@@MUNAA888 ALLE ayaa isu abuurey aadam iyo xaawa wllo,naftuna lamaane wey u bhnthy adigana waad ogthy ,marka maxaad daryeelidii adigu aad is daryeelaysey mid kale ALLE kuugu daro sow jano aduun gal maahan ,duceyso ku oran lahaa wllo,nin kheyr qaba oo kaa qosliya i.a raalina ahoow kkkk.
@@aaminasahra1875 Allah kaligaa adoo qaawan ku abuuray adoo kali ahna waad dhiman..kuma dhihin nin uma baahnid lakiin inaad isdayac tiri kartid aamin ood kamaarmi karto qofkale..
Samiira yarey nolosha kuma xumeyso waa run qadarta aya ka weyn kama horeyso sida aan jecelnahay anaga waa ka weyn nahay gabaryar aya tahay ha maqlin kuwa xumaanta in lagu faano qurux u maleeyo adiga iyo culusow hada kala tagten ma kala go in gabdhahaga quruxda badan ayu dhalay waliga ha uso fariisanin inaad ceyso ama noloshadi hore ka sheekeyso wax fiican ma aha ilaahey haku xifdiyo adiga iyo ubadkagaba aqlaaqda ilaahey ku siitay ilaasho anagana ducada ayan kugu so jabeyna furiinka iyo inu guti islaam ah dumo qof iimaan leh kuma farxo waa ka murugodaa marka inta ku faraxday waxan leenahay ilaahey haso hanuuniyo allaahuma aamiin
Abaayo wixii qornaay lee dhacay ha u bihin dadkaan warkooda iyo dadka Ku farxayba sida in ayaga lacag helaayaan cml adiga iyo culusow dad walaalo ah oo meel ay Ku kala haraan lahayn baa tahay oo laba gabdhood oo qurux badan ka dhaxeyso marka adna noloshaada horay u wado Allah waxwalba aad jeceshahay haku siiyo oo wanaag ah noloshaadana Allah hakuu qurxiyo
Abaayo Allaah Ku Barakeyo Adiga iyo Ciyaalkaga Soomaali Ma Qancinkartid Ee Horey u Soco Noloshada iyo kan Ciyaalkaga ka Wado Masha'Allaah Hooyo Adag oo Fiican Baa Tahay We Love You ❤️ ❤❤
Waa run wax lagu farxo maahan qoys burburay Walalshay iga ween ayaa single ilmaha ku korsatay aadbey u adagtahy in ilmo lagu koriyo wallahi lkn we ka gudubtay Illahay nolosha ha kuu barakeeyo walal
Reer bur buray ma wanagsana balse qadarta rabbi ku qanac wlhy ilmuhu wxay ku wanaagsan yihiiin korimaha wada jira aabaha&hooyo war raggoow saan u dhama Hoyoyinka ❤ dumaroow inbadan idinkana samra insha allh😢
Masha allah walashey alle haku xafiyo alle hakula garab galo inad caruurtada korsato dadka noloshada iyo horumarkaha ka xuna ha u joojiin cadowgaga cagta hosteda keep going walashey
Wax lagu farxo maaha furiin allaase baneeyey, ilaahay ilmahaaga ha kula koriyo abaayo, maashaa Allah gabar caqli leh baad tahay allaha kuu ziyaadiyo, nin hadaan ahay waan ku guursan lahaa sabankaan la joogo wey yaraadeen gabdho sharaf leh oo caqli badan sidaadii kale. Allaha ku dhowro gacalo
Salaamu c w w Maansha Allah tabaaraka Allah. Ilaahay ubadka ha kula koriyo. Xishoodka iyo asturaadana ha kuu siyaadiyo. Dumarku way is hodaane inta fiican dhageyso habbo. 👍🏾👍🏾👍🏾
Sharafey wixi xun allaha inka hayo mana ahan wax lagu farxo furiin alle ma jaclo mar hadii ubad leyskudhalo runtii dulqadka aad loogu dadala wax walbo waa qoral waxan qornen dunida kama dhaco aniga 7 ciyal aya leygu furay waxan ku qanacsanahay qadarta wan jaclaa inan wada jogno lakin waxa nagawen qadar insha allah qeer bey kudhamane samir marwalbana alle talo saaro intas kugu filan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah samiir good woman ha ka sheekeen Allah kuu fududeyo noloshada adigan dadaal oo Allah ku xifdiyo haweenka qaarkood Allah kaa haayo shartooda diintana baro
