Jaajuumow Hees iyo Ciyaar Cusub Cida Geela Gabadhood. Official Video.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • HUBAAL MEDIA GROUP

ความคิดเห็น • 193

  • @fartuunqataareey8382
    @fartuunqataareey8382 ปีที่แล้ว +56

    😭❤ Gaaljecelnimada wa heybad gaara🐪

  • @anoubakeribrahimadou4203
    @anoubakeribrahimadou4203 ปีที่แล้ว +30

    Cida geela inaga badan from jabuti galjecel samo 🥰🥰🇩🇯

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 ปีที่แล้ว +72

    Gaaljecelnimo
    Jah heestaan wey iga gadan tahay❤️👑🦁🐪

    • @buubuumalabo9225
      @buubuumalabo9225 ปีที่แล้ว

      Gaalo jacel maa sarabay yaqan Cida geel gabadhoda waa naag awrtable ahaa

    • @maryuumacadey7287
      @maryuumacadey7287 ปีที่แล้ว +4

      @@buubuumalabo9225 😂😂😂yaan lagugu maqlin heesta waa hees gaaljecel

    • @mohamedshake2338
      @mohamedshake2338 ปีที่แล้ว +2

      @@buubuumalabo9225 dhulka oo tirinaayo Waa meesha at Gaaljecel samow ama Geeljecel sida utaqaanid. Cida geelka Waa na la dhahaa

    • @sacdiyo.ibrahimsacdiyo7997
      @sacdiyo.ibrahimsacdiyo7997 ปีที่แล้ว +2

      Saas abayo qali

    • @mo9204
      @mo9204 7 หลายเดือนก่อน

      @@maryuumacadey7287 OG wey noqon kartaa, laakiin haleesku dagaalo anaga waaye iyo anaga. heesta wey noo gadantay xalaa kuli xaaal

  • @cabiiracayuuni9544
    @cabiiracayuuni9544 ปีที่แล้ว +32

    Alla aney igaaartay heestii ugu shidned abid ee loo qaado Cidda geeela gabadhohood. ❤️❤️❤️❤️

  • @fisalmohammed8529
    @fisalmohammed8529 ปีที่แล้ว +22

    Ayyyyy jaH dad an jaclhy gj from hg sacad

  • @sgsoniyaa1437
    @sgsoniyaa1437 ปีที่แล้ว +26

    jah iga Dantahy heestan yaqey dhiiga biya maaha galjecel nimo ❤🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 9 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan Jaajuumoow Hadaad Nuuxdo Waxaa Ay Ka Hadleeysaa Somaali 🇸🇴 OO Ah Irir Samaale OO Ah Shanta Somaaliyeed Aan Saxar Ku Jirin OO Ah Irir Samaale.

  • @leyloluul8357
    @leyloluul8357 ปีที่แล้ว +27

    Hee dhiiga ikacay galjecel samow afkga cana lgu qabay♥️♥️♥️

  • @abdinasirmuhumed8715
    @abdinasirmuhumed8715 ปีที่แล้ว +6

    Dhiiga gaaljecel. 💕
    Ogow guudweyna wa aniga.
    Ogow somali gabiged ogow geeley kufaanto ogow anigey gooni iitahay. 👌💞💓
    Gabdaha dhiiga isoqabto

  • @aaminasahra8480
    @aaminasahra8480 ปีที่แล้ว +13

    Waaw Jaajubow afkaa caana
    Geel lagu qabey thank Hubal tv

  • @najmomohamed338
    @najmomohamed338 ปีที่แล้ว +17

    Jah cida geela gaaljecelnimo ❤️❤️🩸 jaajuumow afkaga Mac lagu qabay 💯

  • @indhauronali5460
    @indhauronali5460 ปีที่แล้ว +11

    Jah reer batigey dhiga idhaqaqay hoydaey mcn cida gela gabadhooda iyo ilamaheyga Haa dhigo biyo ma ahan

