- 941
- 2 828 874
Mariam Adam-Noor
Germany
เข้าร่วมเมื่อ 2 ก.พ. 2018
أنثى بحب وبوعي
dheefshiidka cuslada.. b12, iron, calcium, magnesium
dheefshiidka: Dibiro, daac, higo, laab dilac, cuntada kugu soo noqota ama kugu raagta..hady dheecanada jidka cusladan waxy keenta inay jidhka vitamiinada, minerals, subga iyo aminoacid uu jidku arkin
มุมมอง: 1 444
วีดีโอ
calool istaag iyo hormone imbalance
มุมมอง 1.3K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
calool istaag iyo hormone imbalance
sababta aad beerka ku dibirtid, ku laab dilaacid oo kugu raago?
มุมมอง 2.1Kหลายเดือนก่อน
sababta aad beerka ku dibirtid, ku laab dilaacid oo kugu raago?
Cuntada ku dhibaysa jooji❌❌❌😵💫😵💫😵💫🚩🚩
มุมมอง 942หลายเดือนก่อน
Cuntada ku dhibaysa jooji❌❌❌😵💫😵💫😵💫🚩🚩
calool xanun, calool istaag, shuban, gaas
มุมมอง 8792 หลายเดือนก่อน
calool xanun, calool istaag, shuban, gaas
qaliin lafaha lugu lataliyey? dhageyso
มุมมอง 9812 หลายเดือนก่อน
qaliin lafaha lugu lataliyey? dhageyso
#tiktok #live Lafo xanun chronic..romatiisnka vs physiotherapy
มุมมอง 1.7K3 หลายเดือนก่อน
#tiktok #live Lafo xanun chronic..romatiisnka vs physiotherapy
Naxdinta /panic attack iyo calool xanun
มุมมอง 8243 หลายเดือนก่อน
Naxdinta /panic attack iyo calool xanun
cilaajka chronic acid reflux, gastritis ulcer
มุมมอง 2.5K3 หลายเดือนก่อน
cilaajka chronic acid reflux, gastritis ulcer
nabro caloosha..ulcer 11 sano jirta .mudo badan caloosha ka xanuusanysy
มุมมอง 8844 หลายเดือนก่อน
nabro caloosha..ulcer 11 sano jirta .mudo badan caloosha ka xanuusanysy
hpylori, gastritis iyo ulcer #tiktok #live
มุมมอง 4.8K4 หลายเดือนก่อน
hpylori, gastritis iyo ulcer #tiktok #live
❤❤❤
My sister maryam ma hargeysad jogta warshada cafimada wlhi ad ayan ugu bahanahy pls San ku heli karo e ugu fudud isheg
@@MohametApdy my.. Instagram iguso darso ama Facebook arintada iso gubdi
Abayo codsi waaye isoo jawan 1bil kahor xametida leyga saray uur maqaadikaraa talo isii😢
Stop coining people your are not a docter
Biyaha kuuleel mise qawoow ?
Asc wll side kula so xirira aniga hada i haysaye 😢
Inanta iskumid banahay
Asc hooyo waan ku jacelnahay
Allahu Mubarak sis
Detoxify your system
Garman
Hingo
Maansh allaah tabarkallaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gggg
Asc wll xabadkaaga in yar ayaa la arkayaa ee is astur wll
Machalla wallo halle ha kuxafido
Asc wllo taladaadii waan qaatay waan joojiyay sonkor saliid iyo daqiiq waxaan rabaa inaan isdhuubo calooshuna way i tagantahay talo isii
Asc habo teyrodka dhiga laigusoshega jirkadhana aadbu ixanuna ilatali
Asc xabiibti teyrodka dhiiga ayay igushegan habo
Mama jazaka lahuu kher❤❤❤❤❤
Thanks
Allahuma barik
Please help me my sister am always bloating at night
Allaahumabaarik
Tayroodku waamaxay
Maxaad igu talin laheyd cuntada aad cun idhilaheyd
Iyo beerdaalan
Calool istaag iyo xameeti la aan kawaran maryaney
❤❤❤
Borasha mala karinaya wll
Cabge
Jarilamiy
Asc qofka gsaka qabo muxu cunya oo cunto ah
Dawo wan ku daley
Abyo mudo 4sano nasaheyga cano leeyihiin waxna madhalin wax leygu shegay prolactin hormon
Khalkhalka Caadada Kwrn
Abyo Ani calool istaag leehay waan day sonkor bur cad baasto wali waan lehay maxaan sameyaa isoo jawab abyo
Wanku jeclahay abayao maryamo walhi wax badan ayan kaa faaiiday allaaah li xafido
Chia seed. Miyaa kwdaa brdaqoshka io maramiya
Abaayo waan qalanahay 5bil sidee jimicsi usameeyaa abayo plz icaawi abaayo hadan dhafro iyo hadan waqti hore seexdo waan daalanahay uun lafaha ixanuunaayo dhabarka ixanuunaayo
Allaha unaxriisto
Xabiibti waa mahadsantahy waa tijaabin deedna waa kugu soo Colin waxan qaba tayeood wanada away igu so cootaa in shaallah
❤
Canah geela ee suusaca soo cadi ma ahn
Barda qoosha maxaa lahaa magackle malehy
Babasiirta Maxaadawo Uahwllo
Mashaallah🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah Tabarikalahu jizakumalahu kharan ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