Is heysiga Trump & USAID,saameynta durba kasoo gaartay Somalia oo ku tiirsan gargaarka & Afrika

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Is heysiga Trump & USAID,saameynta durba kasoo gaartay Somalia oo ku tiirsan gargaarka & Afrika
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 92

  • @abdirahmanadawe5941
    @abdirahmanadawe5941 5 วันที่ผ่านมา +9

    Waa guuul wallahi Hey adaan aya naga dhigtey qaxooti guuuul

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 5 วันที่ผ่านมา

      Hayad ama NGO waa bahdilaada qofki waxa laga dhigaya handhikab oo kale

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 5 วันที่ผ่านมา +6

    Koloy alx anigu waxan ahay beraaley xog sata ahaa waxanaa qutaa wuxu alle subxahu wutucalaa isiyo ❤❤❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa inoo guul hadanu nahay shacabka soomaaliyeed ALXAMDULILAH

  • @abduqadirabdullah1256
    @abduqadirabdullah1256 5 วันที่ผ่านมา +3

    ‎الَّذِينَ يَتَّخِذُونَ الكَافِرِينَ أَولِياءَ مِن دونِ المُؤْمِنِينَ أَيَبْتَغُونَ عِندَهُمُ العِزَّةَ فَإِنَّ العِزَّةَ لِلَّهِ جَمِيعًا
    24,9 t
    ‎[النساء: ١٣٩]

  • @asraawi
    @asraawi 5 วันที่ผ่านมา

    Kolay wa guul ino so hoyatay gaar ahaan umada somaliyed oo dhul wanasan Allah siiyay ee baraha qoto isku filnasho gaara somaliyay insha'Allah qayr allaha inoga dhigo

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 5 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah Alle soomaceliyo USAID.insha Allaah waxay ahayd Gumaysiga dadban !!!!

  • @mohdkafeel-dz5nl
    @mohdkafeel-dz5nl 4 วันที่ผ่านมา +67

    i was skeptical about all this manifestation stuff until i started seeing people in my life actually making it work. when i asked how, they all mentioned this ebook, Vibrations of Manifestation by Alex Lane. after reading it, i get why so many people swear by it. it’s not about “thinking positive” or luck, it’s about tuning into the right energy. i wish i had found this sooner.

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 5 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu Akbar Gurguurte gacan hoorsigii wuu dhamaaday, Amison wxy baxaysaa maalin dhaw

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa war farxad leh waleee

  • @SxaVxcj
    @SxaVxcj 5 วันที่ผ่านมา

    Wariya wayn afkaaga caano waa xaqiiq somali wa udhitoone sabatoo ah qof xogiisa aamin San majiro

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 3 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda somalida waa bilaa imaan Islamnimada ka fog oo ka hor imanaya dardaarankii Nabi moxamed scw waayo waxay u imaadeen kuraasta ayaaba ah tacbasho dhac hanti aysan leheyn tanoo kale aaqiro way inkireen qofka aaqiro inkirey waa gaal sida quraanka sheegey tan labaad waa iimaanlawayaal tan kale waa cawaan aan ku fikirin Lacagta ku socota in maalin ay joogsan doonto bal hada sey wax yeeli doonaan

  • @Zalaadcameeyabdi
    @Zalaadcameeyabdi 5 วันที่ผ่านมา +3

    Aad ban ugu faraxsanhy inuu go.aankas qato Trump somalia🇸🇴wax dhacy moye wax kle masiyane

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going brother

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u 5 วันที่ผ่านมา +2

    Aad baan usoo dhoweynayaa, in Soomaliya wax kasta laga jaro, si ay u tabcadaan.

