FARXAD AYAAN LA OOYAY RAFAAD DHEER KA DIB ALHAMDULILLAH🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 965

  • @asmaaabuubakar3065
    @asmaaabuubakar3065 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +407

    Xasuuso badan iyo hadalo badan aa rabta ina no sheegto hadane ma taqaanid meel aad ka bilowdo iyo qaab aad usheegto
    But waku fahmena amiiradeena xasuusahaas waan kula dareemeynaaa and waxaad sameysey iyo kartidaada qof kaste ma sameen karto so u are special girl😢😢😢😢❤we love u million queux❤

    • @QadiijoMohamed-g9g
      @QadiijoMohamed-g9g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ❤❤

    • @ziham-v5l
      @ziham-v5l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😢😢

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa wllhi 🥺

    • @zuhuurahmed4523
      @zuhuurahmed4523 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wanoo hadashay sxp😢🎉❤

    • @FartuunMuhamed
      @FartuunMuhamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Wlh sidas ayan u daremay amiira abayo wax ku dhibo alle kuma tuso😢❤💋

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +157

    Muqalkaan ayan dawaday mana ooyin macqul maha 😢 😢 amira inta la oyde 😥

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aniga😢😢

    • @AmaalAli-t5z
      @AmaalAli-t5z ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😭

    • @faadumomohamed-kx5bb
      @faadumomohamed-kx5bb ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhi caadi ban u barortey😢😢

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +166

    Qofta kaligaa markasta aan daawado videogeda Amiiradeena Hooyo karti badan ina mahamud love you wlh❤😢

  • @Mieaneyy
    @Mieaneyy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +113

    Gabadhaan yar Hooyo karti leh usoo qora please❤️😭waa naag karti leh

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +135

    M.a intas iyo ka badanba wa u qalanta wllhi ee horey usi wad dadalkaga akhwan wllhi murugtadu we na dhipeysa ha oyin pks 😢😢😢team amiira one like 😢❤😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +85

    Wlhi wan ilmeyey amira deydi hoyo adag tahy walhi murugtadu wey nadhibee no farax sanow dhib wad so martay i.a dheef kadan beyso guleyso queen🥹🫶 team amiraa hala codeyo amiiro wey uqalanta in ey noqoto best youtuber qofan ayada eheyn uma qalmo👍

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Waa runtaa abyo amiira aduun iyo aakhiro liibaan waanla ooyay😢😢😢

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +75

    Ala amiira waxay caawa ino sheegtay familkeeda aysan jecleyn ilinteeda m.a😭😭😭❤❤❤

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa wllhi😢😢

    • @XayaatAxmed-nq5cj
      @XayaatAxmed-nq5cj ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Anaga xita ma jeclin ilinteda ina aragno farxadeda mooye😭❤️

  • @shukrinuur1334
    @shukrinuur1334 ชั่วโมงที่ผ่านมา +42

    Team amiira usoo codeeya best female youtuber of the year
    She deserve wlhi amiiradena karti badan ❤❤❤❤

    • @Prinsess-q5j
      @Prinsess-q5j ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Intee lagu codenoyaa neh aa u codeyee

    • @fardowsokoraneibrahim5909
      @fardowsokoraneibrahim5909 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Prinsess-q5jtigtoga somali social media awards qor ciwaankaas profile kiisuu saaranyehe linkiga

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +75

    Qofka dhibka sooo maray woo ka nolol wanaagsan yahay wuuna ka farxad badan yahy qofka aan dhib soo marin oo aan soo halgamin guuleyso amiira guushaan guul ka sareeso aan kuu rajeynaa

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa run wllhi abowe😢

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiiin 🤲

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Waxay rabtaa inay wax badan noo sheegto hadana ma rabto inay xanuunkaas na tusto waan ku dareemaynaa wll wax walba waan ognahay 0 to hero 𝐖𝐚𝐚n kula joognay guulayso xppti you deserve more and more ❤❤❤😢😢

    • @NimcaCabdi-p2x
      @NimcaCabdi-p2x ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      mararka qeer qalbiga wow gucta Handane xanunka ayaa naxen tabo rabi hanoo garkaro oo dhibka kuwi ku sabra hanaga dhigu 😢😢

