HEES | Sidaad Doonto Waad Heli | Cabdalle Y. Hanuuniye iyo Siraad cabdulle | lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 330

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +112

    Badaha hirarkoodu hadba gees isku riixayaan iyo Dayaxa habeen barka jooga. Buuraha wada cagaarkaa barwaaqadu ka dul muuqato iyo cadceed sii dhacaysa. Jasiiradaha badahu dacallada ka xigaan, daawashada Xeebaha iyo Harooyinka daadadku qulqulaayaan.
    Dunidii dhammayd horteena sow adiga soo dhigay ayadoo muuqaal ah.!
    CAJIIB.
    Mahadsanid Maadeys Tube.

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +11

      sxb la'aantaa wax hirgali lahaa ayaaba iska yar 🙏🙏🙏🙏🙏 guulayso mudane @mr. Hami-zare

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว +6

      Mr hami zare
      Xili galab gaab ah Qoraxdana sii gaduudatay Duleedkaaga ay ku taal keen ay u so hoyadaan shinbiraha Adiga ag fadhiya biyaha goonkooda oo ay qoraxda falaashkeeda uu ku dhacayo biyaha oo dhulka oo dhan qurux diisa aad maleysan karto in aad ka taktay dunidii aad joogtay shimbiraha cod aad mooodo subac ay wadagayaan Alla qurux badanaa
      Waqti ka wanaagsan wllhi maan arag nio

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +2

      @@dhiblaawemedia8538 heesaha kala nuucaa oo halkii shimbirba intaa oo cod ah kugu heesto adna aad halkaa fadhido waliba waqtiguna galab yahay iyo fallaarahaa cadceedee biyaha ku dhacay aad daawanayso. Dhalaal iyo qurux waynaa tilmaantaada waa lagu miyir daboolmayaa sxb.
      Sida amar u jiro aniga waxaan aad u jeclahay codadka shimbiraha kala jaadkaa walibana halkii shimbir intaa oo nuuc ayey kugu heesi kartaa.
      Waxaas nin soo gabagabeeyee hal muuqaal ku soo aruurshana waa uu nala taaganyahay.

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Laalayslyrics Sxb Intaas nin aan daawaan quruxba ma arag ee waa mugdi ku noole aan waaligii banan bixin

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dhiblaawemedia8538 Xaasha sxb halkeedad dhigtay. Mahadsanid Macallin.

  • @Haliimo815
    @Haliimo815 10 หลายเดือนก่อน +9

    Heestaan waan jeclhy ❤ wxn dawn 2/1/2024 malin axada sidaad doonto wad helin😍

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 9 หลายเดือนก่อน +3

    Axyaa hees waa mid dareen, muxibbo iyo Kaban mcn isku darsatey iyo Fananin qaliya iskugu tageen❤

  • @abdihakim4103
    @abdihakim4103 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hes MU isugu tageenErayadii abwan xaashi yusuf warsame laxanki hanuuniye iyo codadkoi hanuuniye iyo siraad ugaas maadeys murusade aa ladhahaa alabtan reer celbuurow❤❤❤

  • @ZuheeraCumarmaxamed
    @ZuheeraCumarmaxamed หลายเดือนก่อน

    Ayeyadey siraad cabdule❤Allow ku na xariisto😭🤲🏼

  • @adowkeykey4905
    @adowkeykey4905 5 หลายเดือนก่อน +6

    Favorite song I used to listen when I bored ❤

  • @xasancalimaxamad3329
    @xasancalimaxamad3329 4 ปีที่แล้ว +17

    Aad iyo aad ayaan kuugu mahadnaqaayaa 14 sano ka hor ayaa iigu danbeysay. Waagii canjaalka iyo raadiyaha! Xasuus!!!