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 ปีที่แล้ว

      Asc maasha allaah habo wlc

  • @deeqomohamed1932
    @deeqomohamed1932 ปีที่แล้ว +22

    Golaweyna celcali xudunteyda taalaa ❤my dhiiga geeljecel ❤❤❤❤

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 ปีที่แล้ว

      Asc maasha allaah tolka allaha xafido meel walba ay joogaan

    • @deeqomohamed1932
      @deeqomohamed1932 ปีที่แล้ว

      @@casalasal6466 wcs aamiin allaha xafido

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 ปีที่แล้ว +9

    Waaw m.a wale galjecel in geel lugu gari karin may dhiga saran soor nimo from masare saran soor💉🌹❤️🩸

    • @nimco6594
      @nimco6594 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰🥰🥰❤️💋❤️👌

  • @badriyabeela234
    @badriyabeela234 ปีที่แล้ว +8

    😭😭alaa aad ii tabatay hesta my dhiiga ilahow idiin dhow malwalibo aad joogtan jajumow gift 🎁 àd u ayaan sinaya hadan la kulmo insha allah

  • @naimaali5308
    @naimaali5308 ปีที่แล้ว +47

    Inta Tiktok kasoo aragtay ani camal farta taaga 😂

    • @shukriyah7388
      @shukriyah7388 ปีที่แล้ว +2

      Ana ka mid eh

    • @nimco6594
      @nimco6594 ปีที่แล้ว +1

      Anika kamid ah ayado dheer ayaan radiNayay wllhi 😅💋❤️🇪🇪🇪🇪💋❤️

    • @aaishoumar2915
      @aaishoumar2915 ปีที่แล้ว +1

      Anoo galjecel ehen soradiyay😂😂

    • @KingJamaL777
      @KingJamaL777 ปีที่แล้ว

      WhatsApp status kaso dabay gacay hhhh

  • @shukriyah7388
    @shukriyah7388 ปีที่แล้ว +7

    Walee wa runtaa jajumow gela somali ku fanta anoo gaar iiyahay

  • @sadiayaro
    @sadiayaro ปีที่แล้ว +7

    Galjclow dumashi isoqora waninkusobire 😂❤❤❤

    • @AnabHassan-zb9ju
      @AnabHassan-zb9ju 11 หลายเดือนก่อน

      Kusoo dhawoow dumaashi gacmo furan

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 ปีที่แล้ว +4

    Tolka hestan wa logu hagarbaxay jajumow caana geel afkaaga lagu qabay 🎉

  • @nasruunipea7355
    @nasruunipea7355 ปีที่แล้ว +12

    Jah galjecel nimo❤🖤🇪🇪🐪

  • @kowsarcumar1763
    @kowsarcumar1763 ปีที่แล้ว +8

    Heesta kaliyaa hooyadey dhageysto 🇪🇪🐪💪

  • @maqsuudmuse2034
    @maqsuudmuse2034 ปีที่แล้ว +21

    Gaaljecel samow geelbadana ❤

  • @qaaliquruxmedia
    @qaaliquruxmedia ปีที่แล้ว +16

    Gaaljacel saransoor riyaal mataan garjante gaardheere samaale.

    • @nimco6594
      @nimco6594 ปีที่แล้ว

      💋❤️💋🥰👌

  • @maxamednuur6731
    @maxamednuur6731 ปีที่แล้ว +14

    Cida geela gabadhod 🐪ayaan gobayaa 😊

  • @amunahbintumohamed9907
    @amunahbintumohamed9907 ปีที่แล้ว +3

    Jaaljecel hees lagu amaanaa waa markii igu horeysay ee aan arkay heesaha necbahay lkn waan qiiroday

