Waa xaqiiq dad badan oo baahan ayaa jira oo aan haysan xitaa hal waqti wax ay cunaan marka waa dhaqan diinteena ka fog nimcooyinka gaarka bulshada lala wadaaga sida xaaskaaga, awlaadaada, cuntada aad cunto .... waxase sanooyinka danbe laga dhigtay wax iska caadiya in wax walba bulshada lala wadaago iyadoo veiws laga raadinayo iyo dhaqaale.
My beautiful family allah ha idin xafido oo ha idin barakeeyo Lkn codsi wllkay adi iyo dumaashi magiciina kuqor channel ka dayax and hani family sasu kuqorxonan laha only rayigyga weeye
M.a lkiiin sunada nebigena Muhammad ha ilobina afurka marka hore waa biyo iyo sadex xabo oo timir gulysta❤
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Scw
Ama totooba xabo timiir ah
Scw
Salalahu caleyhi wa salam ❤️
Ugu horeysii xabad timira walow hadad nacebtahay nebiga scw waxa ugu horeeyo uu ku afuro timir aheed
Wll hdaa haysan kawrn maba hayso timir😢
@@xafsaxilkas5261 wacadi abaayo alle haku siiyo e yacni waa sune un maaha faral kuguma waajib maahan
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Dhuskilidii 0.5 abyo@@xafsaxilkas5261
Hani waa gabar shaqa kar ah. Gabdhaha lamid ka ah kar tideedey ku dhaftay walaahi. Masha Allah
Abaayo don't show people your food or share with social media is not good they are people who does not have anything to eat remember that ❤❤
ma waxaa jira dad internet haysta lkin waxay cunan an haysan😂
Waa xaqiiq dad badan oo baahan ayaa jira oo aan haysan xitaa hal waqti wax ay cunaan marka waa dhaqan diinteena ka fog nimcooyinka gaarka bulshada lala wadaaga sida xaaskaaga, awlaadaada, cuntada aad cunto .... waxase sanooyinka danbe laga dhigtay wax iska caadiya in wax walba bulshada lala wadaago iyadoo veiws laga raadinayo iyo dhaqaale.
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw ❤❤
Scw
Walhi waa inadin jeclahay mcnto waligin hakala taginaa marwalba waxan rajeeyaa inan sidadokle noqdoo haniyayy ❤
Familka an jeclahy alow idin xafido o ciyal bari ah alow idin sii yarabi ❤❤❤
7:36 qofka iga danbeeyow love ❤😊♥️🤍💚
Dayaxoow Apdala jamall Barnaamiyadada kama Soo Muuqde Kuso Casuum Banaamij Su,aala Madaama Aanu ku Gaadhsiinyy 100k ❤
M.a family qurux badan ilahey ha idin barakeeyo ramadan mubaarak 👸🤴🏻❤️
Ku sali nabiga rabadaan 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️
Scw
@@AxmadGacayte thanks my brother
Muraad ayaan leyahay isoo duceeya asxaabey ❤
Ilahy haku siyo
alla ha ku sahalo
Ilhy Haku sahlo bwe 😢 ❤
Masha allah isku waaara ❤
Sunaha nabiga raaac timirta kubilaw
Iskuwaara Alle ubad khayr qaba haydin siiyoh
Iamaanaha aan dar alle u jecelahay❤❤❤❤❤ hur usosada🎉🎉
Ilhy haa adin barakiyo just hisahaa iskadaya blz 😢😢😢😢 ilhy haa idinka madobiyoo San idin jeclhy 💕
Nabiga igula saliya scw❤😊
MASHA ALLAH nimcada ALLAH ku siiyey qarso
Ilahy ha isku kiin barakeeyo il bini’aadam haydinka ilaaliyo Huuno qoys aan Aad u jecelhy baa thiin❤
Masha allha alle isha nacabka haidinka duwo
Lamanahayga noloshu idima xumayso😢❤❤❤❤❤❤
Ina adeer waxaa tihiin family quruxu badaan iskuwaraa ubaad kharqaban kalahela ❤❤🥰
hani qurux wllshay qaali ina Adeerku guleyso Adiga iyo dumashigeyna👸🥰🥰🥰
Hani quruxey Malain kasta noso dub rontin ❤❤❤
Masha Allah Allahuma barik . Bata o barakoowa.
