Riwaayadii Awbustaale Full 1982 Abwaan Cismaan Aadan Askari Mahad celin @Somaliyeey Toos

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2020
  • Mahad Celin #Somaliyeey_Toos_Channel
    © (TH-cam Copyright Match-Tool)! Fadlan dib ha usoo UPLOAD gareeynin Adigoo idan haaysaan. Waay dhaawrsan tahay.
    Riwaayadani Aw-bustaale 1982, waxaa jilayaa Hobolada Waaberi oo fanaaniin badan ah oo aay kamid yihiin:
    Maxamed Axmed Dhabarloow
    Aamina Cabdilaahi Xirsi
    Maxamed Xasan Barroow
    Ismaaciil Cabdi Basbaas (Awbustaale)
    Miicaad Miigane Awmaacaleesh
    Ahmedweli Sheekh Cumar Sayidka
    Maxamed Cumar Huryo
    Faarax Guuleed Samatar
    Maxamed Maxamuud Cige (Busi)
    Cabdi Axmed Cabdulle (Cabdi Aamito)
    Cabdi Jaamac Raage
    Ibraahin Xaaji Maxamed (Aspro)
    Caasha Yuunis Cabdilaahi
    Marwo Cabdi Axmed
    Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganeey)
    Cadar Axmed Kaahin
    Cabdilaahi Axmed Dafle
    Maxamuud Maxamed Xeeboow
    Tiriig Xaashi
    Maxamed Jaamac
    Qadan Cilmi
    Kinsi Xaaji Aadan
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 51

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน +1

    ABWAAN CISMAAN AADAN ASKARI WUXUU AHAA NIN AYUUB SHEEKH ISXAAQ AH ILAAHEY HA U NAXARIISTO

  • @amal7892
    @amal7892 2 ปีที่แล้ว +3

    Cusmaan askari iyo inta dhimatayba illaahay ha u naxariisto.

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 3 ปีที่แล้ว +4

    Inti dhimatay alle ha UNAXARIISTO inta noolna alle cafimad hasiiyo 🤲🤲🤲
    Dad wa dadki hore

    • @ashamohamed9299
      @ashamohamed9299 2 ปีที่แล้ว

      Allah ma Ameen 🤲🤲🤲

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 26 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaa Allah

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k 2 หลายเดือนก่อน

    Dhammaan way wada geeriyoodeen jilaayasha riwaayaddan Xasan Ganey unbaa ka nool

  • @musphaibrahim171
    @musphaibrahim171 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLE ha u naxariisto sheekh cismaan aadan xuseen cismaan askari iyo inta kale geeriyootay ee ruwaayada inoo matalayay wacyi galin wakhtigii taagnayd bay ahayd

  • @mohamedhussein1248
    @mohamedhussein1248 3 ปีที่แล้ว +4

    Basbaas iyo Huryo AUN, waxaa la yidhi Rag waa ragii hore Hadalna waa intuu yidhi.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu caruurta wuu ka dhaga waawaynaa maansha Allah

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 ปีที่แล้ว +3

    Waan daawaday ruwaayadan wallow aan yaraa 1982

  • @liishaaninvestigation6641
    @liishaaninvestigation6641 5 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah ilaahay ha u naxariisto dhamaan dadka metelay.waa wacdi waxay meesha ka saartay khurufaadkii diinta lasoo dhex geliyay.

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 ปีที่แล้ว

    Aun dhaman tood way dhintaa alllah jannad kawarabiyo

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว +2

    Tani riwaayad iyo madadaalo waa ka weyn tahay; waxay soo bandhigaysaa foolxumadii khuraafaadka iyo fooxlayassha waxayna caddeynaysaa Towxiidka iyo awoodaha Alle u gaarka ah. Sidoo kale waxay xoojinaysaa wixii cilmi ku dhisan, wixii kale huu haa ahna daaqaday ka saaraysaa.

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib.cismaan.askari
    Waxaa.ka daran
    Basbas.meecad.kaneeno.huryo.Xasan gini.jiil.qaali.ahaa
    Yaa salaam

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii dhimatey ilaahey ha unxariisto

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 ปีที่แล้ว

      Amen

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaaa Murti Baya Lahdey Waxaa Soo dhan Oo Is barkan Murti Iyo Maad Dhaxal Gal ah Lama Qorin .waa Qayb Ka mida qasaaraha Soomaali Soo Gaadhey

  • @ahmedmuse248
    @ahmedmuse248 ปีที่แล้ว

    Cismaan Aaden Xuseen {Cismaan Askari} Allaah ha u naxariisto waxa uu ahaa abwaan weyn oo cabqari ah, waxa uu alifay riwaayado badan oo farshaxankooda iyo qaabka jiliinkooduba heer sare ahaa, kuwaasi oo xanbaarsanaa murti iyo maad badan, waxa badanaa riwaayadihiisa qayb ka ahaan jiray badanaa hal-doorkii hoboladii Waabari gaar ahaan kuwoodii loogu jeclaa, waxa ay u badan yihiin dadka halkan inooga muuqdaa mayti Allaah sw ha u wada naxariisto, waana cibro runtii cajaladani, waayo waxa ka muuqda dad badi dhintay oo inooga hor maray wadada aynu hayno.

