KATASHADA CADAAWAHA :Hees WADANI ah. Cabdi Baadil by SHAANI FLMS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 262

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 4 ปีที่แล้ว +126

    since last night, I listened more than 100 times. I am here in USA with engineering degree and with years of experience, with good life- own house and career but still I am not happy. I missed my country so much that I am depressed sometimes.

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 4 ปีที่แล้ว +22

      Never despair brother! I remember as a child in an area between Dhaxbuur and Qabridaharre,my uncle had a shortwave Radio which he used to keep it close to his ears so he could listen to this song.When the signal was a little bit better (Muqdishu’sFM Radio was so strong,it could be heard all of Ethiopia and even in Eritrea)he used to raise the volume up so that everyone around could listen. I remember the visceral feeling of being proud of having a free Republic of Somalia where all the Somalis knew that they had a homeland and a flag of their own if all else failed . I feel without a fear of contradicting myself that the Somalis outside of Republic of Somalia are more patriotic to the cause of Somaliwayn than those who were inside and took it for granted and almost destroyed it.

    • @inacabdirisaaq6529
      @inacabdirisaaq6529 4 ปีที่แล้ว +11

      And I am here in Turkey as a student, and listened more than the number you mentioned with crying eyes!

    • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
      @Cabdirxamaan_Garanwaa252 3 ปีที่แล้ว +7

      waa fiicneed in dareenkaada aad nagula wadaagto Af-Soomaali, si kasta waxaad soo gudbisay fariin qurux badan, riyadaada in ay kuu rumowda ayaan kuu rajeynayaa

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 3 ปีที่แล้ว +2

      I can relate to that

    • @proabdalla226
      @proabdalla226 2 ปีที่แล้ว +3

      Our youth Must stand and Play an important Rule our countrie's recovery When i listen Songs like this I can't control my feelings sometimes tears well up on my eyes 😭

  • @spectrumcake6420
    @spectrumcake6420 6 ปีที่แล้ว +172

    wlhi waxaan ahay wiil soomaaliyeed heestaan markaan arko waan iska ooyaa soomaalaay ilaah dartiisa igui aamina noolaada wiligiin ilaah waxaan ka baryaayaa farxad inaad ku noolaataan wadankeenana in uu ilaaah noo hagaajiyo qalbigeenana ilaah in uu noo waasiciyo waa anigoo ah kc kofiroow

    • @mohamedjama6062
      @mohamedjama6062 5 ปีที่แล้ว +1

      Nlow wll ❤

    • @shaarubsulleiman9229
      @shaarubsulleiman9229 5 ปีที่แล้ว +2

      Aameen 😭😭😭😭

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 5 ปีที่แล้ว +6

      Noolow saaxiib dad qalbi fiican ayaa jira sidaa adoo kake

    • @amiinhaid308
      @amiinhaid308 5 ปีที่แล้ว +2

      Allh hawnxaristo wa ereyadi cali sugule
      Wa murti dhuuxisa racaysa qofki damirleh

    • @mohamedmohamuud8803
      @mohamedmohamuud8803 4 ปีที่แล้ว +1

      Nolw sxp isku tirsanaano

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 5 ปีที่แล้ว +92

    illahow aabahay u naxariiso wlhi heestan Aabahay ayan ku xasuusta walina waan jeclahay dhagay sigeda kamana Daalo✌✌

    • @Canada-1958
      @Canada-1958 2 หลายเดือนก่อน +2

      @khadardeek7387 Allah Amiin!! Amiin for your Great Father. Pls never ever LOSE HOPE. Inshallah SOMALIA will rise UP economically, politically and militarily STRONG AGAIN, JUST like Eritrea , China PR, Rwanda, Nicaragua, Russia and Vietnam. We NEED our youth (15-55) . You and Millions of OUR Youth just like SYL. NO CLANIST , NO TRIBALISM, NO FOREIGN AGENTS, NO SUPPORT FOR CLAN_ CHAUVANIST, WAR_PROFITEERS MASQUERADING AS " BUSINESSMEN" AND NO FAKE CLAN_BASED STATE_LAND. SOMALIA HA NOLAATO ABITKEED.
      I LIVED, STUDIED, THOUGHT IN CANADA, US, KENYA, SOMALIA AND YEMEN FOR 37 YRS AND Was Born and Grew Up in Mogadishu. A graduate of 15 May SC in 1973.

