Guri barwaaqo Reaction Sharmo boy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 322

  • @macruf
    @macruf 2 ปีที่แล้ว +101

    Subxanallaah 99jeer
    Alxamdulillaaj 99jeer
    Allaahu akbar 99k jeer
    Aqri walal maalintada allaah
    Kuu nuuriyo

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 2 ปีที่แล้ว +38

    Maantoo dhan waa ku sugayay legend guri barwaaqo 🤣

  • @Sad3367
    @Sad3367 2 ปีที่แล้ว +15

    Reaction kaaga hadaa daawan Reaction maba daawan keep going Guri barwaaqo

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +34

    War sxb reaction ka sharma boy wax badan ayaan kaa sugaaye faa taa baqda sharma😂😂😂👍

  • @zakariasiyad1159
    @zakariasiyad1159 2 ปีที่แล้ว +19

    inta ila aragtey in guri barwaaqo si gaar ah u tageero sharma boy ismuujiya
    odyga hees kaliya ma dhaafto

  • @abdiwahaababdilahi924
    @abdiwahaababdilahi924 2 ปีที่แล้ว +14

    Rock roso wa legend rapper ah.
    "All eyes sow me" shakour 2 pack.
    Wa labo rapper o legends plus asaga legend sharma ✊🏾....

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 ปีที่แล้ว +13

    "Ninyahow masruufkii miyaa" kulahaa, Guri barwaaqo waad iga qoslisay 😂😂

  • @walidabdi16
    @walidabdi16 2 ปีที่แล้ว +3

    Sharma boy heestaan tii ka horaysa pls inta ila rabta love saara si uu Guri Barwaaqo inogu fuliyo codsigeenna

  • @josephdel7623
    @josephdel7623 2 ปีที่แล้ว +13

    I like when you make reaction for sharma song wlh keeeeeeeep doing legend

  • @ayuubomer6820
    @ayuubomer6820 2 ปีที่แล้ว +12

    Hees kasta dhararakh gaara ka hoRaySa😂😂

  • @gureychannel3581
    @gureychannel3581 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend first one
    Guri barwaaqo waan ku tabay zxp😍

  • @najeebxiirxnuux3770
    @najeebxiirxnuux3770 2 ปีที่แล้ว +8

    qofkii ugu horeeyey ee daawaday like iisaar🙏🙏

  • @ALi-wn1qg
    @ALi-wn1qg 2 ปีที่แล้ว +3

    First view

  • @khaalidbinuyuusuf7970
    @khaalidbinuyuusuf7970 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa sugayay hdaa abdi zhaqale kadaawanayay keep going

  • @yahyecabdi723
    @yahyecabdi723 2 ปีที่แล้ว +3

    Another level sharma boy 👦 💙 👏

  • @zakariyejama6041
    @zakariyejama6041 2 ปีที่แล้ว +8

    RICK Ross waa fanan ee English ma aha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 ปีที่แล้ว +10

    Nice Rection Keep Going✊💙💛

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv 2 ปีที่แล้ว +6

    #SharmaBoy killed the lyrics and the #Beats was crazy 🔥

    • @nimofarah7983
      @nimofarah7983 2 ปีที่แล้ว

      War Kim jong maxa masha ku kanaya

  • @kingqayz9128
    @kingqayz9128 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh legenow heestan madan fahmin fadlan heestaha sodhagayso intaadan reaction kaso bixin 👍

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +8

    Sharma Boy Reaction kiisa waa jeclaHa Faata Bakhda😂

  • @zaytuuni5066
    @zaytuuni5066 2 ปีที่แล้ว +8

    Guroow waxani wey khaamo dhaafaane😂✌

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 2 ปีที่แล้ว +6

    Waar heedhe Guri miyaad labaysay waa lagu waayaye❤️❤️

  • @mustafeyasin3963
    @mustafeyasin3963 2 ปีที่แล้ว +2

    Gb legend si wacan reaction ka barteedaad dhigtey🥰🥰🥰😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 2 ปีที่แล้ว +4

    Hanugu soo dhisin qamuluud 🤣miyaa lagu diiday rabi dacwatana 🤣legend olways legend🤣🤣

  • @saynabcige9682
    @saynabcige9682 2 ปีที่แล้ว

    Keep going isal here hatrgaysa

  • @matankafarmaajo3724
    @matankafarmaajo3724 2 ปีที่แล้ว +1

    Fataa baq Mey kula noqotay salan sarka calanka Somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 👌

