ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Guri Barwaaqo Reaction sharmo boy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 724

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +485

    Riyo kasto aad leedahay rabbi hakuu rumeeyo hadaad like isaarto 🙏👍🏿
    From Spain 🇪🇸

    • @yaxyeyaxye1062
      @yaxyeyaxye1062 3 ปีที่แล้ว +3

      meelwalbamajoogtaa

    • @apdirizakadem4388
      @apdirizakadem4388 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin bro

    • @cabdirahmaansiciid7723
      @cabdirahmaansiciid7723 3 ปีที่แล้ว +1

      😡😡😡😡😡sxpow salan kuSray MarDamBo haiga hoR imaan alle hda taqaan wye 😡😡

    • @soultimanabdillahi4076
      @soultimanabdillahi4076 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yaxyeyaxye1062 war ma ila aragteen meel kasta waxaasuu la imaanaa

    • @mohamedgacal5672
      @mohamedgacal5672 3 ปีที่แล้ว

      @@soultimanabdillahi4076 hhhhhh

  • @hashimuahmed0769
    @hashimuahmed0769 3 ปีที่แล้ว +65

    Vivaa poqortooyo daarod love 💕 like saara💪🇬🇲🇸🇴

  • @mudanecrisaq816
    @mudanecrisaq816 3 ปีที่แล้ว +88

    Kusali nabiga scw scw scw

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว +115

    D=darood
    H=Hawiye
    Wx fahma ciyalo waligynba talinjirnay
    Darood ❤

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 3 ปีที่แล้ว +12

      Awoowgay daarood ismaaciil doqon madhale rabi kuu naxariisy laandheeranimo🥰

    • @abdihakimhusen9784
      @abdihakimhusen9784 3 ปีที่แล้ว +2

      D-wa dowlad aldaroodiya h-wa habaar hawiye 😂🥱🤣saas ula socda

    • @ibrahimhazzan3260
      @ibrahimhazzan3260 3 ปีที่แล้ว +1

      Hada adimaa taliyo qaxbo 🖕

    • @abdirisaqqurbaawi6404
      @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhazzan3260 horeyna anaga talin jirnay hada anaga talino bro awoowga ba fadhiga noga kici jiry adigu xgee joogta

    • @xamsemaxamed5865
      @xamsemaxamed5865 3 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhazzan3260 adeer farmajo kumataliyo miyaa cuqdad udhimö

  • @abdulahiomar7397
    @abdulahiomar7397 3 ปีที่แล้ว +209

    Yaa kale oo aaminsan sharma boy in uu yahay geesi geesi dhalay

    • @apdirizakadem4388
      @apdirizakadem4388 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhararakhda mooyaaane sida kale waan wataaaa

    • @stopbeenta7040
      @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว +1

      Cawa hadu dhinto ninkaa waa geesi

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +53

    Daarood Vs Hawiye 😂😂
    Team SHarma boyyyy 🤟🏾🤍

  • @apdihaipe
    @apdihaipe 3 ปีที่แล้ว +88

    Inta D ah ismuuji 👍

    • @f.m.a1164
      @f.m.a1164 3 ปีที่แล้ว +2

      Anow horeeey

  • @maryanabdulahi4062
    @maryanabdulahi4062 3 ปีที่แล้ว +23

    Lipaax lapo maha nin boqortooyo🇸🇱🇸🇱🇸🇱✊✊✊✊

  • @oladmohamed6759
    @oladmohamed6759 3 ปีที่แล้ว +10

    D waligeed way talin jirtay
    Guri barwaqo umadeena mah 😂😂🦁lpx reaction ka

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 3 ปีที่แล้ว +11

    H and D are brothers they are same blood,one ethnic group and one family all they belonge to Somali kingdom,as well as all Somali people.

