MAXAMED MOOGE| IYO HEESTII| DAR ALLAH U HURUDAA|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @yahyemadar7517
    @yahyemadar7517 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaal
    Baydka ah
    Dugsigaanad nicinoo
    Dibadaanad aaminin waayye
    Iska sax

  • @shadiyazalah9422
    @shadiyazalah9422 8 หลายเดือนก่อน +2

    ax yaa heees alle ha u naxariisto alfanaan mojamed mooge liibaaan ereyada waxaaaa le abwaaan aadan tarabi😢😢

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 14 วันที่ผ่านมา

      aniga wuu iga waramay aadan Tarabi hargaysa isagoo jooga Mahamed wuu iga waramay shakhsiyadiisii

  • @abdikaniahmed6230
    @abdikaniahmed6230 2 หลายเดือนก่อน

    Mr cabdirahman qalabjaan waanka hayaa abti m mooge allha u naxariistee iyo waawaynkii

  • @caligeeleaxmedguuleed9931
    @caligeeleaxmedguuleed9931 ปีที่แล้ว +7

    Ereyadii mujaahid Abwaan aadan tarabi

    • @CabdicasiisIndho
      @CabdicasiisIndho 9 หลายเดือนก่อน

      Awoowgay aadan tarabi jaamac nuux

  • @GaraadApdalla
    @GaraadApdalla 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ax yaaa Hees maalintii dhawr jeer baan dhageestaaa heskan alle Hawnaxariisto maxamed mooge

  • @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
    @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 3 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan galab ay taariikhdi tahay 12/sep/2024.
    Ayaan ku qayil meel meherad ah aniyo dhalinyaro kale, lkn hawl aduunbaa igu furan. Waxaan rejaynaya bishan so socot inaan safargalo anaan dhamaadkisa qiyaasi doonin. Ilaahayaw arrima ii fududay❤

    • @Qaraami-gu5wt
      @Qaraami-gu5wt 2 หลายเดือนก่อน

      safarkii ma gashay walal?

    • @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
      @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 2 หลายเดือนก่อน

      @@Qaraami-gu5wt
      Haa walaal hadaan ku guda jiraa welise ma saldhigan, saadaalintaydii io qorshahaygiiba hada ayey faraha ka baxeen. Awoodda Alle ayanse aaminsanahau iyo waxwaliba sidooda ksuo noqondoon, waa hadii La noolaadee.

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 หลายเดือนก่อน

      Tahriib miya safarkaasi walal inshallah illahay hakuu fududeeyo​@@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10

  • @muqtaaribraahinmaxamud5070
    @muqtaaribraahinmaxamud5070 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dugsigaanad nicinoo
    Dibindaabyadaadiyo
    Colku doonayaan jiri
    Dila baan la oranoo
    Duubcas aan naxeyn iyo
    Daraawiishu kuma helin
    Aun maxamed mooge liibaan

  • @Hiigsameshorts
    @Hiigsameshorts 4 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso walal ❣️

  • @cabdilaahiciise4266
    @cabdilaahiciise4266 15 วันที่ผ่านมา

    Alle ha u naxariisto dhamantood

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 3 หลายเดือนก่อน +1

    [adigoo dar lumiyoo aar daba marayana dawac waan kugu ciyin]
    Adigooo gabanaya oo dhuumalaysanaya oo marba geed isku beegayaaa
    Dawac waan kugu ciyin
    Dawacu markuu ciyo waxay tilmaamaysaaa inuu wax arkay

  • @IbraahimMaxamed-z1p
    @IbraahimMaxamed-z1p ปีที่แล้ว

    as xan yaa hees Allah how naxariisto mooge

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 6 หลายเดือนก่อน

    Maxmed mooge lipan AHUN 😢❤

  • @CabdicasiisIndho
    @CabdicasiisIndho 9 หลายเดือนก่อน

    Waa erayadi abwaan aadan tarabi jaamac nuux

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 9 หลายเดือนก่อน

    abwaan aadan tarabi jamac

  • @hamzehariir
    @hamzehariir 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto aamiin insha Allah

  • @NaasirCabdiraxman
    @NaasirCabdiraxman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waxa weeyi dibindaabyadaadiyo colku doonayaan jirin
    Maaha dibadaanad aadin
    Mahadsanid

  • @jimcaleabdirashidabdule6088
    @jimcaleabdirashidabdule6088 7 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxay leedahay Qiso Cajiiba😊

  • @amiirahmed2334
    @amiirahmed2334 ปีที่แล้ว +2

    Heestan maxamed mooge wlashii buu u qaaday marki uu jabhada snm ku jiray ayuu siyaad bare wlashii ku yidhi wllkaa kaalay ku dheh waan cafiye isna heestanu ugu jawaabay
    Sidan qisada ku maqlay waa saas hadaan qaldanay wanka cudur daranaya

    • @qalabjaantube5438
      @qalabjaantube5438  ปีที่แล้ว +1

      Aniguba markii hore sidaasaan aaminsaa oo aan maqlay
      Lkn warisi uu cumar seerbiya ka qaaday abwaankii heesta lahaa adan tarabi ayuu uu ku sheegayaa qisada dhabta ah ee uu heesta ka sameeyay oo isla isaga ku dhacday