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy 🤴👌👌👌

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 2 ปีที่แล้ว +3

    Garayow magacayga ii daa kawsar layne ninku kawsar ma odhane😂😂😂

  • @mohamedsalad2858
    @mohamedsalad2858 2 ปีที่แล้ว +6

    7:57 ma masruufkiiyaa kulahaa😂😂

  • @yuusufcabdi501
    @yuusufcabdi501 2 ปีที่แล้ว +1

    Ismaciil cabdilaahi cali mr guri barwaaqo keep going lajan

  • @aweyshasan717
    @aweyshasan717 2 ปีที่แล้ว +3

    First wan sugayey legend

  • @muscabthahir6473
    @muscabthahir6473 2 ปีที่แล้ว +1

    Zharmake zharmo boy legent 🥰🥰

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 2 ปีที่แล้ว +4

    Legendow Caawa Abtiyadaa Inaad Hadalka Iyo khaamtaba Ka raacday Wd noo sheegty Haayadnimo iyO Suugaani waa walalo😆🛑

  • @shakrashorts
    @shakrashorts 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma masruufkii baa tallow😃😂
    Gurey aniga wu iga waalah😂

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 ปีที่แล้ว

    Legend Sharma and guri garwaawo

  • @updyrahmnmuhiaden4748
    @updyrahmnmuhiaden4748 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Masruufkii😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend Guri Barwaqo is Back🩸❤

  • @FIREKORA1
    @FIREKORA1 2 ปีที่แล้ว +14

    Other level 400K🙏👑

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 ปีที่แล้ว +1

    guray waa funny kulahaa aniguba abtiyashy baan karaacay hadalka iyo dhararakhda🤣🤣🤣

  • @fadumojama21
    @fadumojama21 2 ปีที่แล้ว

    Sharma boy legend

  • @kadigaobakar7140
    @kadigaobakar7140 2 ปีที่แล้ว

    From wazirkaa wn ku salamay

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 2 ปีที่แล้ว +3

    Reaction kaga waan kusoo ordaa boowe

  • @Cabdifataax400
    @Cabdifataax400 2 ปีที่แล้ว +1

    Road 400k coming legend Gb drama actor

  • @abdirhmanjirde5725
    @abdirhmanjirde5725 2 ปีที่แล้ว

    Gurayoow baryahan waad lacagaysatay zxb
    Waayo video yada ma soo badisid
    Maxaa sababay brother

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs brother mashaAllah hore usoco Inshallah

  • @aminasadofficial9237
    @aminasadofficial9237 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend ofta Legend ismaaciil Guray barwaaqo 🤣🤣😂😄

  • @king...3695
    @king...3695 2 ปีที่แล้ว +2

    Hala isoo booqdo waa Salma la jecleey

  • @naajicr3419
    @naajicr3419 2 ปีที่แล้ว +2

    Big legend always 💪

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ee walaalkay horey usoco

  • @ismaaciilaarkasaalaxsanaag8315
    @ismaaciilaarkasaalaxsanaag8315 2 ปีที่แล้ว +1

    ZXP ISMAACIIL AARKA HEESTII HADDA UU SOOQAADAY
    ISAGA IYO WARDA

  • @abdishideeye2338
    @abdishideeye2338 2 ปีที่แล้ว

    GB drama waan kuzugaye legend manta 3 mar soo ege chanalka keep it

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend is legend

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali 2 ปีที่แล้ว +1

    Top notch reactions (falaysa minaa😂😂😂)

  • @mohamethanad8101
    @mohamethanad8101 2 ปีที่แล้ว

    Wlhy guray waan kusugayey iLaa manTaaa

  • @samiirali7464
    @samiirali7464 2 ปีที่แล้ว +1

    Masruufkii miyaa adeer hhhhhh legend wax kale wlh

  • @axmedgambool7835
    @axmedgambool7835 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend aan tageero ♥️ guri barwaaqo

  • @siciidakon9748
    @siciidakon9748 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlcm back 🔥🤙

  • @zimzima193
    @zimzima193 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo iyo sharma boy 2 legend ah

  • @jakaartoinaguuled856
    @jakaartoinaguuled856 2 ปีที่แล้ว +1

    4taa dhaktaan oran jidhay iyo dhararaq deediiye 😂

  • @asadxuseen1429
    @asadxuseen1429 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo waan ku salaamay

  • @Maxamed_yare
    @Maxamed_yare 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @abwandunjacayl1451
    @abwandunjacayl1451 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurayow ilmahan yar naga dayo
    Heesaha quman ee macnaha iyo murtida leh reaction ka soo bixi niyow

  • @engnaciimaaragsanmohamedaa3652
    @engnaciimaaragsanmohamedaa3652 2 ปีที่แล้ว +1

    Guroow saan u soo cararay caawa
    Ee indr ruwaayada haagii noo soo daa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninyohow riwaayadihii baanu kaaga fadhinaa waxan talentigaaga maahe

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend Guribarwaaqo ❤👈

  • @gobsanciise9843
    @gobsanciise9843 2 ปีที่แล้ว

    Legand always legand wllhi
    Coming soon 400k⚘❤hambalyo hambalyo wll

  • @aymanabdullahi8009
    @aymanabdullahi8009 2 ปีที่แล้ว +1

    Guriyow reaction fax fax ma tihid labo laan maa kugu maqan😁

  • @mohamedatoremohamedatore308
    @mohamedatoremohamedatore308 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 💚⚪❤️
    Ismaacil guri barwaaqo
    Wll.