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan qabaa in umada soomaliyeed iimaanku usoo noqon doono oo ay isku tashan doonan oo ay Allah swt sifiican ugu xirmi doonaan oo ay dhukooda iimaansan doonan oo beraha xoolaha nool bada xijiga beyeda fooxa macdanta ujeesan doonan oo dhiiga ay xaqdarada ku dadinayaan iska deyn donan oo ay noqon donan wallo isjecel darisa masakinta agonta hoos uega Insha Allahu 🎉🎉🎉🤲🤲🤲👌👌🙏🙏

  • @salebanjama2422
    @salebanjama2422 5 วันที่ผ่านมา +1

    وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 5 วันที่ผ่านมา

    Great weriye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 วันที่ผ่านมา +2

    soomaaliya khayraadki ilaahay ku abuuray ba fadhiya taas mareykan iyo shisheeye kutartamayan ilaahay hana naqabto

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 5 วันที่ผ่านมา

      Khayraadka xaguu yaala , waxa siyaasinta shegaya Ayad run Moday. Sodon sano kabadan Ayan maqalna somalia kheyraad Aya kabuuxa, waxas wa been

  • @UmuyaasirbaarisXuseen
    @UmuyaasirbaarisXuseen 5 วันที่ผ่านมา +1

    ummadaan inay isku tashato allaha u kaso

  • @keykey2594
    @keykey2594 5 วันที่ผ่านมา +2

    Lacagta awalba hawiya xamar ku cuni jiray. Waa ku mahadsanyahay Maraykanku inu jaro lacagta hawiye xamar ku cuni jiray 30kii sano ee laso dhaafay.

  • @XasanAxmed-j3l
    @XasanAxmed-j3l 4 วันที่ผ่านมา

    Waa Saxan yahay

  • @Eng.Qorsheye
    @Eng.Qorsheye 5 วันที่ผ่านมา

    Trum wuu mahadsanyahey

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa farxad wayn inlaga jaro lacagtaas somaliya khaadariin .ayaa dhiibay khaadariin kalana way cunijireen

  • @XakamYare
    @XakamYare 4 วันที่ผ่านมา

    Inlaxiro ayaa fiican waayo wixi ee so qaado somalia lakeno waxaa qaata dad caloshoda ushaqesta , allha bur buriyo

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha jeero reeraxamaraka massarifasan jiiraya Amazona hakajeeran Dhaqaal dawarsiiga baden Somali ka soo xidhaa

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 5 วันที่ผ่านมา +4

    Hey adani waxa dhaqaalaha ku bixin jirtay
    Qodobadan
    1 diinta gaalada oo
    la faafiyo
    2 la dagaanka islasmka
    3 gudbinta xanuunada faafa
    4 sameynta jabhado dowladooda ku kaca
    5 la dagaalanka beeraleyda iyo xoolo dhaqatada
    Si ay u soo bara kacasn markaasna ay inyar u rido oo ay ku go ,aan
    6 duminta akhlaaqda wanaagssn
    7 duminta reeha ama qoysaska
    8 la dagaalanka dowladaha tabarta yar
    9 iib geynta daroogada
    Ilaahey hanaga qabto sharta iyo fitnada
    Muslimiinta Ilaahey ha u gargaaro meel kasta oo ay joogaan

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 5 วันที่ผ่านมา

      Haa wlhay wa run.
      Dadka oo dawooyin dhacay la siiyo oo ay xanuun ka qadaan..

    • @fareehafarah
      @fareehafarah 5 วันที่ผ่านมา

      WAA HAQIQ

  • @nimcancisman5198
    @nimcancisman5198 5 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso walal

  • @Jodall-1
    @Jodall-1 5 วันที่ผ่านมา +2

    USaid wax ay bixin jirtay waa yar yihiin. Waxay bixisana hey'ado ayaa kala qaadan jiray

  • @yusufbotan
    @yusufbotan 5 วันที่ผ่านมา

    Gargaatka Ilaahay ayeey soomaaliya ku nooshahay wariye ha qaldamin, ilaahayna ka cabso roobka Yaa cirka ka keeena? Tuuga wax dhacday warkooda ma rabnp

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allaa mahad leh, Trump u soo diray inu ka qabto hay'adan caalamka lug-gooyadeeda. USAID waa hay'ad isticmaar u sirdoonku maamulo. Hassan iyo wixii la mid ihina, fahmi ma karaan oo ma ba kala jeclaa.
    Allaa se mahad leh.