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 3 ปีที่แล้ว +7

    Axyaa wlhi heestan waxa igu danbaysay 8sano hor cawaan helay thnkyou Brather waan radinaayay intaas odhan lakin cawan helay axya waayo from Germany kayser....17.01.2021🥺🙏

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH. Runti waa xusuus taariiqi ah oo murtida soomaaliyeed iyo abwaanada iyo fanka soomaaliyeed ay dhigeen .ALLAH RAXMADDIISA IYO SHAFEECADA RASUULKEENNA MUXAMMED SCW ALLAH HA SIIYO

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 4 ปีที่แล้ว +5

    Soo soco sidaad doonto waad heliyee!!waa hees laga soo shaqeeyay wallee muruq iyo maskaxbaa la galiyay MAADEYS mahadsanid sxb

  • @AhmedAhmed-sj4zb
    @AhmedAhmed-sj4zb 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi heeskaan inbadan ayaan raadinayay 24 August 2020 caawa ayaan soomaaliya inan joogo waydiiyay markaa ayuu ii soo sheegay aad baan u jeclahay heesaha hanuuniye

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 3 ปีที่แล้ว +34

    Axsan Hees ❤
    Erayada & Laxanka : Cabdalle Hanuuniye
    Codka : Cabdalle Hanuuniye & Siraad Cabdulle Ugaas
    Kaftan - Fanaanti Murusade ba heesta isugu tagay
    -Cabdalle Yuusuf Hanuuniye - Murusade Sabdi.
    -Siraad Cabdulle Ugaas - Murusade Foorculus

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

      Sabti kulahaa axadiina aaway Kkkk

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

      @@AbiikarYare qofka abdifatah golden wata wuxuu soo qoray miyaa layaabtay sxb iska daa rer dayniille xamar wali masoo gaadhin Kkkk

    • @mohamudmohamed954
      @mohamudmohamed954 2 ปีที่แล้ว

      @@mahaddirirgeesood9556 kkkkkk, waan soo gaarnay oo xamarba inagay inoo shidan tahay, laakiin qabyaalada waa sida aan isu lahayn ayaa inala gaaday, markaas ayaa reero kale ina sheegteen

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamudmohamed954 aad iyo aad masuul Mahadsanid sxb

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamudmohamed954 aad iyo aad masuul mahadsanid nin wax garad ah baa kaftama

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waxay ka mid tahay heesaha Aan dugoobayn. Abdallah yusuf Hanuniye wa joharada ka mid ah joharadihi ugu dhalalka badna fanka somaliyeed

  • @bashiiradeinahmed389
    @bashiiradeinahmed389 4 ปีที่แล้ว +5

    Hestaan anigo dugsi dhiganayo ayaan arki jiray cida markaas qadeysayna ma aqoon lkn hada ayaan bartay hanuuniye Legend Thanks madeeysi

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 ปีที่แล้ว

      Wallee anna sidaasoo kale ayaan u maqli jira gabar qaadqaadeysa mar dugsiley ahaa sagaashanaadki!

  • @relexnatrual1783
    @relexnatrual1783 4 ปีที่แล้ว +37

    Axyaa hees 11 years ago marqaan time but now no marqaan teach university or college horay u socda sxpyaal qaaarami waa ku faano

  • @abdisalamdaacad2679
    @abdisalamdaacad2679 4 ปีที่แล้ว +22

    Miraha abdulla Yusuf hanuniye
    Laxanka hanuniyee
    Tumidda isla hanuniye
    Codka sirad abdulle ugas iyo abdalle Yusuf hanuniye..
    Caaadi mahin

    • @maxamudfaarax4152
      @maxamudfaarax4152 3 ปีที่แล้ว

      Sidaad doonto waad he

    • @abdifatahgolden3554
      @abdifatahgolden3554 3 ปีที่แล้ว +2

      Heestan Murusade ba isugu tagay Nin Sabdi ah & Gabar Foorculus ah Cajiib ❤

    • @MohamedKeeble
      @MohamedKeeble 5 หลายเดือนก่อน

      Waa lengad hanuuniye meel kasta waa ka dhamestiranyahay

  • @adamdaaha3044
    @adamdaaha3044 4 ปีที่แล้ว +7

    ohey oh Axyaa Hees habka damqashada leh ee riinku ku dheehanyahay ee ey isugu jiibinayaan baaba cajiib ah 2ba Legende oo is helay intaa iyo kabadanba waan ka fileynay

  • @abdirahmanmukhtar5710
    @abdirahmanmukhtar5710 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo dugsiley ah sagaashanaadki ayaan arki jiray gabar qaadeyso. Xusuus !

