Fallaadhihii Jacaylka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 702

  • @lulnor6250
    @lulnor6250 6 ปีที่แล้ว +313

    Alla hesta waxan ka maqli jiiray hooyadey markan yaara markan manta maqlaay waxan wacay hooyadey markasan dhahday hooyo mataqan hestan markas qosooshay iku tiiri hooyo mansha allah xasuus badaniida

    • @farxaanwadani8201
      @farxaanwadani8201 5 ปีที่แล้ว +13

      hooyo sharaf mudan baa ku dhashay waxaan u malay malay naa isku hooyo ayaan nahay

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @korwaayeel4257
      @korwaayeel4257 5 ปีที่แล้ว +6

      Maasha allaah hooyo wanaagsan oo xadaariyad ah baa ku dhashay igu salaan abaayo

    • @aabahajaceylka1326
      @aabahajaceylka1326 5 ปีที่แล้ว +3

      Hooyo jcl yaqaaana ayaa ku dhashy blse adu ma tahay sideda oo kle 😀😀

    • @midnimochannel5234
      @midnimochannel5234 5 ปีที่แล้ว

      Waaaw xasuusti hoyadaa cml

  • @xarago1960
    @xarago1960 6 ปีที่แล้ว +92

    Fanaaniintu ma gaboobaan....waxaan dhashay 1979...laakiin maanta aniga iyo A. Baadil inaan is le'egnahay baad moodaa.....heestan wuxuu qaaday 1979....love this guy...

    • @ugaasyare9466
      @ugaasyare9466 6 ปีที่แล้ว +12

      Jama Xarago because fanaanintu cuqdad mayaqaanin
      waa dad qalbi furan
      cuqdada iyo xasadku dadka cimri deg deg bay ku ridaan😁

    • @khadaressa8735
      @khadaressa8735 6 ปีที่แล้ว +1

      Alle cimriga hkuu Barakeeyo broh

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว +3

      Heesta waxa horay uqaaday ibraahim baadil oo dhintay allaha unaxariistee lkn cabdi baadil waa walaalo

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 5 ปีที่แล้ว +2

      Isaga maqaaadin 1979 kiiii qofkle qaaaday

    • @abdullabdhu3853
      @abdullabdhu3853 5 ปีที่แล้ว +12

      Kkkk horta baadil wuxuu kabad baaday bidaartii waana sababta da'du uga muuqan, 2. Ciradiina madoobaysaa loo helay 3. Ilaa yaraantiisii wuxuu kudhex jiray fan iyo nolol aan wal wal badan lahayn iyo illaahay oo cafimaad ugu deeqay mansha allah

  • @maxamedilkacase7179
    @maxamedilkacase7179 4 ปีที่แล้ว +54

    Sidaasaa loo heesaha ama waa la isaga hadhaa ragga noocan oo kale ah. Ilmo Faladagan. Eesh calaa hees. Midho, laxan iyo cod. Thanks legend Cabdi Baadil ibraahim.

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 4 ปีที่แล้ว +36

    Cabdi baadil still young 36 sanadood ayaa manta kasoo wareegtay xiligii ..iigu horeysay mahaciisa ....ilahey hakaasoo hanuuniyo fanka .....isagaa caadilee ....
    Saxiibkey yasiin digfeer oo abaal badan igulahaa dhalinyara nimadeydii .isgana ale hau naxriisto .....

    • @som-2524
      @som-2524 10 หลายเดือนก่อน

      allow amiin waa aduunoo lagu waari maayee

  • @falastiinsacid9069
    @falastiinsacid9069 3 ปีที่แล้ว +59

    2021 yaa ila dhageysanaya fav song😢💕💋

  • @prettysumayo2177
    @prettysumayo2177 5 ปีที่แล้ว +87

    25/08/2019 bn dhagaysan fanaan cabdi badil waa fanaaniintii qaranka ee maanta nool cimrigaga Allah ha raajiyo

    • @walalozman8222
      @walalozman8222 5 ปีที่แล้ว +2

      Kabanle miyaa

    • @aamiinkulmiye3714
      @aamiinkulmiye3714 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdi badal wa fanaan qaran Allah hku dhowro baba MCN wan Ku taageraa

