Naag Soomaliyeed Xataa Nin Ay Kala Tageen Waa Inay Tuurta Ku Sido, Nin La Khasbayo Weli Lama Arag🤔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 76

  • @FADUMODUALEH-i8q
    @FADUMODUALEH-i8q 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    He neglected his family and he should’ve held accountable for that not to blame a poor woman who strugglers with 13 children shame on Somali men.

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Alaah farxiyo habo ilaahey cimriga caafimadka hakusiyadiyo cadoowgana alahaa kaqabto faraxey runta kugu jecladay hodan madileyseyh 15ilmo uheysaah eyh inika hadilino dheh hadey dileyso meyxirteyn

  • @keeffarah6779
    @keeffarah6779 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Runta ma ogolo Somali cajiib waaye, gabadha Yare in aay afka qabtaan beey rabeen she was very strong and stand on her ground, well done. Say walaahi tell the truth and truth hurts

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 16 นาทีที่ผ่านมา

    Allaah Fathiyaay Fathia khayr ilahaay hakusiiyo, xaqiiqdibaad ka hadashay, it is very obvious inay rabaan in wax ku aruursadaan, waxaanka yaabey siday inanta yar uxuubsadeen ilahaay ha idiinso hadeeyo lenahay.
    jizakallah khayran walal.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Fathiya run badan ❤❤❤❤❤

  • @djoharafarah9319
    @djoharafarah9319 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤ fathya runta badan gulleeso

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walahy waa runtaa ma soo hadlaan marka dumarka iyo caruurta ay dhibi haysato imisa ayay Hani ooyeyeysay iyo qaarkaloo badan😢😢 Dumarku iyagaa isu cadawa sida ay iyagu isu caawiyaa. Isuma caawino walahy😢

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Fathxiya Runtaa ka hadashay ❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hooyo iyo ilmo bay dayacen 24 saac markasay oday asaasaqay oo masuliyadiisi dayacay ucamirayan nimankaan dumar nacayb meelageyn mayan Shiikh uma aqaan nin Somali Xeerkoodi iyo dhaqan qalasana buudufacaya nin Somali Caruurta xilmasaaro haduu dayacay maalinkay muruq maal iyo maskax ubahnayen illahay wacadaalad
    Wacdiga iyo wax usheega wa markay dumarka joogto nimanka aduun iyo aakhiro cudadaar mawaayan

  • @SagalM-y3e
    @SagalM-y3e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🎉Runtu raga way ka nixisaa madishee u sheeg! Fathiyaay faceed karooneey u sheeg ( the Narcissistic Nation) 👌🏽

  • @starspeaker809
    @starspeaker809 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Absolutely fariid fatxiya

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaallaal you’re absolutely right I hope Soomaalida iney study greyn lahaayeen what’s addiction

  • @djoharafarah9319
    @djoharafarah9319 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa runta fathya huno

  • @SahraMizan
    @SahraMizan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Haa hunguri bay ka raadnayaan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waxba ha uruurinina waykutuugsanayaan asagaba yiri nagtay da itiri wuu ikufsaday

  • @fardoushirsi9002
    @fardoushirsi9002 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doofaar abidkii ma daahir walahi wad naga riday khayr Allah haku siiye ciil iyo caloolyaw bay dumarki somaliyeed badeen iyaguna iskuma roona

  • @maryanaskar
    @maryanaskar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhibatada jirta waxa weyan somalida Waa sef labod waxba ma badhan

  • @aphiaraghe6073
    @aphiaraghe6073 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runta fatxiya. Nin dad u baahan ma aha Canada wey caawineysaa lakiin waa isga in ay ka timido. Cid qasbaysa ma leh. Raga somaliyeed intooda badan wey fashilmeen, asagoodi wey ka hareen, sideey gabadh somali u daba naac lahaayeen.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 43 นาทีที่ผ่านมา

    Alla alla reer ba,ow oyaa ku leh, cidaad u talisaa baday fatxiya

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farxiya runta aad sheegtay nin
    Somali hadii aad kala tag taan iyo hadaa wada joogtaan 100/85 waa in aad tuurta ku sidaa 😂😅🤣😅

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Inta meyshasaran ayaka cabsan daahir haduuh run sheygayo hani ayuuh caawinlahaa marwalbo ooneyso naag kartileh dhaxda xiratay tashatay ilmaheyda heysato eyh daahir hani hacaawiyo axmad ilmaha halogaqado

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waan ka yaabay markay kusoo wada boodeen inantii yarayd waxay rabeen inay siday rabaan u hadasho iyaduna way daacad haflaysay

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somalidu waaba Dad hurda. Maalin kasta sheeko la soo alifo oo been ah ayey la borortaan. Tuugo Niman iyo Naagpba leh ayaa Maalinba wax kaa nixiya soo dhigaya😭

  • @KhadroMaxamed-u9t
    @KhadroMaxamed-u9t ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax waan taageeraa fadiyo cabsiiye shalay waxaan daawanayay nin kahadlaya gabdhuhu inay ragooda markay lahadlayaan inay noqoto fulay iyo bakhaylad wuxuuyiri inkoodu markuu lahadlayo inay hoos fiiriso waxaan u qoray yaa farxiyo cabsiiye iigu sheer gareeya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 farxiyo waan taageeraa

