Khataraha Nagu Hareeraysan | Fandhaal Podcast 114 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @Bullale6
    @Bullale6 4 หลายเดือนก่อน +18

    Laba bilood kahor ayaan Akhriyey Buuga uu qaray [Ad'ham Sharqaawi], Soomaali ahaana uu u turjumay [Aadan Sahan] Waxaa ku jirta Odhaah ay is shabahayaan Podcasty-gan wuxuuna leeyahay " Haddii aad aragto qof in uu wax kaaga liita talaabada kowaad ee aad qaadayso waa in ay ahaato in aad illaahay u mahadceliso adigaa eegaya murtida uu illaahay ka leeyahay oo ah in aad wax ku qaadato waxa qofka kaa hooseeya haysata.
    Illaahay uga mahadceli in uu xumaantaada Asturay, adiguna waa inaad xumaha dadka kale ka gaagaabsato.
    Alhamdulilah.

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 4 หลายเดือนก่อน +8

    Asc Cumar xalqada 114 waan kahelay lanbarka qur,aanka bay isleeyihiin waana xalqo muhiim ah mahadsanid wllkay

  • @RamadanMarket-ml1fk
    @RamadanMarket-ml1fk 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ogaansho iyo 1m dhawaan insha allah

  • @inashacayb
    @inashacayb 4 หลายเดือนก่อน +8

    Cumar fuaad ilaahay aakhiro aduunba haysku keen tuso big fan ku ahay wlhi😢

  • @Cawaale.jeocole
    @Cawaale.jeocole 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ku sali nabiga scw❤اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد

  • @ZakariaDaauud
    @ZakariaDaauud 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sidee ayaan kubartaa sida wax loo xifdiyo ustaadow cumar inshaar

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 หลายเดือนก่อน +2

    Noloshii anbiyadu cajiib sanaydee in yar oo dhalanteedi kuma jiro nolol dhab, Role models ka dhabsheegida mudankii umadaha inay yihiin, Ceebteena alle ha asturo amiin, tollow sidee ayey nolosha ahaan lahayd asturka rabbi hadii aanu jirin subxaanallaah.

  • @rumiimukhtar7076
    @rumiimukhtar7076 4 หลายเดือนก่อน +5

    Anaka xaafadeena Omar inshar ciyaalkena loo daara
    M.a waxyabo ani war ka henin iyo xadaraadka wadamada waa ween ayeeyba ka war hayan. Aqlaaliqiyan iyo xadaaran ahan wu ku wangsanyahy. Wiilkan .

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 4 หลายเดือนก่อน +6

    Xasbunallah ma qalbigeygu miyaa ku jirtay wallkeen wallahi waan yaabay markaan hada dhagaystay barnaamjikaan ku dhawaad hal isbuuc bay qalbigayka ku jirtay habdhaqanka iyo daciif nimadeeba iyo musiibooyinka faraha badan ee second kasta aan u nugul nahnay musiibo nuucay doonto ha la ekaatee sow isbuucii hadeer la soo dhaafay waxaan galay xabsi kuyaalo somaliya meel ka baxsan sow wax danbi ah maan gaysan qalad maan gaalin dagaal maan galin wax qof bin'aadam ah oo lagu qabsam karo ma galin qolo police ah baa inoo imaaday geeb shaqo inagoo joogno way ina xirteen mudo kadib waan ka soo baxnay aniga iyo yarkale ilaa iyo hada cid inoo cadaysay majirto sababta ina loo xiray ilaa iyo hada maskaxdayda way aqbali la daahy sidoo na loo kaxeeyay iyo sida fududu ee na loo soo daayay waliba meel aad u Qatar badan oo dadaka halista ah lagu xisho baa nala geeyay Alx inta rabi lagu wax waydiisto ee aan garanaayay baar afka ku haay intii aan halkaas ku jiray marka waxaan is waydiiyay oo marwalba qalbigaygu ka bixi waysay sida fudud ee aan u galay halis waalid kaa warqabo mahaysati walaall kaa warqabo mahaysatit waa adiga iyo rabigaa waxii uu kugu tala galo sow dhalain yaro baan nahay wallhi waxaan ogya baryad rabigay aan baryay in aan ku badbaaday iyo toos naanta aan toosnaa intii aan banaan ka joogo ee aan xurnimada haysto xabsiga intii aan ku jiray waxaa ogaaday waxii aan fursad iyo waqti ah ee aan haystay waxaa ogaaday in aan lunsanaa oo aan ahaa xoola iska socda markan arkay in aad awoodi karin in aad suuli aado ee aaanad awoodi xitaa in aad si fiican aad u eegto harerahaad adiga dhan aad coqaabantay marka marwalbo qof ilahay ku xiran toosan salaadaha waqtigoda ku toosiyo waqti walboo ku soo mara aad ka faa'iidayatay markuu ka dhaafo aadan shalaayin ee aad ku faraxdid wax wanaagsan in aad ku qabsatay xitaa musiibo kastoo kugu timaato waxaad aaminaysaa in Eebe Wayne kaa furdaamin doono adiigoo ku faraxsan in aad ahayd qof xiragii ilahay haystay kuna dhiiray mar xalad kasta in aad diyaar u tahay in aad ka gudbi doonto xiliga hada lagu jirana maba ku soo jirto waa adigoo geed Tiitiin bartanka lagaa istaajiyay ee lagu yidhi ka bax waxti walbo waxaad ku dhawdahay dhimaato oo wallhi ah cod inoo balan qaadya ma jirto in aad aduunkaa ku raaxaysaneysid intata waqtiga haysatit wax ilaahay kuu dhaweenanyo qabso si markaad dhibaata kugu dhacda aad uga walwalin ee aad ku kalsoonaato rabiga ku abuuray in uu ku dayacayn lkn hadii aad tahy qof shar badan ee umada nafta u Keena ee la waayo ama uu xanuun sado la yirahdo kii baryahaay waa lawaayay ma tii baryahaaan waa la waya sacadaan aan qoraalka qoraayo inte ba cadiban inteebaa dhiban inteebaa silicsan inteebaa aduun iyo aakhiro hoogan inteebaa aduun iyo aakhiro barwaaqaysan intee baa ilaahy aduun Iyo aakhiro u saqiray.
    Allahayow hanagu xerin
    nolosha iyo aduunyada
    Eebow sinnaantiyo
    Islaam nimada xoogee
    Udgoonow Rasuukii SCW" Umadisa naga yeel
    Na'ilaali waligaa rabbow iilka nagu dhowr AMIIN AMIIN 🤲🤲