    • @zaynabqueen2049
      @zaynabqueen2049 4 ปีที่แล้ว

      👉❤❤❤❤❤

    • @bunkacade4532
      @bunkacade4532 4 ปีที่แล้ว

      @@zaynabqueen2049 💕💕💕💕

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 5 ปีที่แล้ว +116

    Heestan inta tartanka heesaha muqdisho ku soo aragtay ee soo raadisay

  • @rijaal4rl
    @rijaal4rl 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa habeen sabti ah saacaduna tahy 3:47 daqiiqo taariikhduna tahay 29june 2024, xili aan shaqo ku jiro bn dhageysanayaa, axyaa hees iyo fanaanki weynaa cabdi baadil, ilhy cfmd iyo cimri ha siiyo, inta iga dambeysana aad bn u salaamayaa. 😊

  • @mohamustafmustaf5680
    @mohamustafmustaf5680 3 ปีที่แล้ว +9

    Midhaha marka laga yimaado dhawaaqa iyo dananka kabanka baaba dahab ah oo wax loo dhigaa aysanba jirin runtii heestan maalin walba waan dhegeysta inkasto aanba ahay asxaabu qaraam❤️👍 cabdibaadiL ibraahim faNaaN dhamays ah weeye xaqiiqdi❤️

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 4 ปีที่แล้ว +17

    Abdi baadil wallee inad halyey tahay 1979 hadaadba masrixiyadeenii ka heesaysay ❤️🤝

  • @YaasiincabdirizaaQ143
    @YaasiincabdirizaaQ143 6 วันที่ผ่านมา +1

    2025❤my Favoriete song 😊Cabdi BaadiL Axsan Yaa Fanaan cod iyo Kaban Ba wu ka tumay wlhi

  • @Abdirahman1
    @Abdirahman1 4 ปีที่แล้ว +8

    Isku dubaridka,
    Laxanka, ereyada, laguna ladhay kaban ay garacayso gacan fadhida waa midaa kugu sababaysa jacayl degdeg ah inaad dareento, kuguna simayn inad garato qofka jeceshahay.
    Wan huba inta dhegeysatay inay xasuus galeen, iyagoo badhaya maskaxadooda iyo xasuuso hore oo dheelmaday, isla markasna aad jeclaysanaysaan in dib u soo noqdaan.
    Aug 2020
    South c, Nairobi, kenya

  • @zacahmet844
    @zacahmet844 4 ปีที่แล้ว +14

    cabdi baadil waa boqorka cuudka ee hada nool , xudeydii dabadii nin aan u dhigo waan. waayay , codkiisana wax loodhigo jirin noolow.

    • @Manzuri94
      @Manzuri94 4 ปีที่แล้ว +4

      Xagaad gaysay muxiyadiin jiim sheekh muumin

  • @djabdikani4387
    @djabdikani4387 5 ปีที่แล้ว +136

    Yaa DhegezanYa January 1/2020 🌹👋

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 ปีที่แล้ว +42

    Waxan aqriyay dhamaan xasuus qorayaasha heestaan saameeynta ku yeelatay ✍
    anigane caawa ayan ku raaxeynayaa taarikhdu aytahy 20augusta 2023 inta 2024 soo booqan doonta cimri dheer iyo caafimad saxibayaal✋❤

    • @HamdiQude60
      @HamdiQude60 8 หลายเดือนก่อน +1

      Caawan soboqoday😂 Hospital Omar dhuule jiifa😢

    • @AbdihafidDubow
      @AbdihafidDubow 7 หลายเดือนก่อน +1

      9:5:2024

    • @HamdiQude60
      @HamdiQude60 7 หลายเดือนก่อน

      @@AbdihafidDubow😢Haa

    • @bfbashka1021
      @bfbashka1021 หลายเดือนก่อน

      9/12/2024

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +7

    Inkastoo fargaan iyo fiilo dheer ku xirantahay oo aadan furan karin anna kaama fuqi karo wxaa iga fajaciyay fahmaddaydii lumiyay waanu kla fogaanne filsan qurux ma helayaa.
    Nice

