GREAT RIFT VALLEY APARTMENT NAKURU MEEQO AYAA LAGU KIREYAA 3 BEDROOMS &2BEDROOMS?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #KIRADA#GURYAHA#NAKURU#

ความคิดเห็น • 74

  • @maxamuudfaarax302
    @maxamuudfaarax302 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo waxan raba inan kh weydiyo waxan ahay wiil dhalin yaro ah waxan rabaa hada inaan nairobi wax barasho u doonto oo sakandhari ka galo dugsi sare ku dhameeyo raba marla abayo mala iga yeela anigoo shahaado primary
    Somalia ah wato inan ka galo sakandhari halkaas isheeg walshey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mwarsame1011
    @mwarsame1011 ปีที่แล้ว

    Thank you for showing us GREAT RIFT VALLEY APARTMENT

  • @farahelmi8681
    @farahelmi8681 ปีที่แล้ว

    Thanks byo een dhanka ganacsiga nooga soohadal wllo biilla mlga soodhacsan karaa

  • @MiskimahamettMiskimahane-fv3un
    @MiskimahamettMiskimahane-fv3un 10 หลายเดือนก่อน

    keenya meesha ugu shidan wAA NAKURA❤

  • @laylasiciid-xc8xg
    @laylasiciid-xc8xg ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido qli ❤

  • @CabdiEid55
    @CabdiEid55 3 หลายเดือนก่อน

    Magaceed state kaan

  • @hawalula7963
    @hawalula7963 ปีที่แล้ว

    Shukran abaayo sacdiya waadahadsanatahy

  • @faadumo116
    @faadumo116 6 หลายเดือนก่อน

    Noogaso waran lacagta laguna gator boosaska faadi ah oo waxab aan ku dhisneyn

  • @Esabell29
    @Esabell29 ปีที่แล้ว +1

    Abayo hal qol io fadhi waa meeqa

  • @maymunayusuf4237
    @maymunayusuf4237 11 หลายเดือนก่อน

    Walal sadex qol iyo fadhi miya kawada mase sadexda qol fadhigu wu ku jiraa

  • @cabdowaxmad2625
    @cabdowaxmad2625 ปีที่แล้ว +4

    Waa mahadsantahay wll. Waxaa soo raacisa iskuulada iyo masaajidada soomaalida

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha sharfa like sherta saara❤❤❤ waad mahad santihiin

  • @sawdafardaale5309
    @sawdafardaale5309 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qolalka doo duub wll waadna mahadsanthy

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435  4 หลายเดือนก่อน

      Walal bari hore oo aan soo eegayay ayay ahayd nakuru

  • @Nasteexo-tv5nq
    @Nasteexo-tv5nq 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo university maleedahay

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo macaan waxaan kaala socdaa HOLLAND EUROPE,WAAN JECLAYSTAY BARNAAMIJKAAGA, MAHADSANID.

  • @AdnanHashi-e7k
    @AdnanHashi-e7k ปีที่แล้ว +1

    ASC Runtii marar badan baa daawaday video aad kasoo diyaarisay kenay waligey Nakuru marka maqla waxaan moodi jirey baadiyo laakiin walahi runti aniga ahaan aad bee uga qurux badan tahay Nairobi iyo dhiiqadeda iyo sawaxan keeda dadka qurbaawiga halkan baa ufiican safena u ah waxaan rajayn doona adiga Sacdiya ahaan inaaba halkaan usoo guuri doonto sida ay igula muuqata ana dadka aan aqaana qurba ka soo guuriya ina pagekeeda ka daawadan Nakuru baa urajayn doona Mahadsanid walal.

  • @MySoulSocietySenkaimon
    @MySoulSocietySenkaimon ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah waa xaafad aad u qurux badan aad baa u mahadsan tahay.
    Meeqa ayey u jirtaa Nairobi abaayo.
    Anaiga waxaan kula daganahay nasra garden.

