DHALINYARADA SOOMALIDA ISLII WAA KIBIRTEEN WALAHI HADII KENYAN KU IDINKU SOO JEESTO SAACADO KU QAADAN MEEYSO IN DHAMAANTII LAYDIN XASUUQO EDEB YEESHA OO DAD AAN DAMBI IDINKA GALIN DHUL KOODANA MARTI KU TIHIIN HA ISKU DAYININA INAAD DHIBAATEYSAAN
Kenya weliigii waa jirtay shirqooladaas aniga iyo abtigay ayaa habeen ka badbaadnay shirqoooll la rabay in lagu dilo waxaa shirqooolkaas kka dambaysay naag soomaali ah
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 ina lilah waina allah rajiun Allaha unaxaristo ayaga iyo umada nabi mohamed somaliyed Allaha kuxafido Amin Yarabi 🙏💯 ✅🇸🇴✔✅🇸🇴✔🇸🇴✅🇸🇴✔
Gabadha afraad ee sheegtay in ayada lafteeda la afduubay, oo aay gabdhaha la dilay meel kula xirnayd, arrintasi hadday jirto, boliska ayey u sheegi lahayd waxa ay la kulante, kadib marka la soo siidaaye.
Subxaanallah Allaha cadowsan Allaha ha u naxariisto Aamiin aamiin yaarabi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subaxanalah ilahow sharakoda naga badabadi 😢😢😢😢😢
Illaahow unaxariiso yaa rabi 😢😢😢
SubhanalallAh
Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
Allaah hasoo kashifo si deg deg ah Aaamiiiiin
Inkastoo aan jeclaa in aanla aaasin illaa lala aaso qofki kadambeyay dilkaas iyo cidii amartayb😭😭😭😭😭
DHALINYARADA SOOMALIDA ISLII WAA KIBIRTEEN WALAHI HADII KENYAN KU IDINKU SOO JEESTO SAACADO KU QAADAN MEEYSO IN DHAMAANTII LAYDIN XASUUQO EDEB YEESHA OO DAD AAN DAMBI IDINKA GALIN DHUL KOODANA MARTI KU TIHIIN HA ISKU DAYININA INAAD DHIBAATEYSAAN
Subxanllah illahayow u naxariiso
Kenya weliigii waa jirtay shirqooladaas aniga iyo abtigay ayaa habeen ka badbaadnay shirqoooll la rabay in lagu dilo waxaa shirqooolkaas kka dambaysay naag soomaali ah
Abalaayo kuraaligalisey waan kariiligalineynaa kuyeh dhiig la aaa 😢😢😢😢😢😢
😭😭😭
yaa Allaah soo qaba oo sideey udileen iyo kadaran udil.
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 ina lilah waina allah rajiun Allaha unaxaristo ayaga iyo umada nabi mohamed
somaliyed Allaha kuxafido Amin Yarabi 🙏💯 ✅🇸🇴✔✅🇸🇴✔🇸🇴✅🇸🇴✔
😢😢😢😢 sharciga Kenya halagu daro dilka qisaasta death sentence death penalty dilka sahal ka yahay si u yaraado wa in sharciga la adkeya
😊walaalkey waa la shirqooley niman waa weyn oo , in ay dilaan
Nin Cadaana baa ilaahey u bixiyey
Subhanalah😢
Inaalilaah waina ilehi raajacuun soomaali soomaali saas ugashay waa wax lala yaabo حسبي الله ونعم الوکیل 😭
Gabadha afraad ee sheegtay in ayada lafteeda la afduubay, oo aay gabdhaha la dilay meel kula xirnayd, arrintasi hadday jirto, boliska ayey u sheegi lahayd waxa ay la kulante, kadib marka la soo siidaaye.
Waxaa yaab leh sida ay YOUTUBLEYDA uga macaashaan MUSIIBOOYINKA oo weyba BIISHAAN. duf ku baxa.
😂🎉
Subxanallah 😭
يالله
Dada. Qaalaato. Dhaagaadheer. Baaka. Dilacaaday. Naroobi. Bisiinka. Soomaalidii. Ma Sidaasa. U. Daanbeyaasay.
Ale,haunaxaristo
Kuwii kenyatiga ku mudaharaday.
Nacald kgu dhacday naxariis daranaaa illhow idin naxariiso
Anigaba naag aya isirqoshay ilhy aya iga badbadiyay
War geverifieerd waa saw ee noocaan cadiwnimada ah ayaan waligeed la arkin
Alle kucadaab oo masiibo kuheshay oo ma adoo somaliya aa walalkaa laguu adeegsaday i
Taksiilàha.maxaad.ugawarwareegeeysaa.adigu
Warka dhagayso iska daa edaynta wuxuu dhahy waŕarka illo laga so xigta jirta lays kama soo gudbiyee
Walaahi dadkaasi dumarka laayebaba yi waa soomaali ba laga yaa
Waaba Soomaali weliba Reer IJAARA AH.
بارك الله فيك
Ninkeda ma mareykan budeganyhay mise uk ingiriska
Uk
BiLaan. AF. Soo.maaLiga. SaX. Wariye. Ayaad. Sheeganeydaa. SomaaLiyeed. Waxa. Qorayaa. Marka. Aad. Wax. Qoreysay. Iska. EEG. Cinepanettone. Waxay. Qortay. BaaRi TAANkA. Dheh
ciyaal titok
I
War naga aamus doqon yahow sida war loo sheego ma taqaanide duf ku bax