  • @naeimajoker705
    @naeimajoker705 3 ปีที่แล้ว +38

    2019 /8____ Malin Xazuz igu leH
    HeeztaN ani aya jecl marwlpa wan dhagaysan jiraay
    Inan an saxiib nahyi aya i odhan jirtay horta wxn maxad ka dhagaysta ma fahme mudo ka dib ayada ayaba jeclaty marwlpa waxy i odhan jirtay heezta ayn kugu so xasusnya intan Nolahyi 🥰😭 marwlpa oo an mel isku raci jiranyi wan dhagayzan jirnay 😭 hadan so wada cashaynanyo iyo hadan gadhi wadanaba ___Imika sweadn ayay iga adaay wanan u xisay in badan waa saxiibada kaliya ee an marwlpa iga farxin jiraty Nolol Qurux badan ayan so wada qadanay buukan iyo bahiba kuman kala tagi jiriin 😔 imika wayi iga fogty wanan u xizay love u hodan omar ahmed

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 2 ปีที่แล้ว +2

      Dadku marka ay tagaan yurub ama qurbaha.way is bedelaan waxaa laga yaabaa sidaa aad uxasuusan tahay wakhtigii quruxda badnaa iyo dhalinyaro nimadii eedsoo wada qaadateen inay ilawday ayadu

    • @nuurissa1
      @nuurissa1 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan rajeynayaa in aysan iloobin. Qofka saaxibka tihiin iskuna furfurantihiin oo nolosha wajiyadeeda badan soo wada marteen wuxuu u badan yahy in aadna is iloobin

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 4 ปีที่แล้ว +10

    Ababaaay
    Hees iyo bar weeye
    Goobtu waa nairobi saacadu 2:00 habeenimo waa 19 Aug 2020 waxan ku jiraa shaqo pharmacy ah waxaa daqiiqad ka hor iga dhaqaaqday gabar aan isla meesha ku bartay oo daawo soo doonatay qof qurux iyo qaayo leh bay ahayd oo dabeecad fur furan qofkastana isfahmi karaan subixii markaan shaqada ka baxaan ballanay inaan gurigeeda ugu tago heestan oo kamida heesaha xaliimoyinka lagu soo jiito ayaa ii daaran anigo raba inaan berri u qaado insh allah
    Jacaylku ha waaro

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +3

      Hada ma u qaadey brother 😥🤦‍♀️ 12 September 2020

    • @aviation_Navy
      @aviation_Navy 3 ปีที่แล้ว

      @@amiiraadan3017 😂😂😂😂😂

    • @asadsomalisomali4672
      @asadsomalisomali4672 ปีที่แล้ว

      ​@@amiiraadan3017Way ila TaHAY in uu uqaday😂

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 ปีที่แล้ว +22

    You are one of the rare people those
    Have most powerful personality and golden memories figures that we loves and respect by proff abaadir borama

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 2 ปีที่แล้ว

      Akhii my brave brother after my best greeting wish you be happy and great all times you are one of rare talented individuals ,and cried we have so powerful history that pointing many sides but take to account you are not respected only mugadisho but people that loves you staying all other Somali cities and towns like borama noolow akhii God bless you by proff borama awdal Somalia hanoolaato

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 ปีที่แล้ว +7

    Axyaa abwaan cabdi baadil golden voice wish be happy and great all the time

  • @asmaamohamuudjimcale9239
    @asmaamohamuudjimcale9239 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxan dhagesana dhamadka sandakan 7/12/ 2022 anigo noloshyda isbadal ku dhacay sandakan lagu jiro dhan walbo jcy iyo hamigayga oo dhan sandakan waa sanad murug badana lkn waxn rajyna ina 2023 farxd helo oo ilaabo dhawacyo badan

  • @sactuushppe6162
    @sactuushppe6162 2 ปีที่แล้ว +7

    Wow nice song gobtu wa Uganda 20:10pm hbnimo 8/1/2023 dhagesanay heestan waxay ilaheed dareen goniya❤

  • @haldeeqchannel619
    @haldeeqchannel619 4 ปีที่แล้ว +8

    Jacayl run ahaantii waa naxariis anigu qoftaan jecelhy wxaan WADA sheekysanaa 7 sanno ilaa iminka waan isla soconaa iigu sooduceeya welina wan isjecelnahy

    • @Baashi96
      @Baashi96 4 ปีที่แล้ว

      Haldeeq Channel allh kugu guleyo apowe🥰❤️🙏

    • @haldeeqchannel619
      @haldeeqchannel619 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Baashi96 aaamiin aamiin zxb qli

    • @mohamedaden6812
      @mohamedaden6812 4 ปีที่แล้ว +1

      Wadka alla hayee inanta 7sano kuu kali xidhnayd waqti kale ha sii sugine guursan ku odhan lahaa nio baqdinta dhalinyaronimo iska daayo.