    • @khadijamuse2429
      @khadijamuse2429 ปีที่แล้ว

      Kkk beenta iska dhaaf

    • @khadijamuse2429
      @khadijamuse2429 ปีที่แล้ว

      ​@@qalabjaantube5438 qisada heesta waxa iska leh isla abwaanka

    • @qalabjaantube5438
      @qalabjaantube5438  ปีที่แล้ว

      @@khadijamuse2429 wll hadaa ma anigaa ku idhi cidkalaa leh abwaan aadan tarabi ayaa ay qisadu ku dhacday xiligii uu ku biiray jabhadii SNM isagoo ka sheekaynayana marar badan bay TH-cam ku jirtaa

    • @adansaleban1027
      @adansaleban1027 9 หลายเดือนก่อน

      Sxb qalabjaanoow heesta mx moge sool oodan ayjiqa soqabo

  • @djabirabdiwali7442
    @djabirabdiwali7442 4 ปีที่แล้ว +2

    allaha u naxaristo fanan mooge lkn qoralka hesta waxba ka khaldan hala sooxoo wallo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dar ala u huruda waxba dunida kama ogid dugsigan od nicin dibada ad adin Dila la odhano col ku Donaya jiro Dila ba la I odhan dub cas an naxeyn darawish kuma helin danbi kuma lihidin dumar bad ka tahay darawish marka kicin rag dhulbahanta baxar geliyen kacanka hargeisa ku xiray iyaga u howl galayay cidan ma farisan somali dhan qayameyn dalkena iyaga dumiyay iyaga ka dhismi wayay darawish dumar tihin kaca la dhihi jiray xiliga kacanka hadu Darwiish heysto ma dhici laheyn majerten dhul BAHANTE ugaden hawiye bay iyo bakol raxanweyn digil iyo mirifle Al wa kiciyen kacanka awoda badna wa lala riday thank you waxay noga dhigen Qarax dhigena iney xaq daro logu dadiyo thank you noga dhigen idor xaq ilah kaso Sara

  • @maxamedmaska2297
    @maxamedmaska2297 ปีที่แล้ว +1

    ALaya Raxma Mooge ALaw cod ma hayya

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalabjaan
    Sxp buuxa

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi7486 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan yaa haayo qisadeeda oo ila wadaaga Asxbey Runti aad baan u jeclahy😢❤

    • @MahadCareefe
      @MahadCareefe 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga ayaa haya

    • @Qaraami-gu5wt
      @Qaraami-gu5wt 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aadan Tarbi Ereyada leh ;waana 1982 wakhtigii Dhaqdhaqii snm waxa uu Gaadhaya heer uu dhar dumar soo xidho intuu jeel ka baxasado waana Dalkiisii iyo deegmkiisii?

  • @AliabshirSuldaan
    @AliabshirSuldaan 6 หลายเดือนก่อน

    Ereyadii mujaahid aadan tarabi jaamac waa hees qiso weyn xanbaarsan

  • @IbnuMohamed-in6uj
    @IbnuMohamed-in6uj 2 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @hassanhashi4091
    @hassanhashi4091 ปีที่แล้ว +1

    Adigoo dar lumiyoo
    Aar daba maraayana
    Dawac waanu kugu ciyin..

  • @HassanFaarah-e2h
    @HassanFaarah-e2h ปีที่แล้ว

    Tawawac orod kiyo tahli waaydee tubtaad hiigsanaay seen taaga orod idinka tamar tiini tafaraarug geliyee taa aad u looga sana rabi ayaa ka Sara mari

  • @maxmuudfaarax6340
    @maxmuudfaarax6340 ปีที่แล้ว

    Dar allaad uhurudAAA

  • @jimcalenuur9460
    @jimcalenuur9460 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxa riisto

  • @saliimsir9950
    @saliimsir9950 ปีที่แล้ว +1

    Saxiibayalow heestan yaa lagu karbaashayey🖐

    • @abdilaahihussencg9169
      @abdilaahihussencg9169 ปีที่แล้ว

      Waxaye kaa hadaleeyes hawal galkii iyo waayiih halagan ee uruurki snm waxa sameey abwan aadan tarabi jamac

  • @IbnuMohamed-in6uj
    @IbnuMohamed-in6uj 2 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 8 หลายเดือนก่อน

    😮(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 9 หลายเดือนก่อน

    (Wcb)2 -viking- bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 3 หลายเดือนก่อน

    dila baan la odhanoo, Duubcas aan naxayn iyo daraawiishi kuma helin

  • @CarafaadCabdi-o5b
    @CarafaadCabdi-o5b 4 หลายเดือนก่อน

    QisaDa heesta walashi baa loso dhex maraY oo loso dira

  • @cismaanxasan6121
    @cismaanxasan6121 2 ปีที่แล้ว

    I'm

  • @xiyoali5369
    @xiyoali5369 2 หลายเดือนก่อน

    Aar daba marayaa dacaw wanu kugu ciyin

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 5 หลายเดือนก่อน

    viking ❤*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 5 หลายเดือนก่อน

    viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 5 หลายเดือนก่อน

    viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.