  • @mohamednoorshilow2437
    @mohamednoorshilow2437 ปีที่แล้ว +3

    Waaw jaajumoow sxb wan kuwadabaa Gaaljecel samow ✊🏾✊🏾

  • @nurahmed8975
    @nurahmed8975 ปีที่แล้ว +4

    Ah . Reer ayeydey: (Xaawo Faarax Xeefow): taariikh diina waa mid facweyn

  • @izabellaizabella9390
    @izabellaizabella9390 ปีที่แล้ว +10

    Dhiiga galjecel samow gela bdne nolada 🥰🐪🐪💯❤❤❤

  • @ubaydmohamed2342
    @ubaydmohamed2342 ปีที่แล้ว +5

    Ninka sidaan idinku gar baxay wa bagadi💯❣️ nolada cida geela gabdhood🔥🫶🏼

  • @fahmomacalin-xt9pz
    @fahmomacalin-xt9pz 8 หลายเดือนก่อน +1

    waaw may dhiigeyga gaaljecel samow jaajuumow afkaaga caana mac lagu qabi wllkey ❤❤❤❤❤❤ 2:15

  • @Anjalii143
    @Anjalii143 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ay rer abtigey hees kalakacsan kudhacay

  • @safiyaabdihussein2103
    @safiyaabdihussein2103 ปีที่แล้ว +13

    Gaaljecel 🐪🐪Samoow ❤️❤️🥰🥰

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allaah kkkkkk Caadi maaha Viva Gaaloos

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD ปีที่แล้ว +3

    Jaajuumow Waa Fanaan Cajiib ah... aad baan u jeclaaday heystaan runtii waxaa tahay nin yaqaana Soomaalida

  • @Nafisa_hassan
    @Nafisa_hassan ปีที่แล้ว +10

    Dumashiyashay wan idin wataa galjecelnimo wan idin jeclahay ❤️🩸❤️🐪❤️

  • @akramwadani2ibrahim597
    @akramwadani2ibrahim597 ปีที่แล้ว +4

    M.a dhiga i dhaqaqay afkaga cano geel qawow lagu qaway 😍😘

  • @sahalsadka
    @sahalsadka ปีที่แล้ว +3

    Hawiye nimo iga badan from cida gela gela

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah waan qaababnaa amaantaada mahadsanid🥰❤💯

  • @farhiyaahmedabiikar
    @farhiyaahmedabiikar ปีที่แล้ว +3

    Heestan wa ku raxestay ninkan waxkle😍😍😍💪🇪🇪

  • @salimaadan5274
    @salimaadan5274 หลายเดือนก่อน

    Waa kaahaaya sxb

  • @abdirashiidhassan600
    @abdirashiidhassan600 ปีที่แล้ว +4

    Geela Somalia 🇸🇴 anaa gaar uleh

  • @naimohassan9970
    @naimohassan9970 ปีที่แล้ว +8

    Geeljecel nimo ❤❤🎉🐪😍

  • @ksa252
    @ksa252 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaaaw saaas waaye
    waa hees dhiiga dhaqaajinayso

  • @nuurbuule8089
    @nuurbuule8089 ปีที่แล้ว +4

    Galjecelnimo 🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪

  • @amunahbintumohamed9907
    @amunahbintumohamed9907 ปีที่แล้ว +4

    Guuuleystay oo jira oo jooga tolkeygiyow

  • @nimco6594
    @nimco6594 ปีที่แล้ว +2

    Dhiiga ayaa Ika cay wllhi🇪🇪💋💋❤️❤️❤️

  • @maaamoj1539
    @maaamoj1539 ปีที่แล้ว +4

    Jaajuumow soo noqo Waan kuu xiisnay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xasuus teatarrka xamar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraamin1434
    @nuuraamin1434 ปีที่แล้ว +4

    Garasyadii biyo neèf

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle ปีที่แล้ว +5

    Cida gabdhahood ayaaan gobYa 👑

  • @official_ninweyn123
    @official_ninweyn123 ปีที่แล้ว +8

    ANOTHER LEVEL WAYE HESTA WA HESS IYO BAAR

  • @buubuumalabo9225
    @buubuumalabo9225 ปีที่แล้ว +3

    Cidda geela gabadhadalaan Naag 👸awrtalbe ahaa ayaa fani karta laan dheraha la shegaba waa aniga💪 ninka saarka ku can baxay waa nin awrtalbe ahaa careys ciise kaarshe🤴💪🐪🐫