Masha allah allah ku barkeeyo hori usoco xibiibti sharf gabdhaha soomamaliyeed sidan ba loga bahay yahay waxan kula talinaya in aad dib oga sheegen nolashadii hore ee aad hore usoco wad guuuleysan dootaa insha allah dadkana abe iyo hooyo alaha kaga dhiga xabibti ❤️☝️👋👋👋👋🏃🏃🏃🏃🤲🤲🤲👍❤️
Wlhi waaa ka naxay abayo Saaas waye waliga noloshaada hak a sheekeyn waligaa calaf waa dhamadaaa 😢😢😢😢😢😢masha allah abayo horay uwado noloshaaada😢😢insha allah
Mansha Allah walashey wad aqli badan tahay rabi ha ku xafido adiga iyo carurtada walahi wan jeclan lahay in u rergada dhisnado walahi hadan awod u leyahay wan isku gincelin lahay wayo mel carur jogto fuded ma ahan
masha alah caqligaga allaha ku siyaadiyo noloshana allaha ku qurxiyo sidaas kugu ogahay allaha kula koriyo ilmaha sharaftadana sidaas iyo si ka sii fiican u ilaasho qof iyo noloshadana haka so hadlin 🥰🥰🥰❤️
Samiro xbbt horay u soco arenkana dhaaf halka ku joji bini adama ha qancin rotinkaga wixi yar ee jawaba dhex gali lkn mel ha usofadhisan dantada ka raco waxan kalo kugu dara xata hadi ad isku sonoqonaysan hadi ilahay qadaro haso shegen wlshay sas ku soco ❤
@@SaredoMuhumad shukran wlhi ma aqno lkn dar Allan ujeclay gawadhan wa qof mar walba faraxsan hadad aragtoh qof farax San waa qof alle huxiran hadana waxan kulatalin in ay marnaba kasoo hadlin wixii furiinka kenay
وإن يتفرقا يغن الله كلا من سعته وكان الله واسعا حكيما meel san allaha idinka kala irsaaqa hadu calafku intaas ku egyayahay adna ilmaha allaha kula koriyo qalbigaba haku dajiyo Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi
@@mamasokoraadan340Wll salatul leyl tuko ha oran hadu khair iyahay dheh rabiyow adonkaga ihagaji wanad arkı donta isbadalka ilahay wa qafuru raxim uisbadali ina so sheg lkn wll ha ficiltamin sidu ilahay kuğu ogyahay dacad noqo gurigaga dacad Ku dhaqo wllo faido Mahin in ubadka abahod lakala tako ma ogid kan waxan kaga tagtay inad midkaleh ugu samirtin ado isleh markale in lagu furin marka uduce wll tasbixso ilahay bari
Sister allah garabkaga ha galo hadi la kalatagay noloshu way socinaysa farxadu wa ubadka iyo naftada qanacsanaanteeda nin kuma xidhna hire u soco teedakale astiqfarta iyo saliga nabiga badso ducatso wayo waxad u baahantahay healing and noloshu inay ku Barakowdo❤❤❤
No abyo bar maaha ee waa masuuliyada dhan inuu asiga qaada xataa gabadhu hadey tahy mida aduunka ugu lacagta badan asgaa laga rabaa masruufka reerka ilaahey ayaana dusha kasaaray❤
Sax waaye in loo sacab tumo hoyo carur haysato furiinkeeda waa qalad fartuun ehelkeeda ayaa garab taagan lkin samiro waa hoyo la aan allaha kula ku riyo caruurta abyo❤❤
Abaayo ilaaheeyna udhawoow astaqfarta badso, saliga Nabiga scw iyo xowqalada kudadaal iyo salatul leylka iyo quran aqriska
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Nin adiga iyo caruurtaada idiin darajeeyo,maka iyo madiina ku geeya i.a aamiin
Nin la aan isdaryeeli karataa maskaxda ka kor
@@MUNAA888 ALLE ayaa isu abuurey aadam iyo xaawa wllo,naftuna lamaane wey u bhnthy adigana waad ogthy ,marka maxaad daryeelidii adigu aad is daryeelaysey mid kale ALLE kuugu daro sow jano aduun gal maahan ,duceyso ku oran lahaa wllo,nin kheyr qaba oo kaa qosliya i.a raalina ahoow kkkk.