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +110

    Guys Amira ucodeeya best somali woman youtube❤

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

      Wlhi amiradena u qalanto wayoo dhibey so martay😢

    • @MILYAAN_DHAAN
      @MILYAAN_DHAAN 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Ani 2 acoun hesty uga codeyey😢

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@MILYAAN_DHAAN i.a hala dadalo garab buxa an noqono🥺

    • @MahamudSaidmohamed
      @MahamudSaidmohamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      allah hasiiyo wax walkba ey jaceshahay in shaa allah waan hilidoon taa dheh markasta alx umahad celi rabigaa OK amiira qurux guul iyo gawanimo

    • @Najuush
      @Najuush 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ​@@MILYAAN_DHAAN labo mobel basaa naa hpp waxa mobel xaafada yaal oga codee ani kuma dhaline xita dariska oga so codee❤😂

  • @Nastexo_Maxamuud-r7z
    @Nastexo_Maxamuud-r7z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +95

    amiiradena wax kaafarxiyo moyee wax kumurjiyo alle kumatuso🤲

  • @shaaficigiire7738
    @shaaficigiire7738 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Qofka samada laga jecel yahey ayuun baa dhulkana laga jeclaada hooyo karti badan inaad tahey ilaahey iyo umadiisuba wey og yihiin inshalaah heerkan iyo heer ka sareeya kuu rajeynayaa❤❤

  • @ahmedabdalle8093
    @ahmedabdalle8093 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +38

    Ilaa iyo intaa vedeo kaada ah ima dhaafin waan kula socdey keep going sister

  • @falastiinmoussa9083
    @falastiinmoussa9083 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Abayo gurigadi hore ee watay qisooyin kala duwan farxad iyo murugba lahay ku dhex oyse adoo xili adag iyo xili ficanba waka sogudubtay hadana kan cusub aa dagtay qisa farxadeed moye mid dhiba haku arag insha,allah ❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Malintad gurigan degaysay illa manta oo ilahey kuqadaray inad familygada horseed unoqoto wax kastey jeceshahay Hooyada macaan farxad unoqotay wan kula socday waxad tahay Strong girl and hardwork Mother Queen Smile forever Sister go ahead 👑🧕🥰

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +41

    Hoyoo Karti bdn baa Gul garto keep going queen more sucess baan ku rajeyneyna inshallah ❤❤❤

    • @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
      @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adigane Insha allah waka sugeena sister ❤

    • @nawalinakorio0192
      @nawalinakorio0192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut inshallah sidu qalbigeyga doonayo rabii haiyelo 💕

  • @Shukross
    @Shukross 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +56

    M.a qaali intaas iyo in kabadan waa u qalantaa amiraden👸🏽🔥👏🏽

  • @Almaaz2.p
    @Almaaz2.p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Walahi wa hooyo xalado kala duwan so martay still na gabadh yar Amira anigu xatta hadan teamkeda aheyn kuwa u dhow dhow ban wax ka sheeka ayada Maya paayo horey usoco waligaa gadal haso eegin😢 xanaf yar haday jirto maalin iga ka so gaarteyna icafi ❤

  • @MaaidoHaaji
    @MaaidoHaaji 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +34

    Amiira hadee oyso anna waa ooyaa😢😢😢❤amiira qurux 2m iyo kabadan kuurijaynaa family giina dhan waa idin jeclhy farxad kunoolaada maama calwiyo igu salaaam❤😊

  • @xalimomaxamud5864
    @xalimomaxamud5864 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Hadhow bey afka kusoo tagayn gabdha maskiita war amiiro waa kudaaleysiin wlhi hooyo adag waye oo nolosha meel hoose kasoo bilaabtey hadalkiina wax makabadaalayo ha isdalina inaa kufarxdaan moye hakunixin masha allh soodhaha amiro qalbi wanaag duco waalid beh qabtaa wax ka halaabaya majiraan 😢❤🎉

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Intaas dadee dhibeee oo farxadas kuu ogoleen amiradena ❤️👸🏻