    • @babaali6305
      @babaali6305 4 หลายเดือนก่อน

      😅

  • @cabdicaziiz8168
    @cabdicaziiz8168 4 หลายเดือนก่อน +4

    ustad omar inshar xikmado inaa nosoo gudbiso waan jeclaan laha

    • @URCristiano117
      @URCristiano117 4 หลายเดือนก่อน

      Xigmado ogaansho qor waad heleesa wllo mar hore ayuu soo dhigey kuwo badan thanks 👍🏻

  • @Zumayaomar
    @Zumayaomar 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo noloshad wax badan naga bartay جزاك الله خيرا ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 หลายเดือนก่อน +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 4 หลายเดือนก่อน

    muhiimada uu leeyahy miithaalku ama tusaaluhu waxaan ka fahmay mucalim 𝐨𝐦𝐚𝐫 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚𝐫 anoo shayga fahmi la' ayuu tusaale isiiyaa thanks 𝕦𝕤𝕥𝕒𝕒𝕕𝕚𝕚

  • @user-xw5iq9en4q
    @user-xw5iq9en4q 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin wax badan Og WllkY omar I shaar❤Wanku salmay 🫡

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 4 หลายเดือนก่อน

      TH-camr masri ah wah

    • @calicade3834
      @calicade3834 4 หลายเดือนก่อน

      Nasri aw dhahay​@@ShadiyaCabdiraaxmaan

  • @xamzabashiir57
    @xamzabashiir57 4 หลายเดือนก่อน

    The best teacher Omar inshar ❤❤❤❤😊

  • @abdisalanhoori4228
    @abdisalanhoori4228 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waaku Salaamay
    Waxaan Filayaa inaan Ahay Qofkii ugu Horeeyey ee Muuqalkan Daawaday sidoo Kale Like Saaraa

    • @user-cd1np1lo2k
      @user-cd1np1lo2k 4 หลายเดือนก่อน +4

      Inad wax fican shegosi aa kumaleti

  • @Jamaalqaalib-c1s
    @Jamaalqaalib-c1s หลายเดือนก่อน

    masha Allah

  • @Baro25
    @Baro25 4 หลายเดือนก่อน +3

    Nabigaaga ku salli, ha nasoo booqan haddaadan ku sallin, haddaad ku sallidayna waa codsi nasoo booqo nagu khasaari maysid.

  • @XawoSuley
    @XawoSuley 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow na astir😢😢🎉🎉

  • @Crazy-youtube1234
    @Crazy-youtube1234 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kan ugu horeeyey wow 😂😂😊😊

    • @Ali-xq6kx
      @Ali-xq6kx 4 หลายเดือนก่อน

      Welcome

  • @abdibariabdiazizmohamud
    @abdibariabdiazizmohamud 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Dr omar gmail kaada bal fiiri adow mahadsan❤

  • @SAADAQ_SEERAAR
    @SAADAQ_SEERAAR 4 หลายเดือนก่อน

    The best teacher OMAR INSHAR

  • @Tilaapo
    @Tilaapo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ugu horeyn macalin aad ayaan kuu taageeraa runtii maalin walba si kaftan ah waalidka wxaa la iweydii maxuu ahaa ninka aa dhageysato waana kugu xiranahy 4years

  • @CqaadirAfcade
    @CqaadirAfcade 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaadi dhanka motivation ubaahanhy

  • @maxamedcumarcali133
    @maxamedcumarcali133 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waxaan kaa codsanaa in aad ka soo hadasho waxbarashada soomaaliya falan kasoo hadal waa iga codsi i.a kheee ayaan kuu rajeenaa

  • @allyyusufapdirahman6446
    @allyyusufapdirahman6446 4 หลายเดือนก่อน

    Allah aya mahad leh alx.....

