Sxp waagaa leheed afgooye isbaara tala buulaloow isbaara taal warmaxan isbaara taal & maanta wlhi %90 farqi ween u dhaxeyso sxp nolasha kuma dhibto dhib la aaan iiraaxeyso wll mcn
Abti waan kuu ham bal yee nayaa in kas too aan kala soo dahay had ayaa illah wa fu jiyey guri la ku nagaalo iyo uwad bari ah illah ha idin wada siiyo aamin
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN
HADAA DABKA LAGASOQADAY
QOSOL OO QANAC
FADLAN IDINKOO MAHAD SAN
SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE
NOODHAHA MAHAD SANIDIIN
WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
ABUUKAR JAJUMOW CONGRATULATIONS BROTHER 🎊 👏
Hambalyo hamabalyo wllo ilahay ha isku kiin kheyro
Nin walba gabar buu qalbi jabinayaa midna wuxuu ka dhigan dhagixii uu ku dililahaa allow dumarka caqligoda soo celi
congratulations best wishes for your future 🎉
Maaaaaasha allaaah sxb isku waara
Walaalky mabruuk hambalyo aad aan ugu faraxnay maasha allah guur wacan ubad khayr leh ilaahay ha idin siiyo.
Hambalyo Hambalyo wll key sxb Hambalyo wiil iyo cano gabar iyo cano guurkii lagu nasto lagu nagado allow ka yeel amiin amiin
Mashallah hambalyo ayadoo music laana u qaad
Masha Allah aboowe guurkaga Kheyr ilaaheey ha kaaga dhigo. Beautiful song for your wife!
Ar jaajumow mana duqoobaayo maanshallaah hambalyo odey hore
Mash allaah alle haidiinxafido walalkey iyo marwa qaali Ruqiyo cali axmad
Masha allah tabarakallah ilaaheey ha isku kiin barakeeyo kuwii isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela ilaaheey ha idinka dhigo aamiin
Mansha'Allaah tabaarakallaah Alif Alif Mabruuk Allaah ha idin siiyo Owlaad baari ah aamiin yaa Allaah
Masha allah Hambalyo Qalbi to Qalbi isku wara Insha allah ✊🎤
Maasha Allaah wllkey Jaajumow guukiina guurqeyr
ماشاء الله) الف مبروك
Hanabalyo Hanlbayo sxbke jajumow & xaskisa isku wara Hanbalyo
MashaAllh hamblyo raaliyada dumar ruqiyaan helay mida raadinjiray iga gadan MashaAllh
Hanplyo sxp jajumow 💞
Masha allah tabarakalah hambalyo reerkii wadajiree nabad gala ubad khayr qabana kalahela amiiiiiin yaa rabbi 🌹 💖 ❤ ♥ 💙 💕 🌹 💖
Masha Allah jajuumow insha Allah abkow iyo abooto noqda.
Hambalyo sxb
Jaajumow Congratulations my brother 🎊 👏 🥳 hope you spend the rest of your life with your partner as happy as you are today walalka
Maasha allh wll abuukar jaajumow Hambalyo Hambalyo Hambalyo
MashaAllah Mabruuk guur qeyr qabo Allaha ha idinkaga dhigo
Maansha allaha allaha ha isku kiin xifdiiyo aamiiiiiiiiiin yaa rabii
Waaaw masha allah wax badan waa dhahay hees rukhiyo so qaad abukar jajumoow isku waraa
Hambalyo Abuukar
Manhsall wlky iyo dumahi hanblyo hanblyo gurkina guur khayar guulwo kaa yeele amiin
Mashaa alaah 1000 Mabrouk congratulation. Ilaahey haidinka dhigo kuwei dadkoda iyo dalkoda anfaco ilaahey ha idinka dhigo wiel iyo cano kabar iyo cano ❤️🩹💝💕💕💕❤️🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥😍😍😍😍😍😍😍
Masha allah jujumow boss
Alif mubrook, Masha Allah tabarakalah.