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haldeeqchannel619 alle calaf ha isku kiin daro brother 🙋‍♀️❤

    • @haldeeqchannel619
      @haldeeqchannel619 4 ปีที่แล้ว +1

      Thankz Odin leeyhy dhamantiin zxbyaal wan helay calafkygana wey noqty mcha allh

  • @DrGurhanShow
    @DrGurhanShow  11 ปีที่แล้ว +49

    WAAW!! Waa fannaankii ruug-caddaaga ahaa ee Cabdi Baadil oo soo laba kacleeyay.

  • @boosadem6902
    @boosadem6902 4 ปีที่แล้ว +28

    4/3/2020....
    Brooks, Alberta Canada 2:38pm..
    Kabanku waa daawo dhab ah😍😍

  • @mahamedmohamudyusuf2506
    @mahamedmohamudyusuf2506 4 ปีที่แล้ว +33

    Yaa dhagaysanaya 4-6-2020 Hargaysa Somaliland

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Wadduud. cirkaas baan marayaa annigoo koox ah oo Warshiikh dalxiis ugu socona ayay noo baxaysaa heestaan, Laamiga oo la dhisaybiyo carigoo nabad ah. Dalka hooyo macanaa Dalxiiskiisa.

  • @bellohirsihirsi3699
    @bellohirsihirsi3699 5 ปีที่แล้ว +7

    Wilka yar e ka qadayo mugdisho got talent ban ka so arkay waligey mana maqlin asga ka hor hadan wan so helay 💯💯💯💯❤️❤️❤️😘😘👏👏👏👌👌

    • @fatimasaed6838
      @fatimasaed6838 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk. Anna sidoo kale akkkkk

    • @naanxaaji992
      @naanxaaji992 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhhh 🤣🤣🤣
      markaa ayaaba idinkugu horeysay miyaa

  • @mukhtar9349
    @mukhtar9349 2 หลายเดือนก่อน +2

    31/10/2024 waxan salaamaya dhaman inta iga danbeysa oo dhan❤

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 4 ปีที่แล้ว +5

    1:18 - 1:23, sida uu uga hadlinayo kabanka u fiirso. Waa farshaxaniiste cajiib ah Cabdi Baadil. Fannaan isku filan ayaa la yiraahdaa isagoo kale. Eebbe cimriga ha u raajiyo.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah waayobadan hakudayo Cabdi baadil..
    Kabanku waa dawo dhab ah❤

  • @mohamedabdi4603
    @mohamedabdi4603 ปีที่แล้ว +1

    Ala muxu fanan yahay kabax sida uu uga hadalsinayo bal firi🙌🏻🙌🏻🙌🏻👏👏👏👏

  • @حتشبسوت-ز8خ
    @حتشبسوت-ز8خ 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan 2010 anigoo aad u yar ayaan ku dhageeysan jiray galhareeri galgaduud Somalia 🇸🇴

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 5 ปีที่แล้ว +28

    Hees aad U qiira badan waxaa garan kara qofkii Dareen leh❤❤❤❤🙏

  • @Aragtida1
    @Aragtida1 2 ปีที่แล้ว +28

    I can’t stop listening to this kaban song❤️

  • @hassanhussein7607
    @hassanhussein7607 5 ปีที่แล้ว +18

    12-10-2019 dhagaysanayaa ,Abdi baadil waa hormoodka fanaantii hore💯💯✔✔

    • @hassanhussein7607
      @hassanhussein7607 5 ปีที่แล้ว

      @Xaawo Degan wll dhagaysi wacan, waa fanaan qaali ah.