    • @khadardeek7387
      @khadardeek7387 2 หลายเดือนก่อน

      @@Canada-1958 thanks brother i have been into kenya,tanzania,zambia,congo,uganda,Rwanda,burundi,botswana,namibia,angola,sudan,oman and nothing feels like home may Allah gave us back our nation.

  • @daahiraxmed6923
    @daahiraxmed6923 4 ปีที่แล้ว +15

    Ax ax ax ax ax 😭😭😭😭
    Wlhi ilinta cesha wayay marki aan arkay sida manta dalku yahy iyo ciidamada jooga tiradooda 😭😭😭😭 oo beelo ahaan lookala heysto caloosha ihurtay yaaa allah adaan kubarinay hugamiye dalka iyo dadka iyo diinta uhiinliya allow noo keen yaaa rabbi yaa rabbi

  • @somalilandwaasomali2595
    @somalilandwaasomali2595 7 ปีที่แล้ว +125

    Katashada cadaawoo isku tiirsanaadaay😓😓😓😓😓😓😍

    • @maryamoxasan2289
      @maryamoxasan2289 2 ปีที่แล้ว +2

      Wan noqday qofki boqold 😫🙏

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow ปีที่แล้ว

      Waxa noqday qofki 107 from burao Togdheer❤

  • @nurm3885
    @nurm3885 2 ปีที่แล้ว +16

    I lived in Seattle, WA from 1999 to 2009 and then moved to London, UK and still live there ever-since. From UK I thought I would move to my home town Mogadishu but didn't materialise owing to the political instability and lack of security.
    When this song was first released in 1966, I was 6 years old and even then it resonated with me. Having heard it today after decades it brought to me beautiful memories of my childhood years and beyond during the Somalia's golden era.

    • @aamirmatiasofficial5353
      @aamirmatiasofficial5353 2 ปีที่แล้ว

      Comeback bro the situation better now, i live in Mogadishu since 2016 although i lost alote of my freinds in xamar streets but still its ok

    • @abdishukrimoha4859
      @abdishukrimoha4859 ปีที่แล้ว

      From 1996 to date I never got out of my country alxmdulilah for evry this

    • @sucaadmaxamad1484
      @sucaadmaxamad1484 ปีที่แล้ว

      Northern and central somalia is safe

  • @musadikahmed545
    @musadikahmed545 5 ปีที่แล้ว +18

    Allah yarxam Abwaanka heestan sameeyey ee Abwaan kornayl maxamuud cismaan ( fool-dhuub) sanadkii 2019-kii ayuu degmada dhahar ee gobolka sanaag kadhintay

    • @saidosmanaden8532
      @saidosmanaden8532 4 ปีที่แล้ว +1

      Alla yarxam Xasan Sh Mu,min. Muallif qimo badan yuu ahaa. HibaNuura cod ku dartay. CabdiBaadil mahadsanid.

    • @mohamedalimohamed6213
      @mohamedalimohamed6213 4 ปีที่แล้ว +4

      @@saidosmanaden8532 AUN Abwaan xasan shiikh muumin ma samayn heestan mana laha waxaa sameeyey abwaan kale oo la odhan jiray Maxamuud Cismaan fooldhuub abwaan jiif oo reer sanaag ah AUN.

    • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
      @Cabdirxamaan_Garanwaa252 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedalimohamed6213 xagee ka soo xigatay, radio muqdisho oo heestan soo cusbooneysiiyey waxa ay erayada ku sheegaan xasan sh muumin, walal maxaad ku xaqiijineysa in fooldhuub sameeyey

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 2 ปีที่แล้ว

      Wuu nasiib badnaa haddii xabaddii xaq-udirirka uu ka badbaadey....!!!!!.

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 3 ปีที่แล้ว +6

    Wadani nimo nolol qurxoon nawad iyo is kacan qabad iyo awood buuxdo wadan hada maheeysto aniga ahaan lkn caruurteena danbo gabdho wiilal waxaan rajeeynaa ineey teenoo kale qabsanin .i.a🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 3 ปีที่แล้ว +6

    Allahayow waad inoo awooda mar qura inan isku tiirsanano. Talaahan ku dhaartayee hurda noomatosnee katashada cadowgoo isku tiirsanada 💪🥵🥺

  • @mohamedabdi9865
    @mohamedabdi9865 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo abwaan maxamuud cismaan fooldhuub (Jiif)