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 ปีที่แล้ว

      Asalaam aleykum abaayo qurba joog ahey warbixin ban rabaa meesha degen tahey xagee kala soo xiriira thank s

  • @FahmoAbdi203
    @FahmoAbdi203 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxaan hayaa alaab guri oo dhameystiran qofkii raba Nakuru Ayaan joogaa

  • @ahmedtaakow
    @ahmedtaakow ปีที่แล้ว +19

    Sacdiya xbbti asxabtada waa soo dhawaynaynaa lkn codsi baan wadanaa hadaanahay reer nakuuru dadka qurbaha ka imanaya dhib wayn baan ku qabnaa guryihii way nagu qaliyeyen shaqalihina waynagu qaliyeyen schooladiina way nagu qaliyeyen please lacagtiina meelkale ku baxsada lkn meceshada iyo guryaha hanagu qaliyeynina

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435  ปีที่แล้ว +4

      Dad badan baa dhibtaas ka sheegta walal Reer qurbo maqal ma jiraa waa laydinka dacwooday

    • @sacdiyocumar1821
      @sacdiyocumar1821 ปีที่แล้ว +1

      waa run qurba joogta sicirbarar ka iyagaa keenay muqdisho guryihii wey nagu qaaliyeeye

    • @adarali7340
      @adarali7340 9 หลายเดือนก่อน +1

      Qurba joogta meel walba sicir barar bay ku rideen. Lacagtiina sadaqaysta intaa bilaa micno ku bixinaysaan. Anigoo qurba joogaa wallahi dhibsada qaarkood say wax walba u qaaliyeeyeen

    • @umulkhayrumulkhayr2710
      @umulkhayrumulkhayr2710 8 หลายเดือนก่อน

      Walal @hmedtaakow Asalamu aleikum sadax qol ayan raba stateka maka banan yihin hada

  • @rahmohassanmohamed8532
    @rahmohassanmohamed8532 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo iibka malaga heyaaa

  • @fartunmadobe736
    @fartunmadobe736 ปีที่แล้ว +1

    Thank you walaal macaan aad ayaan uga faaidnay videos kaaga ❤❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 หลายเดือนก่อน

    Qaboow iyo roob aan joojsanaynin Yurub ayaan ku nacay. magaaladaan cidaleeda ani ahaan waxaan oran lahaa waa hawada. Jazaakilaahi khayran kheer qabto ❤

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa xaafad qurux badan 👍👍

  • @najmahassan46
    @najmahassan46 ปีที่แล้ว +1

    Waan aaday waa meel qurux Badan ❤❤

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว

    Dadka ku sawiraan qurbaha aad ayey igu bahanyihin kulaha😂😂Walahi I am one of them 😂😂

  • @mohamedAbdi-mo9bo
    @mohamedAbdi-mo9bo ปีที่แล้ว

    WAN KU WATA MAMO SACDIYO HORAY U SOCO WAA ARIN MUHIIM U AHY BULSHADA KA MAQANA NAIROBI ANIGA AHAAN 2010 AYAN KA TAGAY NAIROBI
    🥰🥰🥰

  • @theminecraftking_5504
    @theminecraftking_5504 ปีที่แล้ว

    Walaalo sacdiyo waad mahadsantahay 4 qol iyo fadhi ku yaala naakuuri waa imisa walaalo isagoo dhisan

  • @IdilAbdi-r1e
    @IdilAbdi-r1e ปีที่แล้ว

    masha allaah abaayo sacdiyo waad ku mahadsantahay allaah adigana ajir hakaa siiyo abaayo anigoo wadanka kamaqan ma iska sii diwaan gelin karaa madaba gurya laga helin 2 kadibaan rabaa inaan soo guro walashey joogto ma isii buuxin kartaa fomka guriga inaan daneynaayo
    school ma udhow yahay scholada xafadan ciyaalkeda adaan iyo scholka qeey mahisa iyo dugsigaba waa kaa sugeynaa abaayo mahadsanid hooyodhin badan caawisay allaah aqira iyo aduunba haku caawiyo shaqa fiican uheysaa umadeena somaliyeed