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 3 ปีที่แล้ว +57

    Ciyaaartu waa D vs H ani D aawata inta ilamad ah like 🙈🤣✊

  • @bahjainaadahir6314
    @bahjainaadahir6314 3 ปีที่แล้ว +82

    D hanolato 😁💪♥️🔥

    • @farxaancade1036
      @farxaancade1036 3 ปีที่แล้ว +6

      Hanolato D🙈✊

    • @Andhiga927
      @Andhiga927 3 ปีที่แล้ว +6

      Al darodiya💪🏻😂

    • @mohamedali-dl7kn
      @mohamedali-dl7kn 3 ปีที่แล้ว +6

      D reer boqor🥰

    • @hannad879
      @hannad879 3 ปีที่แล้ว +6

      Kuwi talin jiray arimeyjiray walidod talin jiray Darood💪😋

  • @api-azizahmet2918
    @api-azizahmet2918 3 ปีที่แล้ว +52

    Nio ninkan zharma boy cid gaadhisa ma jirtee legend zharma boy kU wataa pro 🤩

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +47

    Reer sonaliland iyo Reer jabouti u hiilya sharana boy

    • @mohamedali-dl7kn
      @mohamedali-dl7kn 3 ปีที่แล้ว

      Wasaas walale dartood aya lo haysta

    • @ahmeddahir2298
      @ahmeddahir2298 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedali-dl7kn waxan ahay Hawiye wali 100&90 isaga ayay la jiraan, ha eegina 10 Dahir Damee lasocota

  • @abdirahmanabdirisak647
    @abdirahmanabdirisak647 3 ปีที่แล้ว +54

    Inta sugaysay heestan reaction keeda 😂😂. Like iigu dhac sii 😂😂

  • @hamdaahmednour9039
    @hamdaahmednour9039 3 ปีที่แล้ว +32

    Gurayow reaction kulul bad lasoo boodaye wan kuwata poqortoyo😂

  • @thetruthx235
    @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +19

    Qabiilka kadaa guri barwaqow, sharma nin qabiil ku dhaqma ma’ahane.

  • @shiwaqmuhamud1215
    @shiwaqmuhamud1215 3 ปีที่แล้ว +13

    sharma boy the legend 🔥🔥🔥🦋

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 3 ปีที่แล้ว +78

    Ninka talin jirey wa boqortoyadi majeerten boqor cisman yusuf keenadiid

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 3 ปีที่แล้ว +4

      𐒔𐒔𐒔𐒔 𐒔𐒛 𐒓𐒐𐒔𐒕 𐒏𐒖𐒐 𐒘𐒕𐒙 𐒐𐒛𐒒 boqortooyada farteedana waa taa family keenadiid somali weyn 👸🏻🤴👑🇸🇱✊❤️

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 ปีที่แล้ว

      @@boqoradapuntland1250 maxu taliya kas talyaniga nagesan jiray o marki danbana ey barakta ku riden

    • @mohamudosman9735
      @mohamudosman9735 3 ปีที่แล้ว +2

      Boqorku waa talin jiray waliba Hobyo ayuu ku maamuli jiray Hawiyaha uu ka mid yahay Daahir Culusow

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamudosman9735 hawiye wa qaran loma talsho ader ku quso meshe maren kenadid siyad bare cabdulahi yusuf 3daba silace u baqtiyen dhulka hawiye dagana wa xor lama gumesto lkn darood 2021 ayu gumesi ku jira maskin😂😂😂😂😂😂

    • @mohamudosman9735
      @mohamudosman9735 3 ปีที่แล้ว +1

      @@tahraanabdiqeystahraan5334 Hawiye waligii ma talin xgee ka talin jiray qof taariikh leh aya taliya ee si wngzn taariikhda u miliczo hada aya soo sastay ayan filayaa walale xamar isaga sidii arigii isugu laayey oo malin walba loo talinaya isago waa maqar saar hh hh h

  • @cabdala-xabiib8445
    @cabdala-xabiib8445 3 ปีที่แล้ว +16

    Sharma wuxuu cadeeyey inuu boqortooyo yahya oo boqotooyadii kaynadiidi kasoojeedo

