Deg Deg Turkiga Oo Sir Culus Looga Fashiliyey Shirkii Somalia & Itoobiya, Heshiiska Masar & Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 หลายเดือนก่อน +4

    Turkiga cadadis namaba saari karo turkiga wuxuu moodey in aan doqon nahay soomaalia hadey la noqotey in an nahay wax magarad taas waa diidney caqligena waa soo jeedna mana ogolaneyno

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 หลายเดือนก่อน +7

    TURKIGA. FILIM. ETHOIPIA
    ISKU. OGYIHIIN. AYUU. WADAA. WAANU ADIS SABABA. AYUU. KULA SOO. SHIRAY. XABASHIDA

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 หลายเดือนก่อน +4

    Itoobiya waa yuhuuda Africa taas ogaada soomaaliyeey.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 หลายเดือนก่อน +3

    Turkigu Wuxuu Raba Inay Howshu Wado U Fudutato Lakin Marku MariWayo Soomalida Danu Ugu Sheegi Doona Runta Itoobiya

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน +5

    ❤ Turkiga far ayaa ku jirtee ha is toosiyo hadii uu umaleeyey ineey soomaaliya tuugp wada tahay ❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน +6

    ❤Urdugaanoow soomaalidu tuugo mawada ahane nala toos waan ku aaminaye ❤

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน +2

    itoobiyo guuuuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @wilwiil7630
      @wilwiil7630 2 หลายเดือนก่อน +2

      wacal ma amxaar af Somali bartay baad tahay doofaarkiiyow

    • @msx6576
      @msx6576 2 หลายเดือนก่อน

      af somaliga waaba la iska bartay af ethopian ina barana waaya waxii hada ka bilaawdo​@@wilwiil7630

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turkey waa nin Dan wata soomaaliduna wallaal bay arkaan. Bada ayaan difaacaya ayaan arintii taagnayd maxa gogol dhig u bedalay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน +2

    Turkigu hoos uma dhigi karo sharafkeena iyo doowladnimadeena mana ka yeeleeynee ha ilaaliyo kalsoonida eey umadda soomaaliyeed ku qabto dhegahana haka tumo shisheeyaha badeena doonaya ineey naga xoogaan

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 หลายเดือนก่อน +2

    W/ Turkiga sidu u firiranayo marku haşlayıp w/Fiqi firo caro ku jirto, shirkan waxu I nacsiiyay Turkugi, ewelba Erdogan ayan tagersana sidu muslimka u garab istago, Anaga waxan ka filaynay sidi u Qadar u garab istagay laakiin Rabbi Tallo ku filan, Somalia Insha’Allah wa uso noqon Lion of Africa Annago is fahamna unba naga xigta

  • @RoodaJibriir
    @RoodaJibriir 2 หลายเดือนก่อน

  • @abdihakimmohamed4097
    @abdihakimmohamed4097 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caawana ma turkigii aad lahaydeen somalia ayuu difaacayaa oo ethopia ayuu ladagaalamayaa ayaad ka cabanaysaan tan llabaad xagaad ku aragteen nin wax dhex dhexaadinaya oo qolo iskala safta

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Asxaabeey Turki Maahan Saxiib ee waa Daneeyste wax uu noohayo ma jirto ee hala diyaar garoobo Difaaca Badeena itobia Maanta Maalin aay ka jilcantahay ma jirto ee jiifka ka kaca mise Kenya ayaa idiin jilcaneeyd waad ka seexateene maxaay tahay sidan wariyoow adiga na toos ee sameey Barnaamish Guubaabo ah Turki walaal keen maaha waasaga dhankiisa ka boonayo Somalia ilihii dhaqaalaha saldhiig tay Masar taas ha timaado Cadaw gaaga Cadaw giisa waa Saaxiib kaa

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turki dantiisa ayuu fiirsanayaa Dan tisana waa in uu iskuwado somalia iyo etopia .
    Marka hasugin in uu turkiga uu cano kusiiyo.
    Somaliyey hasu dhiibina turkiga wayo wadan kasto dantiisa ayuu fiirsanayaa

