Asalama calaykum walasheey qaali aniga Hal problem aa qabaa oo ah mar walbo aan cunto cuno ha badnaato ama hayaraatee laab jeex hadana habeenkii specially markaa is iraahdo seexo mar walba candhuuf badan aa tufaa bac antaa soo qaato ayaa maantoo dhan afka isoo buuxsama waan tufaa sifiican uma seexan karo maxaa sameeyaa ila tali Abaayo jazakallah qayr
Free magnesium waa raqayga dr idinma sheegayaan ka faaiideysta
Asc Dr maryan alah ku caawiyo waad noodadaashaa aqoontaada iyo waqtigaada Hal su,aal iiga jawaab xameetida leyga Saaray 2019 Idaha saliidooda Macuni karaa Shulkran xabibti
MashaAllah
MashaAllah Jazakalah qayr
masha allah
Mahadsanid Dr Maryan.
Jazaka Alahu khreer
Jzk qayeer habo❤❤
Asc abaayo request kuugi jiraa facbooga waxba ku weydiin lahaa plze iqabal
mncha allh
😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Asc Dr.maryam walaal maraqu ma xoolaha mise midda khudaarta ..
Xoolaha
Wllo ma dhakhtarad ayaad tahay?
Maraas maxaa laga saman karaa ma khudrada mise hilib baa lagu daraayaa fadlan soo jawaab
Wll maraqa lafaha dhuxa leh muhiim waye basal toon karota kudar liin kumiir cab
السلام عليكم ورحمة وبركاته شلونك يا دكتورة ؟
Asalama calaykum walasheey qaali aniga Hal problem aa qabaa oo ah mar walbo aan cunto cuno ha badnaato ama hayaraatee laab jeex hadana habeenkii specially markaa is iraahdo seexo mar walba candhuuf badan aa tufaa bac antaa soo qaato ayaa maantoo dhan afka isoo buuxsama waan tufaa sifiican uma seexan karo maxaa sameeyaa ila tali Abaayo jazakallah qayr
Markaad seexaneyso iyo markaad wax cunto waa in muddo ilaa 3 saacadood ahi u dhexeyso. Wakhti sii cuntadii ku dheef shiidanto inta aadan seexan
@@samowsamale3490 ok mahadsanid Abaayo macaan qaali 🙏