  • @showtv8588
    @showtv8588 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo ha lagaadhsiyo 1m ka bilaa calek suldanka alle ha sharfo

  • @jebrilabdi1708
    @jebrilabdi1708 2 ปีที่แล้ว

    Gure barwaqo reactionkan wd ku galgalatey bro ee sidii hore nooga shiid

  • @hamzeaadam6348
    @hamzeaadam6348 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend💥💥💥💥

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂sharma ad maa soo noo galooyo😄

  • @bashiirashkir8068
    @bashiirashkir8068 2 ปีที่แล้ว

    Sharma boy legend 💪💪💪

  • @abdiladhiifliibaan6171
    @abdiladhiifliibaan6171 2 ปีที่แล้ว +3

    Guri Barwaqo zhp Rawayadihi Aad Sameyn jirtay Max udey Say

  • @DuxuuCabdi-zl6oi
    @DuxuuCabdi-zl6oi 4 หลายเดือนก่อน

    Welcome

  • @nimcohaybe3105
    @nimcohaybe3105 2 ปีที่แล้ว

    Masha slash

  • @siciidabdiqaniofficial9896
    @siciidabdiqaniofficial9896 2 ปีที่แล้ว +2

    Frist nio lkin waa igu boodsnthY 😹✌️🖐

  • @caare76official38
    @caare76official38 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi sxb maanta ayaan niyada ku hayey inaad ka bixinayso GuRi BarwaaQo legend

  • @mohamedzakaria1559
    @mohamedzakaria1559 2 ปีที่แล้ว

    Legend abti

  • @maxamettaqbal4579
    @maxamettaqbal4579 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaa maqlay 6:03 wixii dhacay

  • @zamiirromeo2679
    @zamiirromeo2679 2 ปีที่แล้ว

    Congratulations 400k guri

  • @suuniyoboy2949
    @suuniyoboy2949 2 ปีที่แล้ว +1

    Orgi fuulnaya ama qabaal miig kadhiganayaa todobaadkan waa inan cirka dagnaa
    Guri barwaao abti mcn adigiibaaba noo dhameeyee kkkkk

  • @alidahirawaleshooli142
    @alidahirawaleshooli142 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend is back

  • @kowsarhassan5550
    @kowsarhassan5550 2 ปีที่แล้ว

    Rick Rose waa nin fanaan ah

  • @Abuudi434
    @Abuudi434 2 ปีที่แล้ว +9

    Ma masruufkii baa tolow 😂😂😂😂😅

  • @bashiirashkir8068
    @bashiirashkir8068 2 ปีที่แล้ว

    Sharma boy heestii hasoo qadan ma reaction fcn ka bixin sharma boy legend

  • @abdisalammohamed5475
    @abdisalammohamed5475 2 ปีที่แล้ว

    Anotherlevel

  • @muuminhassan7229
    @muuminhassan7229 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂Guri barwaaqow adeer wa masruuufki si kle uma garatide hhhhh

  • @sawdasacad8597
    @sawdasacad8597 2 ปีที่แล้ว +1

    Deeqsan heestii aya cl kariin cali sha soo reaction

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    Wcs waw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @salmansadka7942
    @salmansadka7942 2 ปีที่แล้ว

    Lengand maanka xogaa fax fax ma tihid kolay bin adana tahay allaha fududayo waxa qaldan

  • @mohamadyusufmohamad4942
    @mohamadyusufmohamad4942 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqow kkkkk walahay heesta xooga ayay kaa hoos baxdey ninka titokarka ugu haleesan oo caanka ah waan lawada yaqaanaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @najipyare420
    @najipyare420 2 ปีที่แล้ว +1

    Afartaa dharaqraqdeeydii iyo baraqraqdan oran jiray dheh kulahaa😂😂😂

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo caajis lee ka muqda reaction gulayso wll

  • @mohametabdi9907
    @mohametabdi9907 2 ปีที่แล้ว +1

    Rayfisle waynaaday😂😂

  • @SharmoboySharmoboy
    @SharmoboySharmoboy 2 ปีที่แล้ว

    Gurow ma dhararakhbad noga shekaysa mise xikmad Abti 😅😅🤩😍

  • @xamdacawad3860
    @xamdacawad3860 2 ปีที่แล้ว

    Ya joogle cafimad wax ka bartay soo sheega sbbta dadku abtiyaashood u raacan 😇

  • @xasanabdalla8613
    @xasanabdalla8613 2 ปีที่แล้ว +2

    GB legend

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 ปีที่แล้ว

    Anu Abe iyo hooyaba waan raacay, Illahay ha u naxariisto