  • @CabdiMuuse-f8d
    @CabdiMuuse-f8d 2 หลายเดือนก่อน

    Walkways riyadaa kujira wasidaasoo abida

  • @CukaashiyoAsmaFamily
    @CukaashiyoAsmaFamily 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 หลายเดือนก่อน +1

    MARKA. HOREBA. MAAHA IN. BADEENA LAGALA. HADLO. ETHOIPIA WAA DOQONIMO

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia iyo Somalida ayay u taala siday u maarsynayaan xad gudubka ay wado Ethiopia. Dhamaadka arintani waa inay noqoto Ethiopia si cad uga noqoto heshiiskii ay la gashay Biixi e badheedhka ah.Hadii kale waxa ay ka maxaashto Ethiopia damacan qar idka tuurka ah ayaa la sugi.

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 2 หลายเดือนก่อน

    Turkey wa tuug iga qora ta hore na waan ugu sheegay asxaabtayda😂😂😂

  • @aichatgptacc
    @aichatgptacc 2 หลายเดือนก่อน

    Warkiina dhinaca kararnaa isu sheega.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiir Fiqi Xanaq Waxaba Ugama Gonayo Waa Nin Geesiya Oo Hal Adag

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlad bad leh iyo mid aan bad lahayn markii wada hadalbdhez marayo waxa jira sharci caalami ah o addunka lagaga dhaqmo o layirahdo UNCLOS waxaana ku qoran dawlad kaatsa xaqa ay yeelaneyso

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 หลายเดือนก่อน

    Turki yaan laysku halen itoobiya. Ayuu naga jecel yahay

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Ayuu Xasan Culusow rabaa inuu Ciidamo Masaari ah keeno Soomaaliya

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Marka Fidaan Wasirka A Dibada e Turkigu hadduu arrinta galay Madaxweyene Xasanna wakiishay Fiqi iyo raggii la socdayna ay wada joogaan, xaggeed ka keenteen Turki ayaa badyada siinaya Ethiopia Ethiopia

  • @MohamedMehadi
    @MohamedMehadi 2 หลายเดือนก่อน

    I feel sorry for somali when the one you think your friend doesn't respct you how your enemy respct you

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Turki Xasan Sheekh ayaa heshios la galay o yidhi Badayada kaalay no ilaali Ethiopia ayaa naga qaadaneysa o qolyo kale dabada ku wadata ee

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer marka aan inagu mideysan nahay ayaa Turkiga ina taageeri karaa Somaalidii baa kala daadsan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Xalladu hadey xumato walahi isbadal bala arki ee wuxu kaa gabsanayo xasan gurgurte oo mawqof lahayn

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu ma aaminsani inuu Turki badeena siinayo Ethiopia, laakiin maadama uu labada dawladood xidhiidh wanagsan la leeyahay wuxuu rabaa in sida shruucda caalamiga ahi ay qabto u hawsha u qabto

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Turkigu wa dawlad weyn ee waxa jaban wa somalie oon waliba madaxweyne lahayn madaxweyneheni aya master dollars

  • @SaleebaanCabdi-z7o
    @SaleebaanCabdi-z7o 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkii turkiga ka waran

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Haddana Masar ayuu tegey o heshiis la galay si ay ciidamo ugu so diraan soomaliya isagoo ku xumeynaya Ethiopia

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladda Turkiga arrinta ay isugu keentay Somalia iyo Ethiopia wa mid Xasan Gurgurrte u dalbaday, si ay Turkigu hawshan u galaan. Midda kale Turkigu miyaanu ahayn inoo is dileynayaa oo addunka o dhammai ina fiirsanayo Urdukhan iyo Marwadiidu intay diyaarad so kaxaysten ka so degeen Airporoa Xamar

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 2 หลายเดือนก่อน

    Turkiga somalia wu u hooso sinaya Ethiopia

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaan fahaydawladaxun ee imaaraadkaameesha kujirta ooitoobiyanadabadakawada