Dumaashi funny ayaa tahey quruc maaha ee waa quraac😂 Ramadan mubarak my family
Mnshallah tabrkallah alle hayidin barkeeyo ❤
Mashslaah wasunuhiinabiga halkay caashi kacabtay ayuu kacabay nabigu sallallaahu callayhi wadallam
M.a alle hyzku kin dayo lamano Anjeclhy nolol warta ❤❤❤
Waw inoo Soo badi haniyey from muqdisho wan ku heesataa routine kaga ❤❤
Dumo wacaney quruc maha ee waa quraaaac 😂😂😂😂😊
Masha Allah abaayo saas aan akaarabaa shaqaale haqabsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaa hani dumashi isku wara wan idiin ducaynayaa ubad khayr qaba Kala hela❤
Mashaa Allah Alle ha isku kiin barakeeyo
Mashallha alle ha isku kiin raajiyo 🤲
My beautiful family allah ha idin xafido oo ha idin barakeeyo
Lkn codsi wllkay adi iyo dumaashi magiciina kuqor channel ka dayax and hani family sasu kuqorxonan laha only rayigyga weeye
Abtigay dayax iyo marwadisa wan idin jecelahay wlhi ilahay ha isku kiindaayo aamin❤😊
Dayax hani family ku qorta inader ❤
Msh Aaalh haniyeey abaayo wan ku jacalahy ❤ilhy adiyo dayax ilahy ha ina barakeeyo
Een qurca waye qurci maha walsha 😂❤🎉hanbalyo
M.A lamaane qurx badan Allah nii xafido
Family gan wa isk jecelahy wllhi ❤❤
M.a ilohow isku barakee amiin dhaha❤😊😢
Isoo duceeya asxpeyyy wn xanuusne🥺😭🤲🏻🤲🏻
Reer jabuti quurec mahaa ee waa qaamiir😊🎉
Waxbarta lagama Karo dadkan wejigaga oo wax marsanyihiin dab lamagalo isagaa waxkuyeelaya dawo qabow baa logutalogalay
Waaruntaa wallaahi
Masha allah tabarika allah wallo alle haydin barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Caawinad maahe hoosha waa isla leedihiin wuu in u kula qabtaa ❤❤
Rufiyaanimada yaree waa soon😂😅
Woow dayax geesigi weeyi wllhi niin rageed❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul iyo goma nimo dayax❤❤❤❤❤❤❤
Ala ilaahow barakeee labadan adoon ❤❤❤❤
200k coming soon Asxapay Hal gaarsiiyo wiilak
Mansha allh lamanahygi nolosha farxad wada jir kudhamesta❤
m.a lamanaheygii nolasha farxad ku wada nolaada i.a❤❤
Ìĺaaahay ha isku keen dayo wll iyo dumo❤
Masha Allah
M.llh wllo nabiga kusilya ❤
Mnshllh hani dumsh cunto karis wataqana Mnshllh inder kay gabdha Qurux iyo Naf ad isku dar satey Mnshllh dumsh ❤❤
Guuleysta inaadeer iyo dumaashi
Dum Bilan Baris macuntan meya markaztoo Bastoo
Masha allh illhy ha isku kiin dayo huno
Iskuwarakuwaygii Dum Bilan Allwo iskuken dhowr Bilan❤❤❤🎉🎉🎉
Hani waan. Iska jeclahay❤❤❤🎉🎉🎉
Isku waara ilaahay ubad khayr qaba haydin siiyo❤
Xaflad yar Ina dhigatana aheyda afuur ka dib 10k🎉🎉🎉❤❤ hani inu badi routinka kuheysta kuwa kale youtuber waka dalay😂😅
Mai family ❤❤
Masha alla alle haysku kiin barakeeyo .
Inadeer gabdhan ilaali wa diamond ❤❤❤❤❤❤
😂 😂😂😂😂suhjuuda layga Shumiyay yacnii layga dhunkaday
Qare xabxab
Bal aan somaligiina kaa Barto dumashiye
Masha allah isku waara abid dumaashiyo iyo wllo❤❤❤❤
hani qurux wllshay qaali ina Adeerku guleyso Adiga iyo dumash 8:24
Manshla lamanahygii isku waaaara❤❤
Mashalllh family ❤❤
Dumaashi alaabtaada xagee laga helaa riyaad makeeni kartaa Dumaashi ❤
m.a family qurux bdan alle ha isu kiin daayo
Maanshalah family qurux badan aatahiin isku waara❤❤❤
Quricii😂😂😂😋❌
Quraac✅ dheh dumaashi afka muruqa ka saar😂😂😂
Quraaac dheh dumashi ❤😂😅
Waa qureec
Msha allh isku waara wll ❤😊
Maasha allaah habo mcn guuleeyso
ManshAllah family qurux badaan I love you guys 😘😘😘
Waaw dayax iyo habi noolda ubad khayrqaba inshs allah wuxuu gadhi doona milyan famliy qurux badan
Keep going lamanaha isku filan❤❤❤❤❤
Best retinue ❤❤❤
Mansha Allah ramadan mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allah masha llah isha nacabku kaa dadan Mrs Hani iyo Mr Dayax guulaysta
Maashaa allh Alle haydin barakeeyo
Waaw adinkuna 7miyaa waa isla socnaaa❤
Noloshiina ka dhaafa baraha bulshada fadlan.
Masha allah tabarkallah ❤❤
Masha allah family qurux badan isku waara❤❤
Masha Allah barkoba❤
Mansha allah ina adeer qli wan idin jeclhy barakoba❤
Folxumo badana nagta subhanlah
Qaniss matahay mxaa nag nag ka Maserty cml uku Hadley xasa ku tusay quruxdeda io folxumadeda😂
Manshaa allaah waxaad tahiin dad isfahan san iskuwaara
Mashaa allha keep going wnii jacelshay ❤❤😮
Isku waara, Alla.idinma kalla ka xeeyo🎉
Pls back to youtube we missyou😢
Cadowgiina cagta hoostiisa
Msha alah famil antagero ❤
M.a qos isku farax alle haiidiinka dhiigo
Mancha allah family aan taageero ahlu sharaf
M.a walhi wllo hani wad shidantihin❤❤