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Amiira noloshu waasidan marka aad iyo aad baan walhi kuu jeclahy amiiray saabta ku gu jeclaadayna way iska cadahay hooyo fariid ah iyo kartibadan oo samir badan m.a alle haaku xiftio😘❤

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +126

    Waa jumco aan ku wada salino xabiibkeena Muhammad Scw ❤

    • @NimcaAden-bt1gj
      @NimcaAden-bt1gj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Scw

    • @IqraMohamed-s5y
      @IqraMohamed-s5y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @CalixasanYiiq
      @CalixasanYiiq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ɓchdj

    • @IkranMohamud-p9m
      @IkranMohamud-p9m 15 นาทีที่ผ่านมา

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️

    • @IkranMohamud-p9m
      @IkranMohamud-p9m 15 นาทีที่ผ่านมา

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +68

    Amiira Farxaadu waa Farxadeena❤❤❤❤😢

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Wan kula soconay qali urki ilah ad kadhashay alxd xaldkasta oo somartay ilahey adonkow jecel yahy oo intixana lkn cashar oo kunaqaha intixankas mantane farxada wan kula qebsaneyna horay usoco hooyo kartileh😢🎉❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Gabar yaro karti badan o sabir dulqaad daganaan dabeecad wanaagsan Alle siiyay baad tahay Quruxeey Asiim hooyo iyo Aabe ba waad u noqotay manu tabin cid ka maqan haday jireen maalmo yaro murugo waxa ka badan maalmaha farxada Asiim wuu koray walalhaaga iyo hooyo mcn baa kuu yimid garab buux ah ayad haysataa oo meeshaad rabto ayaad martaa kuna soo baashaasha adoon wax walwal ahi kaa haysan dhanka wiilkaaga hooyo mcn iyo wllhaa baa kuu haya masha Allah farxad nogu noolow Xbbti ❤❤❤

    • @Najuush
      @Najuush ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin ilhy inty nooshahy wax dhiba ma tuso❤mid aan ku waydiiye ma so codeyse abyo

  • @UmalkhayrMaxamed-y8c
    @UmalkhayrMaxamed-y8c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Guul aa kuu rajeynaa amiira qurux❤❤❤

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +31

    Waqtiya adag anaguba wankulaso qadanay madama day one an yutubkaga kula bilabnay❤❤❤

  • @NabihaHassan-d3d
    @NabihaHassan-d3d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Alhmdoulila walashey amira mouhamoud mahamed allah ku dayo asim❤❤

  • @Bf23lucho
    @Bf23lucho 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Alxamdulillah waa no farxad aamiro 100k gaadhin aan ku biirey hadane maanta 1.3m haysato AM VERY HAPPY😢😊

  • @SamiraDahir-gp8zy
    @SamiraDahir-gp8zy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Amiiradena intas kabadan uqalantaa wlhi abyo alaha kuxafido intaasna runtii emotional noqday xbbti waakula daremaynaa hooyo adag baa thy karti badan heerka manta jogtana kartidada ku gaarte horay usoco qalbiyey❤❤ 😢 😭

  • @MaryanXusen-s5x
    @MaryanXusen-s5x ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha allah waxa tahay strong girl waxa udul qadatid natijadeeda wad Helesa hadana riyadada way ku rumowday anagana wanku dhiri galinena waxa tahy qof duceysan masha allah ❤

  • @عبدالشكورحسن-غ9ع
    @عبدالشكورحسن-غ9ع ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walaashay macaan intaas in kabadan Ayaan kuurajaynaa guulayso

  • @maaryamyusuf
    @maaryamyusuf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Masha Allah اللهم بارك🤲❤️‍🔥🥺

  • @salmarunn6704
    @salmarunn6704 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ma sha Allah amiro keep going

  • @HalimaMohamed-u2e
    @HalimaMohamed-u2e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Majiraa qof ani cml oo illinta amiiro dhibeyso 😢wllhi sida walashey ujeclhhy❤nolow nolol farxad leh hormar intan kasii fiicaan ayan ku rajeyna labada qof oo dadka iska caynaya ayagoo ogeyn xaladooda illahey kacabsady umada nabad galiya wllhi malin akhiro jirto😢😢