  • @Comandant1446
    @Comandant1446 ปีที่แล้ว +1

    Legend so haraay. Allahu cimrigaga dheereey.❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mukhtara.5063
    @mukhtara.5063 หลายเดือนก่อน

    Kaban ! Marka laga yimaado codka iyo miraha laxanka iyo kabanka waaba another level !
    Faladagan!

  • @diamondluul1377
    @diamondluul1377 ปีที่แล้ว +3

    waaw wiilkii hooyo qadiijo cabdi kariim maasha alaah walaalkeey

  • @cabdimohamed-hj7ky
    @cabdimohamed-hj7ky ปีที่แล้ว

    Hees macaan weyaan heban anuwada jogno aniyo sxb kay cabdi cali 2023 3/10 insha allh wanu soxasusandoonaa habenkas

  • @hindiafsomali2320
    @hindiafsomali2320 3 ปีที่แล้ว +5

    Hestan yar muqdisho got talent kaqadaya ayan kaso maqlay
    😍2021

  • @kaafiyusuf5380
    @kaafiyusuf5380 8 ปีที่แล้ว +33

    fanaan hadaa tahay sidaan xaqaada udhacso wlh sanadkaan fanaan majiro fanaan wakuwii hore

    • @abdirizackalidahirdhanan5872
      @abdirizackalidahirdhanan5872 5 ปีที่แล้ว +1

      Cawa tarikhd waa 2020 1 kobaad 23 ayan dhagesaniyaa haben jumco ah aloow idanbi dhaaaf

  • @AK_DOES_SPORT
    @AK_DOES_SPORT 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka kaliya aan lacag ku bixin lahaa sidaa u arko ama sawir aa ula galo my favorite artist of all time 💙

    • @HamdiQude60
      @HamdiQude60 8 หลายเดือนก่อน

      Germaney ugukalay cawan soboqday hestan isaga biil kahor arkay lkn aqon umalahen😢

  • @jamabashe4358
    @jamabashe4358 5 ปีที่แล้ว +1

    05/1/2020 aaaad baaay iii sooo jiidatay heestanuuuu waaaa hees aaad uqaaliya waqti horen la qaaday haddanaa uuuu dib usooo qaaday cabdi baadil

  • @mohamedbashir2368
    @mohamedbashir2368 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend cabdi badil
    Maanta ooy taarikhdu tahay 03/08/2022 yaa ila dhageysanayaa

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow good song pro Abdi baadil hbn xusus igu leh 28/12/2021 from nairobi

  • @yusufabdishakur8976
    @yusufabdishakur8976 5 ปีที่แล้ว +4

    Axsan kapan
    Axsan cod
    Axsan fanan
    Banaankaga ku dhacday wlhi abdi baadil ibraahim fanan qaran

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 ปีที่แล้ว +3

    Sunday 29 December baan dhagaysanaya aroornimo abarihi 7:10 UK Manchester abdi baadil fanaan qaran.

  • @alkhaliijiyb8621
    @alkhaliijiyb8621 5 ปีที่แล้ว +12

    Heestaan wiilkii muqdisho got talent inta igala soo raacday farta taaga

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 2 ปีที่แล้ว +3

    21/11/2022 12:50 Hbenimo
    Mrwalbon dhagaysto wxay isamaysa daren gara mana jojin kro dhagaysigeda
    Wxa iga fajiciyey
    Fahmadeydi lumiyey
    Ragba kala fogane
    Khadar tlow ma Helaya ! 💔

  • @khaliilcabdiraxmaam1510
    @khaliilcabdiraxmaam1510 3 ปีที่แล้ว +4

    🥰
    Haben caysimo ah welbi jimce soo galayo
    Anigah rag igu qaaliya una dhaceeya da'da 20-25
    👏🏼👏🏼👏🏼
    Hargeysa ,somaliland
    20-08-2021
    Khamis🔥🔥

  • @abdikadirmuhumed8538
    @abdikadirmuhumed8538 8 ปีที่แล้ว +13

    Fanaan Qaran Cabdi badil Ibrahim malagayabaa inaa maalin kula kulmo xageeyga sharaf ayaad ka leedahay fanaaniintii Qaranka wax yar ayaa ka nool

    • @tawakalula2644
      @tawakalula2644 5 ปีที่แล้ว

      Walaahi aad baan uyaraay markaan abdi baadil arkaayey. Waxaan joogay wadanka eritrea oo udhaw. Ethiopia. Ama sudan. Sanadka wuxuu ahaa 2005. Waxaan xasuustaa asagoo tahriib ah inuu wadankaas joogey kadib intuusan tagin waxaan ku xasustaa inuu kabanka u tumi jirey uuna laheesi jirey dhalin ogaaden ah oo onlf oo joogey wadankaas eritrea qaasatan kaamka aan ka degeneen. Emkulu.

