AI Ay Faafiya Beenta IsraHell Oo Kasoo Horjerstey, Hodan & Abdikariim, Deepseek & Dagaal Gabacsi 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada +1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Store At The New Karmel Mall
    3rd Floor #362A
    (651) 219-9546
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Rochester, Minnesota
    Ayan (507) 254-3065
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Toronto, Canada
    Amal +1 (647) 544-3918
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Ubah
    +44 7463 135964
    Birmingham
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Hafsa
    +46 73 697 16 26
    Denmark
    Dekha Hussein
    004542237649
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Qatar
    97466215205
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    Dekha Hussein
    004542237649
    Denmark
    Mogadishu, Somalia
    Naadis Mohamed
    2520618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +90 505 953 25 61
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Sameera Ahmed Mohd
    Nuzha Street
    Beside Rose Hotel
    Sun Shine Spa Building
    Maabela South
    Muscat. Oman
    0096896625020

  • @Kippin90
    @Kippin90 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Habo you’re the only person that stand up for Hodan. You’re a role model for younger generations. Keep up the good fight.

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hahaha I like the way you saying dulayste sheekadisa

  • @hannasharaf5459
    @hannasharaf5459 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Sheekh iyo shaydaan waaba isku mid waxay hadlaan kaliya markay arkan nin dhibataysa, hooyo 13 caruur kaliged korisa caay malahan

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Absolutely 💯

    • @samirr546
      @samirr546 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marlii uu sidaa u dayacmayey jidadkay ku dhaaf dhaafayeen,markii banaanka la keenayna iyada iyo caruurteeda ayaa sidaa u gashay!!!
      Walaalkay ayaa gabadh ku furay 3 caruura engiriiska ,hooyaday oo somaliya joogta ayaa u calaacashay wiilkeeda oo tidhaahda Allah tii habaarayd baa debeda dhigtay baa la yidhi xitaa caruurta ma soo hadalqaado!!!!!!!!

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ku jecliyaa Fatxiyaay 😅😂😊❤😍🥰

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Exactly true Duleyste they don’t want their own kids to take care shame on you

  • @munasom1815
    @munasom1815 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fatxiya ku jecliya❤ sunta qoyan iyo duleeyste ka oysiisa 😂 nolow our queen sister💪🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    💯 I agree with you. They are not sheikhs!

  • @Bilanmahamud20
    @Bilanmahamud20 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa run haduu ilmihii uu dayacay ay korisey maxaa iyada laga rabaa

  • @reemahmed6594
    @reemahmed6594 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You are the best ❤

  • @bey6598
    @bey6598 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job telling them the truth 👏🏾👏🏾

  • @ru.storytimeanimation3103
    @ru.storytimeanimation3103 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa dawatahiy

  • @AhmedRama-lf3ml
    @AhmedRama-lf3ml 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    My honest opinion addiction is a disease and its not a laughing matter.if he or she wants to stop this horrible addiction 💯 they really can do it.i know it's not that easy but they can do it.i really also do believe that the system encourages people to not do well with their lives because it's a big business.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc fatxiyay aad bad umahadsan tahay sherta iyo laketu wa xagayaga buntiland

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hbo macaan cid ma caydid waxan in badan ku daawaday waxaadna tahy qof reer abtigeed jecel waana ku ognahy waxaa tahy qof aqoon leh akhlaaq leh qofku wuxuu ku khaldanyhy usheegty runta aan la gaban ha ujoojin dulayste isaguba nolosha ka dhacay qof waxaa tahy aan reer uhadlin ee somali oodhan uhadasha guulayso hbo macaan habar yar baan kuu ahay

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    shiiqyada umahadlaan caruurta iyo dumarka. Waa duleeste shiiqayada naftarkooda balaayo shiiq idiin noqotay

  • @ifsaraismail2495
    @ifsaraismail2495 44 นาทีที่ผ่านมา

    Janaday iska dhigaan inay dumarka ka xigaan 😂😂😂

  • @nimam7846
    @nimam7846 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nin maxay ugu raadin wayeen ? Ala somalida dumarka dulmi bay ku hayaan. Waxaa lagu haysta maxaad u korin wayday ninka sida caruurta..