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Amiiro qurux hooyo karti badan ❤❤❤❤ waxaaan ku leee yahy. Keep moving cadow gaagana cagta ka hoos aqwaaan ❤❤❤❤❤
    Salaaaam from muqdisho cdey ❤❤❤❤❤

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Mansha allah amiira qurux gabar karti badan ayaad tahay cadow iyo ka maseer san ishooda allaha ka qabto wan ku so ducey neyna wana ku garab taganahay

  • @WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo
    @WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Amiiradeena hoyo adagtahay masha allah intan in kabadan ku rajaynaa ❤❤👸🏻🥺

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Strong mom kadaal ha fiirin boqorad tahy abyo adii family ka dhamantoda farxad ku waara waxa so martay dhan wa wax ka sii dhigay strong cadowga unolaw inta ka xuun nolashada ❤❤❤❤

  • @Misswartsih
    @Misswartsih 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Waxaso dhan Amiiradenay strong women uu thy dulqaad badanba thy inshllh nollosha heerka maanta aa tagantay heer kasi wcn ku rajenya mar walba karti leey thy waku aragnay ina mar walba horr mar si gaadhayso hormar kasi quruxbadan ku rajena❤

  • @MILYAAN_DHAAN
    @MILYAAN_DHAAN 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    illaahay hakuu dayo abayo asiim ilahay midkad ku nasan lahayd hakaga dhigo noloshadana alaha ku qurxiyo Amiira wlha ani waa ku jeclhy amira maruun inaa kula kulmo rabi lahaa❤️🥺

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Nolosha waa samar wlh intaaso dhiba ado mara marka ku arkenay waa dhola cadeynesay masha allah hooyo adag gabar walidked jecel walalahed hal meel isugu kenay cunugeda hor mariso masha allah markale kuwa ku caaynayo yey ku niyad aby waliga faraxsanow qalbiga ka jeclahay wlh ❤

  • @libanmohamedali9001
    @libanmohamedali9001 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Noloshu wey iska marxalad badan tahay ,wax walba samir ayaa lagu garaa, qof duco waalid qaba gadaal uma soo laabto .
    Horey u soco walashey. 😘😘

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Masha allah duceysaneyyy strong woman ba tahay waana dareymi karnaa gurigas inu xasuuso badan kugu leyahay qalpiyy farxada allha ku siyadiyo wax ku dhibana alle kuma tuso miraa sida kujecel nahay alle haku jeclado baayo😭❤️

  • @muniraahmed2668
    @muniraahmed2668 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wallahil cadiim aad ayaan u ooyey, markaad wiilkaaga waday oo guriga cisub aad u socoteen sida quruxda badan ama naxariista badan oo aad ula dhaqmeysay,, waxaan u ooyey sida adiga kaligaa aad hooyo iyo aabe aad ugu tahay wiilkaaga iyo sida aad iyo aad idiga keligaa wiilkaaga ula dadaaleysid ama aad u jeceshahaybo. Well done, Amira Qurux❤.Nin Somali nin mahan😢
    gabdhaha somalida badidood kaligood ayay ilmaha la dhibtoodaan.. aniga ayana ka mid ah, oo gabar hal sano jirto ayaa la igu furay, hadana waa 16 jir keligey ayaana koriyey hoyo iyo aabo iyo walaal ayaan u ahay. nin oo dhan waan iska daayay. 😢..
    Well done again, Amira.❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Amiray hooyo karti badan nolosha uso halgantay ba tahay dhocilaha manta ku caynaya waxba ka garan mayan qof aan ku aqoon wax u so qoray waliga ha isku murjin dadaal guulo badan gaar dhamanten alle hadafkena hano rumeeyo❤❤❤

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Baryaaan yaa ila arky vedio asigoo igu socdo oo dhamaanooyaa mida kle aqwaaneey anaga ilintaada weey nadhibtaaa wllhi waxaa thy qofta kliyh oo hadii ay ooydo aa aan la ooyo hadi faraxsanaantana qalbiga kafarxa ❤❤❤ ilaaheey waxaan kaaga baryaa wax dhib ah inuusan kutusn

    • @XayaatAxmed-nq5cj
      @XayaatAxmed-nq5cj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aamin alle wax dhiba ma tuso dadkana hooyo iyo aabo allha uga dhigo mira😭❤️