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 5 วันที่ผ่านมา

      Magaceeda baba sheegaya inay tahay HIV-Aids. US-Aids✅

  • @MustafAbdiIbrahim
    @MustafAbdiIbrahim 5 วันที่ผ่านมา +1

    Anaga waxba nama siin jirin waligy ma arkin wx ay so dhiben in nalaga jaro waba rabaa

  • @AbdirahmanIsse-z4y
    @AbdirahmanIsse-z4y 5 วันที่ผ่านมา +3

    Qof walpo ha beerto wixii u cuni lahaa habeerto ceeb miyaa.
    Soomaalaay tani dhib ha'urkina waa kheyr noo soo hooyday .
    Hada fursad ayaan heysanaa oo dalagyadeena suuqa waa u free hadda wax nagula tartamaayo majiri doono .😊

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 5 วันที่ผ่านมา +1

      Hayadani In sharka la faafiyo bay lacag ku bixin jireen. Ilaahay baa goor roon inaga soo gaadhay….

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 5 วันที่ผ่านมา

    Nin buuran xariif maaha

  • @ahmedm-ol4tj
    @ahmedm-ol4tj 5 วันที่ผ่านมา

    Thank you trump waayo yaaa cunijiray tuugsigi dhamah cida ku sawiran waa madax somaliyed ceeb badanah

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 5 วันที่ผ่านมา

    Thanks you president of trump , if we are saying thanks trump

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 5 วันที่ผ่านมา

    Hayadaha gala xiro waxa Africa kaxooti kadhigau waa ayaga ayaga barakicoyo hadana dhahayo intaas caruura macluul u dhiman rabto

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 5 วันที่ผ่านมา

    Waa war wanagsan in gargaarka gumeysiga la gooyo dhinac walba dhegley ku shub ha ku qade kk

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 5 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliiyeey shaqeyststa, soo saarta waxaabatkiina

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 วันที่ผ่านมา +1

    shacabka soomaaliyed wadaniyada barta dee wadan kasta shacabka badbaadiya oo madaxda dabo dhilifaya iskatuure

  • @MacalinCabdiqadir
    @MacalinCabdiqadir 5 วันที่ผ่านมา

    Hajarto marekanka dhagaalihiisi waa Marka Hore bo shacabka masaakiinta masoogaaraynin Niman jeebkooda galaysay

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 5 วันที่ผ่านมา

    Afrikailaahayiayaaumaqan

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 5 วันที่ผ่านมา

    Raashinka aybixiyaan intooda
    Badan waa expire qaybaha
    Kale sida buskud dhiiqa, salida
    Waaba laga qanacsadaa???

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 5 วันที่ผ่านมา

    Somali mar horay heshiin lahaayeen haduusan xooga ka qamidiga ah oo lagu gabanaayo meesha ku jirin (roonaa na rabaa og) waxa isku kaaya dira waa iyaga ceshada oo amaan nasiiya

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 5 วันที่ผ่านมา

    Waa lacag suuqa madow ka shaqaysa alxm haday goosteen maanta

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 5 วันที่ผ่านมา

    Afrika hays ku tashadto awalba waxay bixiyaan markaykanka iyo waxay gacmo khaldan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 วันที่ผ่านมา

    jamhuuriyada soomaaliya ba ka khayraad badan mareynkan laakin dadki soomaliyed ba weli maskaxda gumeeyste kaga fadhiya