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiobia weey udhamaatay hadii eey masaaridu cagaha soo dhigto ciidda soomaaliyeed waxaana macquul ah inuusan sii sheqeeyn biya xireenka ethiobia

  • @aliabdi3994
    @aliabdi3994 2 หลายเดือนก่อน

    Salaada Soo Duko Intaadan Daawan muuqaalka Runtii Waa Hadal Wax Tar Leh Intuu Hadal Shegayna Ugu Qiima Badan Follow wa dhahay Gambaleelkana Waa Taabtay Wlhi Cawana Iigu Horeysa kanaalkan
    ASAALah Asaaalah Ya Cibaadalahah
    Waa Dardaarankii Nabi muxamed Scw

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya iyo soomaaliya waxay kawada hadii karaan oo keliya dhulka soomaaliya ee ay haysato wixii kale waa sheeko bada lagu iibinayo

  • @zainabali931
    @zainabali931 2 หลายเดือนก่อน

    Somalil rasss bad rass

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 หลายเดือนก่อน

    TURKIGU. WAXA. UU. NATUSAY. INUU. DANTIISA. NAGU. WATO

  • @horeeye10
    @horeeye10 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey Turkey waa caddaw isla weeyn,
    Yaan toos leeysku dhiibin.
    diplomacy ahaan ha loola socdo. Yurub maahaan carab maahan muslim siloon weeye

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha Somaliya wa Xasan Shiikh ee wuxuu heshiia la galat shiidaalka qodistisa iyo ilaalinta badda Somaliya la galay Turki.
    Haddana markii Sucuudigu yidhi dalka ka tirsan Imaraadka ayuu Turkigu heshiis iskala galaya, ayuu Xasan cararay o heshiis la so galay Sucuudiga

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Turkigu waa inow ogaadaa dalkeene inaan wiligeeyn difaacaneyney abit hadana wey naga go,antay, asagana baraney waxa owyahay.

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 หลายเดือนก่อน

    Masar oo reer Falastiin Albaabada ka xidhatay diidayna in xitaa walaalaheen reer falastiin inay wax raashin ahi u gudbo kuna dhowraneysa dhibaatada yuhuudu ku hayso falastiin o dhinac kasta laga go doomiyey (oo gaajo u dhimanaya o dooga iyo qashinka cunaya

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 หลายเดือนก่อน

    Ader ango waxan nin wadanaya ango waxan ahay somaligalbad anago sar banhay turkak a ethiopia goonalka harar ay jaar yahan DDS abaya marka xuuka qabsaday gooblka harar oo fadarlka katarsan ethiopia abaya aya kaka toorsaday dayardah an duulayaha anlahayn marku ladakalmaya TPLF ta gablaka. Harhar turkak mamuula doogsakan afkasa ay lagoobarta

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Iska ilaaliya inaad turkiga hadikale wey ino dhaman
    Turkigu wuxu qaanac kaa qadey xasan sheekh ee Somalie hatashato oo dawlada haka badasho qaranka madaxa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Turkigu Ethiopia ayuu la jiraq

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 2 หลายเดือนก่อน

    turkush saaxiib soomaaliya uma ahee waa daalim tuug ah ee halayska ilaaliyo soomaaliyaay turki waa xasade

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 หลายเดือนก่อน

    Rag culus intii lasocotay Fiqi iyo isaga wasiirka ah wey dadaaleen turki iyo cidwalba soomali danyeeda ayaa ka weyn qabkii soomalinimada ayaa waxyar naga farxiyay fadnaha ayaan farta kuhey nay hala feejig naado somaliyey ciyaalka suuqa jooga iyo dumarka yaan yada suuqa kuheysta baa og in badan ay wax badan qarsoon yihiin sidii naloga qaadi lahaa oo gaalo dhan ay itoobiya lajiran weliba laga yaabo in turliga hada kadib wixii bada kusaabsan iyo itoobiya aan la aaminin itoobiya wax baa siligleg ee hala feejig naado itoobiya iyo africa oodhan soomali xoog laguma qaadan karo

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliya oo masar modaysa in wax uqabanayso. Haday masar wax qabanayso .falastiin ayay wax uqaban weyday .oo maalin walba 100 qof oo dumar iyo caruur yuhudu ku gumadayso. Ay dawanayso ayay wax uqaban weyday. Talabad masar iyadi ayaa biyhi niilka Ethiopia ka xidhatay oo bakhdiyaysa .