  • @cabdallahassanbulaale5948
    @cabdallahassanbulaale5948 5 ปีที่แล้ว +51

    Falaadhihii jacaylka
    Igu fara Adkeystee
    Fikir igu Abuuree
    wax ma igu filan tahay
    Inkastoon fargaaliyo
    Filo dheer ku xirantahay
    Oo adaan furan karin
    waxaa iga Fajiciyee
    Fahmadeyda lumiyee
    Dumar kala Fogaanee
    Filsan qurux ma helayaa
    Faan faani mayee
    Filsan qurux haweeney
    Wajigeedu fiicanaa
    Ala dumarka fariidsanaa
    filsan qurux haweeney
    jacaylkan Fogaaday
    Falanqee adiguna
    fasifaalo iga sii
    waxaa iga Fajiciyee
    Fahmadeyda lumiyee
    Dumar kala Fogaanee
    Filsan qurux ma helayaa

  • @abdirahmanraage7713
    @abdirahmanraage7713 5 หลายเดือนก่อน

    What a Song hees wey dhaafte runtii, Heeskaan waxaan dhageysanaa galab aan jaceylkeygii waaye oo ay sucad iigu sheegte in aysan dareen oodhan iiheyn, Waxaan fadhiyaa Darbiga xeebta liido goor galab gaab qorax dhac ah saacduna thy 5:20 Pm taariikhduna thy 15 may 2024

  • @sidowadem2233
    @sidowadem2233 11 ปีที่แล้ว +11

    waaw waa cabdi baadil yaa salaam sxb albumkii adi iyo saado ee qaaciga-ahaa ayaa ah one my favs. afkaaga caano

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 4 ปีที่แล้ว +13

    Qamar Suugaani by ka dhamaan la' yhine Raggan Murtidoda Eega.🤤❤

  • @MFowsi
    @MFowsi 8 ปีที่แล้ว +26

    Heesaha Amaanta Dumarka Soomalidu Caan bay Ku Tahay.Mahadsanid Al-Fanaan Cabdi Baadil

  • @lingotto8246
    @lingotto8246 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhageysanayaa 2/10/2021 habeen xasuus ii leh ‘jawi dagan 👏👏👏👏👏

  • @mohaweheliye8852
    @mohaweheliye8852 2 ปีที่แล้ว

    Hbeen igu xasuus weyn
    11/7/2022
    Wa habeen an maseer darti isu dili gadhi 🥺
    Alla gbadhu fariidsana

  • @wadanigadhabtaallowdhwr4380
    @wadanigadhabtaallowdhwr4380 7 ปีที่แล้ว +3

    Wan kugu haystaa al fanan waliba qiimo badan leh ayad tahay abdi baadil pic nic song

  • @jiii2841
    @jiii2841 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa ku mahadsantahay waxaaa radinayey last 10 yrs xaqiiqdii magaceda baa I ganbiyey

  • @khadarshiine6438
    @khadarshiine6438 5 ปีที่แล้ว +1

    4/1/2020 nayrobi kenya cabdi baadil iyo halyeeyadda kalle ee nooga tagay fanka qiimaha badan abaal maguuraan ah ayaan uhaynaa

  • @ahmedilkacase8056
    @ahmedilkacase8056 2 หลายเดือนก่อน

    Cudka macalinki weynaa Abdi baadil nin Ogaaden Absame kumade kablalax All daaroodiya❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ugu qaday walashay ila dhalatay happy birthday-geegi. Filsan Elmi Ali sharaf igu nolow

  • @sahruujawaaye7733
    @sahruujawaaye7733 3 หลายเดือนก่อน

    Falaarihi jaceylkaa igu farax heesto fahan igu abuuree ma igu filan tahay 😍 hees waa kuwii hore 😍