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 3 ปีที่แล้ว +2

      𐒁𐒙𐒎𐒙𐒗𐒂𐒝𐒕𐒙 fartii cismaniyadana wa taa family keenadiid iga badan boqortooyo

  • @abdiwaliali6991
    @abdiwaliali6991 3 ปีที่แล้ว +38

    Haa wlh ciyaal jiiro miskiin sharma inta ila wadata like an ka arko

  • @abdirisaaqali454
    @abdirisaaqali454 3 ปีที่แล้ว +40

    Gurey barwaqo Nin Waxbadan Fahanzan
    😂 Waad La zocotaa iney Ciyaartu tahay
    D vs H 😂

    • @faadumoc.rizaaq1866
      @faadumoc.rizaaq1866 3 ปีที่แล้ว

      D iyo H capital baykusocotaa .hhh

    • @tiddoprods840
      @tiddoprods840 3 ปีที่แล้ว +6

      Adeer taa waa been araash labada maaham marka qof kasto shaqsi bey utavaalamesaa aniga .H. eh wxaa taagersanahy sharma marka ma jirto wxaas ka daay meesha qabiilka

    • @abdirisaaqali454
      @abdirisaaqali454 3 ปีที่แล้ว

      Kuwii TaLin jirey Waayo TaLow 🤓

    • @jimcaalejiinow6270
      @jimcaalejiinow6270 3 ปีที่แล้ว

      @@tiddoprods840 king araash waa d ciddaa doonto soo weydii

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 3 ปีที่แล้ว

      @@tiddoprods840 aad oo wayn waa saxan tahay sxb qabiil ma soo saarin sharma boy aniga wxn ahay Mj lknse ninkaan Talent giisa baa ku wataa reerkiisa ma soo saarin

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 3 ปีที่แล้ว +10

    D waa fahaney dhiiga ❤😂😂

  • @Updi7079
    @Updi7079 3 ปีที่แล้ว +92

    D~means aldaaroridiya al laandheeriya 😘🇸🇱💪

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto 3 ปีที่แล้ว +61

    D &H. Hadad ila fahantay like ta hayla dhafin😂😂

  • @ebrabile2159
    @ebrabile2159 3 ปีที่แล้ว +39

    AL DAAAAROOODIYAH WA D KULAHA WALIBA W MJ

  • @ismailfarah8587
    @ismailfarah8587 3 ปีที่แล้ว +12

    Guri barwaqo legend bossku marku siidhimanyo legend lee fahmi karo 🤣🤣🤣

  • @anisabotan3334
    @anisabotan3334 3 ปีที่แล้ว +14

    Laandheere mar walba waa laandheere 💪💪💪 wiilkaygow horey u soco 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤

  • @RaahipPro
    @RaahipPro 3 ปีที่แล้ว +41

    Guri barwaaqo wax ayuu isku buubinaya inta fahantay like dhac ku siiya Subiscrbe ugu dar plz

    • @daauudcabdisamed4879
      @daauudcabdisamed4879 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @daauudcabdisamed4879
      @daauudcabdisamed4879 3 ปีที่แล้ว

      Daarood iyo hawiyu rabaa inu isku diro lkn ma oga inan iskaga dhownahay timaha iskama xiirno waana isi soo dhaweyna😎

    • @abdilahicabi
      @abdilahicabi 3 ปีที่แล้ว

      @@daauudcabdisamed4879 Dir iyo Hawiyaa iskaga kaa Dhow proH IRiR SamaaLe😁

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 3 ปีที่แล้ว

      @@daauudcabdisamed4879 sideedeen iskugu dhow nahay.😂😂😂waa wax lagu qoslo

    • @khadarraage4407
      @khadarraage4407 3 ปีที่แล้ว

      Isaar subscribe ane aan ku sareee

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan 3 ปีที่แล้ว +40

    inta guri barwaaqo taageerta like hayla dhaafin

  • @mohamedyare1484
    @mohamedyare1484 3 ปีที่แล้ว +14

    D iyo H inta fahamtey liketa dhac kusii 😂😂😂

  • @mohamilgochannel6165
    @mohamilgochannel6165 3 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkk waryaa guribarwaqow d iyo h xageed iskugu direysaa