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaanuhaystay dawladaaturkigawalaalkakaliya eesoomaalidukuleedahaycaalamka esideewaxujiraan

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 หลายเดือนก่อน

    Turky gu wuxuu u jooga bada somsliya haday yidhahen bada bay ilaalinayan muxu u baryaya itobiya tasi waxay noqotaybeen marka waxay barlamanka waxay ansixiyen in turky ay illaslinaya badan iyo beri somsliya haka hadleen waa lagu khiyamay umada somaliyaed barlamanku haka hadlan turky iyo hawshay 10 ka sano ay jagayan badaha somsliya maxay ka qaban adan ma kaluunla iyo khayradka wadankay iska guranayan

  • @AXMEDDCodey
    @AXMEDDCodey 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh tukigu mun musilim ahayen oo soomaliya heshiskula jira xasan sheekh

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    ma muusaa wax kala kulmay burco beenele😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 2 หลายเดือนก่อน

    Ee iska jira yaa la idin gaadin

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidanki inti leka uu dhisey Ayan burburiney muxu ino arkaya war xishoda Ethiopiana taabar inaguma dhanto wan wasayna

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    guuuuuuuuul itoobiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @jawahirelmi9
      @jawahirelmi9 2 หลายเดือนก่อน

      User rt8hv6wv7e ha ku wasto Ethiopia down

  • @abshircarabeey5294
    @abshircarabeey5294 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😄😄😄😄

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shalay waa ammaanayseen Turkish maantana ma masarbaa....dawladahaa ayaa soomaliya iskulaydoona...wax badso wax beel Bay keentaa

  • @MaladmohamedBaladi
    @MaladmohamedBaladi 2 หลายเดือนก่อน

    Useless shameless garrad tv

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    soomaliya ma doowladbaa waa al shabab😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maxamedsaleebaan-r5u
    @Maxamedsaleebaan-r5u 2 หลายเดือนก่อน

    Ilay somaliya dawlad maahe waa dawarsate

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka beenta kadaa turkita itoobiya nagamaraacin waxaase lagayaaba inay layaabtay xukun xumada xasan sh

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    somaliy dabeda yaraba 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maxamedsaleebaan-r5u
    @Maxamedsaleebaan-r5u 2 หลายเดือนก่อน

    BADDU MAAHA TII SOMALIYA EE WAAA BADDA SOMALILAND MARKA MAXA LAGA SHIRI ITOOBIYA WAY OGTAHAY IN BADDA SOMALILAND LEEDAHAYE

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia dhul ay somaliya leedahay ma ay doonayso ee waxay heshiis la gashay Somaliland, ee buuqa yaraysta reer somaliyow.

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    somaliya xage dalkeda ah ma bada soomalilnd ahad lediin war tugayahay camal yeesha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia ma dowlad baa katalisa mise Argagixiso cid heshiis lama gelikarto waayo waa failed state

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 2 หลายเดือนก่อน

    Ninyohow hadanbaabi madaxweyne majiro dhiiqo ayaajirta

  • @zainabali931
    @zainabali931 2 หลายเดือนก่อน

    Somalil bad ràss 😅😅😅😅😅😅😂

    • @zainabali931
      @zainabali931 2 หลายเดือนก่อน

      Bad rass somali very bad rass😅

  • @DaahirMohamed-d3h
    @DaahirMohamed-d3h 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaan fahaydawladaxun ee imaaraadkaameesha kujirta ooitoobiyanadabadakawada

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaan fahaydawladaxun ee imaaraadkaameesha kujirta ooitoobiyanadabadakawada