@@aaminasahra1875
Allah kaligaa adoo qaawan ku abuuray adoo kali ahna waad dhiman..kuma dhihin nin uma baahnid lakiin inaad isdayac tiri kartid aamin ood kamaarmi karto qofkale..
@@MUNAA888yaaaahuuuu yaaaahuuuu yaaaahuuuu haa habaarin miskinta
Garooob ilma wadataaa xiiso looma qabee gabdhaas hawaaalin ee ninkeedi iyo ilmaheediii ha ulaaabato
Gabdhaan waa daacad illahay nolashaada hakuu nuuriyo
Abaayo caloshaaihurtay
haa wlllhy waa daacad
@@FarahAli-z8d 🥲🥲
Samiira yarey nolosha kuma xumeyso waa run qadarta aya ka weyn kama horeyso sida aan jecelnahay anaga waa ka weyn nahay gabaryar aya tahay ha maqlin kuwa xumaanta in lagu faano qurux u maleeyo adiga iyo culusow hada kala tagten ma kala go in gabdhahaga quruxda badan ayu dhalay waliga ha uso fariisanin inaad ceyso ama noloshadi hore ka sheekeyso wax fiican ma aha ilaahey haku xifdiyo adiga iyo ubadkagaba aqlaaqda ilaahey ku siitay ilaasho anagana ducada ayan kugu so jabeyna furiinka iyo inu guti islaam ah dumo qof iimaan leh kuma farxo waa ka murugodaa marka inta ku faraxday waxan leenahay ilaahey haso hanuuniyo allaahuma aamiin
Fartun happy se dareemi qac single nimo wax lagu farxo maha mansha Allah Abayo ilahay caruurta ha kula koriyo 😊
Sax wlhi single nimo wax lagu farxo maahan 😢
Wax lagu farxo waye hade dadka isfahmi wayan maxa😂
Waa nag walatay naagta hadan soo dawaday bal maxay ka rabta gabartan samira sharaf ayey ledahay
Wixii Allah kuu qoro ku farax
@@munayear3919 amiin kheir allah adna aqliga hakubarakeyo
Abaayo wixii qornaay lee dhacay ha u bihin dadkaan warkooda iyo dadka Ku farxayba sida in ayaga lacag helaayaan cml adiga iyo culusow dad walaalo ah oo meel ay Ku kala haraan lahayn baa tahay oo laba gabdhood oo qurux badan ka dhaxeyso marka adna noloshaada horay u wado Allah waxwalba aad jeceshahay haku siiyo oo wanaag ah noloshaadana Allah hakuu qurxiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guruka iyo furiinka labadabo ilaaha baneeye ilaahaya horotada khayar hadhigo umadkana hakula koriyo yaa rabii❤️❤️🤲🤲🤲🤲
Saxa waaye abyo 😢 Ilaahey ReeR barkeysan ha nuku beego Gabdho hadaa nahay Meel qeer qabto Alla ha nuku aadiyo Yaaaa Rabi Allhuma Amiiiiiiiiin Yaaaaa Rabi
Abyo ilahay wx kudhibo kumatuso wey xnun bdan thy wlhi marka uu rerkada quruxda bdan kadumo wiliba adgo ilma hesta rajeynayay in adga iyo ilmahaga iyo abahod in ad sosartan ilmo dhan walba kahagagsan lkn abyo wx walba iyo goan walbo ad garto wxa ka awod bdan midka ilahay hagaro qali ilahay kuma dayaco adga iyo ilmahagaba haidin xifdiyo hana idin guleyo ❤❤❤❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Fariid qof ku farxaya furiin waa dhaqan iblees
Abaayo Allaah Ku Barakeyo Adiga iyo Ciyaalkaga Soomaali Ma Qancinkartid Ee Horey u Soco Noloshada iyo kan Ciyaalkaga ka Wado Masha'Allaah Hooyo Adag oo Fiican Baa Tahay We Love You ❤️ ❤❤
Abaayo plz isooboqo ❤
