Guribarwaaqo reaction Sharmo boy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

ความคิดเห็น • 193

  • @amiirproduction8218
    @amiirproduction8218 2 ปีที่แล้ว +35

    first pin gurooW

    • @masudmohamedyusuf200
      @masudmohamedyusuf200 2 ปีที่แล้ว +2

      Gurey videoga aad reactionka kabixinaysid ee hareerta aad dhigaysid kada

    • @craxiinhassanaadan32
      @craxiinhassanaadan32 2 ปีที่แล้ว

      GuroW DEE Dharkiii May Dhamaaadeen kii Uun kUzo NoQ NoQ nayzayE😂😂

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 ปีที่แล้ว +23

    The best man in the world is prophet Muhammad the best man in the world is prophet Muhammad the best man in the world is prophet Muhammad the best man in the world is prophet Muhammad the best man in the world is prophet Muhammad

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar5895 2 ปีที่แล้ว +19

    Guri barqaawo😀😀🙏 Walhi best reaction we love you from Galkacio puntland ❤️🙏🙏
    Rer burco respekt🙏❤️

  • @abdiclever7633
    @abdiclever7633 2 ปีที่แล้ว +18

    Taageerayasha guri barwaaqo dhamaantin like isaar bal😅

  • @hodanyar8966
    @hodanyar8966 2 ปีที่แล้ว +25

    Guroow horta timahaga naga daba gee oo miyad beeratay iyagoo naqaska xadaya ayan ogayne🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh my waaa 400k ina ader

    • @triplek3107
      @triplek3107 2 ปีที่แล้ว

      Timihuu la baxay haduu imika dhukurta Timihisu dib u durkayan Taana raga dhanba ka siman hh

    • @iamsomali224
      @iamsomali224 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 bal adba garo

  • @sacadserbia5643
    @sacadserbia5643 2 ปีที่แล้ว +31

    meeshan aa video dhigtay waa madhax sideedii hore ku wanagsntay inta ila qabta isoo raacaa 😂😂🎉

    • @mukhtaar3053
      @mukhtaar3053 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa sidaa la sheegay pro

  • @bilaalhassen1750
    @bilaalhassen1750 2 ปีที่แล้ว +12

    Hadaad nabi maxamed jeceshahay like saara

  • @abdirahmanzurach5003
    @abdirahmanzurach5003 2 ปีที่แล้ว +13

    Car loof saari waa😂😂 first

    • @masudmohamedyusuf200
      @masudmohamedyusuf200 2 ปีที่แล้ว

      Gurey videoga aad reactionka kabixinaysid ee hareerta aad dhigaysid kada

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว +4

    Axmed xirsi faarax waa odaygii murtida badnaa ee laga qoray caruurtu waxa xunba gartee maxay waxa san u garran waayeen marka waa runtiis oo murti ayauu awowgiis ka tagay

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 2 ปีที่แล้ว +13

    team Guri Barwaaqo Is Muujiya💟💟💟

  • @abdirahman3631
    @abdirahman3631 2 ปีที่แล้ว +6

    Sharma boy legend waaye been malahee

  • @dowhi3844
    @dowhi3844 2 ปีที่แล้ว +3

    Axmed xirsi waajifida uu kayahy reer xirsi cumar maxamud
    Beladu xataa qabilkisi waa kuso hesay

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 ปีที่แล้ว +5

    Sharma boy wow ❤️❤️❤️

  • @boron1472
    @boron1472 2 ปีที่แล้ว +14

    Ninyo hadaa run shegayso maad adiga ilkaha xiratit🤣🤣🤣😂😂

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend ismail keep going brother

  • @sukhraxaaji3835
    @sukhraxaaji3835 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂kan reachan lama odhan karo

  • @ciisecadde5268
    @ciisecadde5268 2 ปีที่แล้ว +5

    Talented man Mr guribarwaaqo🥰❤💯❤💫

  • @sayidmohameddarwiish5963
    @sayidmohameddarwiish5963 2 ปีที่แล้ว +7

    Xirsi farax waa ninkii amandulaha u ahaa cumar maxamud gurayow allee wan is garano hadan nahay somalida qaybta xolo racatada bahashas nalakama maree hhhhhh

  • @mohamudyassin615
    @mohamudyassin615 2 ปีที่แล้ว +7

    Heeskan waan fahmay waliba si camiiqah
    Heeskan waxay ku socotaa
    ASTAAN TV dhulka lala gooyay