  • @shuceybmohamed7197
    @shuceybmohamed7197 ปีที่แล้ว

    Thika war ma ka hesa Nakuru weya fogata

  • @faatimamohamed6521
    @faatimamohamed6521 ปีที่แล้ว

    Wad mahad san thy abyo Guryaha cusub naso duub Insh allh

  • @Farhiya-sk7li
    @Farhiya-sk7li ปีที่แล้ว

    Madarasooyinka iyo iskuulada waa imisa

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 ปีที่แล้ว

    Sacdiyaa xabiibti like to waa laasim shukran xabiibti

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaalo noo fiiri waqooyi bari kenya sida mawo

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 4 หลายเดือนก่อน

    Noo soo gudbi wararka Nakuru

  • @faisalnur5697
    @faisalnur5697 ปีที่แล้ว

    Comment caafimaad qaba 😊

  • @rukiadakane5067
    @rukiadakane5067 ปีที่แล้ว

    Khayr allaha ku siiyo wax badan baad nala soo wadaagtaa

  • @abdulahiabdi6087
    @abdulahiabdi6087 ปีที่แล้ว

    Mhd snd 100% wlshyda keep going

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 ปีที่แล้ว

    Eldored kaso hadal huno

  • @umulkheyrumulkheyr8109
    @umulkheyrumulkheyr8109 ปีที่แล้ว

    Wll aad ayaad umahad snthy

  • @Amay101
    @Amay101 ปีที่แล้ว

    Walal guriga maxaa inside noo tusi waysay

  • @asayrchannel
    @asayrchannel ปีที่แล้ว

    Sacdi waad salaam tahy sister, very good

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع ปีที่แล้ว

    Guryo iib ah ?

  • @ismaiilhusein1409
    @ismaiilhusein1409 ปีที่แล้ว

    Waa dhawnahay waa kuheestaa walaasheey thinks 💯

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 ปีที่แล้ว

    Sharafay guulayso

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 ปีที่แล้ว

    guuleyso xabibti

  • @abshirahmed553
    @abshirahmed553 7 หลายเดือนก่อน

    Waa vlog qurux badan

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 ปีที่แล้ว

    Maashah walaalo.hore.usoco

  • @rufaiahmed8641
    @rufaiahmed8641 ปีที่แล้ว

    Thnks sistar qayr faro badan

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo ❤❤😊

  • @dayah_enterprises_limited6088
    @dayah_enterprises_limited6088 ปีที่แล้ว

    Mashallah Sacdiyo

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 6 หลายเดือนก่อน

    M.a thanks

  • @aishabashir3759
    @aishabashir3759 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks walal

  • @fatmaabunoor9220
    @fatmaabunoor9220 ปีที่แล้ว

    Alah haku barakeeyo

  • @zeynababdirahman5047
    @zeynababdirahman5047 ปีที่แล้ว

    Mashalla

  • @aminaadan1891
    @aminaadan1891 ปีที่แล้ว

    Mansh allah

  • @UstadOmar-rl3ze
    @UstadOmar-rl3ze 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you walashey

  • @umumohamed6838
    @umumohamed6838 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @fatmaboutique
    @fatmaboutique ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aminaadan1891
    @aminaadan1891 ปีที่แล้ว

    Waad mahaad Santahay

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع ปีที่แล้ว

    👍

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville ปีที่แล้ว

    SACDIO THANKS ALOT.SISTER

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty ปีที่แล้ว

    🤩🤩🤩🤩🤩😊

  • @saidoabdi6330
    @saidoabdi6330 ปีที่แล้ว

    Thanks qaali ❤❤

  • @ramloaxmed8294
    @ramloaxmed8294 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @habibaderow5930
    @habibaderow5930 ปีที่แล้ว

    MASHAALAH

  • @nyatabapar3699
    @nyatabapar3699 8 หลายเดือนก่อน

    Do you have empty house

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435  8 หลายเดือนก่อน +1

      Now

  • @ismaiilhusein1409
    @ismaiilhusein1409 ปีที่แล้ว +1

    Sacdiya walaal kawaran mombasa war maka heesaa bal yaa inoo joogaa hadii aad wax ku ogtahay