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 4 ปีที่แล้ว +6

    Waan qiirooday wlhi cakuye somaliyey maxan dulownay illahow dalka nabad nooga dhig diintana hanaga fidnayn yaa rabi

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @medibrahim8694
    @medibrahim8694 5 ปีที่แล้ว +4

    Run ahantii hestan way iitabatay waa 3:50 habeniimo ee somaliyee katashada cadowkiin akhiira nasugan see qabil iskadaya illahay kaa bakha iyo maliikta karbaha nii saran wlh waa laa qoraya waxad Lee diihin iyo waxad samaysiin no qabil, qabil kaku waa kakaga ee somalinimo Haa naa loradiyo wllhyo plz plz 😭😭😭😭😭😭😭 illahayo somalidan qabil ku waladay kamasax yarabii amin

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @yyakubabdi7711
    @yyakubabdi7711 2 ปีที่แล้ว +3

    I just found a small clip of it going rounds in tiktok then downloaded it on TH-cam.
    Worth listening indeed and full of wosdom.
    Am Somali Kenyan but i love my country Somali.
    Nolol Wacan Dadkeygoow

    • @Shankeyabdy
      @Shankeyabdy 2 ปีที่แล้ว +1

      I think no one loves Somalia more than the Somali Kenyans...

    • @sucaadmaxamad1484
      @sucaadmaxamad1484 2 ปีที่แล้ว +1

      noolow walaal adna

  • @maryancabdala-vg3gm
    @maryancabdala-vg3gm 6 หลายเดือนก่อน +2

    Heesti awoowgay ee abwaan maxamuud cisman fool dhuub(jiif ) 🥰 ruxi raba puntland Tv bu ku jira isago leh gabay dhexdisa waxan horay uga gayay ee katashada cadawaha 💯erayada heestan bu ku so qatay gabaygisa kale ee puntland tv yaala iminka🥰maxa laysugu haysta 🤔

  • @HF22-
    @HF22- 4 ปีที่แล้ว +37

    Long live somalia 🇸🇴

    • @matonyot7158
      @matonyot7158 3 ปีที่แล้ว +4

      I love my country somalia

  • @mahdidaysane9039
    @mahdidaysane9039 2 ปีที่แล้ว +3

    wlhi heestan markan dhegeysto waan iska qiiroodaa markan fiirsho meesha uu nagala hadlaa iyo halka uu wadankeygu maraayo cadowgi aan ka tasha laheyn ayaa anaga noo talinaa markaas buu wuxu rabo naga sameysana markas buu anagii isku kayn dirayaa insha alah ilahey ayaa nasri kheyr leh na siin doono 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 ปีที่แล้ว +19

    Allayacizak Heesta kAliyee Dareen Wadanimo Galinaysa Qofkii Damiir Soomalinimo kujiro Kana Xun dhibka ka jira dalkeenii Hooyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☜

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @abdirahmanabdilahi8763
    @abdirahmanabdilahi8763 5 ปีที่แล้ว +24

    One day we will see somali unity🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Iqruushfarah678
    @Iqruushfarah678 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan Aad Uga Xumahay Xili Uu Wadanka Bur Buray Inaan Dhageysanaayo Hestaan Allow Somaali Mideey.
    Gatashada Cadawahoo Isku Tiirsanaada 🇸🇴😭😭😭

  • @saacidsaid7134
    @saacidsaid7134 5 ปีที่แล้ว +7

    Waan ka helay heestan heesi waa heeesihii hore love💓

  • @daadircade4797
    @daadircade4797 5 ปีที่แล้ว +1

    heestan iyo hesta xurnimada aan malno hashena kamadaalo hesha wadaniga ah waaba ka helaa thanks legend

  • @yakoubhassan8279
    @yakoubhassan8279 5 ปีที่แล้ว +21

    aqal tiir la aantii kaligii ma taagme hadaynan is takulin tabar teelan maynee ka tashada cadaawo isku tiirsanadaa 🇩🇯🇸🇴 🙏🏻

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว +3

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @maaidociisecilmi708
      @maaidociisecilmi708 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kanyoninja2720 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cristover8552
    @cristover8552 2 ปีที่แล้ว +3

    WaxaN ahy muwaadin qurbaha ku dhashy waxaN jeclhy dadlkyga hooyo in aan ku dhalan lahaa hadeer waan oo yayya