Waa run wax lagu farxo maahan qoys burburay Walalshay iga ween ayaa single ilmaha ku korsatay aadbey u adagtahy in ilmo lagu koriyo wallahi lkn we ka gudubtay Illahay nolosha ha kuu barakeeyo walal
Fartuun happy bey ku socotaa shekadaan 😂😂😂 qac qababac😅
😁😁😁😁😁😁
Naya aa ku ceshto jog nagahas wa saxibo Views aa ka galay an isku shidano ee dhehen
😂😂😂
Tan qac way dhaaftay free Fartuun happy 🤣
@@HiboAbdishakur-gq5hkSax
Reer bur buray ma wanagsana balse qadarta rabbi ku qanac wlhy ilmuhu wxay ku wanaagsan yihiiin korimaha wada jira aabaha&hooyo war raggoow saan u dhama
Hoyoyinka ❤
dumaroow inbadan idinkana samra insha allh😢
Abaayo isoboqo please ❤
@@Aragsame334 waa kuu saray wll
Masha allah walashey alle haku xafiyo alle hakula garab galo inad caruurtada korsato dadka noloshada iyo horumarkaha ka xuna ha u joojiin cadowgaga cagta hosteda keep going walashey
Wax lagu farxo maaha furiin allaase baneeyey, ilaahay ilmahaaga ha kula koriyo abaayo, maashaa Allah gabar caqli leh baad tahay allaha kuu ziyaadiyo, nin hadaan ahay waan ku guursan lahaa sabankaan la joogo wey yaraadeen gabdho sharaf leh oo caqli badan sidaadii kale. Allaha ku dhowro gacalo
Wll Illaahay hortaada khayr ha dhigo..dhamaan guryaha muslimkana Allaah haka xifdiyo shaydaanka..wuxuu ka jecel yhy malaha shaydaanku guri dhisan inuu dumiyo..
Salaamu c w w
Maansha Allah tabaaraka Allah.
Ilaahay ubadka ha kula koriyo.
Xishoodka iyo asturaadana ha kuu siyaadiyo.
Dumarku way is hodaane inta fiican dhageyso habbo. 👍🏾👍🏾👍🏾
Sharafey wixi xun allaha inka hayo mana ahan wax lagu farxo furiin alle ma jaclo mar hadii ubad leyskudhalo runtii dulqadka aad loogu dadala wax walbo waa qoral waxan qornen dunida kama dhaco aniga 7 ciyal aya leygu furay waxan ku qanacsanahay qadarta wan jaclaa inan wada jogno lakin waxa nagawen qadar insha allah qeer bey kudhamane samir marwalbana alle talo saaro intas kugu filan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah samiir good woman ha ka sheekeen Allah kuu fududeyo noloshada adigan dadaal oo Allah ku xifdiyo haweenka qaarkood Allah kaa haayo shartooda diintana baro
saasaa kuuroon calaf hadoo dhamaaday maahan inoo qofwalbo xunyahay shali wanaag kuwada nooleedeen maantana calaf dhamaaday caruurtaas niiga dhaxeeyo adna ALLAAH kula garab galo koriskooda❤
Ilaahow waxii khayr ku jiro ha ku waafajiyo hortaada khayr gadaashaada khayr ❤❤❤❤❤
Wllo ilahayaha hakudhawaro guulna hakugadhsiiyo lkn ilahay udhawaaw cibadadbadso isatiqfaarta io saliganebig.scw badso guul guulysowashay❤
Gabar caqli leh baa tahay MAASHA ALLAH
Masha allah waliga reerkaga haka hadlin ilahaaga aabahod waye qofka nolal qurux badan wadagten waliga haka sohadlin ilmahana alle hakula koriyo nolol qurux badan ku rajeyna samiiro ❤❤❤
Abaayo ❤❤🧕🏼🧕🏼👑👑🌷🌷 Alhambulillah ☝🏼 Amiine Amiine 🤲🏼🤲🏼
Waa runtaa wlll 100% Alle ha kuu barakeeyo Awlaaadada wll
Fartuun qalad ayay gashay lkn dhibmalaha guri dumay mid kale kama naxo ilaahay hakuu fududeeyo nolosha
Waa maxay qaladka ay gashay?
