FULL ROUTINE NOLOSHAYADA MALINTII……

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 134

  • @SaynabmarakhaSaynabbarakhad
    @SaynabmarakhaSaynabbarakhad 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +32

    Labadan saan u jecelahay caruurta guriga joogta xataa I shegta markay wax soo dhigan alleh haysku kiin daayo dumaashi iyo wllky🥰

  • @deeqaqurux-j1z
    @deeqaqurux-j1z 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Dumaashi wda noolaada inta noloshiina ka dhiman guul idiiin rajaynayaa TH-cam kana ka qaado dayax adigaa ku nuuraya❤😊

  • @FaaizaCaddi
    @FaaizaCaddi 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ani waa maseeray illow singalnimada iga saar caawa jimco waayee naa nahiyey adna iga kala yarey suuraha ani waa maseree😢😢😂😂

  • @NafisoDuraan
    @NafisoDuraan 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Waad ka caajisteen Yuotubka😭💔Ee Dadaala My family

  • @SadriQorah
    @SadriQorah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alah idin barakeyo lamanea qurxbadn

  • @SophiaMoalim
    @SophiaMoalim 6 นาทีที่ผ่านมา +1

    favvvv couple😮❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allaah dumashi illaahay haysu kiin barakeeyo 🙏🏼

  • @RoodoMuxiyadiin
    @RoodoMuxiyadiin 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Fav couple❤

  • @ShacniBashiir-x1q
    @ShacniBashiir-x1q 15 นาทีที่ผ่านมา

    Haniyey. Abayo dar alle ku jeclahay illahy haku fududeyo ado nabad ah ppe aan habo u ahay

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waaaad fiiiicantihiiin guuulaysta lkn dadka idin duubaya kaxishooda markaaad afaara afternoon iyo romatig jilaysaan

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanshallah

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Dumarka ur markay yeshan way is badaln walhu😢😢😢

  • @CaliAsmar
    @CaliAsmar ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay ha idiin xafido gutiga subaxdii hore albaqara ku shita heesta badalkeeda

  • @nihan13
    @nihan13 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Allow kuwan isku dul gaboban❤🤲🤲🤲

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Gabdha kuu shaqaysa ma ogthy ina camaro kadubayso wallo ilali privacygeda

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qalli Ilaahey ha ku kala keeno m.a noloshiinana Alle ha diin fududeeyo noolaada qalby by❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mid kle Dumashi Xamilo aya thy Radso guri jika weyn leh madama aad umul Rabtoo

  • @fatumoateye4259
    @fatumoateye4259 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahayskukiin barakeeyo iskuwaara abid anakana ducada nagu soodara intayada iskabulada😂

  • @Youngnimco
    @Youngnimco 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a Alle ha isku kiin daayo❤❤❤❤❤

  • @hodancalibocor7297
    @hodancalibocor7297 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masha allah alle haidin barakeyo

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    wiilka wa xishonoyaa bee😂😂

  • @ayaanbuuro124
    @ayaanbuuro124 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dumaashi isku waara masha allah ❤

  • @HamdiBilal-cd9bg
    @HamdiBilal-cd9bg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Routine Kaga sida pizza losameyo noga so dhig next time

  • @ifraah8780
    @ifraah8780 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ManshaAllah ❤️lakin qarsadha nolashina

  • @HamdaAli-n2t
    @HamdaAli-n2t 5 นาทีที่ผ่านมา

    Il cadaw inima aragto❤

  • @HindaIsmacil-bw2rl
    @HindaIsmacil-bw2rl 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Mideeda kle abayo vdioga wuu yaryahe noso badi🥳

  • @NimcoMohamoud-q5r
    @NimcoMohamoud-q5r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a ilaahy ku barakeeyo

  • @xasanmuxudin-rn7fp
    @xasanmuxudin-rn7fp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nosobaadi❤❤❤

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabrtu qurxdeda wlh adban ula yabey m.a❤

  • @powerwhydoh491
    @powerwhydoh491 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    my gorgeous sister-in-law how are you? You looking beautiful as usual can’t wait to see the baby inshallah🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash Allah dumashi hani iyo wllky dayax Allah haiidn xafido Nolosha faraxd kunolaada family Quruxbadan ❤❤❤🎉