  • @apdihakiinadan8021
    @apdihakiinadan8021 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad dhagaysa naysid 2021 legend ba tahay👏👏👏

  • @Mohamedahmed33932
    @Mohamedahmed33932 5 ปีที่แล้ว +4

    Muqdisho got talent wiilka sida fican u qaaday ayaa i keenay meeshan

  • @iikarceeblaawe2519
    @iikarceeblaawe2519 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan in ee fanaanka asiga ku socoto inta fahantay .... like ha ceshan

  • @Abdulahihashi-r6c
    @Abdulahihashi-r6c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aabaha fanka soamalida abdi baadil💯💯

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +7

    30,1,2019 dhibane jacayl hees aniga iqusaysa♥️💔 soomaali galbeed 🇸🇴👌👈

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +1

    Al fanaan Cabdi baadil dhaxalka aan haysano ee hoballadi waabberi 27/01/2023

  • @cismaanmaxamudnuux5397
    @cismaanmaxamudnuux5397 5 ปีที่แล้ว +1

    Falanqee adiguna filsafaadna iga sii👍👍👍 ax abti ike iyo love ugu dadaal

  • @cabdixariir2130
    @cabdixariir2130 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa hees hora loyidhi rag waa ragii hore hadalna wa intuu yidhi

  • @sharuuxilwa2428
    @sharuuxilwa2428 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuus ayay igu haysaa gabadh aa isbaranay 2017 aan hada ka joogno 2021 ayaa san anuu urabay umay noqon😊😔

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi208 ปีที่แล้ว +1

    Waxa dhageysnaya kaligey
    Habeeninmo
    Isnin ❤❤❤
    Tarikhduna tahy 17/7/2023
    Wa hees xasuus igu mudan
    Anigo xalad adag ku sugan aya dawanaya
    Oo macanteyda i caawineyso
    Oo ducadeeda igu dhoobeysaa 😊😊😊🙏🙏🙏🙏
    Alx
    Sacdiyo honest qrux badnidaa mcnto 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
    Waxa rajeynaa in aan ugu so laabto
    Mustqablka dhaw aan
    Gabdha aan sxbo nahy 💗💗💗🙏🙏🙏🙏
    Oo aan mar dhaw guursan rabo
    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
    Xasuus time waye

  • @ahmedbarre1536
    @ahmedbarre1536 2 ปีที่แล้ว +3

    alle ha ku naxariisto cabdi baadil 😰😰

  • @axmedcali2285
    @axmedcali2285 3 ปีที่แล้ว +2

    28 Sept 2021
    Halkan waxan u imi faalo akhris, inta iga dambaysaan aad u salaamayaa🤣👍

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md 9 หลายเดือนก่อน +2

    Falarihi jaceylka igu faro adkesta fikir igu abure wax ma igu Filan thy haha He's tana ka ah wax so boqde haben arbaco so galeyso 12:30 3apr 2024 🎸🎸🎧🎧

    • @Shekeye-u2c
      @Shekeye-u2c หลายเดือนก่อน +1

      I Com pack shekeye to 😂

  • @zamiiira
    @zamiiira 4 ปีที่แล้ว +11

    Hala 👏🎶Hala 👏🎶🔥❤️ Who is enjoying in this Amazing tune 🎶👏🔥

    • @mohaentertainment
      @mohaentertainment 4 ปีที่แล้ว +1

      After 10 hour i enjoyed this song😎

    • @zamiiira
      @zamiiira 4 ปีที่แล้ว

      Moha Entertainment Now 4 me weelashaaan ku xalayaaaaa 😅🎶🎶❤️🙌

    • @mohaentertainment
      @mohaentertainment 4 ปีที่แล้ว

      @@zamiiira 🤣😂

    • @zamiiira
      @zamiiira 4 ปีที่แล้ว

      Moha Entertainment 😂👋

  • @deeqmuse941
    @deeqmuse941 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaa loo qaaday hooyaday markii ay aabahey isguursadeen, waxaa u qaaday nin aad u jeclaa lkn calafku kala geeyey wuuna dhintay allow allow kuu nariiso