  • @sacadrashiidburale8203
    @sacadrashiidburale8203 4 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq Kani waa Model aan ku dayan karno Omar inzhaar keep going bro..

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 4 หลายเดือนก่อน

    Golden voice❤😊

  • @user-yt3ec4dp8o
    @user-yt3ec4dp8o 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Ustaad wn kusalaamey

  • @nasserhashi
    @nasserhashi 4 หลายเดือนก่อน

    Philosopher,
    Khataraha Naga MASE (Nagu)Heeraarsan!!

  • @mohamedabdikadir1693
    @mohamedabdikadir1693 4 หลายเดือนก่อน

    Nabi Yusuf marka ay walaalihiisa godka ku ridaayeen 17jir ayuu ahaa miyaa dhahday mise anaa u aqaatay, Taas doodaa ka qabaa Ustaad.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxyaalaha aan kala baxay podcast tigan waxaa ka mida, imaan adag hadaad aragto ogow tijaabo dhaba ayuu maray aayad ayaa ahayd dadku ma waxay u malaynayaan in lagaga tagayo kaliya inay dhahaan waan rumaymay oo aan imtixaan la marineyn?

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 หลายเดือนก่อน

    Alleh ha ku dhowro

  • @Bujeti
    @Bujeti 4 หลายเดือนก่อน

    Waaay xalqada u dhamaaatay?! Mxay usii socon weysay

  • @AyubAden-bw8hb
    @AyubAden-bw8hb 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakallah

  • @user-df1dk2vn9t
    @user-df1dk2vn9t หลายเดือนก่อน

    Markaan khalad galno waa anaga dhahna waa iska xaal aduun

  • @user-hc9xr9yo9v
    @user-hc9xr9yo9v 4 หลายเดือนก่อน

    Aboowe birul walidiinka kasoo hadal

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 4 หลายเดือนก่อน

    1 ilaaa 114 midna imadhaafin😊

  • @basracabdi8818
    @basracabdi8818 4 หลายเดือนก่อน +10

    Illhow na astur

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 4 หลายเดือนก่อน

      Aamin 🙏🙏🙏🙏

    • @bukhatir1454
      @bukhatir1454 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin🎉🎉🎉

    • @otfheron
      @otfheron 4 หลายเดือนก่อน

      😊 3:31 ​@@Xirsiev

    • @farahhassanelmi3205
      @farahhassanelmi3205 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @xamzabashiir57
    @xamzabashiir57 4 หลายเดือนก่อน

    Teacher please reply isoo gal😊😊❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم استرنا فوق الأرض وتحت الأرض ويوم الأرض.

  • @Muhudin80
    @Muhudin80 4 หลายเดือนก่อน

    Okay ✅

  • @AmeinAdem
    @AmeinAdem 4 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp kasoo hadal janaraalkii hore e darawiishta ay hada somalidu hadal heeso

  • @MaryanIiman
    @MaryanIiman 4 หลายเดือนก่อน

    👋👋👋

  • @mohamedsayid2899
    @mohamedsayid2899 4 หลายเดือนก่อน

    hi omar

  • @HafsoWadani-qf7yg
    @HafsoWadani-qf7yg 4 หลายเดือนก่อน

    Cumarow is ilali adiga malinkasto gabdhahah ku digata kuwa dhasho ayay kaso baxee

  • @Zaiimsafraye
    @Zaiimsafraye 4 หลายเดือนก่อน

    Maxaa in muda ku sugnay legenow

  • @GalolPro
    @GalolPro 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aad&Aad, This Life is So Low Profile Event..

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 4 หลายเดือนก่อน

    Omarow horta uma qalantid in aad bulsho somaliyed wax uso gudbiso
    Sababto ah afki ayaba kugu adag oo kalmado anaga xagena ka fudud aya ku celcelinesa si aad u saxdo
    Meeshi laga rabay inaa kento eray bixino cusub sida lagu yaqinay dadka bulshada wax uso gudbiya kuwada indhergaradka ah
    Buug badan aya no akhrisa adna waa so akhrisa siday ila tahay
    Waa maxay sababta aad eray bixino u keeni wesay fadlan i jawaab