  • @shukrisalah9655
    @shukrisalah9655 26 วันที่ผ่านมา

    Sxb Congo Ayan niga so salamaya e all the best

  • @Juweriahassanjuweria
    @Juweriahassanjuweria 3 ปีที่แล้ว +12

    Waxaa heesaya ilomo mursal karanle one love reer tolkey❤🙏

    • @amuudiabdullahi4404
      @amuudiabdullahi4404 3 ปีที่แล้ว

      Saha cabdulle miyaa murusadaa

    • @abdifatahgolden3554
      @abdifatahgolden3554 3 ปีที่แล้ว +2

      Murusade Fanka wa loga haray .
      Cabdalle Yuusuf Warsame Hanuuniye : Murusade Sabdi Abakar
      Siraad Cabdulle Ugaas : Murusade Foorculus Habarceyno

    • @abdirahmanmuutu5656
      @abdirahmanmuutu5656 2 ปีที่แล้ว +1

      @@amuudiabdullahi4404 waliba habar ceeno reer ugaas ah waaye siraad abdulle ugaas

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Ibraahimooe ilmurusade miyaa

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmuutu5656 habar nugaal looga har kaban

  • @zupper20
    @zupper20 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa salaaam wlahi waa hees iyo badh❤

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว +6

    Manta igu horeyza heskan wlhi waana ka helay cajiib Mahadi ha ka gaadho MAADEYS TUBE

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว

      waa in lagu xiraaa 😂😂

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว

      reer dhan ayaa qaraamiga labadaa fanaan kaqabo asaad leedahay maanta iigu horeyso😂😂😂😂 waryaa naga soo garbax😅😅😅🙏

  • @queenxilakas4371
    @queenxilakas4371 3 ปีที่แล้ว +10

    2021 axyaa jaceyl😔😔
    Sidaa doona waaheli
    I.a🥰🥰🥰🥰

  • @XoriyoRoble
    @XoriyoRoble 16 วันที่ผ่านมา

    Sidaad doonta waa helee soosoco
    Aashito boy xidiga xaafada ❤

  • @MohamedKeeble
    @MohamedKeeble 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hanuuniye waa lengad runtii miraha laxanka codka garacista intaba waa asiga iyo mama siraad allah yarax

  • @mohamedahmedgaab4309
    @mohamedahmedgaab4309 4 ปีที่แล้ว +5

    Wakhti fogba igu dambaysay wlhi hilaadihii 2008 mudo hada laga joogo 12sano ma maqal sakumba baraha bulshada niman zxb nahay iga tusay
    Ana maankiyo garaadka ku nasiyo dib ugu laabtay wasame waa bada yahay
    Taarikhbase ka hadha jeecliya qarramka
    Hawdiyo caladh xarshin iyo hawdban ku dhagaysan jiray Aduunku waa sabalo
    Badan yahay gad gadoonkiisa badan

  • @ahmednuur7
    @ahmednuur7 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi heestaan anagoo yar ayaa maqli jiray wiil apti ii ahaa ayaa noo qaadi jiray hada wuu dhinte allaha u naxariistee arround 2007/2008
    Erayada aan ka xasuusta ayaa ahaa
    Sidaa doonto waad heliyee soo soco
    Wlhi markaan qoraalka hees kle ayaa i socotay horay ayaa ka badalay cajiiip

    • @nimcosaid3834
      @nimcosaid3834 4 ปีที่แล้ว

      Samir iyo iimaan asna alaah yaa raxma

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 ปีที่แล้ว +1

    Wooow inab caadi maha
    waan idin salamayaa dhamantiine 🙏❤

  • @kaafisoshire9856
    @kaafisoshire9856 4 ปีที่แล้ว +3

    Sidaad doonto waad heli legend abdallah y hanuuniye iyo siraad cabdule ugaas my lovely grandmother dambigaaga alaha dhaafo aaaamiiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @trustdotcom8242
      @trustdotcom8242 4 ปีที่แล้ว

      Waaahwaah
      even me she was my grandmother
      Allah grant to his jannah

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      @@trustdotcom8242 Way Nooshahay Somahan sxb

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Kaafiyo unwaawun ardhurwaay watar aa tshaye casir kula joogimaa

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Kaafiyo unwaawun ardhurwaay watar aa tshaye casir kula joogimaa