  • @NaciimaAbdilaahi-x8x
    @NaciimaAbdilaahi-x8x 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah isku waara ❤

  • @AniisaAadan-l7k
    @AniisaAadan-l7k 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashll dumo noosobadi❤❤

  • @NimaHassan-q3q
    @NimaHassan-q3q 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah my famliy qurxoon ❤❤❤❤❤

  • @hindahussein3662
    @hindahussein3662 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah mashallah so beautiful ❤❤❤

  • @manshumacan8084
    @manshumacan8084 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hani qurux

  • @ConfusedChefHat-vf7qs
    @ConfusedChefHat-vf7qs 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allha ❤

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Djibouti kaalay qurux ❤❤

  • @drsmuniiza
    @drsmuniiza 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a alle ha idin barakeyo abyo❤

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hani qurux wakusalaamay walaalo noloshu idin maxumayso walaalo lkn biyaha badan kudadaal walaal biyaha badan cab ilmaha biyaha dhan ayuu kaaqadanayaa adina biyo kudadaal dibnahaga dareemayaa wll ilaahay awlaada hanoo barakeeyo adigana rabbi cafimaad hakugu kala keeno wllo🫶🏻❤️

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allllah noooolaada oo isku waaara❤

  • @SihaamAhmed-l5t
    @SihaamAhmed-l5t 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaajal xaraabaa tahay walihada inoo soo badi huuno wada noloada abid insh allh

  • @miskicadey-p2y
    @miskicadey-p2y 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha alah ilahay farxada ha idn siyaadiyo

  • @ayaanabdi8878
    @ayaanabdi8878 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakallah isku wara❤

  • @aliahmedjalaale-8039
    @aliahmedjalaale-8039 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Chalenge qosol badan plse

  • @SamiiraHirsi-we7rr
    @SamiiraHirsi-we7rr 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haniyey vlog casho nosoo duup❤

  • @Kowsarcabdixasan
    @Kowsarcabdixasan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wada nolado nabad kuwaara my family ❤❤

  • @HindaIsmacil-bw2rl
    @HindaIsmacil-bw2rl 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abayo plz nooso badi😍

  • @daalofilmsvlogs4823
    @daalofilmsvlogs4823 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Team iskaabuloH qalbigaH miyaa laynoo dhawryn 😂

  • @XafsaC.kariim
    @XafsaC.kariim 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla illhy hidin iskukiin daayo lamanaha kaliya aatagero isku wara

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Night rourine noo soo duub pls

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walashayyy. Ukunta Milix maqadato kayareee.

  • @QalanjadaReerdalal-py7mu
    @QalanjadaReerdalal-py7mu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keep going wllashy iyo dumashi

  • @hannymohamed2805
    @hannymohamed2805 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a barakoba❤

  • @queenazmaarmy1191
    @queenazmaarmy1191 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keep going my family ❤❤

  • @BarwaqoCabdilahi-r9w
    @BarwaqoCabdilahi-r9w 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isku waara Apid Lamaanahaygii ❤🙏hani iyo dayax❤

  • @AminoAxmed2024
    @AminoAxmed2024 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Huno qali pranki no bilawo plz ❤ hani qalanjo❤❤ 😊

  • @SaciidoSaciidocabdi
    @SaciidoSaciidocabdi 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    M.a farxada allah idin ziyaadiyo

  • @AadanMohamuud
    @AadanMohamuud 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    .masha aaalh

  • @BileKeeyow-u4u
    @BileKeeyow-u4u 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nolow inta nolshahay gabar

  • @BishaaroXuseen-w9c
    @BishaaroXuseen-w9c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ala qalbiyey niijecli

  • @ZamzamabdirahmanZamzam142
    @ZamzamabdirahmanZamzam142 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isku waar abiidkiin ❤

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah horry usocoda wllo

  • @AshoAhmed-cn5rb
    @AshoAhmed-cn5rb 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fav couple 🖇♥️🥰

  • @AmiraAbokor-h5o
    @AmiraAbokor-h5o 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadhan malin dhawayd ayan arkaya walhi waa gabadh yar oo qrxban markan arkii jiray way ila folxumday