  • @rermudugkibray350
    @rermudugkibray350 3 ปีที่แล้ว +8

    Legend sharma and legend Guri Barwaqo 😍👋🏻

  • @naciimokalsan2782
    @naciimokalsan2782 3 ปีที่แล้ว +34

    D iyo H midna kama hadlayo ciyaal xamar baa wax ka dhigey ee haka qabyaaladeyn inanka Gurayow😂
    Horey u soco Sharma boy

    • @abdijabarzack4154
      @abdijabarzack4154 3 ปีที่แล้ว

      Ciyaal xamar hadan nahay sharma madax nosaranyahay cidna nagumadiri karto

    • @sss-hv8lj
      @sss-hv8lj 3 ปีที่แล้ว +3

      Waxa uu kahadlayo oo talin jiray viva darod mj waxa loo talin jiray oo taariikhdooda 1991 ahaydna waa h 😄😄😄😝😝

    • @mohamedhussein888
      @mohamedhussein888 3 ปีที่แล้ว

      @@sss-hv8lj miskiin 1950 kii ilaa 1967 dii H ayaa wadan madaxaweyne iyo raysal wasaraba ka wada ahaa lkn taariikh laguma barin😂😂😂

    • @mxmed5179
      @mxmed5179 3 ปีที่แล้ว

      Waxaas ha bixiin yuu dad madax isku galin sharma boy waa u tagay dhaliyarada somaliyed🇸🇴❤ saga ayey tageersan yhin sharma

    • @cabdiwahaab4882
      @cabdiwahaab4882 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhussein888 1960 ilaa 1991 H wuxu dalka ka aha madaxweyne kaliya 1960-1964 inta kle ader D ba dalka hysatay hhhhmmmmm anoo hawiye ah ba qirsan intaas

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว +11

    Sharmo boy somali iyo dhalinyarada dhan jecel

  • @starboybulgaariofficial3655
    @starboybulgaariofficial3655 3 ปีที่แล้ว +17

    Gurey niin culus keep going mazuul💯💯👍waa iga qoslisey runti

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 3 ปีที่แล้ว +14

    Waligay hees raba ma Dhegaysan 1988ba jebka igu jiray lkn hada sharma boy baa I baray inaan dhegaysto raab seeko ah ama Saafi ah cala kuli xaal wan wata ninka guroow wan ku salamay sxb🪐

  • @abdinasirgadhle8502
    @abdinasirgadhle8502 3 ปีที่แล้ว +11

    team darood😂

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 3 ปีที่แล้ว +26

    First comment yes 😂

  • @shacniyacawad4747
    @shacniyacawad4747 3 ปีที่แล้ว +8

    HhhhHh D IYO H kulahaa cakuye guribarwaaqo dhibadanaa
    Sharmo allaa boqortooyo kaadhaliyay powe🇸🇱🇸🇱🇸🇱 our boy keep going

  • @Updi7079
    @Updi7079 3 ปีที่แล้ว +25

    Sharma poy iyo Guri ba wn taagera 😘

  • @hassanmuhumed6721
    @hassanmuhumed6721 3 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo xaliima waxaa laga wadaa cabdi dhaanto