    • @AxlaamHasan
      @AxlaamHasan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Wlhi sidii iney hooyadey dhazhay baa ula murugodaa

  • @Maryamaruun-ls2wp
    @Maryamaruun-ls2wp 54 นาทีที่ผ่านมา +3

    Vedeogaan waala oyay😭 Aniba waa ubahanahay inaa nafiso mana jecli familkeyga iney arkaan oyinteyda yaa rabi xldaha no hagaaji😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @leylaMohamed-ft9ft
    @leylaMohamed-ft9ft 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Muqaalkaan ugu yaraan 3 jeer kusoo ceshtey ilaahow qof walba wuxuu ku nasto sii amiirana ilaahow wax dhibo ha tusin❤😢waa muqaal dareen leh wlhi😢

  • @najahmohamud4702
    @najahmohamud4702 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Cawa wd naga muragaysisay amiira waxan ku leyahay hore u soco wllo farxad waarta insha allaaah ❤

  • @umalkhayrsheikh3937
    @umalkhayrsheikh3937 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mansha alah Gabadh karti badan twhay halka iyo meel kasaraysa gaadh ilahay hakahayo Isha bili adanka hore usoco my sister 😢😢

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wan kula dareman xasusah amiiraden hooyo karti le tahy dulqaad badna sabra badna Aya tahy wada dadashay Wanda Guulaysaty amiiraden keep going hppti walhi video ano oyay dhamysta nolo tana ka si qurux badan ku rajaynay Isha all❤️😭👑🥺

  • @NimcaAden-bt1gj
    @NimcaAden-bt1gj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Amira farxaddu wa tenaa wall keep going sister

  • @hoodohoodoayaan3875
    @hoodohoodoayaan3875 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Masha allah wll
    Hore u soco❤ farxadadu waa noo
    Farxad Allah raxmanka
    Kuu siyadiyo مبرووووك

  • @mumtii___moh2819
    @mumtii___moh2819 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Aniga wxn uhaysta inan chanelka amira laleeyhy waayo 0- ilaa heerkn wn jooga murugo, farxad iyo wx wlba wn laqaadanaa keep going miira 🥹❤️

  • @IstaahilNuur-vf8lh
    @IstaahilNuur-vf8lh ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Oohinta iska dhaaf amirooy maanta wax kaa maqan mlhn xasuusihii hore marnaba ha soo xasuusanin Hooyada iyo walalahaaga maalinta ay ku garab tagan yiihn qof uma baahanaysid waayo garab wliba aad tabaysi ayagaa ku bixinayo horay usoco million qurux ❤❤❤

  • @mulkihappy
    @mulkihappy ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hurumar wacan oo baxad weyn ayaa ku rajeynayaa dadaalkaaga bartiisa kasii wad insha Allah guuleyso.

  • @QueenMaryamo-i4k
    @QueenMaryamo-i4k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Masha allh ❤amiiradena allh kubarakeyo hor usoco mcnto ❤❤❤

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    M.a Ano Videoga oynaayo dhameystey wllhi Dareen Hooyonimo Amiro karti bdn ❤😢

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Amiiradeena Anagaa Ku Jecel Xppti Oo Ku garab taagan qaali Team Amiira Garabkaga ah Guuleyso Qaaliyey❤❤🎉😢❤🎉Wn ku jeclhy Xppti Keep going ❤🎉😢 From Teamki Ku jeclaa Ee Team Amira❤🎉😢❤

  • @HamdiAhmed-v2c
    @HamdiAhmed-v2c ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Amiiira abaayo hooyo adag ayaa tahay walaahi caawa waad kula ooyay nolosha waa step step alxmdulilaah😢❤

  • @Najuush
    @Najuush 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Qurux badaneyy karti badaneyyy isku filaneyyy miiraa quraxy maanta familkga iyo wiilkgaba meelba mustaqblkooda saarty abyo jeceelka ku qabol waligy qof caana saa uma jeclaan dhigaa usaree miiraayeeyy🫶💋❤️😭