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      @@Ehel_Caashaq1 manooshahey sass waaye reer jacar

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiirka Fanka Cabdale Yuusuf Hanuuniye & Amiirada Fanka Siraad Cabdulle Ugaas 2 Legends ❤ Boqortooyadi Murusade ba is helay noolada 🥰

  • @cabdicali-l7k
    @cabdicali-l7k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Studio aashito boy 143

  • @A_madoobe.
    @A_madoobe. 3 ปีที่แล้ว +3

    AbDalla Yuusuf Hanuuniye❤
    Fan Waa Kii Hore

  • @munasaraxmed8291
    @munasaraxmed8291 4 หลายเดือนก่อน

    Sidaan doono maan heli caku heesta habeen 2019 xicolaadeed lagu jiro habeenkii jaad iigu horaysay baan aad u dhagausatay markaas baan nuxurkana fahamay ani iyo nin aan saxibo ahayn oo xiligaa aabihii ladi lay alalha u naxariistee

  • @rahmagobaadmahamoud3592
    @rahmagobaadmahamoud3592 3 หลายเดือนก่อน +1

    Samrimaayo jeeraan aan hurda kula sexdo sidaaan doono ka helo
    Allahayow run kadhig❤

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees miraheeda iyo musikadeedaba lagu fara yareystaye❤

  • @ismailcabas7080
    @ismailcabas7080 4 ปีที่แล้ว +13

    Saacadu waa 1:00am hbnimo Waa Hbn Ay soo gashay talaado 29-9-2020ka Waxaan soo dawaday Cayaar ka dhacday Anfeild oo u dhaxaysay Liverpool vs Arsenal taso 3-1 Liverpool ku badisay blse markay so dhamatay Cayaartu waxaan shitay heestaas waxaan ku jiraa Xasuuso Kala duwan oo aan soo dhaafay Aduun ba aduun

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 2 ปีที่แล้ว

    Wahwah cajeelad iyo memory ayaan ku dhagaysan jirey herstan

  • @dacaadyare8573
    @dacaadyare8573 ปีที่แล้ว +4

    This is such a masterpiece song I used to listen when days were days it's refreshing my goosebumps for real time waits for no one💞

  • @xariiraxmed9134
    @xariiraxmed9134 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta kaliyee igayaabisay markaanmirqaamaayo waankulalaa habeen kii iigu horaysay waankumirqaamay waan halaabay

    • @tuugwayn999
      @tuugwayn999 2 ปีที่แล้ว

      🙉🥰🥰😅🤣

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 8 หลายเดือนก่อน

      Waan halaabay macnaha waan lumay miyaa oo meel aan marayo ayaan garan waaye mise waa howl kale😊😊

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 4 ปีที่แล้ว +4

    Muuqaalka aad saarteen yaaba duni kale ah. Noo heellanaada saaxiibayaal.

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 5 หลายเดือนก่อน +1

    Samri maayo jeeroon
    Gogol kugula seexdo
    Sidaan doono kaa helo🤷‍♂️
    Xaliimooooos🤤

  • @mahadolad847
    @mahadolad847 3 ปีที่แล้ว +4

    Ileen murusaduhu cayrka kama liitaan xaga fanka Hanuuniye iyo siraad sabti iyo foorculus wa isku dhiidhiibeen

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +1

    Gogol kugula jiifsado
    Sidaan doono kaa helo!!
    CALEYK🔥🔥Maadeys⚡⚡
    Muuqaal aad u qurxoon iyo heestii oo
    Micnaheeda wadato ayaad inoo keentay
    Inkastoon kasoo raagay❤

  • @FardowsaAbdikadir-s5h
    @FardowsaAbdikadir-s5h 10 หลายเดือนก่อน +2

    1 / 1 / 2024 galab isnin ah ano il nabar iga yaal dhagaysanaya hestan samri jiraan anigu een een een 😅

    • @MaxamadXimaa
      @MaxamadXimaa 8 หลายเดือนก่อน

      Nin naag ka thy wn KU salaama 🥰

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +23

    cabdalla yuusuf warsame
    hanuuniye
    siraad cabdulle ugaas
    tolkeygi maqaarkow like ta saara reerkiiba heesaaye hhhhh😂😂😂😂
    yaxyow fanaaniintaan ilgooni iigu fiiri 😅😅