  • @najiibmhersi512
    @najiibmhersi512 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi Bille Abdi
    Somalida baabuur dheereeya lee u taqanaa,
    Waa wiil somalua oo ku guuleytay orodka commawelth cup canada 1988
    Waxa dhalasho ahaan kasoo jeedaa waqooyi somalia Dhulbahante waana Harti marka labo mar ayuu soo galiyey
    Waataadhug kasoo qaad
    Qabyaapad in uu ka ahayn ee dagaalka ayaa halkaa galay

  • @jamaabdulahi318
    @jamaabdulahi318 2 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo sxp so labasho wcn full respect 🙌 👏 👌 🙏 from kismayo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +6

    What commercials Guri 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @xigashadaqisooyinka512
    @xigashadaqisooyinka512 2 ปีที่แล้ว +7

    Qisooyinka hadaad jeceshahy isoo raaac💚❤️

  • @cabdirahmannimcaancumar5284
    @cabdirahmannimcaancumar5284 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta xayayziizka dhafizay 😅😅😅

  • @kingamiirka7614
    @kingamiirka7614 2 ปีที่แล้ว +1

    first comment guri barwaaqo wn ku tageraa waliba said wlhi keep

  • @aniisaabdiwahaab3616
    @aniisaabdiwahaab3616 2 ปีที่แล้ว +4

    Gurow Abdishkur hamse waa kuyaro tiktoker ah oo burco jooga mnd granyn😂

  • @anisayusufiprahim8312
    @anisayusufiprahim8312 2 ปีที่แล้ว +3

    Ismaciil Cabdullahi Cali magacaq Ha jiro😂❤️🇸🇴✌️

  • @naiimo4851
    @naiimo4851 2 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣ninkn inta badan xafadahooda wuu iskuga hysaa

  • @afrikaaay7177
    @afrikaaay7177 2 ปีที่แล้ว +3

    Mid bu Iska Haysta 4bilood Garaac Garaac Kulahaa kan Wlhi Gacan Baan u Taagay real 🐐

  • @kingak6053
    @kingak6053 2 ปีที่แล้ว +7

    kii yaraa e xamar joogay kulahaaaa😂😂😂😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi marko sidaa dhahaayay guribarwaqo eraygaas aa arkay commentigan legend thy sxb 😆🤣🤣🖐️🖐️

  • @zaimamin8071
    @zaimamin8071 2 ปีที่แล้ว +1

    GURI BARWAAQO YAAN LAGAA DAREEMIN INAAD KA XUNTAHAY WIILKA HORMARKIISA
    DHAWR JEER AYAAN KU ARKAY SI YAR AYAAD RABTAA INAAD U BAHDISHID LKN CAADI ISKA DHIG SABABTA MAQAN

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 2 ปีที่แล้ว +4

    Socdaal ayaaD zoo zaari weydaY gurayooW😁😁

  • @mohamedmahamud8743
    @mohamedmahamud8743 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend guray 😂😂😂 public speaker 🔊 reer burco ah 😂😂✌🏾🥰

  • @siyadhorizon1928
    @siyadhorizon1928 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul wll hire usoco from garissa

  • @zeerkasaki7819
    @zeerkasaki7819 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiiloow waligaa ha ka baqin var🥰🥰🥰💥🙏

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 2 ปีที่แล้ว +8

    Legend guri👏

    • @nuuxyaasiin7073
      @nuuxyaasiin7073 2 ปีที่แล้ว

      Legend guri oarwaqo wan ku wata zxp lkn anigu adigan vaar kugu hayaa manta wad hindhistey brotherkygii alxm inad dhahdo ayey ahyd lkn mad odhan waxaso comantiya waxey ku noqon lahyd يرحمك الله oo ah (alle haku naxaristo shodhahygii wixii danbe la soco 🙏😅

  • @nashaadkeyse2788
    @nashaadkeyse2788 2 ปีที่แล้ว +2

    reactionka sharma boy hesta 18 may ka dugayna

  • @marialove2208
    @marialove2208 2 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy hargeisa ayuu yimi

  • @zafwaanmawliid2758
    @zafwaanmawliid2758 2 ปีที่แล้ว +3

    Guuri barwaaqo legend

  • @subayrgoolnuug2233
    @subayrgoolnuug2233 2 ปีที่แล้ว

    Ahmed xirsi waa abaandulahi beesha Cumar maxmuud waxa uu na aha oday xikmad badnaa alle ha unaxariisto