  • @yusra.y8660
    @yusra.y8660 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Awwww😢😢🎉🎉🎉congratulations abaaayo adi wiilkaaga waa ka baxdeen rafaadkii inshallah many more happiness
    🎉❤

  • @MuniiraAhmed-i2o
    @MuniiraAhmed-i2o ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Woow amiradeena hooyo fcn waaye wllhi intaad nooshahay alle nolosha farxad ha kugu dhameeyo❤🎉🎉

  • @barwaqobarwaqo7542
    @barwaqobarwaqo7542 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    m a tabarakalah alah ku xifdiyo o kaga farxiyo sided hooyo mcn farxadeda uga talisay sharaf iyo karamo korkina ha ahato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bilan35
    @Bilan35 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Mss kaarooto baariyad weye mashallah 😭😩😂

  • @AbdallaAbshir-y8c
    @AbdallaAbshir-y8c ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah Amiira baye dhibtaada waxkasta oo aad soo martay waan ognahay dadka channalkaaga kusii biiray ma'ahin guulayso insha allah farxad iyo horumar inta k badan baan ku rajaynaaya hada wixii ka dambeeyeya farxadaada noo soo duub murugada horay uka so my Quen Amiira hooyo karti iyo dadaal badan baa tahay Asim nah ilaahay ha xifdiyo hana ku barbaariyo insha allah dhamaan adiga iyo familkaaga ilaahay ha ini xifdiyo amiin yaa rabi.🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +42

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

    • @MohaMohamet
      @MohaMohamet 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ceyda miyaa😂

  • @Ayaan-w1s
    @Ayaan-w1s ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Gabar walpo wexe jceshahy ina hoyaded uduceyso ey wax uqabato❤❤🎉

  • @ritamohamed9384
    @ritamohamed9384 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    The girl Aan aduunga uku jeclahy miira 🎉❤❤

  • @fardowsokoraneibrahim5909
    @fardowsokoraneibrahim5909 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Team amira masoo codeyseen somali social media awards

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haaa Ani wn soo codeyay😢❤

    • @HayatAbdallah-r5e
      @HayatAbdallah-r5e ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xagee lga codynaa

    • @fardowsokoraneibrahim5909
      @fardowsokoraneibrahim5909 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Tigtoga kuqor somali social media awords ciwaanka kuusoo baxa profile kiisa linkiga saaran gal qeybta gabdhaha ay amira kujirto kudhufo amira dooro kadib submit dheh​@@HayatAbdallah-r5e

  • @BarwaaqoKhadar-j4r
    @BarwaaqoKhadar-j4r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilahay ha ku xafido wllshy aduun iyo akhiraba wlhi hooyo karti leh tahay qof walba aduunka malin bu ku leyhy u farxo
    ❤❤ nolol ta ugu sara abyo mcn wan ku jclhy ❤guleso

  • @Zamzam-t4j
    @Zamzam-t4j ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allha ilhya ha ku siiyadiyo qli❤ my queen 👸

  • @ZeyowMohaaa
    @ZeyowMohaaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Walahi oyinta igadamaty sorry abayo wahkasta uqalanta rafad kadib nolol ucusub kubilabmaty keep going walashay❤❤❤

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Wlhi been ma ahn amiira wada so sabarte blse finally wad guleysta abyo alxm dheh❤

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Amiiro qurux keep going 🎊🎊
    Come soon 1.5 🎉🎉🎉

  • @SalmaAli-j2k
    @SalmaAli-j2k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Wahi xasuusa qaar si lato is ku ilawsid ma ilawi kartid lkn gabar karti leh baa tahy amiiradena in lagu daydo mudantahay m.a🫶🏽😩

  • @Dows22
    @Dows22 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Cawada wajimce Kusali nabigeena Muhammed صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Msshamdiqurux386
    @Msshamdiqurux386 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Amiira waa hooyo karti badan m.a ❤🎉 🥰 farxadada waan Iska jeclahy runtii ❤🎉

  • @FaadumojaamacDhamac-eq6cc
    @FaadumojaamacDhamac-eq6cc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Amiira hooyo karti badan wye wlhei keep going amiiradeena 🎉❤❤