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +5

      Hhhhh

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 3 ปีที่แล้ว +3

      SABTI IYO FOORCULUS isla heesaya, ilaahoow tolkeey is jecleeysii oo dantooda garansii

    • @nadaarasoomali6107
      @nadaarasoomali6107 3 ปีที่แล้ว +3

      Fanaaaniintu cidna malahan sxb mar haddey banaanka usoo baxaaan waaa inta somali kuhadasho fanaaniintood

    • @Ahmett_ade
      @Ahmett_ade 8 หลายเดือนก่อน +1

      Siraad waa warsangali yaad ku khaldaysaa

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 4 ปีที่แล้ว +9

    32 SANO KAHOR AYAA IIGU HORREYSAY MAQALKA HEESTAN
    WAA HEE QAALIYA......
    XASUUS DHEER....

  • @princesstasliim6932
    @princesstasliim6932 3 ปีที่แล้ว +4

    Sidan dono ma heli dona talow macqul ina helo 😘😘😘❤

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 4 ปีที่แล้ว +10

    siraad cabdulle ugaas , nairobi ayey ku nooshahay hadda, hanuuniye na kolley yurub danmark

    • @gjljhglgft7824
      @gjljhglgft7824 4 ปีที่แล้ว

      Hanuuniye xamar ayuu joogaa wuuna isku yara buuqay Allaah haw sahlo

    • @Abshir252
      @Abshir252 3 ปีที่แล้ว

      @@gjljhglgft7824 walaahi ma waashay mise ilowshaa ku dhacay?????

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abshir252 maya ma waalaan ee waxaan umalaynaa xoogaa stroke ayaa ku dhacay 😢waana roonyahay asagoo waraysi bixinaaya arkay dhowr bilood kahor ilaahey ha caafimaadiyo 🤲🤲🤲

    • @liibaancaraboow9861
      @liibaancaraboow9861 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abshir252 Neerbo ayaa Hayaan Carabka ayuu ka yara adkaaday sina Waxaad Moodaa in Uu Xasuusta gaabshay

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdala yusuf hanuniye Allow cimre dher iyo cibado suuban Allh ku siiyo

  • @abdiwasacmohamud3287
    @abdiwasacmohamud3287 ปีที่แล้ว +1

    Heesta heesaha aan ugu jecalayhy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    QEyryahey dumaar Runeeey Noocyadey

  • @takeoffemi8259
    @takeoffemi8259 4 ปีที่แล้ว +3

    Wah wah hees iyo bar whli
    Mid kale waxan ka hely sida loo Edit gareyay 💖💖💖💖

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 8 หลายเดือนก่อน

      Nin ayaa waqti geliyey oo ku faro yaraystay sow xiiso ugu yeelo 🎉

  • @DaacadDulmidiid
    @DaacadDulmidiid ปีที่แล้ว

    Samiraay Soo soco sida ad doonto waa heliyey

  • @AbdifataaxCabdifataax
    @AbdifataaxCabdifataax 8 หลายเดือนก่อน +1

    Me remember 2012 song empire ceerigabo to burco 🎉😢

  • @Farah-b9q
    @Farah-b9q ปีที่แล้ว

    Allle ha naxarisato siraad cabdulle ugaas mamo😢😢

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak 3 หลายเดือนก่อน

    1986-88 dhageysan jiray. Wayo wayo

  • @MaaneeyMaanka-lx1qw
    @MaaneeyMaanka-lx1qw 8 หลายเดือนก่อน

    SOOOSOCO
    Sidaaad doonto waaad heliyeee SOOSOCO 😢😢😢😢😢 Omg 😢

  • @DaacadDulmidiid
    @DaacadDulmidiid ปีที่แล้ว

    Best Kaban songsana wan wan

  • @DaacadDulmidiid
    @DaacadDulmidiid ปีที่แล้ว

    Legend Cabdalla hanuuniye.big difference btwn him & nowadays musicians

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkkkkkl waba hees romatik ah

  • @faraxabdy6663
    @faraxabdy6663 ปีที่แล้ว

    Hees way dhaafty magac kle haloo bixiyi😢❤

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waa heesaha hanuuniye ugu heclhy thnk