  • @Ahmed-xf9gm
    @Ahmed-xf9gm 5 วันที่ผ่านมา

    Xasanow, hay'adan wazay albaab u tahay laanta sirdoonka ee Maraykanka. Waxay sameeyaan 1m markay tusaale ahaan bixiyaan 800 kun waxaa mushahaar u qaata muwaadiniin Maraykan ah 200 kun oo soo hadhayna waxaa la siiyaa calooshooda u shaqaystayaasha Xalane jooga.
    Isku wada duuboo qof Soomaali ah oo u baahan ma jirto inta xaaraanta ah ee Gaalladu bixiso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 วันที่ผ่านมา

    jamhuuriyada soomaliya haxorowdo

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt 5 วันที่ผ่านมา

    Adeer waxaasi waa waxa inahoday ee hakajoojiyo dadku ayaagaa waxla soo bidione e

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 5 วันที่ผ่านมา

    Buskut dhiiq warkiisa madha maadey

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 5 วันที่ผ่านมา

    Haayada usaid waxba uma qabab dadka somaliyeed

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 5 วันที่ผ่านมา

    Siyaasinta somalida hada ayuu miirka kusoo noqday 😂😂 , waxa layiri Xasan sheikh waxuu ogaladay doorasho dadban oo bilaa sharuud ah , markii hore waxu kuxisabtamayay lacagta marekanka

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk xasan sheekh raad baa soo gali doono trump ha xisaabiyee u kaadi madaxweyne kaste oo lunsaday lacagtii mareykanka dib buu u celin doona

  • @yusufjowhari2877
    @yusufjowhari2877 5 วันที่ผ่านมา

    Eber miyaa eber miya 😂😂

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 5 วันที่ผ่านมา

    Oday Trump shaqo wacan oo aan u bogay ayuu hayaa haddiiba uu joojiyey gallaydii uraysay ee lagu jebin jiray beeralayda Soomaalida waxay soo saaraan oo weliba lagu soo aaddin jiray xilligay beeraha soo go'ayaan

  • @hassanarabhajimohamoud5606
    @hassanarabhajimohamoud5606 5 วันที่ผ่านมา

    War wanagsan weeyi joojiya dheh dadku wuu tabcan oo waxaa kabadan waxa ilaahaynasiyey

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 5 วันที่ผ่านมา

    hada unbay Nololi u bilaabatay somalida Mashruuca USAID ku ciryaantay ayahoo kaalmo Humaaga lagu shirqoolay

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 5 วันที่ผ่านมา

    Lacagtaas dad baaa been been ku cuni jiray lkn way soo dhamaatay

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 5 วันที่ผ่านมา

    Hada fiiri newsyada cusub usaid dib ayaa loo fasaxay

  • @mustafamukhtar6742
    @mustafamukhtar6742 5 วันที่ผ่านมา

    Gar-guurte intuu inoo cuni lahaa, Trump ha inaga joojiyo, lacagta lagu guryo dhistay. Kkkkkkkkkk
    Jecliyaa jabka Jileeca
    Viva Jareer wayne

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 3 วันที่ผ่านมา

    Jaalle siyaad ayaa horey noogu sheegay inaan beeraheenna falano, kalluunkeenna dabanno, xoolaheenana dhaqano.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 วันที่ผ่านมา

    trump wa bakhayl hunguri xun

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 5 วันที่ผ่านมา +1

      Maad shaqeysatid 😊

    • @NajiibMuuseaxmed
      @NajiibMuuseaxmed 5 วันที่ผ่านมา +2

      😂😅ilaa intee sano tuugsi kujiraysaa dowladda taraam waa in lagutaageeraa bakhiil ma ahan wax qabso ceeb ma.ahan

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 5 วันที่ผ่านมา

      @NajiibMuuseaxmed dee madaxda xun baaba wadanku u afduubanyahaye oo kutuugsate ilaa kuwas laga xoreyo wadanka shaqo majirto

    • @abduqadirabdullah1256
      @abduqadirabdullah1256 5 วันที่ผ่านมา

      Yaa hungiri xun dawarsade mise deeq bixiye ”Bakhayl” kulahaa war aaway karaamadaadi inaad nin gaal aad dawarsato waliba ku sii digato soo laga ma fiicna 😂