  • @proabdalla226
    @proabdalla226 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ma jiro qof dareen wadaninimo ku jiro oo ilin aysan kuso istagen marku dhagesto hestan
    2007 Ano ka imid Dhusomreeb una so socda moqdisho gaari ana sarnay laga daray ani hesta dhuuxa iga gashay said u qiiroday Xanun bdna marka wadankda waxba u qaban karin😭

  • @garaad-om7yl
    @garaad-om7yl 6 ปีที่แล้ว +22

    Melt my heart,and i love ur vioce

    • @califanax4366
      @califanax4366 5 ปีที่แล้ว +4

      waxaan ahay miil dhalinyaro ah oon abid dowlad arg hadana jecel in calanka iyo carrad laga hoos qaado nacab shisheeye soomalay iscafi oo ismasaamax

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 11 หลายเดือนก่อน

    ❤ kabanka yaaa cabdi baadil 🎻🎻💯💯💞, maalmahan ma arkin sxpkey 🎉🎉

  • @mahadabdulaahimuxumed1966
    @mahadabdulaahimuxumed1966 ปีที่แล้ว +1

    Katashada cadaaawuhu isku tiirsanaadoo.❤❤
    Dalkeyga iyo dadkeygow aad baan idin jeclehey ee ilahey dhibaatada hanaga saaro.

  • @sowmedia8396
    @sowmedia8396 5 ปีที่แล้ว +12

    Heestan waxaa sameeyay abwaankii waynaa ee reer awdal ala ha u naxariisto xasan sheikh muumin.

    • @mohamedalimohamed6213
      @mohamedalimohamed6213 4 ปีที่แล้ว +6

      AUN Abwaan xasan shiikh ma samayn waxaa sameeyey abwaan kale oo la odhan jiray Maxamuud Cismaan fooldhuub abwaan jiif oo reer sanaag ah AUN.

    • @draliali4435
      @draliali4435 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedalimohamed6213 sax

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 6 ปีที่แล้ว +2

    heestan xikmad ayey xanbarsan tahay ilaahow somaalida sidii ficneed ku soo celi aamiin

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 2 ปีที่แล้ว +6

    Our somali Youth, please let us say the truth, Our country does not need a text message on social media, it needs action and the unity of our youth.. xaqiiqada wa in dalkenu ubaahan yahau ficilka dhalinyara dal iyo dibad ba....

  • @mmboycade8737
    @mmboycade8737 5 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭Ilaahow wadankeena noo xagasjii oo qurbaha noo kahiili😪😪

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan so xasustay waqti ano
    9 sano jir ah fasalka 6aad dhigta TAABURKA ka qadi jiray
    GLOBAL PRIMARAY AND SECENDRY SCHOOL
    Waa adun mantane 22 jir ayan ahay
    From nairobi 9/march /2020
    👇👇👇👇

  • @cadnaanyuusuf8928
    @cadnaanyuusuf8928 8 ปีที่แล้ว +100

    garmal ayaan daganahay waxana markaste aan Ku fikiraa inana dayn waysay uu mar walbe maskaxda ii waydiisa gorma ayaad Ku biiri dontaa milatariga somaliya waxana jeclahay inan noqdo askari daacad ah heestan markaan maqlo hadafkayge ayay ixasosisaa wuu mahadsanyahay fananka Ku loqaynayo heestan wadaniga ah cimri dheer iyo caafimaad ayan kaga tagay walal

    • @Maweel555
      @Maweel555  8 ปีที่แล้ว +2

      Thanks sxb

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 7 ปีที่แล้ว +2

      Cadnaan Yuusuf saxiib ceyrtaada iska qaado Somalia inta ka soi tagtay ehel uma ahan Somalia

    • @asii9942
      @asii9942 7 ปีที่แล้ว +2

      Waad u biiri doonta insha allaaah walaalkey waadna noo xoreyn dhulkeena dhacan

    • @aliyadigriyow4455
      @aliyadigriyow4455 7 ปีที่แล้ว +2

      Cadnaan Yuusuf masha Allah wadani ayaat tahaay dareenka wanaagsan halkaa kwaad walaalkeey

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 7 ปีที่แล้ว +3

      runtii aniga iyo adi isku fakir ayaa nahay anna waxaan jeclahy in aan maalin uun noqdo malatariga dalkeena hooyo ee sooma jeestayaasha ah lkn qof qurbo joogo soow kulaabto ayaa adag insha allaah hamigeyga mid haro illaahey iga ma dhigo