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 ปีที่แล้ว

    Soo sooco sidaa doonto waa heeli cajiib dad wa dadkii hore ❤😢

  • @mustafahassan-ur1pu
    @mustafahassan-ur1pu 2 หลายเดือนก่อน

    ❤mashallah❤
    ❤wacayo❤❤
    ❤Asc ❤❤

  • @mohamedomaraden9470
    @mohamedomaraden9470 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidad donto wad heliye soo soco emotional damage😂😂😂

  • @xariiraxmed9134
    @xariiraxmed9134 3 ปีที่แล้ว +2

    axyaa heestii aangabadh aanjeclaa iiqaaday waanqiirooday habeen axada 2012 4 23 sacabka aadloo garaacay

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice mnsha alaaah waa hees fiican
    Lkn yaa sameeye heesta

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว

    Hurdada waan ka salalaaye axsan hees weeye

  • @kowsarosman244
    @kowsarosman244 4 ปีที่แล้ว +1

    Heskan waxa iso diray my suldankayga💑😍 25/7/2020 xasus gara ayey igu ledahay alle riyadena hayno rumeyo xbbi❤😘

    • @trustdotcom8242
      @trustdotcom8242 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi

    • @cawaaleibraahin9240
      @cawaaleibraahin9240 4 ปีที่แล้ว

      Heestan maxaa dib loogu qaadi waayey

    • @hthheeg3775
      @hthheeg3775 3 ปีที่แล้ว

      @@cawaaleibraahin9240
      Dee Maad ila Qaadih Anigh Ma so cusponyzinah🥰😉😂😂

    • @cawaaleibraahin9240
      @cawaaleibraahin9240 3 ปีที่แล้ว

      @@hthheeg3775 haa waayo

    • @hthheeg3775
      @hthheeg3775 3 ปีที่แล้ว

      @@cawaaleibraahin9240
      Hyh so diYaaR GaRow inptih 2021 ku furynayeh

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +9

    hees cajiiba waxaa soo raadisaan heesta malab & sabiib miro canab tufaax nafaqiyo macaan laga miiray waxaa qaada hanuuniye

  • @mohamedcabdinoor2490
    @mohamedcabdinoor2490 4 ปีที่แล้ว +1

    waayo xili aan soo xasuusto anoo aad ujeclaay markas

  • @cabdicali-l7k
    @cabdicali-l7k 3 หลายเดือนก่อน

    Legen ❤ aashito boy 143

  • @AadanMuxidin-s2o
    @AadanMuxidin-s2o 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sidoo kale

  • @abdifatahmaalim2630
    @abdifatahmaalim2630 4 ปีที่แล้ว +1

    ma ogide suleeqaaay sannadadan jacylkiyo adiguba " saas weeye erayadu waaaryeee haku xciyaaarindee heesta

  • @Clnasar
    @Clnasar 6 หลายเดือนก่อน

    Hees igadhe ❤❤❤

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +9

    War ninku farsamo qurxoonaa muxuu ahaa

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waxbadan ayow kasoo shaqeeyey waqti ayow geliyey si ay xiiso dheeraad ah uyeelato oo micnaha iyo isu yeeshaan ❤

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@xaliimomaxamedonlineshop183
      Aad iyo aad. Horta ninka Maadeys leh ma Dhiblaawaa?

  • @shukriabdisheikh7370
    @shukriabdisheikh7370 4 ปีที่แล้ว +1

    Maadeys tube, mahadsanid sxb

  • @AbdulahiBashir-o8t
    @AbdulahiBashir-o8t 4 หลายเดือนก่อน

    1-1-2020 habeen taariikh lahaa

  • @XasanMaxamed-u7o
    @XasanMaxamed-u7o 9 หลายเดือนก่อน

    2024/1/30 2:35
    Habeen xasuus mudan❤
    Illahay muradkena oon macsi lhyd midigta ha innaga siiyo🤲🤲