Asc samiira abayo ilmaha illaahey hakula kuriyo alle subxana watacaalaa wax madhibaane wax walba haku fududeeyo hooyana alle ha unaxariisto masuuliyada wllyaal io ilmahaada alle hakula garab galo ilmaha wllyaal kuli caafimaad ale haku siiyo aamiin yaa allaah
Masha allah allah ku barkeeyo hori usoco xibiibti sharf gabdhaha soomamaliyeed sidan ba loga bahay yahay waxan kula talinaya in aad dib oga sheegen nolashadii hore ee aad hore usoco wad guuuleysan dootaa insha allah dadkana abe iyo hooyo alaha kaga dhiga xabibti ❤️☝️👋👋👋👋🏃🏃🏃🏃🤲🤲🤲👍❤️
Masha allah tabarakalah wllshay ❤️
اللهم اختي ويحفظ من كل شر يارب العالمين اللهم آمين
Oh you’re so right masha Allah
Manshaa Allaah Waa Hadal Xaqiiq Ah, Runta Ayay Taabatay,
Fortunately Happy Waa Qof Walan Markeey Hadleeyso Bal Firiya Waa Dhimirka😮😮
Walhi ani xataa waau maleeyey
الله يحفطك انت وعيالك
والله يرحمها أمك
دي الدنيا نشوفها ك شيء
ٱن الله مع الصابرين
Waxaan allekaga barya inukusoceliyo farxaddii iyo wadanolashihina alle Hakuso celiyo caruurtada adiga iyo xajiga idinko Faraxsan insha Allah allow u aqbal ducada aamiin aamiin aamiin yaa allah
Amen you are tight
Saaas waayo samiiro barteed dhigaty abyo wax khayr qabo Allah ku siiyo ilmahaagana Allah kuu barakeeyo
Maansha Allah..
Samiiro si fiican bay u hadashay...
Waligay like umasaarin maantay runtaa ka hadashay waan saaray waleee😂
ma isaga saartid mar walbo
Abaayo isoobooqo
Sax lkn tuma numba yako
Ilhy hakula koryo ciyaalka aaamiin
Allahayow samiira iyo caruurteeda farxad aan dhamaaneyn sii yaa rabbi
Guuleyso waxa Alaale iyo wixii niyadaada jecel Allaah hakuusahlo owlaadana Allaah hakula koriyo insha Allaah wax ku dhibo Allaah kumatiso❤ dadka qaarkoodna hadaladooda waxba hakasoo qaadin ee horay ugu soco
Maashallah Allah ha ku barakeeyo aakhiro iyo aduunba
Wlhi waaa ka naxay abayo
Saaas waye waliga noloshaada hak a sheekeyn waligaa calaf waa dhamadaaa 😢😢😢😢😢😢masha allah abayo horay uwado noloshaaada😢😢insha allah
Alle haku qurxiyo noloshaada abayo
Man Sha Allah wllo Allah caruurta ha Kuu xifdiyo hore u soco guulayiso anana garabkaga ayaan nahay
Ciso iyo sharaf ku nolow waxa ka muqato in hooyo qimo badan kuso bar barisey Allah janatu fardowso haku casumo❤
M.a abayo Alle garadka iyo aqliga hakuu barakeeyo nolol qurux badanaa kuu rajeynaa inshllh wax dhib ah illahey kuma tuso 🤲🤲♥️
Mansha Allah walashey wad aqli badan tahay rabi ha ku xafido adiga iyo carurtada walahi wan jeclan lahay in u rergada dhisnado walahi hadan awod u leyahay wan isku gincelin lahay wayo mel carur jogto fuded ma ahan
Mashaa Allah Allah ku xafido inshallah