    • @abduqadirabdullah1256
      @abduqadirabdullah1256 5 วันที่ผ่านมา +1

      ‎الَّذِينَ يَتَّخِذُونَ الكَافِرِينَ أَولِياءَ مِن دونِ المُؤْمِنِينَ أَيَبْتَغُونَ عِندَهُمُ العِزَّةَ فَإِنَّ العِزَّةَ لِلَّهِ جَمِيعًا
      24,9 t
      ‎[النساء: ١٣٩]

  • @NajiibMuuseaxmed
    @NajiibMuuseaxmed 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaa tahay 25sano jir weli waxad aaminsantahay inad tahay ilmo Yar taasi waxay keeneysaa inad shaqesan weydo waalidkaga un kutiirsananto adigo aminsan well in aad tahay cunug Yar waa tan inaga naheysataa kasobilow marka ay qabaail badan ay heshiis qateen shirka jibuuti 2000 ilaa hada ma muuqato wax qabad lataaban Karo ay sameyen madaxdena musuq eex boob xatooyo madaxweynaha mareykanka alle hasoo hanuuniyo aad ayuu umahadsanyahay

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 5 วันที่ผ่านมา

    Inagu horta ma qarafo unban
    Ku noolanaynaa miyaynan
    Marnaba iswaydiinayn seen
    Rabnaa u noolaano ???

  • @laaska0014
    @laaska0014 5 วันที่ผ่านมา +2

    Alla maxaa tuugo lasooqabandoonaa kuwii xalane iyo tuugadoodii galbaa udumay

    • @abduqadirabdullah1256
      @abduqadirabdullah1256 5 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad ileen sabab kle ee u sii joogaan ma jirto 😂😂 soo qabqabta IgA dheh shar wadaasha

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 5 วันที่ผ่านมา

    Hala xiro tuugta waayo lacagta iyo waxa la sheegayo waxaa qeynsan jirey tuugta horjoogayaasha u ah soomaliya iyo ayaga

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 5 วันที่ผ่านมา

    Uma baahnin cawimaat cid aan u qalmin inay wax cawiso waa hadan helilaheen hogamiye u qalma hoganka dalkena sorry my dalkayga!

  • @somcana
    @somcana วันที่ผ่านมา

    Dad dhulbeeraad iyo biyo leh baa cunto tuugsi ku nool. Dead Ais aqriya ay Qortay Dambiso moyo.

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 วันที่ผ่านมา

    ;Nina kuma hamuun beelo biyo hoo la leeyahay: Looma baahna Hayad, NGO iyo Koox budhacad ah. Musuqmaasuqoodi waa laga raysanayaa… qofkasta wuxu cuni laha ee cabi laha Ilaahay baa haya…

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 5 วันที่ผ่านมา

    A

  • @AhmedAli-v6k7i
    @AhmedAli-v6k7i 5 วันที่ผ่านมา

    Ku darso somalilad kuma tirsama hayadan

  • @OdowaayRooble
    @OdowaayRooble 5 วันที่ผ่านมา

    Wax wlbo dalkeena ajaanib kasoo gaari lahaa waxa kadaran waxa xasan shiiq kasoo gaaraa

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 วันที่ผ่านมา

    Usaid waxay aheyd tuugo mana ogola in la baaro lacagtii sideey u maamuleen hala xiro hay adaas

  • @RutikPantle
    @RutikPantle 4 วันที่ผ่านมา

    one night i was scrolling, feeling stuck. life felt like it was passing me by, while others seemed to effortlessly attract success. then i kept seeing people mention this ebook, Vibrations of Manifestation by Alex Lane. i didn’t expect much, but after reading it, something shifted. it wasn’t about wishful thinking-it showed me how to align my energy with what i actually wanted. two weeks in, things started falling into place in ways i never imagined.