  • @mohameddeckmj
    @mohameddeckmj 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan hees lama oran karo🔥

  • @farxanwadani.2433
    @farxanwadani.2433 5 ปีที่แล้ว +5

    Fallarihi jacaylka igu Fara adkeystoo fikir igu abuuree wax ma iigu filantahay.... Runtii waa fanaan halyeey ah oo codkiisa dhahab ah, ileen codka waa haybad Alle afkaaga caano lagushub

  • @nuurajaamac7309
    @nuurajaamac7309 2 ปีที่แล้ว

    Heesta qalbigyga yey tabay wallhi aniga iyo jaclkygii hore mohmed from london

  • @hassanmohamudali4612
    @hassanmohamudali4612 5 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa Canaan cabdi Badil waa libaax haduu rag yayhy wuuba yahaye ha isoo jawaabo waa nin aan aad utaagero

  • @iqruushbea5950
    @iqruushbea5950 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha jcylkaaa waa liinta cml oo boogta ama nabarka qalbiga waa aay xanuujiyaan
    Saas aay tahay waa jeclahay 😭💔🚶‍♀️

  • @Libaax2Maahin
    @Libaax2Maahin 5 ปีที่แล้ว +2

    Aabihii kabanka cabdi caadil wlh kabankan aad buu iisoo jiitay masha allah

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 4 ปีที่แล้ว +1

    Jacelka. Ha guuleysto. Inta. Dabka. Iyo isku. Dirka ka dhex. Wado. Labada is jecel. Waxan. Odhan lahaa. Walaal. Ilaah. Ka baq. Dadka. Is jecel. Ka dhex bax Waa iga. Digniin. Dadaaan. Ogahay. 👌

  • @cabdirashiidxusseencali7894
    @cabdirashiidxusseencali7894 2 ปีที่แล้ว

    Alleylehe runbaa roone luuqda cajiibka ah ayaanba la dawaqay runtii magacaa hajiro alfanaan cabdi baadil ax

  • @wallalnalowsalax709
    @wallalnalowsalax709 5 ปีที่แล้ว +5

    Sunday 22,9,2019 oo waqtika uu yahay 21:17

  • @updymalikofficial7367
    @updymalikofficial7367 5 หลายเดือนก่อน

    Wooow tan hees way daftay wale ano jcyl said ihaayo misane gabaada jecla wax na kala daxtagan yihin ayan dagesanaya ano aad ugu raxesanayo jclka waa raxmad ee dharemi karan inta dhacada aah ku lesta janayal❤

  • @abdinasir2877
    @abdinasir2877 4 ปีที่แล้ว +2

    9,18,2020 yaa dhagaysanayaa hayla dhaafin falaraha jacylka

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa c,baadil golden voice talented ,and crier

  • @abdirhimabdullahi8821
    @abdirhimabdullahi8821 5 ปีที่แล้ว +4

    Hadaan soo radiyay marka arky wiilka qaadaya hees dreeen leh ❤💔

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +5

    11/3/2020 Ayan Basib Uhelay inan Dawado ❤❤Fanku Waa Farac mana ahaaN Ceep🤭

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 5 หลายเดือนก่อน

    Nairobi ayn ku dhagysanyah 30/7/2024 i.a qof walba oo wax jecl allaha u sahlo ooo an inigu kamid ahy

  • @sumaliagood4833
    @sumaliagood4833 3 ปีที่แล้ว +7

    Wxa iga fajaciye
    fahmadeydi lumiye
    Dumar kala fogane
    Nasra Qurux ma helayaa🤧

  • @shamsanuurmohamed9279
    @shamsanuurmohamed9279 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwww mashaalla gabadhaas adba lo amanay waxaas ayaa nin ladhahaa.

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabaraa saxibo nahay ayaan kamaqli jiray heestaan🥰

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว

    Kabanku waa daawo la hubo❤️
    Alle haku daayo waayobadan Cabdi baadilow

  • @CsamedelmiAhmedAdam
    @CsamedelmiAhmedAdam 2 หลายเดือนก่อน

    Cawa tariikhdu bishu tahay 29/October/2024 habeen ay isniin tahay ayaan ku qaliyaa aniga iyo labo sxpaday ah ❤😢