Wcs wr wb mansha alaah firdada aad iyo aad ayan uga helay abayo go aanka ku atkeyso waliga fikrada ayaa lagu socda insha alaah alle hakula koriyo ❤
Allaha kula koriyo ubadka abayo horey u soco ❤❤
Ilaaahy wxuuu dhahy هن لباس لكم وانتم لباس لهن qof gob ah tahy abaayo horay usoco 😢❤ilaaahy ilmaha hkula koriyo😢😢
Mashallaha tabarakallaha waxa walabo oo at jecashaya oo khara ku jiiro allaha ku siiyo Amin
Alaha ku saciido abaayo insha alaha caruurtana alaha kula koriiyo❤❤❤mash alaha 😍 ❤❤❤❤
masha alah caqligaga allaha ku siyaadiyo noloshana allaha ku qurxiyo sidaas kugu ogahay allaha kula koriyo ilmaha sharaftadana sidaas iyo si ka sii fiican u ilaasho qof iyo noloshadana haka so hadlin 🥰🥰🥰❤️
Samiro xbbt horay u soco arenkana dhaaf halka ku joji bini adama ha qancin rotinkaga wixi yar ee jawaba dhex gali lkn mel ha usofadhisan dantada ka raco waxan kalo kugu dara xata hadi ad isku sonoqonaysan hadi ilahay qadaro haso shegen wlshay sas ku soco ❤
War gawadha 200k garsiya horey ha usocote
Ciil badanah fartuun happy comuntiga wey xeraday 😂😂😂😂😊
😂😂😂😂
kii hadda ay so dhigtayna marki waa shamsi lagu qaaday xidhatay😂
@@ملكةالحياء-و2ز walee hadaa soo gacay
😂😂😂😂😂
Mansha allah abayo qof wanagsan baa tahay❤
Si qurux badan ayaad u dhigtay Allah kuu sahlo nolasha aduunka iyo tan aakhiro
Masha Allah hore u soco.
Maasha allah abayo horay u soco dad Watkins iska ilow wey kaa waalayaan allah talada saaro ilmahaadane allaha kula koriyo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Xabiibti nolol wanagsan allaha kugu arsaaqo aduun iyo aakhri noloshaada horay uwado 🥰
Samira qurux hore u soco walashey 😊
Xaqiiqda bad abaarty❤abyo horey usoco
Masha allah wll samiira ilahay haku xiftiyo Ilahayn ciyaalka hakula koriyo
Abyo familka ugu jeclahay aheeden lknse wey dhacday in kala tagteen dadka farxayo wa cadaw alle waxa qerka ku jiro alle ha idin siyo🤲🤲
Yaa Allah Samira cadey iyo carurteeda Shar oodhanka Kailali una fur albabada qerka Yaa rabi ya raxman yaraxiin
Allaahumma Amiiin
@@SaredoMuhumad shukran wlhi ma aqno lkn dar Allan ujeclay gawadhan wa qof mar walba faraxsan hadad aragtoh qof farax San waa qof alle huxiran hadana waxan kulatalin in ay marnaba kasoo hadlin wixii furiinka kenay
@hothanabdullahi3358 waasax waxaa fiican iney kasohadlin aniga xitaa ma aqaano lakiin waa gabar muslima oo somaaliye waxaan jeclahay wixii kufiican iney sameyso
وإن يتفرقا يغن الله كلا من سعته وكان الله واسعا حكيما meel san allaha idinka kala irsaaqa hadu calafku intaas ku egyayahay adna ilmaha allaha kula koriyo qalbigaba haku dajiyo Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi
Maasha. Allaah.gob..samiira..siman.❤❤❤❤🎉🎉🎉
. اصلحك امورك في دنيا والاخر.
