye6nu
    @AliHassan-ye6nu 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @MCadiraxman
    @MCadiraxman ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxariso❤❤😢

  • @abeeniadenrobleh92
    @abeeniadenrobleh92 ปีที่แล้ว +1

    Hiiiii waw

  • @ahmedomar-sz8bb
    @ahmedomar-sz8bb ปีที่แล้ว

    Yaaa salaaaam

  • @AbdikariimClahiBarBar
    @AbdikariimClahiBarBar 5 หลายเดือนก่อน

    Qaraami🎻❤

  • @barbaarshe
    @barbaarshe 2 ปีที่แล้ว +1

    Wayo wayo xsus

  • @AbdiazizHaji-v4f
    @AbdiazizHaji-v4f 5 หลายเดือนก่อน

    I know what the songs says
    And I'm not somali

  • @XaliimoCabdulQaadir-c1e
    @XaliimoCabdulQaadir-c1e ปีที่แล้ว +1

    Waaw wx kale

  • @mzzdiamond873
    @mzzdiamond873 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg.....

  • @abdisalamYare-nz4yu
    @abdisalamYare-nz4yu 2 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊

  • @khaderahmet5618
    @khaderahmet5618 4 หลายเดือนก่อน

    Waanadu ma deeqdoo dadkii way coloobeen dhe😢

  • @Maskaxpodcast.3288
    @Maskaxpodcast.3288 8 หลายเดือนก่อน

    3. 4. 2024 .❤

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    Warqad👉♨️⏰⏰🌀🌀???🤳👈dakhar/love👉😅😅😘😘😘😓😓😓😴😴😴🤑🤑😤🤓🤓🤯🤯🤯🤯🤯🤯🤯🤯🤯🤯🤯👈🛀👈👈👈👈👈ma/igaheysaaa🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅warqadiii

  • @RaxmaM
    @RaxmaM 6 หลายเดือนก่อน

    ❤😢😢

  • @saciidboy6258
    @saciidboy6258 ปีที่แล้ว

    Alle hakunaxristo walaal

  • @CabdiSalaam-uf6rf
    @CabdiSalaam-uf6rf ปีที่แล้ว

    💗💗💗💗

  • @AbdallaZaney
    @AbdallaZaney 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hs🎉🎉🎉🎉🎉🎉the

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 4 หลายเดือนก่อน

    Shimbir yahow Daruraha dabeylaha dhex maraya dd. inki ku uma orad kugu dow galay Ana inan nin dilan ahay daqaradi jacel qabo dah kama sarno dusheyda wa ka garata abidka ha iga didin ku dagali mayo kula dodi mayo waxba ku dirsanaya warqadan dabolan dusha Sawir ka kaga yal dawadi qalbiga deg deg iga garsi wanada ma deqdo dadki wey coloben dheh duco iyo quran bey wada dadi ku dalen dheh adu kugu Dan segay dumar kalena inan ki qalbigisa did yo cashaqina mu deyn dheh ado iminka dulo dadihiyo moye dawo kalena lo wa dheh adna doqon la cashaqay deqay ha noqono uso dabac dheh inan ki shimbir yahow dunida idil adiga u dulo meshi ad dontaba damashad ku mari karo dal fog anan gareyn deg deg adiga ku tagi kara adan dalin socodo weliga dakamine abidka ha iga didin ku dagali mayo kula dodi mayo waxba ku dirsanaya warqadan dabolan dusha Sawir ka kaga yal dawadi qalbiga haaah deg deg iga garsi wanada ma deqdo dadki wey coloben dheh duco iyo quran bey wada dadi ku dalen adu kugu Dan segay dumar kalena inan ki qalbigisa did yo dawo kalena lo wa dheh

  • @adanoelema120
    @adanoelema120 ปีที่แล้ว

    Adano

  • @HoussenAbdiradarHoussen-ui9tq
    @HoussenAbdiradarHoussen-ui9tq ปีที่แล้ว

    3:55

  • @mukhtaarcumarnuur-o5k
    @mukhtaarcumarnuur-o5k หลายเดือนก่อน

    an

  • @mahamudmuxumed1106
    @mahamudmuxumed1106 9 หลายเดือนก่อน

    09/01/2024❤😂

  • @amaldahir405
    @amaldahir405 6 หลายเดือนก่อน

    Ku dagaali mayee waxbaan kuu dirsanayaa 😢

  • @MaxamadBashiir-sn6hs
    @MaxamadBashiir-sn6hs ปีที่แล้ว

    • @Aragchannel
      @Aragchannel  ปีที่แล้ว +1

      Dhammaan waad idin Salaamay
      Magacaygu waa
      Cabdiraxmaan Rashiid Dalmar

  • @saydaxmed
    @saydaxmed ปีที่แล้ว

    Aam

  • @yasirpro3049
    @yasirpro3049 ปีที่แล้ว +1

    wwwww

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac ปีที่แล้ว

    🦇🦇🦇🦇🦇🦄🦄🦄degdeg????🦄🦄🦄🦄🦇🦇🦇🦇🦇🦇🦇

  • @walaalek8224
    @walaalek8224 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰👸🤴💞

  • @carabowyare8756
    @carabowyare8756 ปีที่แล้ว

    Carab

  • @ABDILLAHIYOUSSOUF-hw9xe
    @ABDILLAHIYOUSSOUF-hw9xe 9 หลายเดือนก่อน

    l

  • @AbdalshideyaAbdalshideya
    @AbdalshideyaAbdalshideya ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤😅

  • @habimaxamed5479
    @habimaxamed5479 ปีที่แล้ว

    Cawil
    Xxx

  • @luuleyi
    @luuleyi ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @deigamohamed707
    @deigamohamed707 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @walaalek8224
    @walaalek8224 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