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wadaad waa nin horalooyiri waarunta way kutuugsanayan

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Basement badana waxa leh Houseka guryaha apartment malaha

  • @fathianadiif6940
    @fathianadiif6940 27 นาทีที่ผ่านมา

    Fadxiya wlhi raga somaliyed aqli ma laha

  • @bushrayasin9648
    @bushrayasin9648 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 44 นาทีที่ผ่านมา

    Fatxiyaay cay dulaystayaasha ilaahay ha cadaabee

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 30 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mshlah

  • @hamdiali9684
    @hamdiali9684 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa sax 🎉🎉🎉🎉

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 53 นาทีที่ผ่านมา

    Nimanka soomaliyeedow sheikh iyo shariif soo wada cabaada markaad xumaataan banaanka la idiin tuuraya hadaad qayra masuul noqoto asxan nagama dhexeeyo 😂😂😂

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Basement Canada qarkood ma dhisna. waxaa loo isticmal in Alab la dhino waa na qaboow. Waa jiraa dad guri ka dhiga waa in ay noqotaa qof yaqaana. hoosha is qof ugu noolan karo! labo wadan oo kala duwan waaye!

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 19 นาทีที่ผ่านมา

    Sheikh somali oo wanagsan ma jiro sheikh mustafe markii laga reebo iyo sheikh xusen jabuti inta kuli waaa duleystayaaal

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida Runta ma jecla inay maqlaan,,dulayste yaal nolòsha ka dhacay,,

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😮😮😮

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 59 นาทีที่ผ่านมา

    Walahi anigu wan maqlayey siday ula hadlayey

  • @zahranur2229
    @zahranur2229 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka har wiilka

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 46 นาทีที่ผ่านมา

    Dulayste waa duleyste waana dulli

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    itaqu Allah dumarka soomaaliyeedeey😅

  • @khadramohamud7958
    @khadramohamud7958 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Indeed ♥️

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 54 นาทีที่ผ่านมา

    Hadii u ficnaa muu noloshasi sii wato ilayn hodon way Kala tageen

  • @djoharafarah9319
    @djoharafarah9319 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallhi fathya Wooow Runta

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duleyste ma fahmi karo qof balwad leh, inaan caruur agteeda lagu heyn karin.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadduuba ku jiraa hostel dawladda ayuu guri ka sugayaa ee waxaa fiican in halkaa wax lagu taro gurigaasaa loo qoonsanayaa

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diin islam maha in Ninkada aad ku jano tageeso. waa Pagan waaye waa Diin Durwaa. oo aan Dimo aheen. dadka dhagaxanta , Qoraxda Geedaha, Timoha cabuda ayaa raaca Pagan .

  • @maryanmuse7726
    @maryanmuse7726 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaahi waa tuug

  • @samatarabdoali4553
    @samatarabdoali4553 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc habo welcome

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duleyste inc.

  • @bararugsadam6055
    @bararugsadam6055 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad saxan tahay runtii.

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😚😚😚😚😚😚😚

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa views raadis dadku qofkii caawinayaa hoos h u caawiyo

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂 aqli badan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Very sorry

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 47 นาทีที่ผ่านมา

    Dulayste waa qudhun

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hellow hellow dulayste

  • @UmHamza-q1f
    @UmHamza-q1f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tii igu darnayd cawa dhacday 😂 koolo isaga dhigay odaygi

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naya ninku wa nin nalaye axmed o landheere

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 21 นาทีที่ผ่านมา

      Dee orodo wax u qabo qabiilka dhakada ka saarane hush

  • @dhayabila
    @dhayabila ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farariid 😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin kasta oo xaaskisa silciya,oo caruurtisana dayaca ,homeless iyo waali ayaa u dambaysa,wayo cuqubo ayaa ku dhacday

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag duli ayaa tahay

  • @hassanhared4521
    @hassanhared4521 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    abti cris igu sln

  • @zahranur2229
    @zahranur2229 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasaqad waxad ku hadlayso
    U firso
    Adiga hada quraan maa aqrinosaa
    Ey af xun baa tahay

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farhia i dis agree with U, this time, Odayga Miskiinka ee Kanserka laxanuunsan, Naagtii 5ta Sano Xabsiga dhigtay ayada iyo Waxay dhashayba, khayr maleh Saas darteed ha ii faanin Hodan iyo Caasiyiinta aydhashay👈👎

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hooyo iyo ilmo bay dayacen 24 saac markasay oday asaasaqay oo masuliyadiisi dayacay ucamirayan nimankaan dumar nacayb meelageyn mayan Shiikh uma aqaan nin Somali Xeerkoodi iyo dhaqan qalasana buudufacaya nin Somali Caruurta xilmasaaro haduu dayacay maalinkay muruq maal iyo maskax ubahnayen illahay wacadaalad
    Wacdiga iyo wax usheega wa markay dumarka joogto nimanka aduun iyo aakhiro cudadaar mawaayan

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag duli ayaa tahay

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 20 นาทีที่ผ่านมา

      Runta waa xanuun😅