ندعوك بالخير والفرح في الدنيا والاخر. اللهم
Abayo ALLE noloshada haku qurxiyo
Waa xaasidad waalan oo doqon ah taas Qac baa ka yeertay heblaayo happy mida ay ugu qoran tahay 😂😂😂
اللهم صلى و سلم و بارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Ilaahey qeer badan hku siiyo
Single nimada haduu alle kuu qoray hadaa ku farxin ma ooyi lahayd, ninkaan adi ma dhalin abaa silac ku nool 30guursataa dhaanta waa sax hada adi waxaa islahyd ninkaan caruurtiisa iyo isaga isku jiid oo samir haka fogeyn cml ayaa ugu laabate waxaana ka dhaxashy in uu hadane ku furo abaa jiljileeca noocaan meel iska dhig wixi kuu qoran aamaree ilmahaaga dartood madax halagaaga istaago waxaa ka fiican adoo kaligaaa u xamaasho oo u rafaaada. Keep going quruxy yaan mardanbe laguu soo seex seexan nolosha kuma xumeyso waxaa jeceshay oo qeyr kuugu jira allaha kuu sahlo👑
sax waye iso duceya dhibato dhamka familka iga hsysato hdu qyr iyahay ilmahayga abahoda inu nbd nakala dhax dhego hdu shar iyahay nakala bad badiyo iguso duceya wllayal
@@mamasokoraadan340Wll salatul leyl tuko ha oran hadu khair iyahay dheh rabiyow adonkaga ihagaji wanad arkı donta isbadalka ilahay wa qafuru raxim uisbadali ina so sheg lkn wll ha ficiltamin sidu ilahay kuğu ogyahay dacad noqo gurigaga dacad Ku dhaqo wllo faido Mahin in ubadka abahod lakala tako ma ogid kan waxan kaga tagtay inad midkaleh ugu samirtin ado isleh markale in lagu furin marka uduce wll tasbixso ilahay bari
Maanshallha 😅😅
Sister allah garabkaga ha galo hadi la kalatagay noloshu way socinaysa farxadu wa ubadka iyo naftada qanacsanaanteeda nin kuma xidhna hire u soco teedakale astiqfarta iyo saliga nabiga badso ducatso wayo waxad u baahantahay healing and noloshu inay ku Barakowdo❤❤❤
Wlll qali hadad dacadtahay
anaa ka Hele macany. labar
Kaga isodir
Haday run karahay labarka
Ayad sodiri macany
Hadikalana waxad rabta
Inad can noqoto
Qurux waad leedahay lkn inaa danahaga aqoonsato aya fiican nin jiifka beer iyo hilib aad ku siineeso iska daay maxee tahy marka dhahesay kirada guriga iyo raashinka aan bixiyaa ninka bar inoo asaga masuliyada qaado hadaba waxas qarasha bixinayo waobo anoo garoob ah aan baxsho no farax iijiifo
No abyo bar maaha ee waa masuuliyada dhan inuu asiga qaada xataa gabadhu hadey tahy mida aduunka ugu lacagta badan asgaa laga rabaa masruufka reerka ilaahey ayaana dusha kasaaray❤
Masha Allaah llahey nolasha haku qurxiyo waxad tahay gabar caqli badan ❤
Ilaahey hakula koriyo caruurta wall guri dhiskiisa wa lagu farxaa Burburkiisna wa laga naxaahe
Maansha Allah hore u soco
عسى ربنا أن يبدلنا خير منها انا الي الله راغبون ) لعله خير ان شاءالله ❤
Wll qaali illaahay ubadka hakulakoriyo badal khayrqabana hakusiiyo😢
Masha Allah sax waaye walahi ❤❤❤🎉🎉
Ilaahey ilmaha hakula koriyo abaayo macaanto Ilaahey haku bogodhayo amin yaa rabbi.
Maashaa Allaah
Waana intaas Ugu Filan Dumarka Laqabo Mahadsanid
Quruxleey noqoty samiiro maasha. Allah,horyusoco
Ilaahey ilmaha hakuubarakeyo abayo Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin yaarabi
alle sidaa jeceshahy hakuu yeelo wlle🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Sax waaye in loo sacab tumo hoyo carur haysato furiinkeeda waa qalad fartuun ehelkeeda ayaa garab taagan lkin samiro waa hoyo la aan allaha kula ku riyo caruurta abyo❤❤
Inan qurux badan baad tahay guul ayaan ku rajaynayaa
Manshalah samira qurux
Ilhy wx walbo oo aad jaceshahy haku siiyo aboyo nolosha ilhy haku qurxiyo i.a guleyso mar walbo ❤💕
Ilaahay caqliga ha kuubarakeeyo
Masha alaah tabarakalaah gebedhaan ookale hadeey ahaan lahayeen wax xumaadaa ma jereen walhi samiira alaah haku xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
May Allah reunit you with your husband and bring kheir and baraka to your life