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Gabadhan wlhy somalinimo uunbaan wadagna hadana ohintydada barkinty qoysay markan arky iyado ohinta is ilowsinysa wlhy dadkano dhan oo kula oynaya kuna jecel waxa lagu helaa uun in ilhy kujecelyhy amiiroy ducaysan filked karon hory usoco waliga wax xuno dambe arki maysid insha alla

  • @MawliidMaxamed-mu9kr
    @MawliidMaxamed-mu9kr ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Marshall alah hore u soco apayo gulayso

  • @POWER-mh3fw
    @POWER-mh3fw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Amiiro Abayo waxaa tahay boqorad🤴karti badan hoyo karti leh dadka waxa ay kaa shegayaan waxbo hakasoo qadin horay usoco waxaa aad tahay n1 mss 1m kep going abayo🤴

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Milyan Qurux waxad herkaan ku so gaartey wa Daacadnimo, Dulqaad Dadaal badan iyo waliba Duco Waalid❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤
    Asiim Hoyadii AdAdag waxa tahey Gabar yar o Karti Badan, Af Gaaban o Qalbi Fiican Macha'Allah Allahha ku dhowro wax ku dhibana ku ma tuso. AMIIIN ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadiiroyusufomar9430
    @nadiiroyusufomar9430 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wow Masha Allah everything axlm🤲 mar walba ducada hooyadaa ayaa kula jirto amiiradeena guuleyso abyo mcn❤🫂

  • @Zaynu143
    @Zaynu143 20 นาทีที่ผ่านมา +1

    Strong woman keep going sis 😢

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    ماشاءالله تبارك الرحمن abaayo ilaahey hakuubarakeeyo noloshaada iyo wiilkaagana alle hakaaga dhigo kii kaatiri lahaa wixii aad soomartay dad xaasid ah na waa iskajiraane noloshaada xoogaa qarso abayo ❤

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansh Allah amiira hoyo adag okarti leh hormar wacan ayaan kuleyahay

  • @FarahDawo
    @FarahDawo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Garti badan amiiradeena guulayso
    Akhriyo aduunba wllzhy ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mansha Allah guurow gabal naarta laga soo goyay Allah idin fududeyo inshallah barakallah 😊 amiira qurux gurigan xasus ku leyahay asim yar iyo adiga bes alxamduillah waa kula socday 😢

  • @sahrabashiir-q4s
    @sahrabashiir-q4s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    karti iyo duco ayad isku darsatay 😢 m.a kabadan kula jecelnahay ❤ faraxsanaw abid miraa calosha ihurtay 😢❤❤❤❤❤

  • @hodanmohamed9212
    @hodanmohamed9212 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Walaashey macaan noolow inteey nolol jirto guul guul guul rabigaa hakuusiyaadsho wan jeclaa anba

  • @SalmitaQurux
    @SalmitaQurux 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Abayo sidan ku jeclhy kabadan illahey haku jeclado ilintada uma dulqadan karo xappti nolow intey nolol jirto nolol farxad kunolow aaqiraneh Jano kuwar aamin yarabi illahay wax kudhibo Kuma tuso 🤲😢

  • @CabdiNajiib-j6v
    @CabdiNajiib-j6v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Amiiro qurux wa gabar qalbi wanagsan oo karti leh keep going abayo

  • @IkraanDamion7
    @IkraanDamion7 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Amiiro wlhi waxa tahay hooyo karti badan thy guulayso ❤❤❤❤

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hampalyo sister 🎉🎉❤ weli farxad badan ku dhiman tan bilowga faraxadaada waaye guuleso boqortooyo ❤🎉🎉🎉

  • @hamdaamiizha7389
    @hamdaamiizha7389 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Asim 20 marku gaaro ee ay amira uga sheekayso noloshi ay la soo martay runtii wxn rajaynaya in uu nasin doono hooyadis😢

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Mararka qaar farxaada waxaa lagu qariyaa muragada 😊🥺😭💔 qof walba oo faraxsaan miinis uma dhigonto inuu faraxsan yhy lkn qalba ayuu ka gubanayaa Alxmdu hada waa ka soo gubudtay dhbtd horay u soco sister 😊🥺😭💔👸👑