  • @HALYAY
    @HALYAY 3 ปีที่แล้ว +13

    1:52 10:21 Waan Fahanay Guroow😂😂😂

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 3 ปีที่แล้ว +9

    Reaction kii ugu qosolka badnaa mr Guray Barwaaqo😁😂✋🏾

  • @johnawash4258
    @johnawash4258 3 ปีที่แล้ว +8

    Pwe ben maha wa D. H D wAliged by talin jirty🇸🇱

  • @mukhtaariinomohamed4688
    @mukhtaariinomohamed4688 3 ปีที่แล้ว +14

    First one like dhac ku siiya🤣

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 ปีที่แล้ว +8

    Guri barwaaqo waagii hore reaction,kaga wan necban jiray lkn wlhi waad isojiidatay reaction kaga oo kale wali ma arag xiisuu leeyhy wlhi wankugu heestaa nooloow

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +10

    6:13 #KaskeyProduction Ayeey Kusocotaa Oo Lo Adegsade Youtubka Sharmaboy

    • @bulshokoriye2702
      @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว

      Waa run Kaskey dhabarka ayuu Sharma ka jabiyay. Lkin, waxaan maqlay, hada in ay heshiiyeen

  • @saladnurhassan9901
    @saladnurhassan9901 3 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaaqo i really love when you are making reaction sharma boy his song
    Lit 💓🤟🔥

  • @abdulahiwarsame6659
    @abdulahiwarsame6659 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa D da kulahaaa guribarwaqo umadeena ma ahan 🤣😂

  • @taywaanjp6329
    @taywaanjp6329 3 ปีที่แล้ว +12

    kii lahaa laheee hhh guraY barwaaqo lanbar one la iga ma horayn izmuujiya ✌

  • @fadximaxamed8755
    @fadximaxamed8755 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend guribarwaaqo wxan ka soo salama nairoba 😍

  • @abdiraxmaansiciid1381
    @abdiraxmaansiciid1381 2 ปีที่แล้ว +2

    Sharma bio legend of the legend🥰

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 3 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaaqo legend boss ka marku sii dhimanayo🤣🤣

  • @mohamedyussuf1443
    @mohamedyussuf1443 3 ปีที่แล้ว +5

    Viva DR❤Viva MR💋🇸🇴

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever guri barwaaqo wn ku wadaan jir oo joog ❣💘💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @owlibaxofficial1064
    @owlibaxofficial1064 3 ปีที่แล้ว +2

    WARA HAWIYe IYO DArood ha isku dirin DADKU WAA walaalee ciyaal suqiin isdagalay HDALKOODA CID RACEYSO MALAHANE💯🙏

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
    @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +3

    Frome d 🇸🇴🇸🇱

  • @meymalyrics5936
    @meymalyrics5936 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭..

  • @igailaaliboy4147
    @igailaaliboy4147 3 ปีที่แล้ว +12

    Guul bls aad outareraa runtii asxotana iso boqda icudeya ani ugu horeyo

  • @almas8915
    @almas8915 3 ปีที่แล้ว +16

    Sharma legend ❤❤💪

  • @hanadabdi598
    @hanadabdi598 3 ปีที่แล้ว +4

    Best reaction sxb guri barwaaqo legendary 🙌

  • @yamays
    @yamays 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin dhalinyaro ah o somalia ku nool oo daruufo badan ka jiraan haduu isa soo caansaarey in la caburiyo maahin

  • @maxamedsoodagay4269
    @maxamedsoodagay4269 3 ปีที่แล้ว +21

    Waa D waa darod inta fahantay😁☝️

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 ปีที่แล้ว +4

    Reaction ka guri barwaqo ayaba paz paz kale ah kaptadu nagawayn
    Guray barwaqo
    Gar io gardaro wanu kuwadana
    From bosaso magaladi
    Boqorada 🇸🇱♥️🩸🙏🙇🏻

  • @nasrasugule-151
    @nasrasugule-151 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow sharma boy is back haa awowga ayaa kursiga loga kici jiray u sheeg❤❤❤✌✌✌✅✅