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 2 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaqo Reactionka Caadi Noogu Bixi Iphonekan aad nageysid naga dhaafo wan Ujeednaye lol😀🤣

  • @zafwaanzaska1586
    @zafwaanzaska1586 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend guri barwaaqo

  • @joonaadan4936
    @joonaadan4936 2 ปีที่แล้ว +2

    WxaN Reaction Lama ODHaN KaRo isnaCiL apdiLaHi CaLi 👑🦁🖤

  • @m.xollobmuse3274
    @m.xollobmuse3274 2 ปีที่แล้ว +1

    First to view..horay usoco bro

  • @apukermoalin1559
    @apukermoalin1559 2 ปีที่แล้ว +1

    guri barwaqo guleyso wlky

  • @jamajokar
    @jamajokar 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo legend backk 🔥

  • @g.morgan8787
    @g.morgan8787 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo legend zxb qali seydhiye meeye miyaad kala hadheen

    • @guribarwaaqotv
      @guribarwaaqotv  2 ปีที่แล้ว

      Maya sxb

    • @g.morgan8787
      @g.morgan8787 2 ปีที่แล้ว

      @@guribarwaaqotv zxb video lasoo duub zxb qali

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaqo Nin wayn

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @kingjaro3911
    @kingjaro3911 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep gowing😁😘

  • @Somdigitaloportunities
    @Somdigitaloportunities 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta sharuu kaso bixi zxp

  • @suldan_xalane264
    @suldan_xalane264 2 ปีที่แล้ว +4

    👑SGurayoow aad bad umahadsan TahaY legend😲👏👏Sharma hesihisa io reactionkagu waY isku so baxaN😄Sharma hargaysa ayu kula joogaaba😲

  • @nasrasuleiman890
    @nasrasuleiman890 2 ปีที่แล้ว +2

    Xayeysiska kuma habonid abti 😂

  • @cabdowliilabanka1407
    @cabdowliilabanka1407 2 ปีที่แล้ว +5

    6:51 astaqfuruLah😂😂

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

    Guribarwaqo legend aa thy lahjadeena ree xamarka waa fahmeesa ilbaxaa thy sxb

  • @kimlopez3010
    @kimlopez3010 2 ปีที่แล้ว

    Guroow Suldaanka iyo heestiisa cusub ee somali weeye soo qab...💯🙏🙏

  • @hamsetooni870
    @hamsetooni870 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta xayaysiinta isdhaafisa isooraca

  • @yousufcsalaan5692
    @yousufcsalaan5692 2 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @stevenqoolkajeclka6144
    @stevenqoolkajeclka6144 2 ปีที่แล้ว +1

    ilkahaa xayaysiinaysi baa adigu xiratid

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu 2 ปีที่แล้ว +1

    The legend gurey

  • @calisuugo7484
    @calisuugo7484 2 ปีที่แล้ว +1

    Kusuco rodhidii wall ka maiskadayay🤗🙄

  • @mohamedhalbeeg7903
    @mohamedhalbeeg7903 2 ปีที่แล้ว +2

    Gurow sxb ciyaarihii maad iska daysay intaad barnaamij noo sawirtay ayaan hada dib usoo hadal qaadine. Sxb kusoo dhakhso🤣🤣

  • @cabdixasan533
    @cabdixasan533 2 ปีที่แล้ว

    Qamar iyo rahma hassan zoo qabo pro

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku sheeg malintii Waxa igu jira Talent balse ima Qiimeyn Ashidanti , intaas Astaan Tv buu dhulka la galay

  • @khadramaxamed9684
    @khadramaxamed9684 2 ปีที่แล้ว

    Guri waan kutaageeràa zxb guul💪💪

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio guriyow Adiga sharma bs Lee ku dhaganthy sxp
    Lpx reaction kaaga wan kahelaa lkn fnanita kle fiiri noh
    Sida doni b( marabatiya) iyo didi naji reaction kooda ka sugynaa nio

  • @ridwaanmohamut709
    @ridwaanmohamut709 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo nio waa ku wataa gar iyo gardarapa

  • @haniabdiraxman2768
    @haniabdiraxman2768 2 ปีที่แล้ว

    Legen guri barwaaqo king of riaction

  • @mohamedwacays3183
    @mohamedwacays3183 2 ปีที่แล้ว

    Goormaad youtube below day qobley

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 ปีที่แล้ว +1

    2aad ayaan ahay macnaheeduna waa sidaanu kuu tagersanahy kuuna sugayno

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurey please heesa sharma boy mar walipa reaction ka so bixi🤣🤣