  • @keysekoofirow2562
    @keysekoofirow2562 7 ปีที่แล้ว +33

    Wlhi ilinta ma ceshan karo 😢😢

  • @asiyomohahassan9622
    @asiyomohahassan9622 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadan is tagulin tabar yeelan mayno somalay🇸🇴💟

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +9

    Katazhada cadawooo isku tirsanada soomamiyey😭😢😢✊

  • @abdinasirmohamed3058
    @abdinasirmohamed3058 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta tiktok Kaso maqashay 😃✌

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhaaxaa abwaaniintii la hadleen Soomaali intii dhimatay Alle hawnaxaristee. Dadkaan la hadlayaan lahayn dux iyo iimaane sow ma ahayn gabaygii aun Timacade. Mahadsanid walaal.

  • @awdalstatesofsomalia6792
    @awdalstatesofsomalia6792 7 ปีที่แล้ว +8

    walahi wadkuqiiroonaysa heesihii 77kii markaad maqasho katashada cadaawohoo iskutiirsanada 😊imikana iyadaba iskutashanysa wax aykatashato dhaafe hhhhhh hankiiba kadhintay Umada bdnkeda 😊

  • @baftocade4950
    @baftocade4950 6 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan ku nolahay south africa wlh markaan heestaan dhegeystaba inaan dalkeyga hooyo aado ayaan go.aan ku garaaa oo weliba aan noqdo askari daacada o dalkiisa iyo dadkiisaba difaaaca one day is one day ma arki donaaaa dalkeyga hooyo oo kala danbeyn ka jirto dadkuna eey isdhex goshayaan ciiiiiil badanaaaaaa one day is one day

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 ปีที่แล้ว

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 6 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi baadil fanaan qiima leh tnxs heestii Hibo Nuura.

  • @drsilentofficial8414
    @drsilentofficial8414 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees wadani aad u qiimo badan waxa sameyay abwan maxamud cusaman (jiif) aan uducyno ilahy naxaristo haka warabiye 😭😭😭

  • @batika917
    @batika917 ปีที่แล้ว

    AUN ninki ayaan tafshaan 😂😂😂😂from Tiktok

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaba waxkasta iiga daran qaabka uu kabanka u tumi❤❤

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi 9 หลายเดือนก่อน

    BEST SONG LISTEN 10,3,2024 BEFORE RAMADAAN SOMALIDU WAA WALAALO HEESTAN ZHPKY KU XASUUSTAA BARIGA KAMPALA

  • @zade_deeq
    @zade_deeq ปีที่แล้ว

    Isku tiirsanada🥺still listening2023🔥

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 ปีที่แล้ว +1

    Wax soomaaliya ayiraahdo m jirto... runta aan isu sheegno.....Soomaalidu ayaga cadaw isu taqaan isuna ah.

  • @cadaweahmed3795
    @cadaweahmed3795 4 ปีที่แล้ว +1

    Katashada caadawahoo
    isku tiirsanaada
    2021 yaa ila daawanaaya?

  • @Molone_kid10
    @Molone_kid10 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah heestan waa mid aana ka daalin

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 3 ปีที่แล้ว +1

    Tumaatida dhexdiinniyo
    Intaad waranka tuurtaan
    Ka tashada cadaawahoo
    Iskutiirsanaada...

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 5 ปีที่แล้ว +3

    Legend Cabdi baadil Heegan+Waaberi1 iinooloow!!!...

  • @elizavetabusareva5123
    @elizavetabusareva5123 3 ปีที่แล้ว +7

    Cincere music. 🎼Thank you!
    ✨💖✨

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan abwaanka leh waayo walal
    Waana nin qabiilkee ka soo jeeda

  • @cumargureey9419
    @cumargureey9419 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadeynaan is taakuleyn tabar yeelan meeynee ka tashada cadaawuhuu isku tiirsanaada

  • @suldanabdirahman7393
    @suldanabdirahman7393 2 ปีที่แล้ว +2

    One day we will see Somali unity.