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi5468 3 ปีที่แล้ว +1

    wan ku fanaa Haa guri barwaqo ad iyo waliba waxan dhahaa Rer Jaraqato ayaan ahay

  • @mazcudhaji7129
    @mazcudhaji7129 3 ปีที่แล้ว +16

    D iyo H ku lahaa😂 nio isaqan qabyalad badana

  • @hanad143lyrics3
    @hanad143lyrics3 3 ปีที่แล้ว

    Please Subscribe si aad ula socoto hees walbo aad jeceshahay ayadoo lyrics/Qoraal ah 🙏🏾❤️
    Heesta dooqaaga ah neh comment igu ReeB🙏🏾
    Mahadsanid 🤝

  • @apdihakimluko8102
    @apdihakimluko8102 3 ปีที่แล้ว +12

    War tani wa kufsi xaLaaLe😂😂

  • @ladaneaxmed3939
    @ladaneaxmed3939 3 ปีที่แล้ว +9

    Karbash xalaal ah Sharma boy wiil banaan dagay zxb soomaliya dhan baa kuwata

  • @hamzehadaari9801
    @hamzehadaari9801 3 ปีที่แล้ว +18

    D= darood
    H= HAWIYE
    GURIBARWAQO NIN WAX FAHNZN

  • @marcosmedia9835
    @marcosmedia9835 3 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaqo ino Iphone so iibsaday inTa ila Aragtay like❤️😆😆

  • @ccn7168
    @ccn7168 3 ปีที่แล้ว +12

    sharma waxuu marayay subcribe 290k hapayn hore cawana waa 313k 1day ayuu ku helay 23k masha allah wlhi waa wax kale dacadnimada io qapyaalad nacaypka io wanaaga hormar io shacap ayaa laga helaa

    • @nuuraa1710
      @nuuraa1710 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa inay calasay kudhagto faaiidayba unoqtay

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi Sharma waa jecelnahay❤👑💪

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว +1

    CUNUGA WUU ISKA HEESAYAA
    QOFKII AFKIISA FURAMA HADII QABIIL IYO QABYAALAD LALA AADO WAA DHIBAATO.
    SHARMA BOY 👦💙❤
    HALIISKA DAAYO WAA CUNIG YARE OO WAKHTIGIISA KUJIRO.

  • @khadraabokor3548
    @khadraabokor3548 3 ปีที่แล้ว +3

    😅😅😅 Sharmo boy legend 😘😘😘

  • @mouztaphehariir7824
    @mouztaphehariir7824 3 ปีที่แล้ว +4

    #Aare_gurow wanu ku daawna uune mdan love ba saryn wxa

  • @najibabdulkadir6844
    @najibabdulkadir6844 3 ปีที่แล้ว +15

    D da waliba MJ weeye ✌

    • @drsfaatimailkacas5852
      @drsfaatimailkacas5852 3 ปีที่แล้ว +1

      D waa daarood hooshowdegegin weligaa cidii talinjirty weligeed

    • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
      @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +1

      70jir hawiye 19 darood ka caqli bdn hhh

    • @yazirqali2485
      @yazirqali2485 3 ปีที่แล้ว

      @@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 hh KUWA ISQARXINAYA YAWEYE CAQLI MAHAYSIN WALAHI

    • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
      @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yazirqali2485 hawiyaha is qarxiyaa

    • @haadiali2357
      @haadiali2357 3 ปีที่แล้ว

      @@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 dhilaa Ku dhashee wxaas xage Kala timid ma hooyada baa kugu shekeysay

  • @abyansahal9484
    @abyansahal9484 3 ปีที่แล้ว +5

    Lipaax Kursigan Naga Bedel Sanado badanbuu Noo Muuqdaaye 😂

  • @sundusqueen1350
    @sundusqueen1350 3 ปีที่แล้ว +2

    Gurey madaxa reactionka 😂😆🤣 karbaash calaa music 🎶🎵

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว +3

    (Kuwii talin jiray, weligood jiray, dadku iskuma jiree arimin jiray, noocaagoo kale qaawin jiray…)🤣🤣🤣🤣🤣🤣 bal waxa ninka uurka buuran iyo reer tolkii ku dhacay eega. Waaryee, kan yari ee Sharma Boy yaa heesaha u dameeya ninyahow? 🤔