    • @maryuumacadey7287
      @maryuumacadey7287 ปีที่แล้ว +1

      Kismayo ayaa degtaa miyaa iyo jowhar iyo dafeed 😂

    • @sahalsadka
      @sahalsadka ปีที่แล้ว +1

      Ortablaha kahadleyso wxy ma ciyaalkii afweynaa Misa aan modo ...ader hawiye ayaa laga hadlayaa cida gela

    • @yaanuusmedia4972
      @yaanuusmedia4972 6 หลายเดือนก่อน

      Maxaa hawiye ah gaaljecel dheh 😂❤​@@sahalsadka

  • @rahmahsaan9763
    @rahmahsaan9763 ปีที่แล้ว +3

    Jaah wan qiirooday 😊

  • @samirosiman3962
    @samirosiman3962 ปีที่แล้ว +8

    Mi dhiiga cida geel gabdhod 🐪🥰

  • @abdihakimsh-ahmed1985
    @abdihakimsh-ahmed1985 ปีที่แล้ว +7

    Masha'allah JAJOMOW

  • @hananomarabdulahi5577
    @hananomarabdulahi5577 ปีที่แล้ว +1

    Jah hestydii dhiga biya mahan wllhi

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaw waa ka baxsatay jaajuumooow

  • @fadximaxamed3253
    @fadximaxamed3253 ปีที่แล้ว +1

    My dhiga wllhi hestan naga gadan hadaa nahay kaljecel samow

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 ปีที่แล้ว +6

    Jajoumow nolow frère vous êtes un vrai artiste somalien 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ longue vie à vous

  • @hafsaabubakaribrahim9376
    @hafsaabubakaribrahim9376 ปีที่แล้ว +5

    Woow waa hees iyo bar

  • @faayxuseen2816
    @faayxuseen2816 ปีที่แล้ว +7

    I love you 💗💗💗💗💗💗💗 cida geela gabadhooda

  • @Dhooleey
    @Dhooleey ปีที่แล้ว +1

    Heestaan kamaba daalo markaa howl qabanayo jah gaaljecel samow inaa ahay waa haybad gaara🐪🇪🇪🇪🇪❤👸