waaaw so beautiful wlahi mansha alh 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
mansha alh habalyoo wallkay guur khayr guri nagi 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Masha allah labadi isku warta noqda🙌🙌🙌🥰🥰🥰
Ma Sha Allah beautiful couple, may Allah bless your marriage
Wwww mansha Allah hambalyo hambalyo Hambalyo wllkey aaamiin rabi hanigu arsaqo wollaadbaariya
M.a zxb abukar hambalyo hambalyo isku wara adi duma wiil iyo gabar nabad iyo cano kala hela
Abukar jajumow salaansharaf Hampalyo sodahday ankuwadaa. 👏👏👏👏👍🌹🌹
hambalyo fanankena jaajuumow
Asc walaalkey auguri owlaad alha idiin siiyo oo baari amiinyaa rabi👏👏👏💕💕💕
JAAJUUMOW DUMARKA CIYAARTA KADAA MEEDAY YASMIIN TII AAD WAD WADI JIRTAY SHABEEL NAGOOD
ANYWAY CONGRATULATIONS 🎉 BRO 😎 😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🤣🤣 Beentaa maaha anaaba is weydiiyay Yasmin
Oday waaye maba xishoonayo sidii wiilyar uu isku walaqaa ilmihiisa ayaa ilmo dhaleen wayeel waaye
@@sahraali8615 🤣🤣🤣🤣 ma naxaysid
Mashallah iskuwaara abed inshallah💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤
Gratulation brother beautiful family🥰🥰💌💌💌❤️❤️❤️
Maasha'allah ilaahey kheyr hakaaga dhigo
Mabruuk eboow jajuumoow
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊
Maa shaa Allah abuukar walal igu qaali ah💗💗💗💗💓💓❤🧡💛
Maasha Aallah Abti Hanbalyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
DHAQANKAAGA MA AHA JILBAHA HA DHIGAN DIINTAADA KU DHAQAN WALAAL
ALLAAH IDIN XIFDIYO KHEER
Maasha allah 😍😍😍👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎊🎊🎊🎊🎊👍👏👏👏
Mashaalah hampalyo hampalyo congratulations 🎉 wiil iyo caano gabar iyo caano. Mashaalah riyadiina ilahay haku caqbalo ilmo cafimaad baari ah ha idinku arsaaqo
Maaash allaah beautiful my family 💞💞💓💓💞💞💞🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤
Masha’Allah congratulations 🎈🎉 ❤️
Jaajuumow waxaan mooday in uu naag qawo ma iskaa bula uu ahaay waa la yaabee mise waa minyare
masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi jajumo waxas hees laga dhah shiib iska dhah
Sxp waagaa leheed afgooye isbaara tala buulaloow isbaara taal warmaxan isbaara taal & maanta wlhi %90 farqi ween u dhaxeyso sxp nolasha kuma dhibto dhib la aaan iiraaxeyso wll mcn
Mansha Allah tabarakalaah mabruuk brother 🙏
Amu ader ana hayga ohine waba arose muxu la oyey mise wuu heesya
Masha allah isku waara ubad kheyr qaba kala hela
#Najib Yare 🎥🎥🎥 waad na waleesa sxb
Masha allah tabarakallah rabi ha ha isku kiina xifdiyo 🌹❤️
Good song raxmadii aduunkay kaarorimaayo
Hanbalyo abuukar iyo marwadiisa
Hambalyo hambalyo hambalio walaalkey
Rukhiyo waa raaxadii aduunka rafaad arkiima ruuxi usoo riyaaqdo rabi raali haka noqdee rafiiq waaye
♥️☑️ sami magac ila waadago amaanta haka daalin
Congratulations anti ii maa taqaanid waxaan ku mahmahnaa haddii nahaay begeedi abgaal ceelka ku kulmaan hadda abti congratulations 🎈🎉🍾🎊
Masha allah mab ruuk💜
Masha allah barakooba
Machaallah
Iskuwaara Idan Allah Aamiin Amiin
Allow isukiin barakee
Congratulations 🎊🎊👏👏👏
Mashaallh beautifull couple
Abti waan kuu ham bal yee nayaa in kas too aan kala soo dahay had ayaa illah wa fu jiyey guri la ku nagaalo iyo uwad bari ah illah ha idin wada siiyo aamin
Maa shaa Allah
Masha Allah hambalyo isku waara ebid
الف الف مبروك عليكم الشهر عسل،🌷🌷🌷
Asc jaajuumow congratulations abtiyow
Hambalyo hambalyo reerki lagu naste lagu nagaado Alle haydinka dhigo
Hanbalyo bro 🥰🥰🥰
Maasha allah tabarakala lah
Machallah tabarakallah allahuma barek hambalyo
Woooooooow
Masha allah congratulations ❤❤❤❤
Mashalllah awguuryo reerki waara
Maansha Allah 🎉😍 congratulations 🎉🎉
Masha Allah hamplyo Hamplyo ❤ 🙏 💖 ♥
Min yaro iga dheh
M.a hambalyo
Hambalyo walalkey alle ha iskinen wayreyo
Guurkiina guur qeyr gurigiina guri nag i
MASHA ALLAAH HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAPPY TIME INSHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Tabaaraka allah malaayiin jeer mabruuk
Congratulations my family 🥰🥰🥰
Mabruk masha allaah isku wara awid insha allaah yaarabi 🤲🥰👏🎊🎉💐👰🏻♀️🤵🏻♂️👏🌹
Ayy hamalyo Hamalyo
Hambalyo hambalyo jaajuumow iyo xaaskiisa
masha alh mabruuk wllkega ❤
Baaraka Laah fiikum
Mash Allah runbadaan
masha alah Baraka lah