  • @miskicumar870
    @miskicumar870 3 ปีที่แล้ว +5

    Wxiii Helaa la yaabey damer Culasw🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mjzubeyr5648
    @mjzubeyr5648 3 ปีที่แล้ว +3

    𝙍𝙚𝙚𝙚𝙧 𝙥𝙪𝙣𝙩𝙡𝙖𝙣𝙙 𝙃𝙚𝙚𝙨𝙩𝙞𝙞 𝙎𝙝𝙖𝙧𝙢𝙖 𝙆𝙖𝙢𝙖 𝙃𝙖𝙮𝙉𝙤 𝙥𝙤𝙌𝙧 😁😅✌️

  • @sayidkachannel8958
    @sayidkachannel8958 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh legend guri barwaaaqo wankuwataa waxaaan waxaa laga wadaa nacskii damer alsow😂

  • @abdisamadyaasiin6839
    @abdisamadyaasiin6839 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo legend

  • @abdallesheikhdon6955
    @abdallesheikhdon6955 3 ปีที่แล้ว +3

    Best reaction guri barwaqo runta aan ka lexan❤

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc wxan sameya qisoyinka calamka afsomali Karton iso boqo and Support wllo insha allh mhdsanid ❤️

  • @rijaaltaajiray419
    @rijaaltaajiray419 3 ปีที่แล้ว +5

    guurow qosol miiran baa thy ina adeerow garowe maad mar timaado xerada isaaqa soo dhaaf

  • @puzhrayar9603
    @puzhrayar9603 3 ปีที่แล้ว +2

    Anagoi dhan oo HG ah aan taageersanhy wiilkeena yar

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxay ka dhigayaan qabyaalad
      Balse inankani waa fanaan #Soomaaliyaad

  • @shaaficiipraahim1039
    @shaaficiipraahim1039 3 ปีที่แล้ว +2

    first views

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Kiin Jaamac Reaction kasoo samee legend Guri Barwaaqo

  • @anisabotan3334
    @anisabotan3334 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma qabiil ma yaqaano faniintu way u simanyihiin reer koonfur iyo reer waqooyina uma kala saaro ❤❤

  • @fadumocilmi9646
    @fadumocilmi9646 3 ปีที่แล้ว +4

    Guri barwaaqo jiiro maskiin madiiney kutalaa waa xafad 😂😂😂

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 3 ปีที่แล้ว +4

    𝙎𝙝𝙖𝙧𝙢𝙖 𝙥𝙤𝙞 𝙡𝙚𝙜𝙚𝙣𝙙 👍👍💯💋💋💋💋💋

  • @mhdhanad1456
    @mhdhanad1456 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto sooraan
    Uduceeya wllo macan

  • @danhiilalichannel5332
    @danhiilalichannel5332 3 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍💜💕🍇💜🍉💕🍇🧡👍💜💜💜sifiican ayad.u.turjumtay mahadsanid 👍abwanowwaanakutagera horay.u.soco afka.herxamarka.wadtaqan

  • @saxansxomalaaqa6039
    @saxansxomalaaqa6039 3 ปีที่แล้ว +6

    Gurow markaste inan ahaado 1 Xaqmiyaa🤣🤣🤣

  • @hamseomer4059
    @hamseomer4059 3 ปีที่แล้ว +2

    Guri Barwaqo
    Goorwalba Online
    🔥🤩🤩Nin aan Tagero ❤🥰

  • @ibrahimawyusuf2615
    @ibrahimawyusuf2615 3 ปีที่แล้ว +3

    Team sharma marna ma jabaan ❤

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 3 ปีที่แล้ว +2

    Qosol waxa igu dambeesay markii guri igu dambeesay sxb come back