  • @niciimacqaadir
    @niciimacqaadir 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hani qurux ❤

  • @ahmedmohamedaden4257
    @ahmedmohamedaden4257 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nairobi mukati ❤❤❤❤

  • @Queenfaiza-p6c
    @Queenfaiza-p6c 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lamaanaha kaliya wada jir kooda aan ku farxo wlshey iyo duma dayax isku waara

  • @HassanJama-c8k
    @HassanJama-c8k 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Prank mafiicna ha samen waligaa laakiin waxa kale waa caadi

  • @MunishDaud
    @MunishDaud 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fv couple ❤🎉

  • @AaminoabdullehasanCdy
    @AaminoabdullehasanCdy 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rooti ladhahaa

  • @KHadraKHadra-f7r
    @KHadraKHadra-f7r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a❤❤❤❤

  • @AmalAli-o4t
    @AmalAli-o4t 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wow Masha Allh 🎉🎉❤❤😂

  • @CawoCabdilahi-k7w
    @CawoCabdilahi-k7w 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay haikaadayo labadaydii hana dayax

  • @ridkaluuli6894
    @ridkaluuli6894 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hospital bag nososame hailowin

  • @Sakhiyacaalinchannel
    @Sakhiyacaalinchannel 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Alla taas kamarada haysaa nasiib daranaa ❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iskuwara 🎉❤

  • @Abdixasan-f1m
    @Abdixasan-f1m 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allh

  • @Sumaya-Abdi
    @Sumaya-Abdi 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekada aan so dhigay ee an u
    Hubo ina ka heli doontid so daawo

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masallh❤❤❤

  • @SamsamMaxamed-j9h
    @SamsamMaxamed-j9h 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dayax prank kusoosameee❤❤❤❤❤ 11:5

  • @ahmedabdallevission268
    @ahmedabdallevission268 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Vlog kleh nosoo duub

  • @MALYUUNCABDI-y7e
    @MALYUUNCABDI-y7e 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ayma_f2514
    @ayma_f2514 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naya privacy ga dadka ku shaqeyo ilali oo xishmey maxa wyh gabadha shaqalada aa dhubeyso oo aad dhaqan xumada TH-cam ka so galineso ufff😡😡

  • @IstahilIsta-d9y
    @IstahilIsta-d9y 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wowo M.a❤❤wllo mcn

  • @NafiisaYuusuf-x7p
    @NafiisaYuusuf-x7p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    𝗱𝘂𝗺𝗼❤

  • @NajahIndho
    @NajahIndho 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hani qofka ku caawinaya maxad u duubi waxas wa laga fican yahay miya ku faaneysa micnaha dadka privacygeda u ilaali😮

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ala jacylo wa ni xisne😢

  • @ahmedabdallevission268
    @ahmedabdallevission268 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    vlog noso duub mid keleh abayo wan kusugayaa

  • @FadxaAhmed-kv9us
    @FadxaAhmed-kv9us 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Full kale❤❤

  • @Xalsan-t4p
    @Xalsan-t4p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Challengka burka

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    paayo fadhiga io jikada Xooga inay kale foogadan aya ficn

  • @AadanMohamuud
    @AadanMohamuud 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Noo soo duub brnkii

  • @BurekaJama
    @BurekaJama 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a dumo

  • @HaboonNuura-m9w
    @HaboonNuura-m9w 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zoo padi wllo❤❤

  • @IsracizmanAhmedIsracizmaan
    @IsracizmanAhmedIsracizmaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂haya domashi wasarne

  • @MounaHassan-ri1qp
    @MounaHassan-ri1qp 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraYusufAbdi-ky8el
    @ZahraYusufAbdi-ky8el 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naa❤walal maadiska daysan gabadhaan shaqaalaha ah addiga qabso waxaaga

    • @najuu...1
      @najuu...1 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wey culustahy gabadha kliged ma qabn karto

  • @0ntiraJANN0
    @0ntiraJANN0 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo badi

  • @SafaKartoon
    @SafaKartoon 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhh shuuro cunaysaa soor kulhaa😅😅😅😂😂