  • @abdikadir4547
    @abdikadir4547 4 หลายเดือนก่อน

    Hanuniye iyo sirad melodious voices

  • @BaarqabkaGaaljecel
    @BaarqabkaGaaljecel ปีที่แล้ว

    11 April 2023 yaaa iga dambeeyo waaanku soo laabtay

  • @kingjeylani4936
    @kingjeylani4936 3 ปีที่แล้ว +3

    What a song madeys sxp keep going

  • @AbshirBadud143
    @AbshirBadud143 ปีที่แล้ว

    ❤❤sosoc sida donto waad heeli yeey
    soosocoo🎉❤ aax yaa jacel ✅13:9.2023

  • @samirahennabeauty780
    @samirahennabeauty780 3 ปีที่แล้ว +5

    Sidaan doono maan heliyeey 🥺

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 2 ปีที่แล้ว

      Soo soco sidad donto wad heli😍💥😅

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Sidaad doonto wasd heliyeey,e

    • @alonegirl9706
      @alonegirl9706 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sumaliagood4833 hay lugooyn😅

    • @alonegirl9706
      @alonegirl9706 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdinasirclle2453 🤍

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 2 ปีที่แล้ว

      @@alonegirl9706 hadad dhinaceyga jokto qorshaha la dhuman mayo😂😃

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 ปีที่แล้ว

    Wlhi xasus gara igu ledahy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    Waa un intan ticEticE Familyyyy familiessss systems Faracjiil

  • @cabdixariir2130
    @cabdixariir2130 7 หลายเดือนก่อน

    Cawa waa 3/apri/2024 waa habeen ramadaan rooba da ay masalanu fadhina aniga iyo 6 nin oo nu zxp nahay sacadu waa 1:40 heestaan baa noo baxaysa mirqaanku waa isleegyay halkan waxn ka salamay dhaman azxpta iga danbaysa 😋

  • @ayanbilan4111
    @ayanbilan4111 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawa oo sabtiya 1 bisha sadexad 3 2021 ayaaan dhaysan heestan wan ka hely waxan galay xasuus dheeer jaylka dhib ayaan kala mudanay mana hellin sidan rabay💔

  • @zalmaancabdi7659
    @zalmaancabdi7659 ปีที่แล้ว

    Soo soco

  • @abood4477
    @abood4477 3 ปีที่แล้ว

    Maadeys good job Boss

  • @cabdisuley7469
    @cabdisuley7469 ปีที่แล้ว

    Siraas cabdulle ugaas aun iyo cabdalle yuusuf hanuuniye

  • @crashiidmuxumednuur3058
    @crashiidmuxumednuur3058 ปีที่แล้ว

    Hanuuniye waa legen aan taa geero

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxbkay marna wllky iga yar cabdishakuur ayaaa iisoo diray heestaaan asagoo igu ogaa inaan jeclhy heesaha hanuunuuye

  • @Abdinasirabdulle-to8of
    @Abdinasirabdulle-to8of 6 หลายเดือนก่อน

    Alloowyaa galabta kula mirqaama fiicanaayeey mahadsanid.
    .

  • @calicabdi.mohamed1788
    @calicabdi.mohamed1788 4 ปีที่แล้ว +2

    Xusuus hore waagaan heesaha dhegeysan jiray ayaan aad uxiisayn jiray waxaan garanayaa anigoon garanayn fanaan ta heesta qaadaya ayaan istuuyow tegay markasaan heestan dalbaday ninkii iibinayey aay iweydiiyey fanaanka aan doonaayo markasaan waxaan ku hadlo intaan heestan qaaday ayaan idhi heesta ayaan rabaa

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 2 ปีที่แล้ว

    Axyaaa heees qiimo badan
    Laxan ereyo iyo codba
    Meel la diido maleh

  • @KhaalidMohammed99
    @KhaalidMohammed99 4 ปีที่แล้ว

    Wow Xusuuso Hore iyo 2008 iigu danbaysay Heeskan
    Sidaad doonto waad heliye
    Sidaad Cabdide Ugaas Iyo Hanuuniye

  • @sakariyekhadar3360
    @sakariyekhadar3360 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees dareenka qalbiga kicinaysa

  • @axmedsaxane3333
    @axmedsaxane3333 13 วันที่ผ่านมา

    inta iga danbaysa ayaan salaamaya 👋01/11/2024

  • @munahassan3595
    @munahassan3595 3 ปีที่แล้ว +1

    Innanta waa cadar axmed kaahin halk sax