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +6

    One and only legend ustaad Abdi Baadil❤️

  • @sayidcabdalla3680
    @sayidcabdalla3680 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilmadu wayga qubatey
    Hees qaymo wayn leh

  • @shakiibyare9519
    @shakiibyare9519 6 ปีที่แล้ว +16

    Old is gold ❤❤

  • @Hanadsifeeye6677
    @Hanadsifeeye6677 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a xasuus nagaliyay cabdi baadil

  • @mrhassanelmibarre5531
    @mrhassanelmibarre5531 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a cod kii oo qof ah wye cabdi

  • @Hamdiosman-bo6rf
    @Hamdiosman-bo6rf ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso 🇸🇴 wax waloshagey

  • @yoonismaxamed7732
    @yoonismaxamed7732 6 ปีที่แล้ว +10

    Aqal tiir la,aantii kaligii ma taagnee hadaynaan istaakulayn tamar yeelan maynee

  • @omerabdi-t6k
    @omerabdi-t6k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliwayn way iman doontaa. #gaalmodow OUT.
    jigjiga, garisa, hargaysa, jabouti, muqdisho soomaaliya.

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +3

    Ala somaliyeey isku tiirsanaada

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waa heestii AUN baxsan iyo magool

  • @salmaanck884
    @salmaanck884 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahun abwaan xasan sh.muumin alla mxuu dhaxal ka tgy 😢💔

  • @Mascuuud
    @Mascuuud 8 ปีที่แล้ว +9

    heesta markaa dhageysto Qiiro ba i qabato

  • @sayyidahmed6281
    @sayyidahmed6281 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaha yow itus somalia oo mid ah

  • @hassanwadani137
    @hassanwadani137 8 ปีที่แล้ว +11

    heestaan anigo youtube iska dhex wareegaayo ayaa arkay waa axlaa hees wadani ah waa dardaaran kii udanbeeyay!!
    ax ya wadani

  • @ahmedabdisalaam1889
    @ahmedabdisalaam1889 2 ปีที่แล้ว +1

    Isku tiirsanada💪

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi m.a wye ninkan cod wa haya wlhi hadan leys xaqireen👏

  • @ahmedsaidbracr7200
    @ahmedsaidbracr7200 7 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxa qaadi jirtay hibo maxamed hudoon hibo nuura waxa sameyay xasan sh muumin allaha u naxariisto

    • @mohamedalimohamed6213
      @mohamedalimohamed6213 4 ปีที่แล้ว +4

      AUN Abwaan xasan shiikh ma samayn waxaa sameeyey abwaan kale oo la odhan jiray Maxamuud Cismaan fooldhuub abwaan jiif oo reer sanaag ah AUN.

    • @mohamedabdi9865
      @mohamedabdi9865 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha u naxariisto janadii fardowsa haka waraabiyo abwaan maxamuud cismaan fooldhuub JIIF

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan Fooldhuub ba iska lahaa heestan ilahay haw naxaristo

  • @seanlion2580
    @seanlion2580 2 ปีที่แล้ว

    Heesta calanka hadaa laga dhigi lahaa heestaan waxba uma arkeen

  • @muzamilhassan3889
    @muzamilhassan3889 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia haa nolato

  • @ibrahimabukarsheikhibrahim6338
    @ibrahimabukarsheikhibrahim6338 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waan iska ooyaa markaan maqro heesha hore waayo waxaay ku tusinaayaan meesha aan dunida ka joognh iyo maanta meesha aan joohno

  • @cabdicasiisabiibmohamuud4148
    @cabdicasiisabiibmohamuud4148 6 ปีที่แล้ว +15

    Somalidii hore yaaa noosoo celiya

    • @xersonali1635
      @xersonali1635 5 ปีที่แล้ว

      Nasiib lagusoo celiyoo maqabno wll

  • @ieeylocabdulaahi4202
    @ieeylocabdulaahi4202 ปีที่แล้ว

    Heestaan wllhi 6aad ku qatay katashada cadaabuhu

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 7 ปีที่แล้ว +7

    One of my favourite song

  • @shirwacaden5037
    @shirwacaden5037 ปีที่แล้ว

    Heeskan waxa dhagaysan jiray nin aanu saaxib ahayn,oo ay gacan ka xaqdarani ku dishay muqdisho,gaar ahan Hotel Afrik - Alle ha u naxariisto sxbkay

  • @lakersnasir8352
    @lakersnasir8352 5 หลายเดือนก่อน

    One his best song ever !!!

  • @farahdek4267
    @farahdek4267 4 ปีที่แล้ว +2

    Isku tiirsanadaaa

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 4 หลายเดือนก่อน

    Aqal tiir la'aantii,
    Kaligii ma taagmee.....