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 ปีที่แล้ว

    Waa fikradii cismaan askari

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n 2 ปีที่แล้ว

    Dhabarlo.basbas.caraale.huryo.meecaad.Cisman.Adan.ilahow.dhamaantood.unaxariiso.
    Murugo.weynaa
    Maxaan dad weyney
    Aax aax aac

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 26 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yaa Allah

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +1

    Riwayadan waxa Alif Abwan kii weyne ee cismaan Aadan xuseen (cismaan Askari) magacedan waa ow Bustaale waxan dhigay hoboladii waberi waxan ku dawadey National theater hargeysa 1 Basbas 2 mecad migane 3 huryo 4 casha yoonis 5 faraax guul 6 sayidka Asbaro 7 dhabarlow 8 busi 9 kinsi xaaji Adan 10 Amina cabdilahi intii dhigeysay ee dhimatay AHUN

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah horey usoco

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid.

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 ปีที่แล้ว +1

      Tarikhdi Mzee Farah Guled Samatar ayan hadda dhageysanayya. AUN.

    • @falisfaarax7300
      @falisfaarax7300 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ikhajji haa aabe waan fiirsanay maansha alaah iyo tariikhda riwaayadan cajiibka ah tankale nabarkeygu wuu kuu soo gali waayey

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 ปีที่แล้ว

      Halkan igu qor fadlan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    WAA AFWEYNE CARUURTA WUU KA AF WEYNAA

  • @xamsemaxamed4605
    @xamsemaxamed4605 3 หลายเดือนก่อน

    Dhamaantood waa mootanyihiin

  • @axmeddey4601
    @axmeddey4601 2 ปีที่แล้ว

    Ruwaayad xusid mudan weeyeh

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 26 วันที่ผ่านมา

    Mustafa kiiko wuu nool yahay

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay rieayadan inbadan ayan radinayay

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 2 ปีที่แล้ว +1

    Huryow beerku icaseeue walh caaadi maha

  • @cabdirisaaqsheekh8529
    @cabdirisaaqsheekh8529 3 ปีที่แล้ว

    Allaw ruwaayd ahayd

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 หลายเดือนก่อน

    Sawirkaaga meesha ka qaad, you spoiled the video man.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 ปีที่แล้ว

    VIVA AS!!!

  • @maxamedabdinour-dt1zf
    @maxamedabdinour-dt1zf ปีที่แล้ว

    Kkkkkk xasan iyo xuseen baa isku haysta anigaa hor dhalanaya iyo maya kjkkk

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว +2

    INaad tahay aQoon yahan suugaan ku xeel dheer hide heena sooyaal waa midaan laqarin karin aloow aanfo kaa haay

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walalo,
      Halkeed joogta walalo?

    • @maxamaddaahir1043
      @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ikhajji wll soomaalia Qaasahaan muqdisho Qaasahaan xamar weeyne

  • @muammar952
    @muammar952 4 ปีที่แล้ว

    Waaaah Waah, war niyohow mahaysa riwaayadii Laaca aragtaye legga ma iska hubtaa?

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 หลายเดือนก่อน

    DAWACADU WAA HABARJECLO TUKUHU WAA H/AWAL SHEEKH BUSTAALE WAA SHEEKH CUMAR CARAALE WAA NIN HABARYOONIS AH OO REER BURCO AH

  • @LovelyGreenTea-fx2zv
    @LovelyGreenTea-fx2zv หลายเดือนก่อน

    G

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 ปีที่แล้ว

    RASMIGII MA AHAN TANI

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa lafteedii maadaaba garanaya ka aamus ummada

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 2 ปีที่แล้ว

    "Tukuhu waa gaalka haadda duusha". KKKK.

  • @yusufmohamed-cp5ns
    @yusufmohamed-cp5ns 8 หลายเดือนก่อน

    😂 Kkkkkkk

  • @cabdirisaaqsheekh8529
    @cabdirisaaqsheekh8529 3 ปีที่แล้ว

    Allaw ruwaayd ahayd