  • @mohamednor7
    @mohamednor7 ปีที่แล้ว +2

    Gaaljecel my dhiiga ❣️

  • @sacdiyo.ibrahimsacdiyo7997
    @sacdiyo.ibrahimsacdiyo7997 ปีที่แล้ว +2

    Jah gj nimo cid geel gabdhod 🌹🌹💃💃💃💃

  • @FeysalSaney
    @FeysalSaney 10 หลายเดือนก่อน +3

    Best somali song jaajumow ❤❤

  • @queenliiza7704
    @queenliiza7704 ปีที่แล้ว +7

    Jah cida geela gabadhooda 🐪❤

  • @shugrisharaf1178
    @shugrisharaf1178 ปีที่แล้ว +1

    Jah jajumow afkag canalaguqaby

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 7 หลายเดือนก่อน +4

    He is talented

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 ปีที่แล้ว +2

    Hubal TV cudsi wareysiga o dhamestiran ino so dhiga

  • @amiiradadan4444
    @amiiradadan4444 ปีที่แล้ว

    Jah ❤ rer abtigey kudha
    iyo kismayo ❤

  • @mumtaazaadan3627
    @mumtaazaadan3627 ปีที่แล้ว +4

    Warkaasaa imaraaya🐪🇪🇪❤

  • @raaqiamohamed1675
    @raaqiamohamed1675 ปีที่แล้ว +1

    Jah Galjecelnimo 💪🐪❤🥺❤
    GAALJECEL Empire 👑 🐪

  • @mumtaazmuxsin8803
    @mumtaazmuxsin8803 ปีที่แล้ว +1

    Hees xawaji tuun leh adaa bo cusbo kudaray ar kanaaa

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 5 หลายเดือนก่อน +1

    🐪❤🐪❤🐪❤🐪❤🐪❤

  • @haawoluulhussein1733
    @haawoluulhussein1733 ปีที่แล้ว +3

    Jah my dhiga🥰🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪💌

  • @updullmohaze4269
    @updullmohaze4269 8 หลายเดือนก่อน

    20mar ka badan dabtay jaljecelnimo lee😮😮

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 9 หลายเดือนก่อน

    Kabaax 🔥🔥🔥

  • @nasracabdraxman1037
    @nasracabdraxman1037 ปีที่แล้ว +6

    Jah kaalay iska arag

  • @suusan672
    @suusan672 ปีที่แล้ว +3

    Hees wey dhaaftay tan cida geela

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 5 หลายเดือนก่อน

    Lalalalaay jilyaale afkaada caana laguqabay jaajuumoow

  • @aminakeyfafrah3661
    @aminakeyfafrah3661 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka suu ujilaa awataa wariyahaaa

    • @gaaboow2018
      @gaaboow2018 ปีที่แล้ว +1

      Anaaba layaabay caafi maahan😂😂😂😂🌹

    • @shineaar5219
      @shineaar5219 ปีที่แล้ว +1

      @@gaaboow2018 tolkiisa la amaanaa sowmaha

    • @xidigtainamaxamed1800
      @xidigtainamaxamed1800 ปีที่แล้ว +1

      @@shineaar5219 wariyah galjecel miya

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 ปีที่แล้ว +1

    ❤️jaajumow saxipow hestaan garjante miyaa uqaday neh walhi wax walbo aad shegty ango nagusabsan yahy

    • @duufaanmedia7954
      @duufaanmedia7954 ปีที่แล้ว +2

      Garjante iyo gaaljecel waa isdhaleen wiil iyo aabihiis waaye gaaljecel saransoor ganjante gardheere samaale waye

  • @sabahsabrie1426
    @sabahsabrie1426 4 หลายเดือนก่อน

    Aarrr ku hoydo

  • @Badruusabdi
    @Badruusabdi 8 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha gaaljecel❤🎉

  • @HilaalXasan-e5w
    @HilaalXasan-e5w ปีที่แล้ว +1

    Ay dhiiga❤❤

  • @hamda9965
    @hamda9965 ปีที่แล้ว +2

    Heesti dagoodi saransoor ku xigsi

  • @shaahidaibrahim2279
    @shaahidaibrahim2279 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy cida Geela🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @zu7729
    @zu7729 ปีที่แล้ว +3

    Salaaam Cida Geela 🐪❤️

  • @iqrishibra936
    @iqrishibra936 ปีที่แล้ว +1

    Thanks yakhe 🥳❤️

  • @nuurtobariiseibrahim5492
    @nuurtobariiseibrahim5492 ปีที่แล้ว +4

    Cida geelle. Maashaa allaah

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 ปีที่แล้ว +2

    Tolkeyga geeljacel samow ❤❤

  • @oilmakmogonga5545
    @oilmakmogonga5545 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah jaajuumow uar action is fantastic

  • @sarasalah9094
    @sarasalah9094 ปีที่แล้ว +2

    Wlh tasan been ahen markii xildhibankanii .been lagu been legu sheegtay vivo xildhibankega dahir amiin

  • @lisablackpink5120
    @lisablackpink5120 ปีที่แล้ว +2

    Jah my dhiig 🐪

  • @abdiabdi1355
    @abdiabdi1355 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaaan. Aaaaaah

  • @dueysaneabdirahmanmumin7671
    @dueysaneabdirahmanmumin7671 ปีที่แล้ว +3

    Dhiiga Galjacelnimo🤎🐫🤎

  • @maxamedugaas4831
    @maxamedugaas4831 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gaaljecel samow🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪

  • @fatumahafow7053
    @fatumahafow7053 ปีที่แล้ว

    Walahi hestan way ikakadantahay runta

  • @Bilyandhaan282
    @Bilyandhaan282 9 หลายเดือนก่อน

    Jaajumow waa nawaalay😅

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw ปีที่แล้ว

    Boqortoyada Gaaljecel saransoor 🇸🇴🇪🇪🐪🐪🐪🐪🇪🇪🇪🇪

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 9 หลายเดือนก่อน

    Cida geela gabartooda 🦁🦁🦁💪🔥