  • @fscholes2382
    @fscholes2382 2 ปีที่แล้ว

    Legged going bro guribarwaqo

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว

    Lagend Guri Barwaaqo🔥🔥

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว

    Waa waano sheekada sharmo

  • @SakiChanel3730
    @SakiChanel3730 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ninka uqir libtiusa nio kada waxad ku wado

  • @ahmettharpiofficail6777
    @ahmettharpiofficail6777 2 ปีที่แล้ว +1

    Frist

  • @mursalsaidhirsi7191
    @mursalsaidhirsi7191 2 ปีที่แล้ว

    Jam wa busy guri

  • @ridwancali5878
    @ridwancali5878 2 ปีที่แล้ว

    First one pro guri barwaaaqo TV pin

  • @zafwanilkacaze4629
    @zafwanilkacaze4629 2 ปีที่แล้ว

    Guri Barwaaqo legends Baa thy Taliye

  • @abshaaboy3123
    @abshaaboy3123 2 ปีที่แล้ว

    Libaax aatahay reer xamar adiga fahmay lkn su.aal ku weydina jaqaay Kan jaqaay waaye cml iiisheeg guide barwaaqo iiso jawab

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    Alla Gur Wuu Igaqosliyey Wallahi

  • @markemo3202
    @markemo3202 2 ปีที่แล้ว +1

    My brother guri Barwaago tv can u reaction may 18 new song bro Sharma boy.

  • @xamsenasir3418
    @xamsenasir3418 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar suugaani reaction ka soo bixi

  • @xaajifaaismohamed8407
    @xaajifaaismohamed8407 2 ปีที่แล้ว

    Guroow iphone ka wd isla kadeedan tihiin zhp samsung gaagii armuu kuu dhaamay hhhhh kaftan

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 ปีที่แล้ว

    Gurow inader gacaliye ankula kaftame
    Ma wxd soo qaadatay kursigii gaadhi kudhex yaaley
    Wxy wnkugu nacnee wxa bilaa qaabka iskabadal nio

  • @masudmohamedyusuf200
    @masudmohamedyusuf200 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurey videoga aad reactionka kabixinaysid ee hareerta aad dhigaysid kada

  • @fahmiahmed2434
    @fahmiahmed2434 2 ปีที่แล้ว

    Re fanaaye Lama garan waayo

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 2 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo umadeena maha sobadi

  • @cabdirisaaqcali1481
    @cabdirisaaqcali1481 2 ปีที่แล้ว +1

    second

  • @mascudhusseinadam2303
    @mascudhusseinadam2303 2 ปีที่แล้ว

    Dabsaar mahee waa Garbisaar waa baatiga dumarka ku xijabtaan oo madaxa saartaan✌

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 2 ปีที่แล้ว +1

      May inader wa dabsaar e u fiirso 😁✋

  • @mohametwardih1742
    @mohametwardih1742 2 ปีที่แล้ว +1

    𝙲𝚊𝚛 𝚡𝚊𝚕𝚔𝚊𝚊𝚜 𝚜𝚘𝚘 𝚍𝚑𝚊𝚊𝚏 𝚌𝚊𝚋𝚍𝚘𝚠 🤣🤣🤣🤣

  • @odowaatube2270
    @odowaatube2270 2 ปีที่แล้ว +1

    Guraybarwaqo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdukhadirak2928
    @abdukhadirak2928 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan inta badan wuu iskaka hesaa xafadahoda kulahaa lagand

  • @ikraanabdi2624
    @ikraanabdi2624 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    faanki dhabayaco uun buu haya wax kale ma hayo ha iska rawaxo anigu maba dhegaysto walee

  • @sicidjames5656
    @sicidjames5656 2 ปีที่แล้ว

    6:30

  • @jamalkhalif7058
    @jamalkhalif7058 2 ปีที่แล้ว

    Rer waqoyi naga cilmi badan xaafada fakinka kulahaa ar kuwaana aboo xamar wardhiigley aan warta nabada ubadalney ee please xafaadas magaca kabadal hada qofkii dagan meshaa ma wixi dhihi xafada fakinka aan daganahay kkkk

  • @jamaallibax1906
    @jamaallibax1906 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi belayay iska ceshaan ragaasi

  • @badajowle203
    @badajowle203 2 ปีที่แล้ว

    waa runti asxabtisaa dhahday wadnaga washay hhhh