  • @washingtonwalli7512
    @washingtonwalli7512 2 ปีที่แล้ว +2

    This song transports me to distans lives.🎶🎶🎼🎼🎵🎸🎸

  • @idirisaalaab3061
    @idirisaalaab3061 7 ปีที่แล้ว +1

    yaaa baadil m
    wxn jecly kaban kaaga Ahmed zaki u dhib hesaha

  • @AbdiladhiifAbdullahi
    @AbdiladhiifAbdullahi 4 หลายเดือนก่อน

    2024 majiro Hal abwan oo Heeso wadani ah kufikiro inuu Qoro lkn Mid qabiil abwan walba ayaa qoro fanankastana waxa uu jclyhy inuu qabilkisa Hes usooqado lkn markay Hesihi wadaniyada Hawada Kabexeen ayuu wadankana Burbure 4.5 Nolol Noga xun majirto intan qabil somaliyed 0.5 lenahay 😢😢😢

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiga ayaa i kacay, heestan iyo meehsa Soomali maanta ku danbeeysay bal eega. Cadawgii ayaba la tashaneeyna manta si kii walalka ahaa aad u caga jari laheed. Xabsho heer ay ku riyooto in ay dakadaheena ka dhoofsato qereedkeeni SomaliGalbeed iskama aysan gaari lakiin cadowgeeda ayeey ka tashatay. Sida yahuudba carab uga tashatay.

  • @jamilaugas
    @jamilaugas 2 ปีที่แล้ว +3

    I love this 🎵 so much 💗❤💓

  • @luckyboy4999
    @luckyboy4999 5 ปีที่แล้ว +3

    Katashada cadawaha iska daaya 4.5😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 5 ปีที่แล้ว +2

    Wn maqli jire lkn manta ayn dhageyste runti wn qiroode wn arki doona somàlia oo halmadaxweyne leh

  • @draliali4435
    @draliali4435 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii erayada oo qoran hayo fadlan heyla wadaago

  • @amardiid305
    @amardiid305 6 ปีที่แล้ว +1

    Ooohey kaban Abdi baadil madax Sare

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +4

    Somalidu hees yar bay ku qiirootaa, dhibkii oo dhanna way wadataa; Qabiil, Eexo, Musuq-maasuq, Kibir, Af-xumo, Shaxaad iyo mashaqaysato, Dumar la dulmiyo. Cabaar aad qiirooto qaran laguma noqdo, meesha innagu kala kaxeeya

    • @Cmn753
      @Cmn753 2 ปีที่แล้ว

      Hhhbeeb maaha

  • @mnxproduction8336
    @mnxproduction8336 4 ปีที่แล้ว

    heestaa markaan arko waan gubtaa runtii

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 5 ปีที่แล้ว +3

    Qiiro ayaa iqabatay wlhi

  • @dhammeguray157
    @dhammeguray157 3 ปีที่แล้ว

    Hadaynaan istaakulin
    Tabar yeelan mayne
    Ka tashada cadaawaho
    Isku tiirsanaada
    Cabdi badil

  • @hersonfarah9857
    @hersonfarah9857 3 ปีที่แล้ว +1

    socdaal iyo kuwa lamidka ah fanka hakafadhiistaan hadiikale diltoogasho halagu xukumo

  • @somaliamyblood5246
    @somaliamyblood5246 6 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii Xasan Sheekh Mumin, Laxankii Xadi iyo Luuqdii (hore) Hibo Nuura oo dhamaantood reer waqooyi ah. Imikana uu ku luuqaynayo Abdi Badil. Waxaan ka fikirooyaa abwaankaasi bal midhahaas culus leh sida uu u alifay. Allow janooyinkaaga ku geee

    • @Mohamednegeye
      @Mohamednegeye 4 ปีที่แล้ว +1

      Errayada waxaa iska leh mohamuud cisman jiif (fooldhuub ) oo ka tirsana kooxda heegan ee booliska Somaaliyeed. yaan la maran habaabin

    • @mikereizz
      @mikereizz 3 ปีที่แล้ว +1

      Heestan wa ereyada alifay abwaan Fooldhuub raxmatallah calayh oo reer dhahar ahaa

  • @nasrasadik6361
    @nasrasadik6361 2 ปีที่แล้ว

    Ka tashada cadaawo isku tiirsanaad ya alah somaali kadhig dowlad iskutiirsan cadowganah ka badbaadi

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow itus soomali oo isku tiirsan

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 5 หลายเดือนก่อน

    2024 hadaa dhagaysanaydid like saar haka gudbin