  • @Suad-fi5dq
    @Suad-fi5dq 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkk run badanaa farhiyo

  • @AssiaKadiyeh
    @AssiaKadiyeh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odeygan wa gof balwad leh maha lo haysta carurtaas iyo hoyadood 😅

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adigu aabahaa maanad caawiseen miyaaa xabsi maad ku iloobi lahayd iyo dhaxanta? I wish waa saa sidad u hadlaysid hada

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah u look good

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I like you too habo macan

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk❤

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hbo macaan waa runtaa xoolo kaa sii ordaya ayaa la ceshada lkn dad kaa sii ordaya cidna ma celin karto xataa haduu yahy kaad dhashy

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ayaguna ma rabaan in laga tago markay qamro cab u dhar yaraystaan

  • @bey6598
    @bey6598 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Duleyste inkaar kugu dhacday 🤢

  • @BaladweenBuulabarde
    @BaladweenBuulabarde 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof Muslim ah jaarkiisa gaajo kuma eeganaayo Muslim iyo gaal waxuu rabo ha ahaadee Siiradii nabiga scw iyo asaxaabtii miyaadan dhageesan maraqa ayeey biyo ka buuxin jireen si ey wax uga siiyaan yahuudii jaarka la aheed beer kasta oo qoyan hadaad dharjiso ajar baad kaheleysaa.

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gbdh aan aqaano nin balwad leh waliba qamri cabi jiray baa qabay wuu dili jiray marksta oy reerkeda u cabato oy tidhaah iga fura wxa la odhan jiray u Samir waa ninkaga ilaasho cidwalba way u cabatay ugu danbayn hbn buu mindi la dhacay iyadoo umul ah wayna dhimatay😭somali qudhun huursato wyen wxksta inay qariyan by raban malinksta gbdh baa oyaysa mid baa la dilaa cid ka hdlysa ma jirto dulayse nolosha isagu iska riday baa sas loogu hiilinaya qoyan iyo dulaystaba

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fatxiya please shabelle TV aad oo daawo videooga xaawo sharaf adaa yaabi doona. It would be great if you do a video advicing these kind of woman I know in badan baad ku adintaa but damn it is as if its not getting through! Shocking wallahi xaalku meel xun buu marayyaa gabadh curyaanada oon is qaadi karin kursi ku fadhida oo guurar hore soo martay caruurta lagaga dhaqaaqay keligeed korinaysa haddana nin raadinaysa !

  • @AssiaKadiyeh
    @AssiaKadiyeh 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fariid fathiyay

  • @burcotvshabeelblackadam1925
    @burcotvshabeelblackadam1925 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk true

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Carabta ayaa dhahda Falastiin sidii dixiriga ayeey dhulka ayey ka soo baxaan oo weli good lama dhameyn karo

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hbo waan daawanayey markay gabdhu lahadlaysay way diideen in la hadasho abaheeh waxay waydisy aabo markaad iga soo tagty eedo saw umaad tagin haa buu yidhi markiiba way kala bodeen oo ku qayliyeen ilayn waa dad dawarsanaye

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc hbo wlhy waan ogaa inaad ka soo hadlayso anigu gabdh dhulbhnte ah baan ahy waan ka soo horjeda in gbdh somaliyed la xumeyo hodana dhib badan bay soo marty ninkan hada la wadwado isagaa nolosha ka dhacay haday dulisay oo inaadeerkii jeclayd taas iyada ayay gooni utahy lkn iyadu nafteedii ayay siisay oo 15 ubad ah ayay udhashy oo waliba soo korisay isagana canada keenty muu shaqaysto oo naftisa hagaajiyo waxan odhan lahaa kuwa magaca dhulbhnte sheeganaya ee hodan caayay waa kuwo isga oo kle ah ma matalaan dhulbhnte qofna qof noloshiisa kama masuul aha hbo adiguna waa mahadsanthy sida wacan aad uga hadashy

  • @smile2567
    @smile2567 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Raga somaliyeed dhan ma xuma adiga ninka cadanka kuqabo caruurtiid bo dayacay

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eaa yaab markay u baahnayd oo ay koraysay ayuu dayriyay markay koreena waxuu raba in loo qabto shaqo uu asagu dayacay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haku qadhaabtaan aabahood ayay jeel dhigeen.
    Actually Hodan ayaa xidhay lakin iyadu waxay tiri cariirtaydaa xidhay. Xagay ku ogaayeen 7 years jeel loo taxaabay

  • @ankosaleh2734
    @ankosaleh2734 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fatxiya fear God HODAN way gardaran thy

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maxay ku gardarantahay?

    • @fardosamuuse4091
      @fardosamuuse4091 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walal maxay ku gardrantahay ma ayadaa masuulka aha ninka mideeda kale caruurteeday korinaysaye asagana ma korin lahad!

    • @hibosamatar3224
      @hibosamatar3224 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alle ka cabsiga waxaa ugu horreeya in runta la sheego, gardaradana la diido oo waana intaa waxaa ay Fatxiya ku hadlayso.

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💯 I agree with you. They are not sheikhs!